QISA CAJIIB AH SIDA SHAYAADIINTA ISKU QARIYAAN BARARKA QAAR

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 66

  • @hage375
    @hage375 Рік тому +7

    Maasha allah wll alaah dartiis ayaan ku jeclhy alaha ku barakeeyo dhiiri galin wanaagsan ayaad nala wadaagtay dadka sixir lagu dhibay ayaan ka mid ahay lkn rabi waa iga bad baadiyay walaalaha waxaan kula dardaarmi lahaa quraanka inay isku aqriyaan yaqiinsadaana inay ku caafimaadayaan
    Difaaca kaliya ee dharagta shayaadhiinta looga badbaado waa quraanka iyo alaah oo lo dhawaado

  • @amaaljamaal4008
    @amaaljamaal4008 Рік тому +5

    صبغة الله ومن أحسن من الله صبغة ونحن ....... waan ka jidhicoday aayadaas markaad akhriday

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 Рік тому +4

    Maasha allah ilaahey carabkaaga hakuu barakeyo waa runtaa wax uunbaa jira naga manacaayo ilaahey intii muslima ah ee ku dhiban cudurada ruuxiga ama cudwiga mashaariqal ardi wa maqaaribi haa ilaahey caafimad sariica ha usoo dajiyo ilaahey imaan iyo yaqiin dhaba hanagu razaaqo waxaan waa aduunyo sikastaaba laguu imtixaamo ilaahey aaqiradena fasa haadiyo ayaan ka magan galeeynaa

  • @fowsiamohamed5682
    @fowsiamohamed5682 Рік тому +3

    Maashaa Allaah Tabaaraka Rahmaan, walaashey macaan weli maarag video qalbigeygu ku dego Illaa few inyar Allaha soo bediyo Inta kheyrka wadda we will support you.

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 Рік тому +2

    Walalayaal muraad ayaan leyahay isoo duceeya inuu Alle iisahlo asagoo ii khayr ah aniga& inti islaam ahba

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Рік тому +1

    ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin
    Allah ha kaa dulqaado intaa Xanuunkaa ee aad dareemeysin Inaader

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 Рік тому

      Aamin yaa Rabb
      Shugran walaalo

  • @lusijama6542
    @lusijama6542 Рік тому +10

    MashaAllah tabarakalaah laxawla walaa,quwati ilaa bilaah . Faraxad iyo cafimaad ku noolowI vidoe wuu i taabatay hadaan Suratal baqra akhrinayey iskuna cilaajinayey. Ilaahay dhamaan dhibanayaasha ha caafiyo nasrigana ha u soo dadajyo. Walaalo dhibaatadii way badatay ee wad dhiirigalinta aad ayaa looga faidayaa barakalaah fiik. Biyo gacmahaaga ayaa laga dhargaa, qof inuu isaga cilaajiyo ayaa ugu ficaan uguna saamayn badan. Jasakalaah khayr.

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому +1

      Wa runtaa Xabiibtii Illahey hana caafiyo dhamaanten

    • @abshircabdule2988
      @abshircabdule2988 Рік тому

      Inashiiq..masha..although
      Aa..tahay..qur..aanka
      Qufka..ku..tiigsan..ale
      Wax..dhib..ah..Mattson
      Ale..hii..ku..aboora
      Aa..latalasarta..wiilkan
      Shekadhan..dhumarka
      Aa..warbixinsa..dhalikara
      Fiidiyogaga..walashey
      Wiilkan..dhiirigali..gabdhaha
      Ale..umadha..xumato..ale.
      Hakarebo..Wanamaker.. le
      Hatuso..aamino..jisakalaha

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Рік тому +2

    Maansha Allah Tabaraka Allah
    Illahey khayr ha ku siiyo Walaalo
    Allahna ha ku Xafido
    Adiga iyo Reerkaagaba
    Waana ku salaamayaa Aamineey

  • @aliyare410
    @aliyare410 Місяць тому

    Maashaallaah

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 Рік тому +2

    ALLAAHA hakado abayo adigo iyo inti islaam ah ameen ya ALLAAH 🤲

  • @cashocali9967
    @cashocali9967 Рік тому +2

    Masha Allah shukran

  • @zakiaabdikni128
    @zakiaabdikni128 Рік тому +3

    Aminooy qli iga caawi si aan ubarto surtul bqra ma aqano waxn jeclan lahaa ina barto si aan uaqriso quranka dhn 3 jus ayn ka garey qeyr ilhy hka barkeyo

  • @jamacsaid808
    @jamacsaid808 8 місяців тому

    Alle haku sharfo wll adna alle dhib oo dhan hakaa dulqaado allena xaqa hakugu sugo jasaakalaahu khayr ukhtii

  • @saafihaji7383
    @saafihaji7383 16 днів тому

    Abayo Allaah ku xafido pls waxan rabay Arin iheysato inan kula qadaago xageen kaalasooxariiraa

  • @hamdimoha7399
    @hamdimoha7399 Рік тому +1

    mahadsanid xbbti Allah ka ajarsiiyo wanadada🥰

  • @Bushra11-fb7yy
    @Bushra11-fb7yy Місяць тому

    Walashay qaliyeey wan xanusanahay xagen kalaso xidhidha

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Рік тому +2

    Maanshallah abayo sharaf ❤

  • @fahiimaomar8437
    @fahiimaomar8437 Рік тому

    Masha Allh abayo Alle haka abaal mariyo qeyrkad inala wadagtey Allene haku caafiyo

  • @hooyomaryaam5986
    @hooyomaryaam5986 Рік тому

    Wll illahy khayr ha ku siiyo qof wngsan baathy

  • @abdiqaniadam382
    @abdiqaniadam382 Рік тому +1

    ❤❤❤masha Allah okhti ilahay aya mahad iskaleh ilahay ha ku cafiyo hana ku xafido masha Allah

  • @khadramuxumed7514
    @khadramuxumed7514 Рік тому +2

    masha allah ilahy mizanka xasanadka haku saaro sidad no dhirigaliso

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Рік тому

    Masha Allah sister

  • @user-ql5qq2pl9z
    @user-ql5qq2pl9z Рік тому +1

    Maasha allaah

  • @faadumomuuse953
    @faadumomuuse953 Рік тому

    Alle xaqa hakugusugo Abayo Amiin Amii AmiinYarabi

  • @yusufmohamud1237
    @yusufmohamud1237 Рік тому +1

    شكرا جزيلا لك

  • @bkstudio77
    @bkstudio77 Рік тому +1

    Masha allah Abaayo

  • @user-lr5nc5ge6v
    @user-lr5nc5ge6v 2 місяці тому

    Ruqiyada ii sheeg qli

  • @fadumaliibaan1086
    @fadumaliibaan1086 Рік тому

    M.a🥰abayo ilahey ha kuugu wado🥰

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 Рік тому +1

    Inshalaaah

  • @sumayaabdullahi4642
    @sumayaabdullahi4642 Рік тому +1

    Aamiin yaa alaah

  • @aminamohamed87
    @aminamohamed87 Рік тому

    Masha Allah ❤

  • @KowsarAbdulwahab
    @KowsarAbdulwahab Місяць тому

    M,a

  • @yusufmohamud1237
    @yusufmohamud1237 Рік тому +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому

      Wacaleykum Salam Waraxmatullahi wabarakatu walal so dhawow

  • @umuabdirizaqmohamed7143
    @umuabdirizaqmohamed7143 Рік тому +1

    Asc wallshay muqalkan aad buu no anfacayaa no so badii xabibtii shugran

  • @naimahussein9819
    @naimahussein9819 Рік тому +3

    Asc abaayo xagee ayaan kalay so xariira plz Waxaan ahay gabar walasha ah u xanuun saxiir iyo xasad I hayo

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому

      +491794336897 Naima illahey haku Caafiyo qaliyey wakan Nambarkeyga

  • @nastehonadar6813
    @nastehonadar6813 10 місяців тому

    Inteen kaala soxiriira walashey

  • @hiboaadan6799
    @hiboaadan6799 Рік тому +1

    Asc washable waxan rabaa inaan kul so xiraa

  • @hanisalad8738
    @hanisalad8738 Рік тому +2

    Abyo qisaska saliga nabiga scw nasoo galiyo dadka ku faaiday

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Рік тому +1

    Abaayo ruqyada noo sheeq sheeqa magaciisa ama channel kiisa

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi Рік тому +1

    Asc

  • @sumayoabdulkadir4615
    @sumayoabdulkadir4615 Рік тому +1

    Ruqiyada no so sheg abayo wan u bahanahay

  • @naimahussein9819
    @naimahussein9819 Рік тому +2

    Abaayo waxan xanuun santahay mudo labo sano waxaa aad ii xanuuna lugahay iyo gacmahay

    • @abdirahmanabdi4625
      @abdirahmanabdi4625 Рік тому

      Illaxey xakucfiyo abayoo saliga nabiga badsoo mcney@naimahussein9819

  • @abdullahimahamud4094
    @abdullahimahamud4094 Рік тому +1

    Maashaa Allah

  • @rahmashide8003
    @rahmashide8003 Рік тому +2

    Wllo qli ani surtu baqara see u barta iga cawi waxan ahy hoyo hada mar kaan yara Janis maa helin an waxa ku barto ina yaar ayan bartay quranka xita higada imnkaan higda barta ila bil ayan barnyaah

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому +1

      Raxma walal Nambarkeyga wakan igala soo xarriir +491794336897

  • @fadxamohamed3548
    @fadxamohamed3548 Рік тому

    Intee lagaa la soo xariiri karaa walaal

  • @naimahussein9819
    @naimahussein9819 Рік тому +1

    Abaayo ma I so qori karta ruqyadas plz

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 Рік тому +1

    Abaayo qof maa ku sixirtay Mase Jin ayaa ku galay?

    • @Beautytreee
      @Beautytreee Рік тому +1

      A s c wallo anigu waxaan isidhahada quraan ka baro lakiin u igu adagahay e maxaad igulatalinasa

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому +1

      Wa la isugu keydarey walashey

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому +1

      Shamis walashey ducada badi illahey katug inuu ku baro qoranka saliha nabiga CSW aqiri Insha Allah wad baran doontaa naftana qasab

  • @farxiya267
    @farxiya267 Рік тому

    😍🤩❣❣❣❣❣🤩🤩