Gormeh somalia taliyaniga guumeysty ma i sheegi karta zxp ileen somaalia wxey ahyd dadkeda kuwa la dagaalama talniga gumeysi nh wxaa la dhahaa wadan dadkisa aana hal qof oo ka mid ah la dagaalin cadowga lkn dad dagaalamayo waa la gumeysty seh ku dhihi kartaa sharftii awoowyaashada aa hoos u dhigeysa oo intaas oo sano duurka ku jiray😢 marka somali seh lagu gumeysty ma i sheegi kartaa zxp ado mahadsan ❤🙏
SOOMAALAAY WAR LA'. Safiirkii u danbeeyey ee Xamar joogay dhibaatadii uu wadanka u gaystay buugga ma ku sheegay? Dagaalkii sokeeyey qayb laxaad leh ayuu ku lahaa. Hub ayuu wadanka soo galiyey, wuxuuna u qaybiyey jabhadii USC. Sidoo kale malaayiin doolar ayuu u qaybiyey mucaaradkii iyo jabhadihii dawladda dumiyey.
Sidoo kale ninkan wuxuu ka shaqeeyey in uu lacag Malaayiin dollar ah ku bixiyey in Lacagtii Shilin Soomaaliga si hoose looga saaro dalka oo Jabuuti lagu soo gubo. Taas oo dalka gelisay lacag la'aan iyo sicir barar saa'id ah ooy dowladii bixin waaysay mishaarka!
Scw walaalkey mahadsant xasuus ayaat igalisay waqtigaas macaan badanaa❤❤❤❤❤
Muqaladad anoo jeclesanayo ayey dhamadan 30 daqiiqo waqtiye dhamaden maba oganesid sida utabinesid mashalah ah alah ku dhowro walal ❤❤❤
Basaaskii somalia dumiyey warkiisa xiiso maleh
Waa sheeko xiisale oo wax ogaal badan ku qarsoonyahay inshallah qeybta 2aad soo sxb,,,thanks so much.
Buugaas waan akhriyey
Xaqiiqooyin badan ayuu ka Hadley oo ay madaxda soomaalida qarin jireen
Maxaa kamid ah walaal.
Maa nala wadaagtid adoo raali ah
Bal wax nooga sheeg
Lengad Qarni joog wan ka heyna mahadsanid saxib qali❤❤🎉
Mashallah zxp, somalia dadka madaxda u ahaa dhalinyaradda kamaba fakirin bo' illa haddana sidii un baa socota .
1984 HADII NABAAD GUUR IYO IS BEDAL CIMILO LAGA HADLAAYEY HADA INTAY WAX MARAYAAN.? Subxaanallah Ilaahaw adaa dadkaan iyo dalkaan u maqan.❤🇸🇴😭😭😭
Peter S. Bridges, retired Foreign Service officer, died August 13, 2022, at his Virginia home. He was 90
Wiilkaan ilaahy baa cudfiican siiyay iyo mawduuca uu duurtay oo aad uwanaag san sxb horay uso wll ilaahy dartiis baan kuu gu sheegay intaa guulayso wll
@@Xaajiwarfaa Adigana Waan Kusoo Dhaweyna Si Walbo Walal Soo Dhawoow
Nin wgsanba thy boowe ee waliga hadalka wngsan badso xaaji warfaa❤
Codgiisa waxba kaama galin ee moowduuca video ga kahadal wax quseeyo
Koley ninkas wax fican umaso imanin.. Mahadsanid ugaas❤
Thanks but we need part 2
Wcs salata wan kaan qaaday sxb qaali seee tahay masha allaah
From audio somali library
Gormeh somalia taliyaniga guumeysty ma i sheegi karta zxp ileen somaalia wxey ahyd dadkeda kuwa la dagaalama talniga gumeysi nh wxaa la dhahaa wadan dadkisa aana hal qof oo ka mid ah la dagaalin cadowga lkn dad dagaalamayo waa la gumeysty seh ku dhihi kartaa sharftii awoowyaashada aa hoos u dhigeysa oo intaas oo sano duurka ku jiray😢 marka somali seh lagu gumeysty ma i sheegi kartaa zxp ado mahadsan ❤🙏
Baar Bal Nio
@@QarniJoog102 warkan war la hubo wye gacan waa lagu adkaan waaye af iney u galiyan ayeey isku dayen zxp
@@QarniJoog102baar bal nio war maahee kajawaab suaasha
@@Yahye25
Sxb qab aan qiimo lahayn ayaa kugujira iskadaa 1910 hada 2024 ayaa lagu gumaystaa Italy xitaa waa kafaaneysaa iney ku gumaysato yugandhiis kenyan iyo Ethiopian ayaa ku gumaysta qabka jahliga beenta iyo faanku runta mabadali karaan.
Been badanaa soomaali waligeed lama gumeeysan @@bukharimohamed3828
Allah ha inoo naxariisto ❤
Boss buugii add bilaawday walker ku dambeeyay ninkii ugu taajirsanaa baabila arkad goormaa noo dhamaystireee
Kaas Laba Cutub Ayaan Kasoo Qaatay Kuwa Kale Ma Qurxoona
qarji jogowe sxb waxa no radisaa buugagta ka hadlayo sida lacagta loo sameeyo❤
Taajir Inaad Noqoto Miyad Rabta
Xidhiidh ka Alle xooji oo istiqfaarta badi Alle idinkii waa taajirine
Wcs wll qarni joog ❤🎉❤
Wuxuu dhintey bishii sideedaad 13keedii 2022 isagoo 90 jir ah. 1984 wuxuu jirey 53 jir
Waa sheeko cajiib ah, qaybta labaad soo daa sxb
Ninka la sawiran Allaha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre, waa Madaxweynihii Romania Nicole Ceausescu.
Markii la dilayey Nicole Ceausescu waxaan joogey Romania weliba caasinadda Bucherest.
Dagaalkaas aad buu noo saamey waayo Ardey baan ahaa waqtigaas.
good job Qarni JOOG no so badi
❤❤❤❤
@ qarni joog
Part 2 sheekadan saxiib
ninkan hadlayo siyaad bare Allah unaxriiste ucod ekaa
Waa asiga walal
Majiro video ilaa wandawaday aad sogalisay sahib lkn shekadi yabooh een ka codsaday wali ka mahayo😊
Yabooh Wali Maba Arage
@@QarniJoog102 skariya osman aaqoray sheko kale oo uleyahay Mar nosodeesay
Muqalka danjirahan
Wuxuu u egyahay
Asalkiisa 🇷🇸 Serbia
Waxaa laga helaa waa Ninka hadlaya tabin tiisa 😊😅😮😢😂😂😂😂😂😂
Been kasta ee lasoo soo sheego oo gaalada noo soo qortey, ayaan qaadanaa weliba waan runeysanaa…cajiib
Thank you
Welcome!
❤❤❤libaaax maxassanid
Adban ugu Helay Ee wa Sugi LA'ahay So Daa Qeybteda Xigta
Ninkiiwax ka burburiyeysoomaaliya warkiisu wax xigmad ah ma leh walaal
🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴
Waa Been la dhisay waxba kama jira waxa laga shekeeya 😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Wcs subx wngsan qarni joog hdii aadan adi lahan aheen waxan ma maqli lahen
😊
Protocolka waxaarada arimaha dibada ee soomaaliya abdisalam Ahmed Liban ee waqtigaas waa xildhibaan Dhabancad ee hada layaqaano
M.a dhiirigaliye ayaatahay
Oo Somalia waagii ay dowlada kajirtay miya ladhihi jiray wadan sabool ah , ileen waligeen sabool ayan aheyn hadii an Somali nahay.
Sawirka kore ee madaxweyne Siyaad ninka la sawiran waa madaweynihii Romania Nicolae Ceaușescu (Nikolaay Shawsesku).
Haa Waa Sawir So Jiidasho
Mashaalah
Caawimada gaalada waa waxa halkaan nadhigay
Haah
Psrt2❤❤
Dabkey Sarantahy
❤scw❤scw❤scw❤
❤scw❤scw❤scw❤
❤scw❤scw❤scw❤
Saaxib buugii guban meeyay
Kanu Ku Xiga
Ninka sawir ka ka muuqda Waa nikolai chesesku of Romania…..
Wll mcn ciise ma dhimn
Inkastoo waa buug wax kuqorn aa akhrinysid
Haa Mahadsanid Waa Sidu Yiri Sorry
Soomaliyry kuwa hada xilka haya saas ba looga sheekayn rabaa
Awalneh
Kumee dee par2
Qarnijoog legend ❤🙏
L❤❤
Soo daa
SOOMAALAAY WAR LA'.
Safiirkii u danbeeyey ee Xamar joogay dhibaatadii uu wadanka u gaystay buugga ma ku sheegay?
Dagaalkii sokeeyey qayb laxaad leh ayuu ku lahaa. Hub ayuu wadanka soo galiyey, wuxuuna u qaybiyey jabhadii USC. Sidoo kale malaayiin doolar ayuu u qaybiyey mucaaradkii iyo jabhadihii dawladda dumiyey.
Waa Part 2
Sidoo kale ninkan wuxuu ka shaqeeyey in uu lacag Malaayiin dollar ah ku bixiyey in Lacagtii Shilin Soomaaliga si hoose looga saaro dalka oo Jabuuti lagu soo gubo. Taas oo dalka gelisay lacag la'aan iyo sicir barar saa'id ah ooy dowladii bixin waaysay mishaarka!
halkaa waxa laga fahmayaa mraykanku inuu unecbaa dawladnimada somalida waxaan cadayn u ah in. xataa aanu zafaafarad kadhisan muqdisho siduu jeclaana way noqotay
Sxb Noo soobadi. Mahad sanid.
Isu ekaa tagtada iyo taaganta?!!
Ummad waligeedba tuugsi ku jirty iyo ajnabi ajandihiisa fushanaaya yaab!😢
Waraa beenta jooji😂
HAa
Beentaa weye siyad barre nin dheer maahayn 5.9 meelahaas bu ahaa ahun