SUURATUL BAQRAH MAXAN U AQRINAAYA MAXAAN KA HELAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • LIIBAANTA IYO GUUSHA NOLOSHA SURATUL BAQARAH ALLAHU AKBAR

КОМЕНТАРІ • 223

  • @cafiifa241
    @cafiifa241 Місяць тому +14

    Suuratul baqara 2018 ayaan bilaabay ilaa hadeer waan wadaa wxn illahay weydiistana wuu isiiyaaa Alxm saxib baanka dhigtay waana xifdiyey❤

    • @FatimaMaxamed-xp3py
      @FatimaMaxamed-xp3py 29 днів тому +1

      Mashalah

    • @najumahassan4993
      @najumahassan4993 28 днів тому +1

      Marka daahirka aheen xifaa ma aqrisaa abayo
      Maxaa samen jirtey mrku ka jabanyahay

    • @cafiifa241
      @cafiifa241 28 днів тому

      @@najumahassan4993 abaayo telka ka aqrisan jiray madama arin leysku heysto ay thy hadana macalimadeyda igu tiri wad aqrisan kartaa

  • @OptimisticAbdi
    @OptimisticAbdi Місяць тому +31

    Wlhi marqaati ana ka,eh after Albaqra guulo bdn iyo farxad alle igu irzaaqay alxmdulilh
    Inta moogna allha waafajiyo

  • @NaimaMoha-x1h
    @NaimaMoha-x1h Місяць тому +39

    Asc walaalayaal inuu ilaah igu sii haayo maaalmahaan waan wadaa24kii saac mar ayaan dhameeyaa muuraado badan ayann leeyahay dal aan dalkeyga ahaeyn ayaan joogaa familkeyga waan kala maqannaha dantii aan wadanka Iga Soo tageyna ma gaarin Ii Soo duceeya dhamaantiina danahiina ilaah ha idin oofiyo intii iiduceeya like dhaha

    • @NasraAbshir-ze4id
      @NasraAbshir-ze4id Місяць тому +7

      Illahay ha ku aqbalo abayo saliga nabigana ku dar inshallah

    • @faisafaisa9031
      @faisafaisa9031 Місяць тому +8

      Abaayo ayatul kursina aqari o ugu yaraan 100jeer aqari faraxad ayaad reemidoontaa wax waliba way kuu fura furamaayan Abaayo

    • @NaimaMoha-x1h
      @NaimaMoha-x1h Місяць тому +3

      @@NasraAbshir-ze4id aamiin abaayo jasaaka allaah, mudo sanad iyo bar ah ayaan yurub kaam Iga jiraa inuu ilaa iiga Soo fududeeyo sharciga waad ogtahay yurub sharci la,aan lama joogi karo

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 Місяць тому +2

      ​@@NaimaMoha-x1hwax kasta oo jeceshay iyo kheyr aan dhamaanin abid Allaha ku siiyo walal mcn ❤❤❤

    • @xafsaxaaliofficial2085
      @xafsaxaaliofficial2085 Місяць тому +3

      Ilahay hakuusaqiro muraadkaaga iyo kanmuslimiintoodhan walaal

  • @user-xn2tj8rr6f
    @user-xn2tj8rr6f Місяць тому +8

    Suratul baqra waa iftiinka io hormuudka nolosha ilaahay nagu sug amiin amiin yaarabi

  • @laylaahmed5783
    @laylaahmed5783 15 днів тому +1

    Suuratu baqra irsaqad badan bay leedahay lkni gariga waan ka dhacay waa ku soo laban ❤

  • @nastehonadar6813
    @nastehonadar6813 Місяць тому +7

    Waaa sax waana arky faaidada baqra iyo quraanka oo dhan masha allh❤

  • @UgbaadahmedYoonis-nz4gw
    @UgbaadahmedYoonis-nz4gw Місяць тому +8

    Yaa rabi ifududee saaratu baqara iyo salaatu leylka🤲🤲

  • @israimar4289
    @israimar4289 Місяць тому +2

    True Wlhi when I started reading surah Al Baqarah my life was very rough but now everything is going easy alx

  • @balkisindho7093
    @balkisindho7093 17 днів тому +1

    Jasakallh khaalti
    Wakhti ugu wngsn an akhristo wa bacadal qiyaam ilaa an ka garaayo salada subh Sunnaha ka horeya الحمد لله على نعمة الإسلام 💗

  • @Zamzam_115
    @Zamzam_115 Місяць тому +4

    Marqati Ana kaga eh wlhi abyo Alhmdullilh 🤲 Markle Alhmdullilh 🤲 Mlinta aqriskeda bilaway aya iigu dnbesay rasaq ama problem an kafkro iigu dnbesay Alx mana jojin dono ilaa ay tii rabi iiga timado in.allh Walhyga nh warjyna inay ayganh ka faiidestaan in.allh

    • @naturechannel8026
      @naturechannel8026 Місяць тому +1

      Abayo asbuuca marka ku jirto ma joojisaaa madama dumar nahey se yeelna

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 Місяць тому +23

    Ilhoow isahal surtul baqara❤ dhamanten

  • @kossarmohamed9047
    @kossarmohamed9047 Місяць тому +6

    Sura baqara saxiib ban ahayn intan shaydan iga reebin 😢

  • @hodanabdi1369
    @hodanabdi1369 13 днів тому +2

    Abyo allaha ku barakeeyo

  • @maryanyare1323
    @maryanyare1323 Місяць тому +12

    Alxamdulilaah 2 sano ayaan aqriyaa suratul baqara salaada ilaahey iifududeey alxamdulilaah laakiin korkaa ibararo dhinacaa ixanuuno markaan aqrinaayo korkaa wax iiga guurguurayo ilmaheeyga korkaa wax iiga soconaayo ayey dhahayaan alxamdulilaah waxaas wey bixi doonaan hurdo la aantaa iigu alxamdulilaah

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 Місяць тому +1

      Xbbti ma dhmysah

    • @khaaliabdullahi9694
      @khaaliabdullahi9694 Місяць тому

      Aniga xitaa waan dhareman in korkeyga lagu socto

    • @maryanyare1323
      @maryanyare1323 Місяць тому

      @@hodanabdirashiid506 haa abaayo

    • @user-ih1ox8ju7f
      @user-ih1ox8ju7f Місяць тому

      ​@@khaaliabdullahi9694aniga xitaaa korka wax iga socon jireen alx hada waa ficnaadey

    • @ridwancadeey9449
      @ridwancadeey9449 Місяць тому

      Xita ani waxaan wadha mudo 1sanad iyo4 bilood korka wax baa idhax socsocda

  • @user-dp7ri6un5r
    @user-dp7ri6un5r Місяць тому +7

    Illaahayow Raxmaanow inaga dhig ahlul quran

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Місяць тому +6

    Habo Mcnto Ilahy haku siiyo Cimri dheer,Cafimaad taam iyo Cibaado suuban Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Місяць тому +4

    waa runtaa wallahi barako iyo nuur waaye suuratu baqara

  • @ayaana1456
    @ayaana1456 Місяць тому +3

    Ala Aminoy suratul baqra marka so galisi saa ugu farxo ilaah unba og❤

  • @FatimaGallad
    @FatimaGallad Місяць тому +3

    Alhmdllh wax yar ka hor ayan aqriyay ilahey ajar iyo wanag haynagu siiyo❤❤

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 Місяць тому +2

    Masha Allaah❤ saxiix ukhtii fillaah.

  • @Subanikran
    @Subanikran Місяць тому +11

    Asc walal waxaad tahay qofkii igu dhiiri galiyay in an suratul baqarah bilaabo, sanad ayaan wadaa ilahay subxana watacaala culaysyo badan ayuu iga qaaday Alxamdulilah, cadaw qaraabo ah ayaa sixir igu dhibay ilahay wuu igaga filnaaday cadawgii kadib suratul baqarah markan bilabay, biilkii ayaa ii barakoobay Alxamdulilah cadaw badan ayaan ka guulaystay, ma soo koobi karo ilahay jazahaaga jano ha ka dhigo walal macaan ❤❤❤

    • @SagalBashir-kz2sk
      @SagalBashir-kz2sk Місяць тому +1

      Mash Allah ❤❤❤

    • @nastehonadar6813
      @nastehonadar6813 Місяць тому +1

      Masha aalh abyo

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 Місяць тому +1

      Maansha Allah Tabaraka Allah
      Allah kuu sii siyaadiyo
      Walaalo ❤

    • @Subanikran
      @Subanikran Місяць тому

      @@sahraj3885 Aamiin walal macaan adigana Allah guul aduun iyo Aakhiraba ha ku siiyo ❤️

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 Місяць тому

      @@Subanikran Allahuma Aamin Aamin Aamin
      Shugran Walaalo yahxfidkuma Adiga Reerkaba 🥰❤️

  • @ShirwacShirwac-r1m
    @ShirwacShirwac-r1m Місяць тому +6

    Masha Allah ❤❤

  • @AminaAhmed-p6t
    @AminaAhmed-p6t Місяць тому +12

    Suuratul baqara waxaa faaidadeeda iyo waxa laga dhaxlo ogaan karo dadka la iqtibaaray bes dadka kale waxba kama sheegi karaan cidiise ilaahey ufududeeyo aqrinteeda iyo inuu daaimo aqarinteda waa qof wadadii guusha cagta saarey liana dadka saxiriinta oo adeegsado shayadiinta iyada ayaa kaga filan isma arkeeysan iyada ayaa kaaga filan saaxir iyo xaasidba

    • @user-yq4xk1mt7j
      @user-yq4xk1mt7j Місяць тому

      Dadka la iqtibaaray mxaad ka wdaa wll

    • @najmoali6045
      @najmoali6045 Місяць тому

      @@user-yq4xk1mt7j dadka xnunada ruuxiga argy uu maleeynaa 😊

  • @user-sm6nz6pf1t
    @user-sm6nz6pf1t Місяць тому +1

    Manshallah walhi wa runtaa qiso badan ban ka hayaa

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m Місяць тому +3

    Maama ajir Alla kaa siiyo wacyi dhiira gelintaata Allaha na waa fajiyo .

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Місяць тому +4

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Місяць тому +3

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 Місяць тому +6

    Amiin anigaa markaan joojiyo Albaqraa waa layso weraaraa dhulkaa laygaa soo jaraaa waan daalaay dhowr jeer baan akhriyaa iso ducee abaayo anigaa imtixxaan banku jiraa Alxdulilaah 😢

  • @shugriahmed3374
    @shugriahmed3374 Місяць тому +1

    Abaayo rabi raxmaan haku xifdiyo aduun iyo aaqiro aamiin yaarabi nosoo badi dhiiri gelinta rabi haka abal mariyo khayeka

  • @raqiyakanza1388
    @raqiyakanza1388 Місяць тому +5

    Masha allah jasaakallah khyr abayo markhaatina waan kaa ahay barakadeeda bilawgeegu anigaba way igu adkayd abayo lkn markad istiqfarta ku dartid waykuu fududaanysaa masha allah
    Dhiiri galin waxa inoogu filan inay jiran dad hal malin 30ka jus dhameya masha allah
    Kuwa kle oo weekgii hal mar ama labo dhameeyo
    Adiguna halked taagantahy is weydii markaa naftaadaba kacysa
    Wax loo kala badyana khayrkaa uwangsan ducadana aan badsano insha allah
    4 mar cidii akhrin karta maalintii waa cajiib go'aan iyo dadaal uunbaa inaga xiga

  • @shugriahmed3374
    @shugriahmed3374 Місяць тому +2

    جزاك الله خيرا حبيبتي الغالية الله يحفظك في الدنيا والآخرة يارب العالمين انا احبك حبيبتي ❤❤❤❤

  • @user-ev9lj5dp9g
    @user-ev9lj5dp9g Місяць тому +2

    Masha Allah Abaayo jazkalahu khayr habiibti ❤

  • @duniyowahir4080
    @duniyowahir4080 10 днів тому

    Masha Allah abay wa war fican ama talo fican

  • @israimar4289
    @israimar4289 Місяць тому +1

    Masha allah that's true Wlhi

  • @user-dp7ri6un5r
    @user-dp7ri6un5r Місяць тому +5

    Amino abaayo gacalo illaahay adigo kale ha ino badiyo .ajar aan la So koobi Karin illaahay hakaaga dhigo

  • @AbdiwahabYussuf-pt2dg
    @AbdiwahabYussuf-pt2dg Місяць тому

    Mansha allah walal wan xanunsan jiray suratul baqara ayan aqriskeda bilabay wan cafimaday axamdulilah marka inta akhrinaysa illahay subxanuwatacala aya idinwafajiyay inta kalana waxan idinleyahay kafa iidaysta kalamka rabi dhamantii gar ahan suradan mucjiska ah

  • @Fatuma-hl2gd
    @Fatuma-hl2gd Місяць тому +2

    Mahadsanid qali❤

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m Місяць тому +1

    Maashaa Allah ❤❤❤❤❤

  • @AyaanSiyaadmuhmd
    @AyaanSiyaadmuhmd 5 днів тому

    ha wan aqriyayi ciylk iyo gurigib wan kubarkobayi ana waxan noqodyi qof farxsan murad kayigin illhhyi bisahalayi

  • @SOVERY_MAXAMED
    @SOVERY_MAXAMED Місяць тому +1

    Maashaa allaah wllo khayr haku siiyo aniga wllo wax wayn ayaan ka arkay aabahay oo xanuusan ayaan hayaa oo xaalkiisa aan umalaynay sixir aan isla dhibtoonay alxmh wllo wuu caafimaaday alxmh ilaaha ha inooo siyaadiyo insh

  • @IdilMaxamad-ps9cv
    @IdilMaxamad-ps9cv Місяць тому +1

    Maa shaa allah talo iyo dhiiro galin noogu filan walaasheen ilaahi hanagu anfaco adna ilaahi hkaa jazeeyo

  • @dacadboy
    @dacadboy Місяць тому +2

    thanks walasha wan jeclahay gabdhaha qeerka jecel masha Allah.. .. dadal gabdhaha dhiiri gili gabdhuhu waxey u bahan yahin quf adigo kale ah ... ... ... siidan ku soco horay usoco 🎉🎉🎉🎉 aniga gawadheyad yar wan dhiri giliya markasto waxan dhaha qor birabi nas galabti .qaado lacag ... 🎉🎉🎉

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 Місяць тому +1

    Masha Allah abaayo Allaha ku xafido aduun iyo Aakhiro
    ❤❤❤❤

  • @som1
    @som1 Місяць тому +2

    Baqarah walahi anaa arkay baraqada iyo barwaaqo. Qofka waswaas ama shahawaatka woo ka saaraaa

  • @AyaanSuldaan-hu3sw
    @AyaanSuldaan-hu3sw Місяць тому +2

    Ma mahadsanid byo mcn❤❤❤

  • @user-nx4iv6bt4r
    @user-nx4iv6bt4r Місяць тому +2

    Mansha allh

  • @maymuunmaxamed8807
    @maymuunmaxamed8807 Місяць тому

    Masha Allaah wa hubaal midaas❤❤❤❤

  • @fatma23muxyadin79
    @fatma23muxyadin79 Місяць тому +2

    mansha allah

  • @farhiyaomar-mt7rx
    @farhiyaomar-mt7rx Місяць тому

    Jazakallah walashey ❤

  • @xasanmaxamed7673
    @xasanmaxamed7673 Місяць тому

    Masha allah allahu akbar wallhi waa xaqiiq abaayo jazakalahu qeer ❤❤❤

  • @FarxiyoMohamed-bh1yj
    @FarxiyoMohamed-bh1yj Місяць тому +2

    Mahadsanid❤

  • @ayaanmuuse-mm8eo
    @ayaanmuuse-mm8eo Місяць тому +2

    Jazakalaahu khyr wll amina guulayso adun iyo aqaraba anigu hadan bilaabay barashadeeda suratul baqra ilahay hanifududeeyo hana nafahansiiyo khurkeeda iyo barakada

  • @museyousuph2090
    @museyousuph2090 Місяць тому

    SHUKRAN WLLL

  • @AsmaBashir-ws3rx
    @AsmaBashir-ws3rx Місяць тому

    jazakalaah kher ❤❤❤❤❤

  • @anabhassan9694
    @anabhassan9694 Місяць тому

    Abayo wa runta barakada suratul baqara ana arkay hada kahor safar cafimadan wadan u aaday waxan qorshaysaney aniga iyo xajiga ugu badnaan sadax bilood xajigana ma shaqeynen anigana wanba safray waxey nagu qaadatay 2sano oo wax yar dhiman cidna caawisana ma jirin ilaahey aya noo barakeyay waxan heysanay Alxm wlh ma iloobo marwalba Alx deyna wan ka maaranay waxan leyahay wllaha aan aqrin surada bilaaba adigana mhdsnd xbbti ❤❤❤❤

  • @IM-ud1pq
    @IM-ud1pq Місяць тому

    Maashaa alaah walaashey qeer alaah ku siyo❤❤❤❤

  • @mohamadabdishiekaden994
    @mohamadabdishiekaden994 Місяць тому +1

    Jasakalah kheyr

  • @UmuAishaChannel
    @UmuAishaChannel Місяць тому +1

    Wlhy waaa run wax walba waa ku barakobaya

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Місяць тому

    Asalamu Caleykum
    Yaa Aamina Shiikhunaa
    Waa kala lunay beryahan’
    Hargeysa ayaan tegay oo ku xanuunsaday dhakhtar galey
    Alxamdullilah hada waa soo noqdey
    Farxad ku noolow weligaa
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
    ❤Aad baan kuu salaamayaa ❤🥰

  • @hamdajamac4883
    @hamdajamac4883 Місяць тому

    masha allah jazakallah

  • @lakimahad5270
    @lakimahad5270 Місяць тому +2

    Asc abyo mcnto wan ku salamy marka kowad marka kalne wlhi wan ku da Wada marqati ana kaka aaah baqro in lugu libano abyo mcnto ani xanun gas ahaa qabay iyo xanun nafsiyana xanaq ohiin riyada odad igu imadan ina jecla ina muqusha ku dhex oyo 25/8/2023 ayan bilabay ina toos uaqriyo wlhi ila mnta halmalin ima gafin wan aqriya awal 50 minttes cml ku aqrin jiray hda lakin waxa ku aqriya 30 mintes alxmudulilah wax badana wa oga cafimaday gaski ilahey wa iga waday wixi hbenki iman jirane wa iga takeen hda waxabo noqday hadane aqrin wa darema wa uxisa alxmudililah walalyal walashena an qadano wanadena wlhi wa lagu libana baqra abyo adine ilhey ha ku xifdiyo

  • @souleikamahamoud6706
    @souleikamahamoud6706 Місяць тому

    jazakhallah wallo

  • @amrannuur4951
    @amrannuur4951 Місяць тому

    mansh allah tabarkalaha

  • @rahmabarreabdi
    @rahmabarreabdi Місяць тому

    MaashAllah sister jazakAllah kheir

  • @caishasaid9451
    @caishasaid9451 28 днів тому

    Suuradaha kale soo qasab maahan sheequnaaa

  • @AminaAhmed-p6t
    @AminaAhmed-p6t Місяць тому +3

    Asc xabiibti ilaahey adigana ajar iyo xasanaad hakaa siiyo waanadad iyo wacyigelinta aad umada usoo jeedineysid suuratul baqara cida aqrisaa ee daaimtaa waxay ku noolaan degenaan iyo in aduunyada murugteeda faraha badan waad is deeysen laakiin waa inuu qofka isku wadaa wardiga caadiga iyo suuratul baqara liana hadaad tiraah suuratul baqara kaliyaan aqrinaa waxaa meeshii ka baxaayo quraanki kale ilaahey hanga dhigo kuwa ilaahey mar walbaa Allah micigoodi yahay ee muxsiniinta ah

    • @nimoabdikarim3590
      @nimoabdikarim3590 Місяць тому

      Masha Allah walal waa sidas Allah inagu xifdiyo qali

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 Місяць тому

    Ameen Yaa Rabb

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Місяць тому

    Masha Allah

  • @samraali4860
    @samraali4860 Місяць тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Deqoliban2023-xe1yj
    @Deqoliban2023-xe1yj Місяць тому +1

    Ascww abayo masha Allah abayo qeyr badan Allah hakaasiyo masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah

  • @jawaahirahmad
    @jawaahirahmad Місяць тому

    Masha allah ilahey haku xafido❤

  • @Rukioosmanabdulle
    @Rukioosmanabdulle Місяць тому

    Maasha Allah

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 Місяць тому +1

    Waa runteed gabadhaan walahay suuratul baqra markaan joojiyo shaydaanka markaasu isoo weerara

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 Місяць тому

    Aaminaaa ani xitaaa waan daalsaay

  • @raaxoaxmad5914
    @raaxoaxmad5914 Місяць тому

    Alxamdulillah❤

  • @khadhijaabdullahi
    @khadhijaabdullahi 28 днів тому

    Wlshay add ayad umahadsantahy alle hku barakeyo

  • @AyaanSuldaan-hu3sw
    @AyaanSuldaan-hu3sw Місяць тому +1

    Jisa kala qeyer ❤

  • @umacabdirasakfarax-si5id
    @umacabdirasakfarax-si5id 28 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @UmuAishaChannel
    @UmuAishaChannel Місяць тому

    Wn ku jclhy baye mcn ❤❤❤❤🎉🎉adaa alle igu ka so dhibay❤❤

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy 11 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalmaCraxman-cy2iy
    @SalmaCraxman-cy2iy Місяць тому

    Maasha allh ❤

  • @aishamohamedomar7554
    @aishamohamedomar7554 Місяць тому

    Abayo qaali alle akubarakeyo waxbadan ban kabartay lalaha ku barakeyo❤❤❤

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 Місяць тому +1

    Anigaa arake suuratul baqara barakadeeda walahi waxaan igu dhici jirte markaan katago barako la aan ayaa iga tag te hada na barawaaqo ayaan gale o bakadeeda waan helay

  • @user-xf8td8gj3b
    @user-xf8td8gj3b Місяць тому

    Salalaahu calayhi wasalim

  • @AshrafHassan-tn9hq
    @AshrafHassan-tn9hq Місяць тому

    Alle haku hafido abaay khyr badan kaa faaidnay

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Місяць тому

    Wa runta abayo jasakal khyer

  • @user-dp7ri6un5r
    @user-dp7ri6un5r Місяць тому

    Thank you abaayo mcn

  • @user-tp2gg3pz2t
    @user-tp2gg3pz2t Місяць тому

    Jasakallah qeer abayo

  • @fadumohassan6672
    @fadumohassan6672 Місяць тому

    Anigaa kaaga marqaati ah suuratul baqara inay tahay suurat mucjiso ah qisas badan ayaan ku arakay mar mar ma aqriyo waana ka shalaayaa maalinkii aanana aqrin

  • @user-xf8td8gj3b
    @user-xf8td8gj3b Місяць тому

    Aamiin Aamiin yaarabi

  • @hawohassanali2315
    @hawohassanali2315 Місяць тому

    Mashaalaah❤❤❤❤

  • @user-yz7nl5ie8y
    @user-yz7nl5ie8y Місяць тому

    Aniga wanbilaabaa dhawr maalmood kadib wanjoojiyaa wanbilaba wanjoojiyaa ilahay ha ifududeeyo manta diban ubiloobay😢

    • @ramlamohamed9793
      @ramlamohamed9793 Місяць тому +3

      Haka qusan kunoqo marwalbo salad faralka ladib ku duceyso in Allah ku fududeyo dunubtana iska ilaali sida xanta❤

  • @SalmaanYare-gq5sy
    @SalmaanYare-gq5sy Місяць тому

    Mashaa alaah abyo

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Місяць тому

    aaaamiin yaa rabbi

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola Місяць тому

    Mash allah wllo alle ha ku barakeeyo runtii clips badan o lagaga hadlaayo barakada suratu baqra balse si fican o dareen leh ayuu igalay hadalkaagu alle ha inaga dhigo kuwii ku adkaada akhrista suratu baqra

  • @user-gk3uq2xs4c
    @user-gk3uq2xs4c Місяць тому

    ALxamdulilaah

  • @saynabcali6288
    @saynabcali6288 Місяць тому

    Mahadsanid

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n Місяць тому

    Illahow ifududee inaan aqriyo olaasimo yaarabbi

  • @user-xg4tj3bw3m
    @user-xg4tj3bw3m Місяць тому

    M.a❤

  • @sacdiahusien-ww1dz
    @sacdiahusien-ww1dz Місяць тому +2

    Aniga xly igu horeysay channel kaaga wllhi aad io aad umhdsnthy wllo❤