- 121
- 6 357 527
QARNI JOOG
United Kingdom
Приєднався 16 чер 2023
Asc Asaxaabta Dhamaan Kanalka Qarni Joog Ku Xiran Kusoo Dhawaada Kanalkeyna Cusub Kii Hore Ee Aan Kasoo Guurnay Waxa Aan Soo Gelin Jirnay Waxyaaba La Xiriira Taariikhaha Somalia 🇸🇴 Iyo Wixi Lamida Hadana Sidoo Kale Waaa Aan Soo Gelin Donaa Midkaana Insha Allah Iyo Hadii Aan Ka Gaarno Kuwa Dunida Ka Dhaca Subscribe Noo Saara Sidoo Kelana Noo Shera Gareeya
Sheekadii Guban Part 5 Tusmo Oo Safar Kii Tahriibka Wali Ku Jirta
Sheekadii Guban Part 5 Tusmo Oo Safar Kii Tahriibka Wali Ku Jirta
Переглядів: 2 791
Відео
Xasuuqyadii SNM Ay Ka Geystay Boorama Iyo Barbara
Переглядів 7 тис.12 годин тому
Xasuuqyadii SNM Ay Ka Geystay Boorama Iyo Barbara
Xasuuqyadii Ay Geysteen USC, Iyo Xasuuqii Ban Balaayo Ee Lagu Xasuuqay Qaxootigii Soo Qaxay 1977
Переглядів 12 тис.16 годин тому
Xasuuqyadii Ay Geysteen USC, Iyo Xasuuqii Ban Balaayo Ee Lagu Xasuuqay Qaxootigii Soo Qaxay 1977
Bilowgii Dagaal Sukeeye Iyo Xasuuqyadii Laga Dhaxlay SSDF Xasuuqii Ay Ka Geystay Tuulo Eelaay Part 1
Переглядів 16 тис.День тому
Bilowgii Dagaal Sukeeye Iyo Xasuuqyadii Laga Dhaxlay SSDF Xasuuqii Ay Ka Geystay Tuulo Eelaay Part 1
Sheekadii Guban Part 4 Tusmo Oo Xuduuda Goyneysa...
Переглядів 5 тис.День тому
Sheekadii Guban Part 4 Tusmo Oo Xuduuda Goyneysa...
Sheekadii Guban Part 3 Tusmo Oo Baxsad Ah
Переглядів 6 тис.14 днів тому
Sheekadii Guban Part 3 Tusmo Oo Baxsad Ah
Sheekadii Guban Part 2 Xoogsade Oo Xabsiga Laga Fakiyay Iyo Ethiopia...
Переглядів 7 тис.21 день тому
Sheekadii Guban Part 2 Xoogsade Oo Xabsiga Laga Fakiyay Iyo Ethiopia...
Sheekadii Guban Part 1 Xoogsade Iyo Tusmo
Переглядів 26 тис.21 день тому
Sheekadii Guban Part 1 Xoogsade Iyo Tusmo
Buugii Uu Qoray Danjirihii Maraykanka Qeybta Part 3
Переглядів 11 тис.Місяць тому
Buugii Uu Qoray Danjirihii Maraykanka Qeybta Part 3
Hubkii Qabiilada Soomaalida Lagu Dhibaateeyay 1988-1991 Kii Safiir Part 2
Переглядів 42 тис.Місяць тому
Hubkii Qabiilada Soomaalida Lagu Dhibaateeyay 1988-1991 Kii Safiir Part 2
Buug Uu Ka Qoray Somalia Safiirkii Maraykanka Peter bridges Oo Mogadishu Joogay 1984 -86 ( Part 1)
Переглядів 70 тис.Місяць тому
Buug Uu Ka Qoray Somalia Safiirkii Maraykanka Peter bridges Oo Mogadishu Joogay 1984 -86 ( Part 1)
Sheekada Ninkii Baabila Ugu Hantida Badnaa Habka Lacagta 💵 Loo Sameeyo
Переглядів 22 тис.Місяць тому
Sheekada Ninkii Baabila Ugu Hantida Badnaa Habka Lacagta 💵 Loo Sameeyo
BUR BUR KII 1991 IYO BUUGA DHACDOOYIN SUGAN PART 4
Переглядів 49 тис.2 місяці тому
BUR BUR KII 1991 IYO BUUGA DHACDOOYIN SUGAN PART 4
BUR BUR KII 1991 IYO BUUGA DHACDOOYIN SUGAN PART 3
Переглядів 12 тис.2 місяці тому
BUR BUR KII 1991 IYO BUUGA DHACDOOYIN SUGAN PART 3
BUR BUR KII 1991 IYO BUUGA DHACDOOYIN SUGAN PART 2
Переглядів 22 тис.2 місяці тому
BUR BUR KII 1991 IYO BUUGA DHACDOOYIN SUGAN PART 2
BUR BUR KII 1991 IYO BUUGA DHACDOOYIN SUGAN PART 1
Переглядів 40 тис.2 місяці тому
BUR BUR KII 1991 IYO BUUGA DHACDOOYIN SUGAN PART 1
Afduubkii Ninkii Naasiga Ahaa Ee Adolf Eichmann Oo Aay Moosaad Soo Afduubeen Gaar Ahaan Rafael Eitan
Переглядів 51 тис.2 місяці тому
Afduubkii Ninkii Naasiga Ahaa Ee Adolf Eichmann Oo Aay Moosaad Soo Afduubeen Gaar Ahaan Rafael Eitan
Nin Miyi Iyo Markab Iyo Sheekooyinkii Cabdullahi Cawad
Переглядів 21 тис.3 місяці тому
Nin Miyi Iyo Markab Iyo Sheekooyinkii Cabdullahi Cawad
Sheekadii Godob Jacayl Saafi Siciid Iyo Cabdirashiid Jacaylkii Maqaar Saarka Ahaa
Переглядів 13 тис.3 місяці тому
Sheekadii Godob Jacayl Saafi Siciid Iyo Cabdirashiid Jacaylkii Maqaar Saarka Ahaa
Masha'allah. Very informative 👏. I love these videos. Ku soco, please 🙏.
Dee sxb waad la raageysaa
Kastarihii lacnadnay allah naaro
Ustaad muuqaalka xiga waxaad ka dhigtaa taariikhda boqortooyada Ajuuraan Plz Plz Plz 🙏🙏🙏
Kuma daraysid xasuuqii xamar ay ka gaysteen majeerteen iyo dhulbahante wata ithopiankii arxanka darnaa.
Anaa maqranti ahaa galabkaa dadka school lagu xasooqay 😢 ilhay haw naxriisto
Beenta jooji darod batahay nuuq maxamud miya asirkoda ah majerten been baad wada
Mahadsanid
WAA DAGAAL LABO QABIIL EE MAAHA XASUUQ WAA QABIIL QABIIL KA ADKAADEY WAXAASI XASUUQ LAMA YIRAAHDO
BEENAALE BEENAALE DHALAY OO TUUG AH MAJEERTEN WAA DUMAR EE YAA XASUUQEY
Waqtiga aad maatada leyneysay way kugu so hagaagtay lakin malinteyda aniguna kuseegi maayo war badan majjrti
ARINTAN SANBALOSH OO JAAJUS ETHIOPA UH WAA OGYAHAY MARWABA USC IN AY XASUUQAYSAY DAD AAN HUBAYNAY OO MAATO AH MARKUU LAHAA DADKII AAN KA ADKAANAY AYAA DASTUUR NOO QORAY HADAAD ADKAATEEN DOWLAD MAXAAD U DHISAN WAYSEE YAADSE KA DKAATEE? MAATO AAN DOWLADNA AHAYN WAXBANA KA OGAYN
xasbunalah wanicmi wakiil dhaman waan dhagaystay 3 dan xalqadood Jabhadihii dalka burburiyay iyo dawladuba waxay ahay mujrimiin waxaase ayaaan daro ah dadki nuucaas aha in maanta meel kasto dawlada ah ay joogaan from samaroon 😢
QOXOONTIYADA AAD SHEGAYSA IMISA AYAY DILEEN IYAGU MAXAD U SHEEGI WAYDAY. SUMUNI INTII DADKA R.BERBERA LAAYAY AYU DILAY INTI KALE WALASIDAYAY
Midka Kale wuxuu ahaa gadabuursi afguduuda ninkaadi oo ahaa korneyl
Ninku cawaan ma taasi ayay dawladnimo kadhawdahay cirka ayay dawladnimo u jirtaa😊😊😊😊😊
Ha baajinin akhriska sheekadaan hanaga soo daahinin xalqadaha dhiman. Waana ku mahadsantahay sxb
🎉🎉
Ceeydiid galkacayo ma weeyrarin beenta joojiy
LIKEDSS
LIKESS
SHORTS
LEGETA
SHARE
LIKE
SHORTS
FOLLOW
LIKED
LEGEETA
SHARE
LIKE
I'm like this story 😊
😂 dhabayco jaawajis naagi naagi dhashay
Aqoon-darro waa u nacab Jacayl, miyaanu nin kale qorin? halkaa iska hubso!
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Asc wr wb somali maxamed
Asc sxp waad kuu mahadsantahy shegoyenga aad nala wadagtiin Sido kale hadu part xadhay shekadi dhacdoyin suugan Noo sii waad fadlan bro From Djibouti 🇩🇯🇩🇯
Asc 😭😭😭😭😭
Wcs
Zxb yutob ayaan seloforta migasacidi karta
Sidee Masul
Maifahy miya
Qalbigaa igu xanuun, ninkaan dhib badan iyo niyad xanuun weeye..
War saaxib soo badi
0:54 0:56 0:57
zxp maalmo badan ayaan kaaa sugaayay sheekada tusmo. caawa ayd soo dhigtay wakhtiguna waaa yaryahay
Sxb qali noso dadaji
Thank you
Sax haddan ka haya la soo dhaqso zxp qaybta xigta
Walalkeen sheekoyinka jcl ee somalidii hore noga so sheekey iyo dhibke gabdhah ninka lagu darayo iyo waaxaas igu baxda ifahan 😂😂
Diyar Insha Allah
Somali ayada is dabar jarayso.. aaqiro waxbaa jira walaahi..
Waad mahadsantahay wll
Hawiye wali dhiigii ay ku caan baxeen ayay caruurtoodii manta kawadaan Xamar iyo dhulka ay dagaan. Wakaa muqdisho malin cad ayay dadka xabad ku dhufanayaan iska dhaqaaqayaan
Hadaad xasuuq ka hadasho xaaladu xaalad guda balaaran ayeey noqonaysa oo midba midbaa ka horeeyey! La isma dhaafin oo la isma hanbayn! Laakiin hadii la og yahay cidii bilowday,marxaladihii xasuuqyada aad soo sheegtay soo mareen laga soo bilaabo xasuuqii culimadii soomaaliyeed oo la yimaado 1989 ilaa burburkii iyo wixii ka danbeeyey waxaad u dhaadhacaysa hirar wada mugdiyo iyo uurkutaalootin xanbaarsan! bani'aadmiguna isuma garaabo! mana kala garbaxo ilaa uu dunnidan intuu hoos uga dago banka qiyaamaha xaadir ku noqdo!ee hala yareeyo lahanka iyo xasuusaha aan la isku garaabin! Ee larka iyo xanuunka xanbaarsan!
Wax Badan Ayaan kasoo Hadlay Masuul
Qormada iyo gudbintu waa heer sare, balse qormadu waa mid dhan qura ka raran.