Nin Miyi Iyo Markab Qeybta 2aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 62

  • @clcasiismawliid5104
    @clcasiismawliid5104 2 місяці тому +18

    Qaab hadalka 100%
    Codkarnimada 100%
    Codka dhagaysigiisa oo dhaguhu jeclaysanayan❤
    Waayo aragnimo afkeena somaliga u ledahay
    Dadaalka
    Ragnimada iyo kalsoonida
    ❤❤❤❤❤

  • @SaedJama-li4wh
    @SaedJama-li4wh 2 місяці тому +15

    Weerye xasan coowke alle ha unaxaristo

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 Місяць тому +8

    Asc waxan tegay cadan waxana kula kulmay carurtiisa iyo xaaskii waxana kula saaxiibay wiilal uu dhalay siiba tawfiiq cabdilahi alle swt hawnaxariisto wuu dhintay

  • @CabdalaXintir
    @CabdalaXintir 17 днів тому +2

    Hi😢😢

  • @mohamudaliabdi7797
    @mohamudaliabdi7797 Місяць тому +1

    Really amazing walah thanks

  • @QaLi-g6u
    @QaLi-g6u 2 місяці тому +5

    Wllkey wad naga so dahesay shekada 🙈lkn side ahato thkns 🤴

  • @Cabdicabdicabdi-r1k
    @Cabdicabdicabdi-r1k 2 місяці тому +3

    Wll mahadsanid sheekooyinkaaga waan kaaga mahadcelinayaa

  • @MiirCumar-c7n
    @MiirCumar-c7n Місяць тому +3

    Wiil Hoog Waqtigu Haleelay Se Aaan U Liicin Buu Ahaa Cajiib

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 Місяць тому +1

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka

  • @Iza.d6
    @Iza.d6 2 місяці тому +4

    Maanta waan gaare❤🎉

  • @kunciilmedia1973
    @kunciilmedia1973 Місяць тому +1

    ❤ youtuberkani waa legend walaahi cod faseexa

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 Місяць тому +1

    ❤❤❤

  • @habibainab9950
    @habibainab9950 Місяць тому +1

    Excellent, lakin shekada bilowgeda isaga iyo walaladi waxay ahayen 5 rag ah iyo 4 dumarah, kolkey qeybta 2 aad 24:29 daqiqadood mareysana 5 rag iyo 3 dumarah, halka qoraga haka saxo shekada.

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Місяць тому +1

      @@habibainab9950 kadib Waxbaa Dhalan Kara Sidoo Kalana Dhiman Kara

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 2 місяці тому +2

    tuulada uu geyay Baburka SNM waa Maanyare✅ madyare🚫
    Mahadsanid wll Qarnijoog🌹

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  2 місяці тому +1

      Mahadsanid

    • @hamsehashi33
      @hamsehashi33 2 місяці тому

      @@QarniJoog102 Ada mudan wll 🙏 Qaybta 3aad noogu soo dhakhso Masuul

  • @XamseAnwar
    @XamseAnwar Місяць тому +1

    Golden voice ❤

  • @Iza.d6
    @Iza.d6 2 місяці тому +3

    Oo agah maba maqlee maxaa kudhacey bisa waa ani kali❤😂🎉😢🎉🎉🎉😂

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Місяць тому +5

    Wlhi qarni joog manta youtober an kula bar bardigi Karo majiro adaa umahadsantahay sxb guleyso inbadan ❤

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Місяць тому +1

    INAA LILAH WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
    SAXIIBKAASI WUXUU NOQDAY MIDAAN FAHIMIN ADUUNYADA IYO AAKHIRO
    WAXA AAY KALA YIHIIN.
    WAXANU SAMEEYAY,
    WAX AAN WANAAGSANAYN.
    HADII UU SI FIICAN WAX U FAHMI LAHAA,
    LACAGTA MARKABKA LOO HAYSTO AYUU BIXIN LAHAA
    OO MARKABKA AYUU SHURAAKO KANOQON LAHAA.

  • @cawilsacadcismaan3191
    @cawilsacadcismaan3191 Місяць тому +1

    Shukran wll cabdi salan

  • @iphaanqurux
    @iphaanqurux 2 місяці тому +2

    Allah qeybta know mrkii lo dhigaye xage jiry bal❤😂

  • @CabdiRashiid-zu6qw
    @CabdiRashiid-zu6qw Місяць тому

    Sxb ayanta wadhakahakisa waxanoosotabijirta anaka awaxkafaidijirna maxanaca sxb alahakuxafido

  • @hamseabdalla4333
    @hamseabdalla4333 2 місяці тому +1

    Siyaad bare allah ha cadaabta ku fogee maamada waayeelka ah ka waran sida arxan la aanta loo dilay

  • @SomaaliyaStar
    @SomaaliyaStar Місяць тому +1

    Beenale siyaad bare qabyaald ma aqoon . 42:40

  • @dhawacmujiye
    @dhawacmujiye 2 місяці тому +5

    Wllkey Allah haku barkeeyo🎉

  • @SOMALIBOY12
    @SOMALIBOY12 2 місяці тому

    Keep going sxp wlhi qaybta labaad inbadan ban sugayey 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 2 місяці тому +2

    First one walaaahi hadan niyadan ku haayay caawa 🎉

  • @Muusegarow06
    @Muusegarow06 Місяць тому +1

    Mahadsanid wllle❤

  • @JabaneRomatic
    @JabaneRomatic 2 місяці тому +3

    Qofka afraad ahay masuul 😂 hay qabn

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 Місяць тому

    ماشاء الله

  • @SaedJama-li4wh
    @SaedJama-li4wh 2 місяці тому +1

    Wada ku hadda sanida saxiib cabdisalan sida loo soocodsida tarikhda xisah badan ee an laga dalayan mahadsanida saxiib

  • @Abdi_aziz04
    @Abdi_aziz04 2 місяці тому

    Waaar sxb la Soo dhakhso waaad la raagteee

  • @qalbidajiye7394
    @qalbidajiye7394 Місяць тому +1

    Aqtinta buuga siyaroo dagan u aqri waad boobsiibeeysaa sxb

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi Місяць тому +1

    Xasuuq Baydhabo ka dhacay midka hargrysa ka dhacay Mid wajeer ka dhacay 500 qof somali ah lagu dilay 😰

  • @hamzaabdiraxmanmcalin6453
    @hamzaabdiraxmanmcalin6453 Місяць тому

    Qeybta xigta waa soo daahday

  • @xamsedhuux859
    @xamsedhuux859 Місяць тому

    Ustaad qaybtii sadexaad maxaa ku dhacay❤

  • @Ibrahimxikmaawi
    @Ibrahimxikmaawi 2 місяці тому +3

    Wll bugaani qaybahiisa isa soo daba dhig
    Nosoo boobsii wll

  • @Sman8876
    @Sman8876 2 місяці тому

    Sxb waad nagu daahisay mahadsanid in badan

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 Місяць тому +1

    Qisada ma dhamatay mise wey socota sxb

  • @Abdi4455t
    @Abdi4455t Місяць тому +1

    Zxp wn ku salamay wxn kugu bogaadin shaqadan fican ok ad haysid
    Wxn ku waydin sheeko wxa jirta an jeclahay oo mudo an radinayay iyado dhamaystirana an wayay sheekada (saxar la’ ) labada gabdhood oo aabayashod kala badalanayan hadad heli kartid iyado dhamaystiran wn ka codsan laha

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Місяць тому +2

      Buugeeda Waan Waayay Sxb

    • @Abdi4455t
      @Abdi4455t Місяць тому

      @@QarniJoog102 idaaja halaga raadiyo isaga hada ka hor tabiyay

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Місяць тому

    FADUMO ILLAHAY JANADA FIRDOWSA HA GEEYO.
    WAXAY KU TILMAAMAN TAHAY RAALIYA EHELU JANO AH.

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l Місяць тому

    🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo Місяць тому

    Qoragan arin cajiiba walaahi

  • @zoora5
    @zoora5 2 місяці тому

    Markabkiii xage kadambeeyey sxb

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 2 місяці тому +1

    Asc wr wb

  • @Abdi_aziz04
    @Abdi_aziz04 2 місяці тому

    Waar sxb bariba Soo Gali qaybta kale please

  • @SOMALIBOY12
    @SOMALIBOY12 2 місяці тому

    1 m baad u qalanta

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Місяць тому

    ALLAY LEHE WXUU HAA NIN,
    NOLOSHA GEES WALBA QAAYB KA BARTAY OO DHIB BADANI LASOO DERISTAY.
    ILLAHAY HA U NAXARIISTE WAXA LA KULMAY WAXYAABO CAJIIBA.
    ILLAHAYOW JANADAADA FIRDOUSA GEE.
    AAMIIN YAA WADUUD AAMIIN YAA RAHMAAN AAMIIN YAA ILAAHII AAMIIN RABBIL CAALAMIIN.

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤z❤❤

  • @SaedJama-li4wh
    @SaedJama-li4wh 2 місяці тому +1

    Bulsho walaba waxa ay horu mar ku gadho iyado dib uu radaa mahadhoyinkii iyo soyalka do