Waa sheeko xanuun badan lakiin waxaa calool xumo wayn ah in dhibatooyinkaas aan soo marnay in ku dhow 40 sano in aynu waxba aynaan ka baran oo wali dhibkii inuu wali taagan yahay oo ubad walba oo somaliyeed iyo jiil walba oo kaca in ay dagaal ku dhashaan ku barbaraan ku ilmo dhalaan ku gabooban kuna dhitan qaybyaladii is gumaadkii dhexdeena ahaa oo wali taagan alha somaali hadaynu nahay waxaynu nahay dad aad u caqli xun aadna u yaan daran 😭😭😭😭
Ilaaahay baa mahadda iska leh aniga. 1980 kii ayaan ka soo baxay soomaliya qurbaha ayaan wax barasho la iigu soo diray markii aan dhamaystau wax barashadiina iyadoo wili ay dhisan tahay dowladii hore ma anan ku noqon wadankii ilaa iyo maantana qurbihii aan imid 40 sano ka hor ayaan ku noolahay waxba kama sheegi karo somaliya ee dagaaladii sokeeye
Shekadan Aad be I taabatay run ahantii wa xilliyadi. An dhashtay dhibkaas o kle e no so wada Maren waalidinteena- allow uwada Naxriiso If & Aakhiro👏
Qalbigaa igu xanuun, ninkaan dhib badan iyo niyad xanuun weeye..
ماحصل في الصومال 1991 من دمار وقتل ونهب لا يستوعبه العقل
على الصوماليين أن يكتبو بكل صدق عن تلك المرحلة المؤلمة
Cod qurxoonbaa ledahay iyo habtabin tolmoon hore usoco
Ninkaan hanoolaato wariye Ayaanle xuseen Cabdi ayan ka dawaday marbuu ooyay xitaa wa markuu walaalkiis isaga dartiis u waashay😢
waa dhacdo cajiib ah waa xaaladihii ugu adka somaalia
Dhacdadan waa xaqiiq jirta sidey noqotay 1991 wixii dhacay wuxuu ahaa burbur dhawac kufsi dil intuba
Waa sheeko xanuun badan lakiin waxaa calool xumo wayn ah in dhibatooyinkaas aan soo marnay in ku dhow 40 sano in aynu waxba aynaan ka baran oo wali dhibkii inuu wali taagan yahay oo ubad walba oo somaliyeed iyo jiil walba oo kaca in ay dagaal ku dhashaan ku barbaraan ku ilmo dhalaan ku gabooban kuna dhitan qaybyaladii is gumaadkii dhexdeena ahaa oo wali taagan alha somaali hadaynu nahay waxaynu nahay dad aad u caqli xun aadna u yaan daran 😭😭😭😭
Dugsiga macalin halaf allow kuu naxariiso, macalin halaf ka hor maba aaminsaneen xabad inee wax disho
Waa run xaaladas qafki so maray kali fahmi karo runti
Waalahi sameynta Burburki ila mantadan ayu dhawaci wali kama bogsan dhacabkena
Waxad mooda in an nafsi galabsaney
❤❤walahi shkadani waa mid xanun badan lagasobilado manta waa uur kutaalo ayey noqotey
waa run sheekadani xaadir baan ahaa waxan ahaa da, yar
Waa sheekooyin xiiso leh laakiin waad la daajda qaybta labàd
Mahadsanid kun Mar💯🎉, waqtigee kuntashanaa part 2.
Aniga barnaamij yadadu wll xiiso wayn bay ii leeyin alleh haka abal mariyo runta an iska dhege wan ku seexda sheekooyinkagaa 🙏🫡
Enterprises of all categories
Darkness of positiveness in the middle of muqdisho
Sifiican ayaad usoo tabisay zxp 👏👏👏👑
Ilaaahay baa mahadda iska leh aniga. 1980 kii ayaan ka soo baxay soomaliya qurbaha ayaan wax barasho la iigu soo diray markii aan dhamaystau wax barashadiina iyadoo wili ay dhisan tahay dowladii hore ma anan ku noqon wadankii ilaa iyo maantana qurbihii aan imid 40 sano ka hor ayaan ku noolahay waxba kama sheegi karo somaliya ee dagaaladii sokeeye
Waa Wax Badan 40 Sano
😢nin adunyo jogow maxa aragti kulaban qof wayo so jogay wax waya aragnimo ka qaaad😅😅😅
Wllhi aniga sheekadaan xasuus Bay igelisey 1991 iyo baardheere ilaa iyo ceelwaaq Allah maxaan goob joog u a haa dhac, Dil ,kufsi , gaajo, cuduro tirabeel ah dad wadooyinka kuharaya ayagoo coloosh kabararay tilaabana aan qaadi Karin caruur waalidiintooda wadada ooga tageen habeen aan xasuustaa anagoo logeyneyno wadada naloo galay wxii dhacay ayaa dhacay midaadku tirabeel ayey ahaayeen wadooyinka magaalada Soo galo ama kabaxo ADC agagaarkeeda Ayaan xasuustaa ayadoo Dano walbo hoosteeda dad dhintay ay jiifey wxaan keloon xasuustaa Gabar maalin horteyda wiilal yeryer oo qori wataa misaar ay qoryo kugurasey kudileen markey ladagaalantay Oona diiday inay kudsadaan Marka nagadaa wllo xusuusaha hore
Waa Cibro Qaadasho Dhibkaas Oo Kala In Laga Digtoonaado
Naga dhaaf kulahaa. Dadka inee runta ogaadaan baa diidanthy
Sumayo halkaan ayaan ka salaameynaa manta waa 34 jir alla maxey thy qiso iyo waayo cajaaib badan aabuhuse karti iyo naf-hurid badanaa❤😢
Shalay Oo Kale Ayey Dhalaty
Maa shaa Allaah u dheh aabaha kartidiisa Allaha u siyaadiyo
Waxaaan cml waan ku raaxesta wanba ku seexdaa waayo waaxan laso kulmay qax iyo orod😂
Warkan qoraal ma aha ee waa mucaarad mucrt oo kale ayuu ayuu u hadalaayaa ama uqoray
I witnessed dad ladilay oo jidka yala ladiday in la aso subxanlah
Dadki dalkaan uso xalgamey aya mantadan silac kunool xalka larabey dadka xalgamashaya ah in si goo ni ah noo eego
Aya waaxad arki qof wayel ah oo xal gama ahaa oo silac kunool dadkaaa xq ayey ku leyihiin dadka iyo dalka qaar kood 77 Kii lixadkodaa ku waayen
Sxb prt 2 la so dhaqso❤
Waan Mashquulay Sxb
goob joog ayaa u ahay markas ila iyo hada wlhi
Baryahan saan u sugayay buugag cusub wan ku dalay, markan qostay hada 3bari kadib waan so labtay
War Nio Waan Mashquulay Baryahan
28:53 M.a 👏👏
Sxb part2 kuso dar😢
Saxiib sheekoyinkan iyo kuwa Dgaalkii 77 Soo badi
Wax yar mooyee intakali waa xaaraan quute yaal ilaa hadaa hada xamar way degi la dahay
Sidaa kusugayey ❤lee
M. A muuqaalo cajiib ah waan ku raaxeystaa dhageysiga muuqaaladaan cajiibka❤
Part 2 soodaa
sxb part 2 lasoocarar
Runbadanaa ilaaahoow Canada geli
Sxb Part 2 soo dadaji
Walaal magacaaga iyo telgaa can rabaa
Abdisalam
+252615643906
SAXIIB WAXAA KAA CODSANAYAA BUUGA CABDI FARAH JUXA WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA PUNTLAND IN AAD NOOGU XIJISID
Insha Allah Balse Wasiirka In Fasax Laga Helo Waye
Aadbaan uxiiseeya inan waxka ogaado dhacdadaas
Runtii waligay ma arag colaad iyo meel laysku laynayo waxan aad ula yaaba shacabka ku dhaqan xamar dhib uma yare waysoo jabeene ilaahay dhibka haka qaado
Waa sidaa dadyowga adoonta ahi,reer koonfur waa somali pantu waana adoon caqliga lo,da leh.
@@crisaaqaxmed2074 muuse biixi ayaa aqliga adiga kaa adoonsdy i aAmin😂
Dadka kili oo adoonta eh waa iidoor ileen iyaga nin cadaan dusha kuqaaday.@@crisaaqaxmed2074
Ayaantn MBA ku arkin hlkee ka bxdy
War ninku muxuu rafaaday
Waqtigaa horteed baanu dhibaatada argnay
Dhibatada naysata hadan nahay somali mar walaba wax geelayna dagal an la garanay meelu uu socodo iyo wixii kadan beeye dagalka ka diib 😢
Wllo Ina kusugayno
So ma ogid😢
@@samiaofficial1206 Walal Maal Mahan Mashquul Ayaa Jira Xageyga Sorry
Pdf Ka buuga maheli karaa sxb
Maya Sxb
@@QarniJoog102 ok, mahadsanid
Waxaan dhihilahaa dadkaas shafar auey noo yihiin mell walibo caalamka kajoogan aan kawar hayno meshi aat ku aragtan xikmoyin ka qaata maxa yeyley ayagu ma ahen qabilesyeste waxay ahaayen qaran
Aawy qeebti labaad
@@musdhafmohamed5915 Waan. Yara Mashqulay
❤❤ xaaaa ok
Waar inadeer niyaw aaway buugii miyi ilaa markab
Wu Dhamady
Walee
Noso badi bur burka somala iyo dagaladi moqdisho
Qori dad mase qori wadan qorigaa hesatay kalay dagalan aba lug gacan isdhaaf masabid xatoyo guriga ugali kuna qabo
Hawiye qaxas musan geysn lahen somaLinimadii ayaad xumeysn daroodoww☝️🔫
Ayaantn MBA ku arkin hlkee ka bxdy