Amino Shiiqunaa
Amino Shiiqunaa
  • 128
  • 343 433

Відео

CABSIDA AYUU ILAAH IGA QAADEY SALIGA NABIGA CSW
Переглядів 5 тис.7 годин тому
SALIGA NABIGA CALEYHI SALAATU ASALAAM WAA DAWADA QALIBIGA WANA FURAHA FARAJKA
Weydista Illahey waxa aad jeceshihin
Переглядів 35812 годин тому
Weydista Illahey waxa aad jeceshihin
WAXEY ISOO QORTEY ARIN QALBI TABAD LEH LAKIIN WAAN U
Переглядів 3,9 тис.19 годин тому
ILLAHAY QOF WALAB HA UDEMBI DHAAFO ALLAHU AMIN
AL XAMDULILLAHWAXAAN KU ARKEY SALAATU LEYLKA
Переглядів 22 тис.День тому
QIYAAMU LEYLKA WAA CAJIIB ILLAHEY ISKU XIR YAQIIN LA IMAAW WAD LIBANEYSA INSHA ALLAH
Cudurada Halista ah oo kuisoo battay Ummada Soomaaliyeed
Переглядів 75914 днів тому
@maxaa sababay cuduradaan ineey kudhacaan Dadka
Yaabka aan wadankii kusoo arkey. adna waad yaabi doontaa.
Переглядів 486Місяць тому
Qashinka waqtiyada lagubi iyo sida ay neefta dadka ugu dhehto
Ma jiraa qof aad raadin laheyd mudo 60 sano ah
Переглядів 2043 місяці тому
Qof walba oo insaan ah waxaa jira qof ku qaali ah kasoo uusan ka sabri karin waligiisa
Dhaxda xiro bishaan waa bishii kheyrka aan ka fa iideysano
Переглядів 2203 місяці тому
Al Xamdulillah illahey hanaga dhigo kuwii loo dembi dhafey bishaan oo ka faa iideystey Aamiin
Lama filan Qisadeyda Laxowla wala quwata ilaa billah
Переглядів 1,9 тис.4 місяці тому
wax walba illahey aktiisa kuma cusla wax walba isagaa abooda
QISA CAJIB AH Ducada kusaabsan iyo cajaaibta ay leedahay
Переглядів 5524 місяці тому
Qisa cajiib ah iyo malaha wanagsan illahey laga maleysanayo
Cajaa libta ey leedahy Laa Xowla walaa quwata ila bilaah
Переглядів 8474 місяці тому
Dikriga illaahey Noloshow Nuuriyaa Mugdigana waa looga baxaa
Qaabkaan ha sameyn marka ad wax bixineyso
Переглядів 2194 місяці тому
Waliga ha ciilin qof kuso muteystey illahay kaliya ayaa deeqtoon
Saaxiibadada Makaa saari karaan Xalada aad ku jirtid?
Переглядів 4704 місяці тому
Mar walbo waxaa tahy Goaanka aad qadatid adiga ayaa dooranaayo qofka aa tahy
Miro aad shaambo kasameysan kartid
Переглядів 1904 місяці тому
Miro aad shaambo kasameysan kartid
Arin aad iyo aad u halis badan hanaha wadanka
Переглядів 2674 місяці тому
Arin aad iyo aad u halis badan hanaha wadanka
Labadan Tilmamod ka baar Naftada qofkee tahy adiga?
Переглядів 84610 місяців тому
Labadan Tilmamod ka baar Naftada qofkee tahy adiga?
Wa qeyti 2 qisada suratul baqarah gabadhi kuguleysatey Al Xamdulillaah
Переглядів 2 тис.10 місяців тому
Wa qeyti 2 qisada suratul baqarah gabadhi kuguleysatey Al Xamdulillaah
Suratul baqaraha.Q 1. waxey kugu gulesatey fadliga baqaraha weyna kucafimadey.
Переглядів 2,6 тис.10 місяців тому
Suratul baqaraha.Q 1. waxey kugu gulesatey fadliga baqaraha weyna kucafimadey.
10. Sano isma laheyn wad maqnaneysaa Jaxiimada Nolosha
Переглядів 1,9 тис.Рік тому
10. Sano isma laheyn wad maqnaneysaa Jaxiimada Nolosha
Ma jiri donto Soomaaliya
Переглядів 2,1 тис.Рік тому
Ma jiri donto Soomaaliya
Illahey dikrigiisa wa midka qalbiga ku dego
Переглядів 1,8 тис.Рік тому
Illahey dikrigiisa wa midka qalbiga ku dego
Maraka ad jabto loshada qofna kuma kabaayo ila adiga moye
Переглядів 1,8 тис.Рік тому
Maraka ad jabto loshada qofna kuma kabaayo ila adiga moye
XUMUS AD UMACAAN AFURKA KU FIICAN KA FAAIDEYSI WACAN
Переглядів 576Рік тому
XUMUS AD UMACAAN AFURKA KU FIICAN KA FAAIDEYSI WACAN
illahey kaligiisa bahidaada usheego
Переглядів 1 тис.Рік тому
illahey kaligiisa bahidaada usheego
ARIMAHAAN SAMEY INSHAA ALLAAH WAAD LIIBAANI BISHA RAMADAAN
Переглядів 1,8 тис.Рік тому
ARIMAHAAN SAMEY INSHAA ALLAAH WAAD LIIBAANI BISHA RAMADAAN
CUNOOYINKA WANAGSAN RAMADAANKA LACUNO
Переглядів 1,2 тис.Рік тому
CUNOOYINKA WANAGSAN RAMADAANKA LACUNO
MAXANAAQDAA MARKII SIDAAN LAGUULA DHAQMO
Переглядів 760Рік тому
MAXANAAQDAA MARKII SIDAAN LAGUULA DHAQMO
QISA CAJIB AH DUCADA IYO FADLIGEDA KALSONIDA ILLAHEY
Переглядів 2 тис.Рік тому
QISA CAJIB AH DUCADA IYO FADLIGEDA KALSONIDA ILLAHEY
WARBIXIN MUHIIM AH OO QOF WALBA AN FICI KARTO
Переглядів 1,7 тис.Рік тому
WARBIXIN MUHIIM AH OO QOF WALBA AN FICI KARTO

КОМЕНТАРІ

  • @user-tx3rc9uk6v
    @user-tx3rc9uk6v 4 хвилини тому

    Ani abyo 😢 ilaaahay hagarabgalo

  • @AminaAhmed-p6t
    @AminaAhmed-p6t 3 години тому

    ردAsc xabiibti biyaha waxaad ku cabtay bidixda waxaa dhici kartaa inaad ilaawday marka iska tacadar

  • @user-ue7qh4ec5i
    @user-ue7qh4ec5i 3 години тому

    Walalahey iso duceya safarka suratul baqara bilawaya inu alla faraj igu furo, inta ila mid ka ahna Allah waxa noga barya cariiriga dareemayo ina alla faraj noga furo, yaa rabi humumu dunya aya garbahayega saaran alla iga kala fur, yaaa allaaaah, ya rabi no saqir oo na waafaji oo no fudude taqwadada iyi dikrigaga. Walalahey Somali wlh culeees aya ii heesto iso duceya wa idin barya.

  • @sadiayasin1463
    @sadiayasin1463 5 годин тому

    Skukran walal. Allaha na waafajiyo anagana. Abaayo how much of surah baraqara. Kuligeed afar jeer miyaa.

  • @SalwaIbrahim-zy9qm
    @SalwaIbrahim-zy9qm 7 годин тому

    Hambalyo🎉🎉

  • @Abdirisaq-nn3ej
    @Abdirisaq-nn3ej 8 годин тому

    Msha allh abaaayo lmbrkada isoodir

  • @shaaficiwarsame8813
    @shaaficiwarsame8813 8 годин тому

    Jasaaka alaah

  • @shukriidle4732
    @shukriidle4732 8 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤abayo qer alaha haku siiyo

  • @fatma23muxyadin79
    @fatma23muxyadin79 9 годин тому

    mansha allah

  • @siblings9859
    @siblings9859 9 годин тому

    Walaahi anaa xaaladaas iheystaaa baqarah hal mar baan aqriyaaa lakin hada ayaan badanka insha alah

  • @ayanbuule8292
    @ayanbuule8292 9 годин тому

    Wllhi qisoyinka suratu baqara markan qoralkeda arko inan dhageystan jeclahay sababto ah xifdintedan kujira allha ifududeyo iso duceya

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaida 9 годин тому

    Aniga iyo suratu baqara umba og waxa nakala qabsaday rabiyow wadkumahdsantahay inaad inad iwafajisay

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 10 годин тому

    Masha Allh abaayo thanks amiin yarabii ❤ Allh nokaso kheeyr kaa

  • @RahmoAbdullahi-xe7lb
    @RahmoAbdullahi-xe7lb 10 годин тому

    Hppt allaha ku cafiyo adigana❤🤲 khayrka nooso gudbisayna جزاك الله خير 🥰

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 10 годин тому

    Jasakumullahu qayran jasaa abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SumayaMohamed-sg6iw
    @SumayaMohamed-sg6iw 11 годин тому

    Hamablyo wad uqalanta qaali ❤

  • @XanaanXilkas-mu7yl
    @XanaanXilkas-mu7yl 11 годин тому

    Abaayo sharad miya ina dhameysid surada mise haaf waa ka aqrin kara isojawab abaayo

  • @XanaanXilkas-mu7yl
    @XanaanXilkas-mu7yl 11 годин тому

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @XanaanXilkas-mu7yl
    @XanaanXilkas-mu7yl 11 годин тому

    ❤❤❤❤❤

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 12 годин тому

    Wow that's amazing

  • @Deqoliban2023-xe1yj
    @Deqoliban2023-xe1yj 12 годин тому

    Ascww abayo qeyr Allah hakaasiyo jazakalaah qeeyr masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah

  • @halimohassan8471
    @halimohassan8471 12 годин тому

    Abaayo xalmar maa akhrin jirtey mise

  • @halimohassan8471
    @halimohassan8471 12 годин тому

    Masha allah tabarakalah

  • @maryanjimale9241
    @maryanjimale9241 12 годин тому

    Aniga aya kamid ah walahi. Degree ayn hesta hadana shaqa iyo guur haba shegin.age of 29 years xita gur Kuma fikiro.waxwaliba oo aan bilabo ima dhamato 😂😂the very stressful Life walahi.suratul baqara 1halmar ayn dhameeya malinti.dikri ayu nocee waan aqriya but hada thanks wa in aan baqara waan badina insha Allah.

    • @munamahad
      @munamahad 10 годин тому

      Sidkle kula mid ahy abyo 😂

  • @Geerida
    @Geerida 12 годин тому

    Msha all tbrklh soo badi. Hadaad xaga alle u cararto inaad gùulausan waa lahubaa

  • @fadumajamac215
    @fadumajamac215 13 годин тому

    Abayo amino aniga waxaa naftayda ka kantarooli la ahay laqwiga hesaha shorts ka youtubeka see isagajaraa

  • @IM-ud1pq
    @IM-ud1pq 13 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤maashaa alaah alaah u said iyo anigNa inshaa alaah

  • @husseinabdullahi1932
    @husseinabdullahi1932 13 годин тому

    ماشاءالله

  • @Rosey924
    @Rosey924 14 годин тому

    Please abaayo qisadan ayado lughada carabiga eh link Ila so share gareey gabadh gabadh carabiyat ah o saxibatey ah baa la wadaagi laha

  • @yaasmiinmohamed638
    @yaasmiinmohamed638 14 годин тому

    Aamiin Yaa rabi

  • @umuhurayra7377
    @umuhurayra7377 14 годин тому

    Asc xabiibti jazakallah khayr soo da warka.

  • @RahmoMahamed-to9ee
    @RahmoMahamed-to9ee 14 годин тому

    Masha alah walashay qaali hore usoco intaa inka bdn ku rajeynaya

  • @sihaamyufuf1152
    @sihaamyufuf1152 15 годин тому

    Suratul barqa oo dhanaaa mise baayo

  • @raxmoruun5092
    @raxmoruun5092 15 годин тому

    Aad baan uxanuunsanhy noloshiiiba waa nacay suratu baqara bilaabay halmar aqriyaa culayskii waa igadagay balse wali xaalkaygii ku wareersanhy balse hada waan. Ka ziyaadinayaaa Waana kula soo wadaagi doonaa

  • @fatimakiin435
    @fatimakiin435 15 годин тому

    Jazakallh maamo ❤

  • @SuhuurAbdi-rz8gn
    @SuhuurAbdi-rz8gn 15 годин тому

    Xasbunalahu wanicmalwakiil illahay ayaankamagangalay xumaan odhan

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 16 годин тому

    Ilaahay ha ku xifdiyo❤ aamiin

  • @AnasMahad-ht5ul
    @AnasMahad-ht5ul 16 годин тому

    M.a❤❤

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 16 годин тому

    Ka badan baad u qalantaa abayo qof walba oo malaayiin maanta haysta maalin ayuu 1 sabiskarayb haystey adna waad gaareysaa iinsha Allah

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 16 годин тому

    Mnsha Allah laa quwata ilaa billah abayo ilaahay ha ku sharfo wajigaaga waxaa ka muuqda nuur ilaahay janadiisa ha nagu kulmiyo aamiin Abayo suratul baqarah qisooyinkeeda noo soo badi wlhy aad baan u jeclahay

  • @maankaali4239
    @maankaali4239 16 годин тому

    Meeqo saac baa ladugadaa ❤

  • @AnasMahad-ht5ul
    @AnasMahad-ht5ul 16 годин тому

    FARXADAADA FARXADEEDA WAAYE ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yusufmohamud1237
    @yusufmohamud1237 16 годин тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مساء الخير

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 17 годин тому

    Ana record kan jabinaya wanakula so wadhagi donna in shaaAllah sidhan rabo Allaha iiyello

  • @user-ev9lj5dp9g
    @user-ev9lj5dp9g 17 годин тому

    Masha Allah jazkalahu khayr Abaayo qaali ❤❤❤

  • @Aamina-fb3mn
    @Aamina-fb3mn 17 годин тому

    Xppt alle hake xifdiyo waxad uqalanta inad gaarto 50k❤

  • @nastehaomar2278
    @nastehaomar2278 18 годин тому

    Hambalyo intaa iyo kabadan ayaan kuu rajeynayaa

  • @drsayaanmohammed4725
    @drsayaanmohammed4725 18 годин тому

    Insha allh ana barejaynaya gabadhaas ilahay hanaga aqbalo cibadada dhalanteed Cibaado khaalisa ilahay waydisanay

  • @user-xf8td8gj3b
    @user-xf8td8gj3b 18 годин тому

    Abayo malin walba codkaga aya ubahannahay

  • @abdiahmedthebritishtraveller
    @abdiahmedthebritishtraveller 18 годин тому

    Asc thanks 😊 🙏