CABSIDA AYUU ILAAH IGA QAADEY SALIGA NABIGA CSW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лип 2024
  • SALIGA NABIGA CALEYHI SALAATU ASALAAM WAA DAWADA QALIBIGA WANA FURAHA FARAJKA
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 48

  • @nura6730
    @nura6730 День тому +1

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam🤲

  • @shugriahmed3374
    @shugriahmed3374 3 дні тому +4

    Masha allh tabaarka llàh wa qisa cajiib ha shukran xabiibiti cabsida wa cudur ilaahay nagu marido

  • @haboonhilowle6648
    @haboonhilowle6648 День тому

    Amiin amiiin yaa rabi

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada День тому +1

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @ismahancumar470
    @ismahancumar470 3 дні тому +3

    Masha allah quruxey intas kabadan u qalanta xbti brakallah fik

  • @Sahro-fv5ri
    @Sahro-fv5ri 3 дні тому +5

    Walhi anas noqdey markn aqristey scw cabside allh igadry alx waxs lakin maxey yehen😢

  • @fatma23muxyadin79
    @fatma23muxyadin79 3 дні тому +3

    allahuma amin yarabi

  • @adonti1alle
    @adonti1alle 3 дні тому +3

    Masha Allah tabarakallah

  • @user-gy9oq1ey4n
    @user-gy9oq1ey4n 2 дні тому

    صلى الله عليه وسلم

  • @sacdiaabdalla8643
    @sacdiaabdalla8643 2 дні тому

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @halimohassan8471
    @halimohassan8471 3 дні тому +2

    Masha allah tabaarakalah

  • @ilyasarab1149
    @ilyasarab1149 3 дні тому +2

    mahadsanid walaal waa sax

  • @user-xf8td8gj3b
    @user-xf8td8gj3b 3 дні тому +2

    Salalaahu calayhi wasalim

  • @faridasheik9404
    @faridasheik9404 19 годин тому

    صلي الله عليه وسلم❤

  • @user-fw1nl6kt4h
    @user-fw1nl6kt4h 2 дні тому +1

    Waa cusbahy isoo dhaweeyo

  • @maxamudaxmed8635
    @maxamudaxmed8635 3 дні тому +1

    ❤❤❤ man shaa alaah tabarakalaah

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 3 дні тому +2

    ❤ xabiibti cod bes ka soo dhig fiidiyoga wey kuu fududeynee mar kii aad mash quul tahay

  • @filsanyousouf9690
    @filsanyousouf9690 3 дні тому +3

    Masha alah abaayo aniguba waan leeyahay cabsidaa lakiin waligay kali maan noqon hadi aan noqon lahaa waban dhiman lahaa cabsi darteed

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  2 дні тому +1

      Kkkk Cabsida majiro cudur ka xun qof ku dhaco Illahey naguma rido

  • @AminaAhmed-p6t
    @AminaAhmed-p6t 3 дні тому +3

    Cabsida waa nooc imtixaanada ilaahey kamida ilaahey wuxuu noogu sheegay suuratul baqra waxaan idinku imtixaama والنيلو نك بشيء من الخوف والجوع

  • @SHUCAYBDUCAYSTE
    @SHUCAYBDUCAYSTE 2 дні тому +2

    Waaw wll wanku faraxsanhya anigaba.

  • @KowsarAbdulwahab
    @KowsarAbdulwahab 2 дні тому

    M,a abayo wlhi cawa kugusobiray farxad ban kala kulmay alx allah hakuxafitho

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 3 дні тому +1

    Salallahu caleyhi wasalam

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 3 дні тому +1

    ❤❤❤thanks abaayo

  • @umumaajidmaajid6080
    @umumaajidmaajid6080 3 дні тому +4

    Asc walaaladey waxan idiinka codsanaa Duco please waxan s daremaa culeys farabadan iyo deyn aan iga dhamaaneyn
    Sallalaahu caleyhi wasalam ❤

    • @SamiaabdiSaamiyacabdi
      @SamiaabdiSaamiyacabdi 3 дні тому

      Wcs abayo ilhy culeyska haka qado si deg deg ah wx walpo aa hamineysiid qeyr allah hakaga dhigo insha allh dhamntma muradkena oo macsi lehen hana siiyo

  • @fatimacadey806
    @fatimacadey806 3 дні тому

    اللهم آمين يارب

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-uz8iw8xi8g
    @user-uz8iw8xi8g 3 дні тому +1

    Scw scw scw scw

  • @user-gy9oq1ey4n
    @user-gy9oq1ey4n 2 дні тому +1

    Wcs wr wb xppti ilahey hano Kaa xifdiyo wan dhawahay apyoh wankugu cusbahy kheyrka Ayan kugu soraacay ilahey culeska haka qado aneh isoduceya shayatiin Aya idhibaya

  • @hamdaismail6155
    @hamdaismail6155 2 дні тому

    Wllo baryaha maxa kugu dhacay ❤ mudo sanad malaha ah

  • @SalmaShafici-db8pp
    @SalmaShafici-db8pp 3 дні тому

    Wad mahadsantahay wanku cusubahay ❤so dhawayntaada wll ❤

  • @Deeqaaadam_
    @Deeqaaadam_ 3 дні тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @duniyohassan6377
    @duniyohassan6377 3 дні тому

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 3 дні тому

    ❤❤❤❤❤

  • @ju4965
    @ju4965 3 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CaashoCuud-tk3eg
    @CaashoCuud-tk3eg 21 годину тому

    ASC abayo wankugu cusbahay wana dhawahy xage kalaso xiriri kara 9:14

  • @faedsaed7461
    @faedsaed7461 3 дні тому +1

    Asck walal saacada aad sheegayso dadku ma wada yaqaano hadalka jilci

  • @dalmarhussein6193
    @dalmarhussein6193 3 дні тому +3

    Asc wll waxan jooga yurub gaar ahaan jarmalka mudo 10 sano ah walahay bilahay waxan la xanuusanaya cuduradan ruuxiga ah marka sakiga nabiga siiqadee ku akhriya ama aad ku akhriday adigu iyo inantaasiba

    • @arwamahamud45
      @arwamahamud45 3 дні тому +3

      Siiqad kasta Waa caadi ayo
      اللهم صل على محمد وعلى آل محمد Sidan u akhriso

    • @dalmarhussein6193
      @dalmarhussein6193 3 дні тому

      @@arwamahamud45 mahadsanid wll hye insha allah

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 3 дні тому

      @@dalmarhussein6193 surah albaqarah wesada markasto a filim iyo UA-cam iyo Facebook iska jooji xanta jooji dambi oo dhan iska ilaali

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  2 дні тому

      Mid aad rabtid ayaad aqrinkartaa Lakin dadka furilahaa waxey aad u amaanaan Ibraahimiyada.
      Xabiibtii illahey haku caafiyo adiga iyo anagaba ❤

    • @dalmarhussein6193
      @dalmarhussein6193 2 дні тому

      @@aminoshiiqunaa aaamin wllo

  • @abdulahiahmed8252
    @abdulahiahmed8252 2 дні тому

    تحية تاتيك من المدينه المنوره