TANA WAXEY KA MID TAHAY QISOYINKII CAJAA IBTA SURATUL BAQARAH.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • qisadaan waxa ka shekeynaaya qofkii ay ku dhacdey faaidoyinka lagala kulmey aqriska suratul baqara

КОМЕНТАРІ • 97

  • @bahjomursal7023
    @bahjomursal7023 Рік тому +20

    Suratul Baqarah waa cajiib wlhi Anigu suuradaas wax Badn bn ka faaiiday qof walba waxaan Kula Talin❤lahaa in uuu Akhristoo❤ suratul baqara

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 Рік тому +9

    Thank u sister qisooyinka suuratal baqra noo soo badi adiga iyo inta islaamka alaha caafiyo❤🤲

  • @lusijama6542
    @lusijama6542 Рік тому +12

    Allahuma barik. Jasakalaah khayr Alla yaxfidak. Sida gabadhaa ayaan ahay. Alxamdulilaahi xanuunkii murqaha waa ka roonahay lakiin xagee qoyska ayaan ku imtaaxamahay Ilaahay ayaa fudeedayn Suratul baqra ayaa saxiiblahay waxaana aminsanahay in Ilaahay idayaceeen . Abayo dhamaan Alla hana caafiyo sii wad dhiirigalinta.

  • @AmiinCarab-l5h
    @AmiinCarab-l5h 19 днів тому

    Masham.alah😮😮😮😊

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Рік тому +5

    Asalamu Caleykum
    Jimca wanaagsan
    Waxaa Amina-Farxiya
    Waan ku salaamayaa
    Amino aad iyo aad baan kaaga mahad celinayaa wakhtigaaga aad geliye si aad noogu soo gudbisey Faaiidada Al Baqara
    Jaza Allahu Khayran Jaza
    Yaxfidkuma Allah adiga iyo Reerkaagaba
    ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin

  • @anisaabdullahiabdi634
    @anisaabdullahiabdi634 Рік тому +5

    Aniga xanunkan 2sano ilhayey alx wan ka ficanahay surutul baqro saliga nabiga io istiqfar xawqalada intaas ayan lasimay alhamdulilah rapi aya mahadas iskaleh sida gabadha shegeysq neefta igu dhago way idhibysa intad rabi ha igu dulqado

  • @aidarus1360
    @aidarus1360 Рік тому +4

    Mashallah ♥ abayo thank you 😊 ajar axsanad iyo cafimad alaha ku siiyo

  • @manazahra9072
    @manazahra9072 Рік тому +5

    ukhtii casiiza rabi ha ku barakeeyo rabi dartiis ayan ku jeclahay rabi jecelkiisa dhamanteen qalbiga ha noga buuxiyo rabina ha na wafa xafido dhamanteen

  • @hawaahmed9655
    @hawaahmed9655 Рік тому +2

    Maashaa allah waxaad tahaý walal qaaliya allaw ku barakee aamiin aamiin aamiin

  • @ayanhussein4164
    @ayanhussein4164 Рік тому +1

    Masha alah Tabarakalaah jasakalaah khaiyr

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 Рік тому +5

    Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family ❤

  • @jamalnur4981
    @jamalnur4981 11 місяців тому

    Asc walaashay. Qiso fiican baad noo sheegtay, oo aan ka qaadano cashar. Jazakallah khayr, Ilaahay ha ku xafido.

  • @fardowsomohamed910
    @fardowsomohamed910 Рік тому +1

    Masha allah xbbti illah haku barakeyo 💕

  • @naftiinaxisaabakahorintaaa2624

    Mashaa allah qayrbadan allaha kusiyo anagana kuwii allaha heleeshiyo albaqra aqrinteeda allaha naga dhigo

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 Рік тому +1

    Maashaa Allah jizaaka’Allaah Qayr ✌️💕🌹

  • @sumayohassan9509
    @sumayohassan9509 Рік тому +1

    masha allah xabiibti shukran ❤️❤️❤️❤️❤️🌹💕💕💕

  • @hsnfadxicabdicawed7829
    @hsnfadxicabdicawed7829 Рік тому +2

    جزاك الله خيرا اختي

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 Рік тому +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن اختي ❤💕❣️

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 Рік тому +1

    Jasakalaaahu qayran jasaa

  • @user-kr3uf6cz1t
    @user-kr3uf6cz1t 6 місяців тому

    Mahdsanid abayo illaha khair haku siyo

  • @naimahussein9819
    @naimahussein9819 Рік тому +1

    Masha Allah 😊

  • @faadnaaabdishakur8080
    @faadnaaabdishakur8080 Рік тому +1

    Jasaakalaah kheyr abyo aamino

  • @kadanaliisa9998
    @kadanaliisa9998 Рік тому +5

    Asc wl qaali wan ku salamay manta ayaa iigu hiraysa vidio yadaada.
    Allaah haku xifdiyo
    Somalidaydaay gabadha like u saara khayr bay faafinaysaaye
    Idinkana lacag idinkama gadnee.
    Illaahay amarkii dadka somalidu anshax xumaday ka jecelyihiin waxshaabaha qisaska, cibarka, iyo waxkasta oo anfacaya.

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому +1

      Wa runtaa abaayo

    • @kadanaliisa9998
      @kadanaliisa9998 Рік тому +1

      @@aminoshiiqunaa wan ku salaamay abaayo walaalo dar allaah u walaalo ah allaah haynaga yeelo illaahayna ha ku xafido adiga iyo famelie gagaba wl.

  • @saadamousse5756
    @saadamousse5756 Рік тому +1

    Allahuma amiiiin yaa raabi 🤲🤲🤲

  • @abdirahim42
    @abdirahim42 Рік тому +1

    Mashaa allahu walaashey Illaahey haku jecelaado anigana sidoo kale

  • @abdikadirfarhan-hf6if
    @abdikadirfarhan-hf6if Рік тому +2

    jazaakallah wll

  • @farxiyoxusenfarxiyoxusen6916
    @farxiyoxusenfarxiyoxusen6916 Рік тому +1

    Jazaakillaahu kheyraa

  • @abdirahim42
    @abdirahim42 Рік тому

    Mashaa allahu walaashey khyre allahu haku siiyo wlhi wax badan kafaidy

  • @yaasmiincumar4210
    @yaasmiincumar4210 Рік тому +1

    Maasha allaah abaayo illaahey hakaa jaso siiyo sidaa kheyrka noola jeceshahay

  • @Asha-jd7vo
    @Asha-jd7vo Рік тому +1

    Masha Allah sister

  • @Najmuuni
    @Najmuuni Рік тому +1

    Mnshallah

  • @bkstudio77
    @bkstudio77 Рік тому +1

    Masha allah Abaayo

  • @aminad764
    @aminad764 Рік тому +1

    Aniga xanuunkas baa ihaayo Alle hanacaafiyo baqra markaan aqrinaayo naqaska baaikudhago garbahana culees saaid ah baa ikafuulo kuleel baaleku shidaa waxa ihaayo ma aqaan 😢

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Рік тому +1

    Mansha alaah walashay amina qof igu dheer alaah hanokabarakeyo

  • @piixez7425
    @piixez7425 Рік тому +1

    Masha alaah walaal wan kugu cusubahey ilahey Baku bargepole away marara an angu aragon wasisadse and kubaratey suratu baqra

  • @fatxahassan3765
    @fatxahassan3765 5 місяців тому +1

    Maasha allah suuratul baqra lama soo koobi karo wxn kaga bogsaday
    Sixir
    Il
    Fml proplem
    Waanku guursaday
    Waxan rabay wnku helay Alxamdulilaah lkn markaan joojiyo xanuunkii waa soo laabanaya subxanalah allow culayska nagu dulqaad 🤲

  • @farxiyoxusenfarxiyoxusen6916
    @farxiyoxusenfarxiyoxusen6916 Рік тому +1

    Masha allaah

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 Рік тому +1

    شكرآ لك حبيبتي

  • @saadamousse5756
    @saadamousse5756 Рік тому +1

    Jazakalahu khayr abaayo horey usoco

  • @halimahersi4457
    @halimahersi4457 8 місяців тому

    Shugran abyo ilahay qayr haku siiyo

  • @HodanMohamed-gc2ev
    @HodanMohamed-gc2ev 10 місяців тому

    Masha allha

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 Рік тому +1

    Aamiin yarabi

  • @sowdomohmed3038
    @sowdomohmed3038 Рік тому

    mshalah jsaklah huno, xagee joogtana xbbt.

  • @noloshacusub6008
    @noloshacusub6008 11 місяців тому

    Aniga gaas xunaa boga iga hayey biya quraan leh saan u cabeyey wn ka roonaday alx baqrana wan aqristaa ilaahay barakadeda hayna siiyo

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Рік тому +1

    Maanshaallah

  • @AdanMohamed-vg5jq
    @AdanMohamed-vg5jq 5 місяців тому

    Amiin Amiin Amiin

  • @umuabdirizaqmohamed7143
    @umuabdirizaqmohamed7143 Рік тому +1

    Masha allah wan sugayay noso badi xabibti

  • @balkisindho7093
    @balkisindho7093 Рік тому

    جزاك الله hbo❤

  • @jamacsaid808
    @jamacsaid808 8 місяців тому

    Alle khayr haku siiyo wll

  • @naciimamatan2116
    @naciimamatan2116 Рік тому

    Jasaaka allah wllo macaneey

  • @sahroibrahim2455
    @sahroibrahim2455 Рік тому

    Aamiin Aamiin

  • @NaifFxTrader
    @NaifFxTrader Рік тому

    M.a❤

  • @ayanahmed7597
    @ayanahmed7597 Рік тому +1

    kazaka ALLAH

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali Місяць тому

    Asww

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 Рік тому +1

    Hada zaxip ban la ahay suratul baqra ' salatul laylka iyo xawqalada alx wanan wada

  • @user-gm2we5vi3w
    @user-gm2we5vi3w 6 місяців тому

    M.a

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 Рік тому +2

    Allahu akbar suuratul baqara فضل الله العظيم من يعرفه

  • @adnacali8314
    @adnacali8314 Місяць тому +1

    Maanta naziib waxan uyeeshay video aad 1 year kahor duubtay inaan daawado oo aan kudhaqmi doono xppti qalih❤

  • @AyaanYusuf-rz2dd
    @AyaanYusuf-rz2dd 7 місяців тому

    Masha alllh anigana alllh yaa ferej igu furay alx

  • @ugbaadabdullah-ns7dr
    @ugbaadabdullah-ns7dr Рік тому

    Anigoo ka dallay quran saar aaba iska bilaaby aqrinta suuratul baq inta aa ka shekeknsid wn arky wan guulesnanaa insh

  • @qaaliadoontialle3706
    @qaaliadoontialle3706 Рік тому

    Malin kasto inan machine kas so ibsado ayan rabaa, xanun awgii

  • @kadanaliisa9998
    @kadanaliisa9998 Рік тому +1

    Asc wl malaha waa Parkinson cudurka layiraa.
    Waayo muruqyada ayaa soo koga. Wallaahu aclam wa axkam.

  • @anabbishar7153
    @anabbishar7153 Рік тому +1

    Abayo Ani cuu darkas baihya cibaded dana wuu ikuderya abayo ilahay isubarya adika iyu asxbdtada inu ilahay iwafjiya qeerka

  • @UmuRayan-
    @UmuRayan- Рік тому +1

    Abayo cabsi bdn ayaa kaqabaa bananka in aado insha’Allah surah baqrah aan aqri doonaa

    • @nimcoqaniqani8557
      @nimcoqaniqani8557 Рік тому

      Wlhi kula mid baan ahayn wllo cabsi anan garanayn aya ihaysa oo banaanka suratul baqra ayan la saxiip ahay oow bilabay adna bilaw wllo

    • @faraxali5314
      @faraxali5314 9 місяців тому

      Abaayo adkaru sabaax aqriso anigaa saa ahaa xogaa hada waan ka ronaday albaqarana aqriso

  • @ruwaydamohamed8774
    @ruwaydamohamed8774 Рік тому +2

    Anigu cabsi aan dadka uga cabsado sida malakul mawtka sikadaran ayaan lanoolahay muddy 2sano ah oohin iyo warwar kama boxo ilaahay waxaan kabaryaa inuu igu caafiyo
    Adna mahad sanid wll qli

    • @philosophersmart
      @philosophersmart Рік тому

      Walaashay, waxaas aad dareemayso waa xanuun yar oo iska fudud kuna dhaca qayb maskaxda kamida oo ah,waana sida shakiga oo kale, magiciisuna waa "anxiety ama social" phobia, waxaad dareemaysaa in dadka oodhammi adiga kugu mashquulsan yihiin taas oo kugu dhalinaysa in aad aad isku ilaaliso culaysbadanna dareento, waa xaalad la daweeyo kiniino ayaa lacunaa, asxaab badan ayaa la dhaxgalaa kalinimada waa layska ilaaliyaa..... inshaallah waad ka bixi doontaa,khayrbadan ayaan kuu rajaynayaa.

    • @ruwaydamohamed8774
      @ruwaydamohamed8774 Рік тому +1

      @@philosophersmart thanks wllo

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому

      Wan hubaa insha Allah wad ku cafimadeyaaa wad insha Allah

  • @sadriyaofficial7594
    @sadriyaofficial7594 Рік тому +1

    Walahi aniga sas noqoday

  • @ugbaadabdullah-ns7dr
    @ugbaadabdullah-ns7dr Рік тому

    Abyo waswaaska cabsida xanuunkoo igu kordho riyooyin yab leh intanba wn arky lkn ma ogeen Ina la kulmayo hadan bilaaba baqra aqrinteeda Wana bay Wana. Naxay😢😢😢😢😢

  • @bilaalchannelchannel9778
    @bilaalchannelchannel9778 Рік тому +4

    Asc wll waxan ahay nin ku xidhan UA-cam kaga waxana i haya sixir lugaha kama socon karo waxan raba inan bilaabo surah baqarah imisa jeer ayaan akhriya wan aqana akhrinteeda imisa ayan ka akhriya

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому +2

      Wacaleykum Salam Waraxmatullahi wabarakatu walal wanka xumahy illahey haku Caafiyo halmar kaliya ayaa kugu filan waxad ku dartaa Suarat Aala Cimraan halmar. iyo Surat Yaasiin 6 mar hadii ad aboodo insha Allah. Tahliil ama cashir sida ad utaqaano kasameyso ku qubeyso saliida seytuunka kutuf ayadana korka marso habeenkii marka ad seexaneyso insha illaheyna tala saaro wad guuleeysandoon taa

    • @bilaalchannelchannel9778
      @bilaalchannelchannel9778 Рік тому

      @@aminoshiiqunaa mahadsanid wll insha allah

    • @zakiaabdikni128
      @zakiaabdikni128 Рік тому

      Ilhy hku caafiyo wllo🥲🥲🥲😭

  • @nastexonastexa5929
    @nastexonastexa5929 Рік тому

    Isooduceeya plz Wan xanunsanahay mudo afarsano ah

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @ugbaadabdullah-ns7dr
    @ugbaadabdullah-ns7dr Рік тому

    Hdalkaga wxbn kala baxy

  • @rahmahusein-wd6pn
    @rahmahusein-wd6pn Рік тому +1

    Abayo xanunka gabadhas cml ayaa ihayo mel an tagin malahan walina sidii ba ahay suratul baqrane ma aqano madhageysan karaa😥

  • @Fagaase2017
    @Fagaase2017 Рік тому

    Comments markan aqriyey 1 nin kuma jiro.
    Dumar le kujira maxa khaldan.

    • @hodanahmed975
      @hodanahmed975 Рік тому +1

      Xaladaha nafsaniga kubadan dumarka cadiyan xanunadane wey unugul yihin

    • @Fagaase2017
      @Fagaase2017 Рік тому +1

      @@hodanahmed975 allaha caafiyo dhamantood

    • @luuljaarso5582
      @luuljaarso5582 7 місяців тому +1

      anaga Lee dhiban