Wan hubaa iney ;;@!noloshaada wax badan iska badali dinaan hadi ad arinkan sameyso insha Allah.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • Suratul Baqrah wa surad cajiib @@aha anigana waxan kula wadagaa waxayabahan kala kulmey aqriska suratul baqara iyo wixii nolosheyda iska badaley.

КОМЕНТАРІ • 144

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 Рік тому +26

    Alhamdulillah abaayo aniga aad ayaan uga faaiday Surah Baqarah saliga nabiga scw & istiqfarta. Maba so koobi karo barakada aan helay mudo yar gudaheed Allah ayaan leh mahad dhamaanteed oodhan🤲🏽🤲🏽

    • @eymanabdiweli
      @eymanabdiweli Рік тому +3

      Masha Allah jazakallah kheer💯🙏 Habo mcnto Runtii waan ku faraxsanhy in aan waxbadan ka faido anigoo manata hada dhaw arkay chanelkada hadane muqaalo cajiib aan la kulmay Alxamdulillah💯🤲❤ Ilahy huku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Ilahy haidin siiyo dhamantiin Cimeri dheer,Cafimaad taam iyo Cibaado suuban Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏👏✅🎁

  • @waayoarag4936
    @waayoarag4936 9 днів тому

    Jazakalah walashey waan bilaabay aniga ilahay ha igu sugo insha alh

  • @ayanelmowge2150
    @ayanelmowge2150 Рік тому +3

    Mansha alaah abayo walaahi xaqiiq waye saliga nabiga scw ibrahiniyada kudar

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 Рік тому +2

    JazakAllahu khayr abaayo sidaa noogu dhiiri galisay barasha suratul baqara iyo faaiidada ay leedahay, rabbi hanoo sakhiro

  • @CabdulaahiCismaanbare
    @CabdulaahiCismaanbare Місяць тому +1

    Hoyga waanada ayaa tahay wll alle haku barakeyo

  • @ifraxguure4539
    @ifraxguure4539 Рік тому +3

    Aniga iigu soo duceeya in uu ilaahey ii fududeeyo aqriskeeda

  • @farhiyaidi7188
    @farhiyaidi7188 Рік тому +3

    Anaa kamida inta taqaan aana aqrineey abaayo iso duceey alaha ifududeeyo

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 Рік тому +6

    Subhanallah abaayo dad aad taqaano maa ku sixreen! Allow ku dhamesstir cafimaad ka yaa rabb🤲🏽🤲🏽 anagana allow naga haay yaa Allah 🤲🏽🤲🏽

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 Рік тому +1

    Walahi waa ku 😍 💖 faaiiday wax badan ayan ku heysata markastaba alxamdulilaahi macanto shukran xabibiti Jazakallahu kheer inshallaha kheerka aallaha na waafajiyo inshallaha 👌

  • @aminoshiiqunaa
    @aminoshiiqunaa  Рік тому +3

    Dhamaan wan idin mahad celinaayaa jazakumullahu kheyran

    • @farxaancabdalaahi3703
      @farxaancabdalaahi3703 Рік тому

      Asc wr wbr wllshay jazakumulahu khair qli waxaan ahay gabadh waxaan raba nabarkaga hadi aad awodo

    • @ibtisaam4553
      @ibtisaam4553 Рік тому

      Amina abaayo khyr aad ufara badan ilaahay hakusiiyo . Abaayo inaan kulasoo xidhiidho Aayan aad urabaa mcnto

  • @ifraah5341
    @ifraah5341 Рік тому +2

    Maahan alaah walaahi albaqra saaxiib ayaan kadhigtay makamaarmo inaa katago ilaaheeybeey ijecleeysiisay

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul Рік тому +2

    Barakallah walaal Allah hakuu siyaadiyo nimcooyinka. Walaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay saad noola wadaagtay faaidooyinka. Allah hakaa qabto wixii dhib ah.

  • @nasrafaisal5726
    @nasrafaisal5726 Рік тому +2

    Asc abayo JazakaAllah khayr ❤ wan jeclahay suratul Baqra in an aqriyana wan bilaawi inshlh aad bad u mahadsantahay abayo sida wanagsan e aad nogu bararujisay faidada Suratul Baqra 🥰

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 Рік тому +1

    Jazakallahu kheer xabibiti inshallaha ❤️ 💕 ♥️ 👌 ✨️ 💖 ❤️ 💕 ♥️ 👌 ✨️ 💖 ❤️ 💕 ♥️ 👌 ✨️ 💖 ❤️ 💕

  • @faadumomuuse953
    @faadumomuuse953 Рік тому +1

    Shukran xabibti iniga cawiso dadka ubahan Ahay

  • @fartuumabdullahiali7477
    @fartuumabdullahiali7477 Рік тому

    Maasha Allah xabibti iimaanka iyo taqwada Allah hainaku adkeeyo ٱللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @abdullahimahamud4094
    @abdullahimahamud4094 Рік тому +2

    ❤❤❤Masha Allah walashey noso badi qisoyinkan okale

  • @naimamohammed4035
    @naimamohammed4035 Рік тому

    Amiin abyo Allaah ayaa mahad leh oo kucafiyey hadana Allaah kusiyadiyo mashaa Allaah

  • @shukriamuhiadin2571
    @shukriamuhiadin2571 Рік тому +3

    Masha Allah

  • @hodansheikh8743
    @hodansheikh8743 3 місяці тому

    Anigaa saas ah dad wawayn ayaa igu maqan igu dhaga hdla aabahy igu dira ya Allah dhawan Ayan bilaabay suratul baqra allow I ajiib

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 Рік тому

    Aax waaaa runtaa cafimka waaa qaaaali hpo qaaali aaanaa xanuuunsaaan😢 yaa Allaah nacaafi

  • @qadannuuryare3733
    @qadannuuryare3733 7 місяців тому

    جزاك الله خيرا يا حبيبتي❤waad nabaraarugnay wllhi haye alle ha noo fududeeyo wll

  • @user-jr7ng7sr4t
    @user-jr7ng7sr4t Рік тому

    Masha allah khayr alle hakusiiyo waad noo faa iidaysey

  • @SaassasAxned
    @SaassasAxned 11 місяців тому

    Wcs masha alah jazakalahu qayran yaa aamina

  • @rahmaahmed6041
    @rahmaahmed6041 Рік тому

    Alhmdulillah wall illahy wa wanagsane illahy ha, inaga qabto saxirinta

  • @maryanbarre6176
    @maryanbarre6176 Рік тому

    Mashaa Allaah ilaaheey ha ku barakeyo xabiibti dhamaanten Allaah na asturo yaarabi

  • @umalkhayrabdi8313
    @umalkhayrabdi8313 Рік тому +1

    Maasha Allah shugran qali

  • @ugbaadabdullah-ns7dr
    @ugbaadabdullah-ns7dr Рік тому

    Insha alllh walashy qyr alllha ku siiyo

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 Рік тому

    Subxnllah mashllah alluma sid wa barik

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 Рік тому

    Saaas baan uxanyunsanahy isoo ducee Allaah akbar

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 Рік тому

    Asalama Alaykum, Abaayo iga caawi akhriska Suratul Baqra insha ALLAH.Baraka ALLAH🤲🤲🤲🤲

  • @user-rn1np9ko3j
    @user-rn1np9ko3j Рік тому

    Mnsha allh allhe hku xifdiyo

  • @nimcoibrahim5091
    @nimcoibrahim5091 Рік тому +1

    Masha Allah❤

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 Рік тому +2

    Aaaaamin yaa rabi dhamaanten ilaahey diinta hanagu sugo

  • @halimaibrahim4471
    @halimaibrahim4471 Рік тому +3

    Abyo waku mahdsantahay jazakallah aniga quranka ma dhameyn hadana wan dhageysata inan barto ayan isku daya hada wan jojiyaa allah i fududeyo abyo no so gali sida lo baran karo

  • @ismailhassanjehow4714
    @ismailhassanjehow4714 Рік тому

    Mansha allah abaayo quruxley wadmahadsantahay nuur iyo baraka kuurajeynaaa abaayo

  • @jannaueberle7116
    @jannaueberle7116 Рік тому +1

    Msha allah ukhtak hibaaq

  • @f.n6491
    @f.n6491 Рік тому

    MashaAllah jazakaAllah kheyr ukhtii

  • @adoonti-allahmercyforyoufr8674

    Ma Shaa Allah! ALLAHU AKBAR!

  • @jannaueberle7116
    @jannaueberle7116 Рік тому +1

    Allahuma baarik

  • @deqo_ahs5979
    @deqo_ahs5979 Рік тому

    Masha Allah maso kobikaro surha baqar

  • @kukusami4657
    @kukusami4657 Рік тому

    Mashaa, allaah tabarakalaah shukran abaayo.

  • @fatma23muxyadin79
    @fatma23muxyadin79 Місяць тому

    mansha allah intasa nimco ah alx

  • @ugbaadabdullah-ns7dr
    @ugbaadabdullah-ns7dr Рік тому

    Hadalkaaga saaid ayuu ii dhiira galiya aad ayaan u jeclahy insha alllh

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Рік тому

    Gabar fiican baa tahay, maanshaallah

  • @ifraah5341
    @ifraah5341 Рік тому

    Maahan alaah abaayo qeer alaah kusiiyo macaaneey

  • @maxamuudcabdi1363
    @maxamuudcabdi1363 Рік тому

    Mansha Allah illaahay haku dhowro

  • @zuuzuuu7736
    @zuuzuuu7736 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤ masha allh walasheey❤❤❤

  • @khadarshukri2830
    @khadarshukri2830 11 місяців тому

    Maasha Allaha ❤️

  • @adna341
    @adna341 8 місяців тому

    Thanks walalo akhriskeda wan aqnaa lkn micnheeda ma aqaano taasan wan isku dayeyy in aan marto i.a iso duceeya walalo

  • @mohamudcibaar3705
    @mohamudcibaar3705 Рік тому +1

    .aashaAllaah

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 Рік тому

    Masha Allh abaayo waan kaa faa iday waan kaag mahad celinaya sister

  • @hamdakaarshe6350
    @hamdakaarshe6350 Рік тому +7

    Suuratul baqra waa surad aaad u faaida badn wxbdna wan ka faaiidy alxmdulilaah❤

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому +1

      Masha Allah illahey haku siyadiyo sharafey illaheyna hanagu sugu aqriskeeda. Lawadag asxabtaada si ay uga fa ideystan insha ad iyo adna wan kaga mahad celinaa komntigaga

    • @mohamedhusein3392
      @mohamedhusein3392 Рік тому +1

      ما شا الله الله يحفظك يا ربي امين امين

    • @ahmedgarmadow1422
      @ahmedgarmadow1422 Рік тому +2

      @@aminoshiiqunaa asc abaayo waa xanuunsanahay iisoo duceey in allaah i caafiyo dadka aamiin dhahay

    • @ahmedgarmadow1422
      @ahmedgarmadow1422 Рік тому +2

      @@aminoshiiqunaa walaalaha iigu sheeg in iisoo duceeyaan

    • @4166Ama
      @4166Ama Рік тому +1

      @@ahmedgarmadow1422 ilahy ha ku cafiyo wll

  • @sadiyogulled5663
    @sadiyogulled5663 Рік тому +1

    Masha Allah abaayo

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 Рік тому +4

    Ani faaidada aan ka'arkay waxaa kamid ah
    Subax aan rabay inaa hospital aado ayaan sii akhristay
    Goor danbe aan is islaha kaadh laguu jari maayo ayey ahyd balse suuradaa sii akhristay waxaan tagay hospital ka digfeer alxmd waxaanan filayn dadkii oo tuban ayaa la iijaray ani
    Kadib qolkii baaritaanka markiiba soogal la dhahay xataa wlahy inaan fadhiisan
    Iyo faaidooyi kaloo badan

  • @canabkoofi1789
    @canabkoofi1789 Рік тому

    Masha allha abaayo alaha ku barakeeyo

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 Рік тому +1

    Mahadsanid wll

  • @zamiiraxuseen2403
    @zamiiraxuseen2403 Рік тому

    Masha allh masha allh

  • @Najmuuni
    @Najmuuni Рік тому

    Mnshallah ilaahey hakuu siyaadiyo abaayo macaanto

  • @dawal7837
    @dawal7837 Рік тому

    Maasha Allah sister waa runtaa walahi

  • @mustafamuse2904
    @mustafamuse2904 Рік тому

    Masha ALLAH sister.

  • @naimamohammed4035
    @naimamohammed4035 Рік тому +1

    Asc abyo ani wan aqriyaa marna wey igu adkataa waayo wan xanunsadaa sibo markii an aqrisado malmo madaxa iyo surka oo xanunkeygu iga badan yahay said ixanuno markas ma aqrin karo malintas ma dhameyn karo suratul baqra,abyo intee kala soxiriraa

  • @mouradguelleh5611
    @mouradguelleh5611 Рік тому

    Walaal waa ku tageera from Jabuuti, waxaa kasoo hadasha faa'iidada qiyaamu laylka, in la tukado habeenka nuskii, يَٰٓأَيُّهَا ٱلْمُزَّمِّلُ
    قُمِ ٱلَّيْلَ إِلَّا قَلِيلًۭا
    نِّصْفَهُۥٓ أَوِ ٱنقُصْ مِنْهُ قَلِيلًا
    أَوْ زِدْ عَلَيْهِ وَرَتِّلِ ٱلْقُرْءَانَ تَرْتِيلا

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 10 місяців тому

    Mashaallah ❤❤❤

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Рік тому

    جزاك الله خير

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 Рік тому +1

    Masha alah abayo ❤❤❤❤

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 Рік тому

    Aamiin yarabi

  • @shugriahmed3374
    @shugriahmed3374 Рік тому

    جزاك الله

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 Рік тому

    Asc Abaya wad mahadsante walahi Aniga hada istiqfarta saliga nabiga scw yasaaid uaqrista hadan bilawa suratul baqra inshallah wahan kuwedina Malin walba man aqrina halmar mise Wana dagesan Karaa Malin Malina waaqrin kara

  • @sumayayounis3970
    @sumayayounis3970 Рік тому

    Masha Allah walaal

  • @caliabuukar3389
    @caliabuukar3389 Рік тому +1

    amiin

  • @UmmHamza_12
    @UmmHamza_12 Рік тому

    Alhuma Barak

  • @rayanacookingchannel4756
    @rayanacookingchannel4756 Рік тому

    Mansha allah walashey

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 Рік тому +1

    Abaya aniga kulahadla Albab walba waigahirme wan rafade nin hun ya ilahay gacanta igaliya kof Madi yaahay marwalba wuicaya wuigu daga hadal Aniga silica ihesata iyo Farhad laan ihesa kofna mahesa gurkedi an gursade naru igunoqde ilintedaadamata wadan hun yajoga oqaraba An jogin odadkisa hunyihin ona ficnen dadka kuladashay eyba cadawgaga kowad yihin rerkada disan larabin. Inad dilka kudacda laraba hada gala Daba socoda ninki Inan boho marabo wukufura yuigu hinjibada. Iyo cay ilinteda Malin walba wasocota suratul albaqra yadagaha gashana inshallah

    • @ayanabdirasheed8849
      @ayanabdirasheed8849 Рік тому

      Abayo nin oyin taadha hatusin marlwbo isku dhey hortiisa ina ku faraxdho asagana hatusin ina ubaahantahay ama kalo tahay is mashquuli waxba haku darsan duceyso quraanka waqtigaaga gali soon asaga dhan ba hafirin waxba na haka soo qaadhin markaas ayu wax ku ogaana nin oohin jiljileec wax kumalahan

    • @seytunosman6336
      @seytunosman6336 Рік тому

      @@ayanabdirasheed8849 Abaya wad mahadsante ada mudan walashe wasamena sas

    • @seytunosman6336
      @seytunosman6336 Рік тому

      @@ayanabdirasheed8849 Gabar bauhaya hada urba leyahay anugi labad waamusa urkeda hita Dan kama laha wuicayna Ano hanunsan

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Рік тому +2

    Maashaaa alaaah abaayo anoo og ayaa hadana ka wehsadaaa abaayo noosoobadi waanada jisaaki alaaah khayran

  • @fadumocire-by6uv
    @fadumocire-by6uv Рік тому

    Abyo ana dareemayo xanuunkaas dhanka diinta ayey igadhibayaan waswaas waxaan la oran dhulka ayey igutuurteen😢 lkn hada ciida waan kakacay oo majiifo lkn xanuunkii iyocabsi ayaan lanoolahay banaanka umabaxo guriga ixafadhiyaa universaty ayaan dhiganayey markuu igudhacay alxm alle ayaa mahad leh waxwalba waa qadarisooducay adiga azxaabta albaqra waanbilabay isbadalna waan helay lkn waa Wadila,ahay way igudagaalamayaan inaan kacararo quraanka subxnlah ilaahow icaafi

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 Рік тому

    New subscriber 🥰🥰🥰

  • @mohamudcibaar3705
    @mohamudcibaar3705 Рік тому

    Asc Masha Allaah

  • @naimo133
    @naimo133 Рік тому +1

    Hadaan kuu imid waana gabar

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd Рік тому +1

    Fatima

  • @shukrisheekhhassan3287
    @shukrisheekhhassan3287 Рік тому

    Maansha allaaha abaayo

  • @fuadbaari1330
    @fuadbaari1330 Рік тому +1

    Fadlan suratul ancam kaso hdl plz faiidadeda

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 Рік тому

    Jazaklh

  • @iracymartins1432
    @iracymartins1432 Рік тому +1

    Geli gelid congregação cristã no Brasil.

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Рік тому

    Maanshaallah

  • @faadumomuuse953
    @faadumomuuse953 Рік тому +1

    Abyo Aniga haljus ka Aqana lkn kitabka hadi ansoqabsado hurda anla aqanin meleyka imada iqawanesa

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 Рік тому

    Fadlan xagee joogtaa hoo

  • @miskicadey1643
    @miskicadey1643 Рік тому

    Abayo wad mahadsantahay

  • @khadarshukri2830
    @khadarshukri2830 11 місяців тому

    Jazaaka Allaha❤

  • @amalqueen5966
    @amalqueen5966 Рік тому

    Cafi dadkaz abyo

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 Рік тому +1

    Asc abyo ani wan kugu cusbahy xpt si khasa kuraba ulinte kalasoxiriri kara

  • @user-lp4xu4cf1g
    @user-lp4xu4cf1g 6 місяців тому

    Abyo xagen Kala xiri

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 Рік тому

    Wcs wll waxaan kaacodsanaa inaad iisameyso lingi

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 Рік тому +2

    Abyoy anigh hdaan aqristoh wlh mlintas dhan wajiifah mxaa igu dhcy dadkah wba kucfimday ay dhhyn m waxa qabh iididaayoh

    • @Zahruush
      @Zahruush Рік тому

      Haa xppti bilowga waad ku xanunsane shayadiin aya jiro oo ku didayo marka sii badi kadib waaba la qabsane😘

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 Рік тому

      @@Zahruush ilaa hda wawadah. Cabsih wa dhimneysh isdhhaaa

    • @Zahruush
      @Zahruush Рік тому

      @@hodanabdirashiid506 qaali sas u wad wax diidayo ayaa qabta saliga nabiga sallahu calyhi wasalam ku darso

  • @ifraah5341
    @ifraah5341 Рік тому

    waan kusoo dhaweeyneeynaa

  • @ugbaadabdullah-ns7dr
    @ugbaadabdullah-ns7dr Рік тому

    Suurada cabsi ayaan kala kulma apy naxdin😭

  • @cadargure239
    @cadargure239 Рік тому

    Asc Abyo nabarkaada xagee ka helaa

  • @rukiaaden3488
    @rukiaaden3488 Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @ayaan.cabdiraxmaaan
    @ayaan.cabdiraxmaaan 11 місяців тому

    Wllo

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 Рік тому

    Abaayo aniga icaawi please