Dhawr Bilood ka hor ayaan akhriyay Buuggan. Runtii xog aad aan uga helay ayaan ka akhriyay, wayna igu soo dhacday in aan la soo wadaago Qarni Joog si uu noogu soo codeeyo laakiin hadana Alle ma qadarin. Mahadsanid Qarni Joog!!! Alle ha ku barakeeyo.
ilaahay hawnaxariisto cabdulaahi cawad si fiican ban u aqaana family ka reer cawad buugan kama xiiso dhaco galab walba o aan shaqada ka imado wan dhegaysta
Aad iyo aaad ayaad u mahadsantahy walal aad baan u raadinayay buugaan mahadsanid walaal cabdi salaan
Ninka sheekada lehna waa nin aqli badan
Maashaa,Allaah.Waa Qiso Ninka Raggaahi Soo Maro...Ruuxa Noloshaan Oo Kale Soo Maraa Waa Qofka,Ugu Naxariista Badan.Uguna Garaad iyo Garasho Fiican...Wuxuuna Mudanyahey Qofkaasoo Kale,in Masuul Sare,Uu Dalka Ka Noqdo...Sida Madaxweyne...Waana La Hubaa,inuu Dalkaasi Horumar Degdeg Ah Gaari Doono.Sida Madaxweynaha Turkiga,Ee Hadda,inkastoo,Uusan Soo Marin iskorisnimada Noocaan Oo Kake,Ah.Laakiin Bal Fiiri Siduu Dalka Turkigu,Ahaa 15 Sano Ka Hor iyo Maanta Sida,Uu Yahey...Aniga Ruuxeygu Nolol iskorisnimo,Oo,Aad U,Adag Oo Dhereg iyo Gaajabale,Ayaan Ku Soo Korey.Ka Dib Markaan Waalidkey Magaalo Ka Galey Anigoo 8 Jir Ah 9 Jirkiina Lacagtii,Aan U Billaabey ilaa,iyo Hadda,Oo,Aan 62 Jir Ahey Waan Siiyaa.
Waa sheeko cajiib ah wax badan ayan ka faa'idey ilahay ha unxariisto qoraagana.
Alle ha unaxariisto Cabdilaahi Cawed wuxu geeriyooday sanadkii 2011 waxan ahaa dadki ka qayb galay aaskiisa
Qoraaga buuga wiilkiisa Cabdishakuur Cabdilaahi Cawed ayaan mudo 8 sano ah isku dugsi ahayn , Darisna waan ahayn
Alle ha unaxariisto Cabdilaahi Cawed waxay walaalo yihiin Ganacsada ka caan ah Magaalada Burco ee Ganacsade Badhabadha
❤😅l
🎉🎉 waar Jaaliyaal muqalkan likta saara araga ayaa malin waaliba Wax wanagsan lanosobahiyaa Ee qof waliba waajibkisa xaguto ayado ay kudhexantahay Xolkarnimo waeade vuuleysta. Somalia xanooolato❤❤❤
Mahadsanid wllka wayn I love this history inoo soo badi wallka 🇸🇴🇸🇴❤
WAA FILM CAJIIB AH.
WALAAHI HAOWL BAA U DHAMAATAY.
LAKIIN WUXUU AHAA NIN ADKAYSIN BADAN.
Warkiin ha Jiro.
Aamiin yaa Rabbi.
❤❤waaaw siddaj aya larabaa muqalki hore madawan madhameysan sababto ah jecel kan lkn lagana cajisaayo❤❤❤❤❤
Mansha allah aad baa u mahadsanthy sxb, waaya aragmimada an ka helay youtube kan waligey ma heleen
Amiin allah ha unaxaristo
Fadlan i sheg musicga qirada leh esaran markey burco so adayan bilawga thanks ❤
Qisadan interdit kalee awey.inchaallah inta kalee.waa sheeko fiican oo aad uwanagsaan mashaallah etc...
Geelashi waa qalad ee Geeli dheh
Buug miisanka culus eh
Mahadsanid wll
😂😂
Waa ka hely sheekadaan wxn xasuusty waayo aan yaraa
Waad mahadsantahey nio sheekooyinkan buugta ah waxna waan ka faa'iidaa hawshana waan ku qabsadaa
Ala lacagteena waagaa maxay qiimo iyo qaayo badaneyd aloow noo soo celi bari samaadkiii amiiiin
Buugani waa buug aad u qiimo badan oo wax badan laga dheehan karo
Magaca cismaan cawed sax wll waad mahadsantahaye waa badha -badha
Waa sheeko aad u cajiiba adigana dedaal bdn gelisay msha Allah
Wll markale & isku soo noqasho wacan❤❤❤
Thank you so much waan kaa sugeynaa insha allh
War soomalidu waxeey kurooneed xiligii eey aaminsaneed ineey ayadu wax qabsato aabkana keheed lkn hada qows walaba oo soomali ah oo aan 4 qofood magala kajirin ama aan dibad kajirino majirto marka qeeyr iyo qasaarana wa akala kulaney
Taarikhda iyo qoryada buugta ay qoran waa muhim mahadsanid
Mahadsanid sxp cabdisalaan xuseen cali👍
Sxb boqor ba thy waa ku raxesta marka dawanayo muqaldada allaha ku barakeyo❤️
Mahadsanid wllo waa buug qiimo bdn
Dhawr Bilood ka hor ayaan akhriyay Buuggan.
Runtii xog aad aan uga helay ayaan ka akhriyay, wayna igu soo dhacday in aan la soo wadaago Qarni Joog si uu noogu soo codeeyo laakiin hadana Alle ma qadarin.
Mahadsanid Qarni Joog!!!
Alle ha ku barakeeyo.
Ilawaadaga Buugaagta Wanaagsan Mahadsanid
Mahadsanid Zzp❤
Mahadsanid wll
Illaahay hawnaxariiso xaaji c.laahi cawad
1m Inad gaadho sida ugu dhakhsiya ha badan ayaaan kuu rajaynayaa wll
ALLAH HA UU NAXARISTO QORAAGI BUUGAN.
wewe Zxp Qli Waa mahadsan Tahy wlhi buugan Ano Niyada Ku haya ayaad soo dhigtay Big fun Bro❤️🫶🏾
Waa sheeko taariirkh leh mahadsanid
0:14 everyday 5km ayan goobta shaqada waligey masaafadii iigu dheered ee an socdo waxay aheed 60 km
hal socod 😁
wake Hele sheekada maugdbinkara dadkale🎉❤
Ha
Wooooow❤ geesibuu ahaaa ninkaas
Madaarood baa ninkaa😂😂😂
Waa garxajis habar yoonis.
Manshallah guul Soomali wayn
Maaashaaaa alaaaah xasuuuus qiiiro leh
Cabdilaahi cawed maxamud . Cabdilaahi lugweyne
Naanaystu sadaa ayey sax ku tahay
Mahadsanid sxb❤
Sheeko xiiso badan aad u cajiiba wlhi
❤️allE ha unaxariiistO
anigu waxaan ahy nin miyi kubarbaaray sheekadaan geela maahan wax macquul ah muxuu yahay geela intaas oo maalmood socoanaya inaba maahan mac quul sheekadaan
Qeybta xigata lasoo dhaqso❤
Mhdsanid hdan awood uhelo ow alle ii ogolaafo waxan isku dayi donaa inan sameeyo shirkad bugaagtan iyo shekadaan ubadasho itus iyo itaabsi oo an ula jeedo shirkad saneysa aflaamta ka hadlaya nolosheena saxda aheyd
Waa Qorsho Fiican
Qaybtii 2aad😢😢😢😢
Waa Jirta Wll
Ustaad mahadsanid
Horay usoco❤❤❤❤
waa sheeko cajib ah.
Wcs wll qali ❤❤❤🎉🎉🎉 haben wanagsan ❤❤❤
Sheekada shilinta iyo geela noo so badi waanba ka heley
Ninkaas waxay is matalaan wlalkay iga yar oo 27 jir ah
Badha badha allah haw naxariisto maal qabeen buuahaa
Badha badha sxb ma reer cawl buu ahaa mise gadhweyn
Gumbuur ayaa ahaaa@@hassanhussein272
Subxaanalaah😢😅
Laaala
Mahadsanid sxp 🎉
Thanks Qarni joog
Aaway maana faay part 12
Buug Hubaal Aan Akhriyay Waxkabadan 3 Jeer
Sxb adigo mahad san so badi sheekoyinka waayo wax badan aad so jirtey waan la socoda sida mana faay iyo qar kale o badan mahad sanid bro asc wr wb
Inbadan waan raadinayay buugan mahad sanid saaxib
Nag Baan mooday laakin
Gobtaageeladhaqada❤❤😂❤😂❤
Mahadsanid sxb
Walal cabdi salan aad baad o mahad san tahay waxan ahey qarabada qortay buugan wana walidkyga ugu dhaw qoyskeyga wana markii ugu horeysay ee aan arkey chanelkga aad baan kaga mahad celineyna wllo anaga qoyskeyga jazakalh khyr 🙏 🫡
Mahadsanid
Sxb badha badha qolomuu ahaa soo odaygii hudheelka cuntada ku lahaa maaha
MASHAALLAH
Sxp codker bad tahy horay usoco 🫡
Ugaaskygiiii horay usoco
Wll sheekada aad bay xiiso u lee dahay la soo dhaqso part 2❤
Sheekada waxaana fahmin noloshisa miyi kasoo bilabatey hadhowna reer miyiga ma aqaani buu leeyahay
Wuu Yaraa Sxb Geel Wali Maraacin 10 Jir Meelahas Ayuu Ahaa 25 Ilaa 30 Sano Na Magaalo Ayuu Joogay Waa Sidaas
60 kii adhiga ahaa ee aabahood udhiibay reerka aaway markuu dhawr ceesaamood dib ugu laba iibinayo
Waa Lixdan Ari Ah Oo Miyi Looga Tegay Laga Yabe Qof Dhaqaleyo In Lawaayay Sido Abaar Ba Leyn Karta
Asc wr wb somali maxamed dheman
Maasha allaah sheekadani runtii way itaabatay 😂 nin miyi iyo markab aadbaad u mahadsan tahay
👍👍👍👍👍👍👍
Wll dhacdooyin sugan, by Salaad Xasan noo aqri in sha Allah.?
@@hfm9834 Waa Buuga Xiga Insha Allah Isgan Diyaris Kuwada
❤❤❤
Waan akhriyey
Wa sheeko cajiiba mahadsanid
Zxb ma jikrar ba ninka u ka kala kacay markabku aniga u maeyay inu yahay jikar
Qarani joogoow "geelashi" maaha ee "geeli" waaye marki aat rabto inaat wadar kadhigto
Wad saxday
Keep going
Laan qeeysta Doonbiralaay waa magac aan aqaano
Noloshii baadiyaha ayn so xasuustay
Ina Keen
Walhi waa sheeko cajiib ah
❤❤❤❤❤❤❤🎉
Oooof caleek❤❤❤❤❤❤❤
zxpayal xaqa muuqaalka iska bixiya
1014
Part labo ku dhaqso wll
6:50 🤣 40 talaabo ayan la qoslay
Bisinka
Caagod meas ustada❤
Waw
Mana fay away qeebteda kale wa sugona
Wey Dhamaty
Yaakhay sheekadii maano faay qarni joog maxaa dhcay??
Wa Dhamaty
Wxd kso xijisa buuga wan ku salmy saaxiib
ilaahay hawnaxariisto cabdulaahi cawad si fiican ban u aqaana family ka reer cawad buugan kama xiiso dhaco galab walba o aan shaqada ka imado wan dhegaysta
Sxb qisooyin badan oo qabyo ah ayaa jira ee soo dha.aystir fadlan mahad sanid