Buugii Uu Qoray Danjirihii Maraykanka Qeybta Part 3

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @SaedJama-li4wh
    @SaedJama-li4wh 17 годин тому +5

    Salada an ilaalino walalayal❤

  • @idirisadankazin4077
    @idirisadankazin4077 17 годин тому +3

    Asc sobadi shekoyonka taarikhda soomaalida❤

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 14 годин тому +1

    Waa barnaamij aad u qiimo badan

  • @ibrahimjan5320
    @ibrahimjan5320 17 годин тому +3

    WAR SAXIIB QARNI JOOG SAFIIRKA MAREYKAN WUXUU SHEEGEY OO DHAN WAA BEEN SIYAAD BARE ILAAHAY HA UNAXRIISTO KITAABKISA GACANTA MIDIG HAKA SIIYO BURBURKA SOMALIA WAXAA KA DANBEYEY MAREYKAN MUWAADIN HADUU JIRO WAA MAXAMED SIYAAD BARE ❤

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 19 годин тому +1

    Lengad Qarni joog guleyso sxb ❤🎉

  • @CabdiCasiis-yt8vp
    @CabdiCasiis-yt8vp 16 годин тому +1

    Sxb waxbadan ayaaad nabartay Maclin guleso❤🎉

  • @Qalanjohiiraan
    @Qalanjohiiraan 20 годин тому +1

    Thanks 3 m ka hor ban fiiriyay Inas so galisay kwrn😂

  • @KAAHIYEGROUP-gi9en
    @KAAHIYEGROUP-gi9en 19 годин тому +1

    Ugaas salama hora u soco❤😮

  • @abwaandhagaafe
    @abwaandhagaafe 19 годин тому +4

    Buuggaani haddii uu yahay Buug jira magaciisa noosoo sheeg hadduu yahay sheeko aad mareexaan ku caayaysaana noo cadeeya 😂😂😂

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  19 годин тому +2

      Safirka KOR ayu Ku Dhegan Yahay

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  19 годин тому

      Mariixaan Waa Qabiil Somalyeed In Kastoo Aanan Ka Dhalan Midka Aan Ka Dhashay Iyo Mareexaan Waa Isugu Keymid Waxaana Aaminsanahay Qabiil Qabiil Ka Fiican Inuusan Jirin Somali Iney Somali Tahay Aniga Wax Baan Aqriyaa Marka Yaanan Qalad La Fasiran

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 18 годин тому +1

      ​@@QarniJoog102aqoonyahan dulqaado soomaalidu waa iska caqabada badantahaye runtii waxaan kaa faa,iidey aqoon aad ubadan ilaa intii aan baraha bulshada kaaga xirmay ilaahay haku sharfo cilmigana hakuu siyaadiyo insha allah, sxb waxatahay qof bulshadiisa wax tar weyn uleh runtii

    • @abwaandhagaafe
      @abwaandhagaafe 3 години тому

      @@QarniJoog102 korkee ku Dhagan yahay walaal Buugga magaciisa english kaa iisoo qor aan raadiyee warkaagu dhan buu u janjeeraaye😂😂

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Годину тому +1

    33:20 waxan so xasustay "kii kuuban k ahan ee "orlando cordoso f..

  • @yousufabdi74
    @yousufabdi74 6 годин тому +1

    Hoggaamiyaha jabhadda ee uu siyaad barre sheegayaa Axmed M.Siilaanyo, Waxa uu waziir awood badan ahaa 1969-1981kii

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  4 години тому

      Haa Lkn Safiir ka Nooma Sheegin

  • @azhrafleo8113
    @azhrafleo8113 17 годин тому +1

    Qarni jogow Afwaynkan waxlagu xasuusto malaha inaga dhaf

  • @abdinasirhashi3588
    @abdinasirhashi3588 Годину тому +1

    Isaaq iyo siyaa bare wuxuu kala qabsaday akhiro ayaa lagu xisaabinayaa

  • @bilalabdi9148
    @bilalabdi9148 8 годин тому +1

    Safiiradda Dhan wax badan ayay qabtaan, lkn somalida waxii la siiya kama Faaidaystaan.

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 19 годин тому +1

    Mahadsanid

  • @GureyIbrahim
    @GureyIbrahim 18 годин тому +1

    Wasiirkaa mesha lagu xusay waa siilanyo

  • @saidhirsimohamud4890
    @saidhirsimohamud4890 16 годин тому +1

    Ma aniga garan qarni jooggan inuu copy yahay uu marin habaabinayo QARNI JOOGGA taariikhihii ay soomaali lahayd iyo hiddaha iyo dhaqanka ay soomaali ku amaanneyd nin wadani ahi nin shisheeye buug uu ku feegaaray waa haddii uu jiro buuggas mahayn inuu sidaan inoogu laxameeyo ogow waxad xummaha oo kali ku sheegayso mahan Allaha unaxariiste maxamed siyaad barre ee waa soomaali wayn waxad meel uga dhactay hana umalayn inan ku hayb ahay maxamed siyaad ee waxaa. Ahay aoomaali soomaali dhalay dhashay ku abtirsada soomaali wayn mahadsanid walalka

  • @NuradiinSalaaf-to3wv
    @NuradiinSalaaf-to3wv 17 годин тому +1

    Qarni joog wax badan baan sheekooyinkaaga dhageystay taariikhda aad ka sheekayso waxaa u badan mid ka sheekaysa maamulkii mudane maxamed siyaad bare marka taas waxaan u arkaa inay tahay mid aad si dadban noogu shubto taariikh xun iyo inuu ahaa madaxweyne maxamed siyaad nin aad u xun balse taas waa iga gadmiweydey fadlan sheekadaadu waa inay dhaaftaa maxamed siyaad waayo siyaad dad buu ka dhashay issaq kaliyana dhib kuma dhicin dowladayna ka tirsanaayen marka dib dambe siyaad meesha ha keenin waa iga talo waayo waxaad ku waayi kartaa dad badan oo kugu xiran maxamed siyaad waa dhintay lkn maxaa ka danbeeyay ilaa maanta dad baana sabab u ahaa dhibka somalia mrk sheekooyinkaagu waa inay noqdaan kuwo dadku wax ka faaiidaan waayo xumaanta siyaad maamulkiisa faaiido nooguma jirto isaaqna dhibka soomaaliya usaaq waa lambar 1 waan haynaa taariikhda maamulkii madaxweyne maxamed siyaad

  • @saidhirsimohamud4890
    @saidhirsimohamud4890 16 годин тому +1

    Waa iga su'aale QARNI JOOG ma labo qarni joog baa mise waa mid yaabaye waa kee kan suugaanta soomaalida inoo soo gudbiyo marmr? warkan warbaa ku sugaa

  • @jawahirweyrah1036
    @jawahirweyrah1036 19 годин тому +1

    Beenlow