Marki aa bilaabay Suuratul Baqra Aqriskeeda,Habeen walbo Waxaa kuriyonaayay gubashada gurigeyA

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 109

  • @zudah
    @zudah Рік тому +10

    Masha Allah, thank you, abayo. Aniga xita markan bilaabay suratul al baqara I saw similar dreams. Runtii suratul al baqara is amazing surah. Masha Allah

  • @aidarus1360
    @aidarus1360 Рік тому +18

    Walhi beenta ma ahan suratul baqra waa furaha gusha qofkii lazima ♥️💊🩸🌌🩸

    • @laylajaamac4201
      @laylajaamac4201 Рік тому +2

      Asc wrx wb walaal waxaan rabaa inaan kulaso xiriro

    • @naimanalka215
      @naimanalka215 Рік тому

      Aidarus habiibti nala wadaag maxaa ka faaiiday?

  • @Sagal2277
    @Sagal2277 13 днів тому +1

    Mansha allah ❤
    Ŵll gruubka igu so dar ìnshalh

  • @zahraabdi5619
    @zahraabdi5619 Рік тому +6

    Surat baqra waa Surat aan caadi aheen sister pray for me in ilaahay easy iiga dhigo wallayaal in aan aqriyo

  • @ayaanaxuseen1408
    @ayaanaxuseen1408 Рік тому +4

    Waleenanaa mudobakhrisanayay suratu baqara xanun qarsoon baa ihayay ilaahay wuu igu caafiyay masha allah walahi markaan arkaba waan xasuusta suratu baqara waa cajiib

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому

      Ayaana Masha Allah illahey haku siyadiyo sharafey manala wadagi kartaa suratul Baqrah waxayabaha ad ka faaiidey adigo mahadsan

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Рік тому +6

    Abaayo waa bilaaabay waxaana rajeeynaaayaa inaa dhaafin xataaa hadaaraysto jisaaakalaaah khayran❤👍🏽

  • @Subanikran
    @Subanikran Рік тому +3

    Ilahay xaasidiinta iyo saaxiriinta dhamaan allah ha inaga hayo aamiin

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Рік тому +14

    Wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka yeelo Abaalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Рік тому +6

    Wacaley kuma salaam
    Quruxeey
    Amina-Farax
    Salaan Gobeed iga Gudoon
    Aminaay dhinacaa Bidixda ayaa I barara
    Laga bilaabo Madame,Wejiga,Garabka,Gacant iyo Adinka
    Xanuun badana waa ka dareemaa
    Dhakhtarkuna waxba igama helo
    Aminaay Yaxfidkuma Allah Adiga iyo Reerkaagaba
    ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому

      Zahra

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому +2

      Zahra dawada walaguu haayaa iska so muji meshii

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 Рік тому

      @@aminoshiiqunaa Haye waan iska soo muujin meeshii khayrka qabtey In Shaa Allah
      Yaa Amina-Farax Shiiqunaa 🥰 Yaxfidkuma Allah Adiga iyo Reerkaagaba ALLAHUMA Aamin 🌷💐🌺✅

  • @q.a7698
    @q.a7698 Рік тому +11

    suratul baqara waxaan ku arkay wax inta lagu sookoobikaro maaha wallaahi musjisada aan ku arkay maasha allaah

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  Рік тому +5

      Walal manala wadagi kartaa suratul Baqrah waxad ka fa idey hadi ay macquul tahay waxey cawineysaa walalaha

    • @Xurmah_officail
      @Xurmah_officail Рік тому

      @@aminoshiiqunaameel lagala so xariro isheeg hbbt😢

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Рік тому +1

    Walashy Ilahy hau Siyadsho wax kasto ey hesato oo wanagsan Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @umukowsarqasim1029
    @umukowsarqasim1029 Рік тому +2

    Masha allah wlshey mcn ilahey hakaa abaal mariyo ❤Allaahu masali wasalim calaa nabiyinaa Mohammad❤

  • @NastehoAwale
    @NastehoAwale 8 днів тому

    MashaAllaah ❤

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 6 місяців тому +2

    Asc abayoy ana sida gabadha noqday ahna wanbilabay albaqra weerar habeennaste layguso qaday dagaal xoogan wan xanuusaday wanjoojiyay aqriskii weerarkiba iga tagay lakiin markan kudhagaystay wan kulabanya aqriski manadayn doono insha allaah khayr allaah hakusiiyo mudo 2o sano ah dhibaatan ka bixilahay insha allah adan dawadi helaya

  • @farxiyoaxmedxaashi7440
    @farxiyoaxmedxaashi7440 Рік тому +1

    Masha allah tabarakallah shukran xabiibti jassaakallaahu hkeyr

  • @farxiyoxusenfarxiyoxusen6916
    @farxiyoxusenfarxiyoxusen6916 Рік тому +3

    Maashaa allaah abaayo ilxun kuma aragto sidaad kheyrka noola wadaagtana waan kaaga mahadcelinayaa

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 4 місяці тому

    Jazakallahu qeyr sister ❤

  • @zohourimoiseelie9063
    @zohourimoiseelie9063 20 днів тому

    Masha allah walashaye qali ah ❤❤❤❤❤

  • @maryanmahmud7020
    @maryanmahmud7020 Рік тому

    jazaakaallaahu khayran Abaayo shuran

  • @haniitavarxaanohaniitavarx6878

    Maasha allaah alle hausiyaadiyo nimcooyinka wllo alle dhib wlpna haka hayo maasha alllaah maasha alllaaah

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 Рік тому +5

    Wcs saaxiibad cusub barsho wacan xabiibti qaali

  • @abdo-pf9gl
    @abdo-pf9gl Рік тому

    Maasha allah ilaahey ha barakeeyo

  • @Subanikran
    @Subanikran Рік тому

    Mashallah Allahu akbar, xasbunallah wanicmal wakiil

  • @saidibrahim9549
    @saidibrahim9549 Рік тому

    Maasha allaah wll alle quraanka ha,inagu caafiyo

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 Рік тому

    Masha allah shukran qaali

  • @zamiiraxuseen2403
    @zamiiraxuseen2403 Рік тому

    Masha allh hada allah khayr

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 Рік тому

    wczm abayo masha allah tabaraka raxmaan alle Ha barakeeyo

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy 20 днів тому

    ❤❤❤ walal aamina ku raba luuqa iisoo gal

  • @mohamedm9391
    @mohamedm9391 10 місяців тому

    Baraka Allah fiika

  • @Xurmah_officail
    @Xurmah_officail Рік тому

    Wcs masha allah tabarakallah allow nagu sug suratul baqra na wafiji ne kheyrkeda ameeen😢❤

  • @dhekamohamed2165
    @dhekamohamed2165 Рік тому +1

    Wll jazakalah ale kheer ha ku siiyo wlh alx wan ku faa iday alx ale aya mahad is ka leh

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Рік тому +1

    Masha Allah abaayo ❤

  • @zahraabdi5619
    @zahraabdi5619 Рік тому

    Markii iigu horeysay arkay maansha Allah A lot thks from toronto

  • @edebsanabdi7674
    @edebsanabdi7674 Рік тому

    Masha allah abaayo

  • @hassanabdi8085
    @hassanabdi8085 Рік тому

    Masha Allah Hafidhahullah

  • @filsanmuuse593
    @filsanmuuse593 Рік тому

    Masha allah tabarakalah wllo khayr badan alle haku siyoo walasheena alle khayrka how siyaadiyo aamiiin wax badan baa kaa faiiday alle haku xafido wllo

  • @xafsaxaaliofficial2085
    @xafsaxaaliofficial2085 Рік тому +1

    Quraanka dawokahorayso majirto jazaakalaah abaayo

  • @muslimah6785
    @muslimah6785 Рік тому +2

    Abaayo khyr Allah kusiiyo aniga Basra waa Aqrisan Jiray inti dhawr bil ah culays ba laiga saaray Allah nofududeeyo dhamaanten

  • @nimcoibrahim5091
    @nimcoibrahim5091 Рік тому

    Masha Allah❤

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy 20 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanabdullahi1591
    @maryanabdullahi1591 Рік тому +1

    Masha alllah

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Рік тому +4

    Masha Allah❤❤🙏🙏💯💯🤲🤲

    • @deqoyusur4319
      @deqoyusur4319 Рік тому

      Asc abaayo iisheeg tefoonkaga

    • @eymanabdiweli
      @eymanabdiweli Рік тому

      @@deqoyusur4319 wcs abyo magacan ayaa fecebooka igu qoran ikalaa so hadal

  • @ragedama7476
    @ragedama7476 7 місяців тому

    Masha Allah.Allahu Akbar.

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Рік тому +1

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdesaid4167
    @abdesaid4167 Рік тому

    Masha allah allahu Akbar

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 Рік тому +1

    Masha allah

  • @zahraabdi5619
    @zahraabdi5619 Рік тому

    Allah akbar ilaahay baa ka saar

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 Рік тому +1

    Manshallh.amina.allh.kubarkeyo.abaayo.sida.aad.qayrka.noogu.soogudbiso

  • @mohamedm9391
    @mohamedm9391 10 місяців тому

    Masha Allah

  • @Xushmohalgan114
    @Xushmohalgan114 Рік тому

    Waa qiso cajiib ah

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 Рік тому +1

    MASHALAAAH

  • @ibnusudiabousudi5812
    @ibnusudiabousudi5812 Рік тому

    Mansha allah

  • @safiyaomar6179
    @safiyaomar6179 Рік тому

    Maansha alaah

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 Рік тому

    Mashaa ALAAH

  • @umumohhamed2021
    @umumohhamed2021 Рік тому

    Allaahu akbar

  • @fartuunabdi1508
    @fartuunabdi1508 Рік тому +1

    M.a 🥰💯

  • @umumohhamed2021
    @umumohhamed2021 Рік тому

    Iloowshada anaa qabo insha allaah waanbilaabi doona

  • @adaniaden7676
    @adaniaden7676 Рік тому +1

    Masha allah tabarakallah abayo anigana war ban haya ee iyo cibro badan intee kala soo xirira waxan ahay gabadh

    • @CaaishaBashiir-dn8lo
      @CaaishaBashiir-dn8lo 4 місяці тому

      Wll illa wadaag aniga culays iga sarnyhy xanuun bdn wn ku sugnahay ee dhiiri glin hanoo noqoto noo sheg

  • @safamohamed7441
    @safamohamed7441 Рік тому +1

    🥰🥰🥰🥰

  • @nasteexobulsho6712
    @nasteexobulsho6712 Рік тому +1

    Masha allah Abaayo Caday ani aya l raba inan bilaabo dhib aan dhaman buuq qaylo riyooyi xun xun Abaayo iso Duce marka hore marka 2aad ma baran baqra lkn waan aqrin lkn inan qaldo ka Cabsan ma dhagaysNbkaraa markasta

  • @saadaaboubaker5161
    @saadaaboubaker5161 Рік тому +1

    Masha Allah sister pray for me please that Allah make easy surat baqarah for me

    • @luulali1425
      @luulali1425 11 місяців тому

      😅😮

    • @luulali1425
      @luulali1425 11 місяців тому

      😊😊😊

    • @luulali1425
      @luulali1425 11 місяців тому

      ث

    • @luulali1425
      @luulali1425 11 місяців тому

      😊سيظهر النص الذي تقوم بنسخه هنا تلقائيًاسيظهر النص الذي تقوم بنسخه هنا تلقائيًا

    • @luulali1425
      @luulali1425 11 місяців тому

      مسلسل مكانك في صف بثي

  • @amiinnimcaan9605
    @amiinnimcaan9605 Рік тому

    ماشاء الله
    جزاك الله خيرا

  • @faisaahmed308
    @faisaahmed308 Рік тому

    Asc abayo lambrkag ii soo qor

  • @hamdaismail6155
    @hamdaismail6155 Рік тому +1

    Wllo waxan rajeynaya inad talo isiiso waxad talo igu dhanto😭

  • @ayaanqurux9748
    @ayaanqurux9748 Рік тому +2

    Wll qali waxaan xanuunsanayaa huno 12sano baan qabaa huno salaad ma tukankaro quran ma akhrisankaro wax mabarankaro huno marwalba kooman galayaa luga haa mayda inoqonaya huno kama sheekayan karo xanuunkayga huno ii duceeya ila talina huno meel aan kaala soo xidhiidhan ii sheeg wll qof wanaagsan baad tahaye

  • @zahraabdi5619
    @zahraabdi5619 Рік тому

    Good video love it

  • @shamsahusseinshamsahussein339

    Abayo waha umaleysa aniga inad iga hadleyso wlhi lugaha I ibarara hada suratul bagharah ayan bilawe hada saidh baan usi hanunsanahay 😢 lakini majojinayo InshaAllah

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 10 місяців тому

    Ana waa wadayaa inshalaah wa aqaana sida loo aqriyp but culesa iga saran hesaha mar Jan dhageesto raaxo dareMa siba markan xanaqsanahy we idajisaa

    • @globaltrends7520
      @globaltrends7520 9 місяців тому

      Waa sheydaan iyo musiibo, Alle ha kaa kor qaado

  • @khadandualeh332
    @khadandualeh332 Рік тому +1

    Xagan kala so xidha wll

  • @hamdaismail6155
    @hamdaismail6155 Рік тому

    Wllo qiso aya igu dhacday ila hada wey ihaysata beri anigo yar 13jir ah ayaa abahay igeeyey islan uqabay oo aayo abo iihayd oo badiyaha daganayd hoyadanyna hargeisa ayey daga nayd aniga kaliday ayey hoyaday idhashay lkn iiyadu carur badan ayey haysatay wxu iyidhi kaley walalaha so baro marki an la jogay mudo bil ah wan kaso noqday anigo isbadaly school ki wan nacay timihi wan iska xiray waxan bilabay inan hoyaday kuso afceliyo waxan noqday qof markasta iska xanaqsan dhaqatir wa lay geyey lkn waxba iguma shegan inkasto waxbarashadi silac dugsi sare ku dhameyey marki an weynaday hadu qof ishukansado wan xanaqaya block ban saraya ilaa imka 10sano kaso waregtay sidiban ahay maxad igula talin lahayden wlalahayga somaliyed 😭💔

    • @foziaabshir1928
      @foziaabshir1928 Рік тому +1

      Adkarta io saliga nabiga aqriso abaayo illah haku caafiyo insha allah 🤲

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 Рік тому

      @@foziaabshir1928 aamiin wll mahadsanid

    • @sumayohussein4136
      @sumayohussein4136 Рік тому +2

      Suratul baqara iyo saliga naniga ibrahimiyada aqri abayo

    • @safiya0986
      @safiya0986 Рік тому +2

      Illaahay talo saaro isna cilaaji khayr baan illaahay kuu waydiinayaa wll

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 Рік тому

      @@sumayohussein4136 haye wll ad bad umahadsanty

  • @juweriahajihussein8390
    @juweriahajihussein8390 Рік тому

    Masha allah

  • @dhekamohamed2165
    @dhekamohamed2165 Рік тому +1

    Wll jazakalah ale kheer ha ku siiyo wlh alx wan ku faa iday alx ale aya mahad is ka leh

    • @samiiraaxmed9132
      @samiiraaxmed9132 7 місяців тому

      Masha allah wllo baqra waan akhriyey quraanka aad buu igu adkaa way iifududaysay