BUR BUR KII 1991 IYO BUUGA DHACDOOYIN SUGAN PART 4

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 70

  • @ZeeraaZeeraa
    @ZeeraaZeeraa 25 днів тому +12

    Cajiib hada le soo dhexgaly horaana kaarky kwrn😂ilaa galabtana sheekadi maana fay Baan dhegta kuhaayey kasheeke❤

  • @maxamaddeeqshiqdon2397
    @maxamaddeeqshiqdon2397 23 дні тому +2

    Runtii qofkaas buugaas qorey waa qof qalbi fiican maadaama oo uusan isbadalin

  • @saidabdulla9947
    @saidabdulla9947 9 днів тому +2

    Waa Taariikh Aad U Foolxun Waa Nasiib Daro Dadkii Sidaas Umada U Xasuuqayay Ayaa Dadka Qaar U Yaqaanan Halyeeyo Eeg Dumar Ganacsanay Ayaa Hoobiye Lala Dhacay Iyo Maatp Kale Markaad Baa Lagu Faanaya

  • @akpoiak4549
    @akpoiak4549 24 дні тому +4

    Aad bad u mahadsantahay sxb runti hab tabintaada sheekooyinka inaba caadi maahan guulayso bro

  • @landerbinulandef5p
    @landerbinulandef5p 24 дні тому +7

    34kaa sanno ba waanu idiin ducaynaynay , ilaa yooma haadaa na kamaanu daalin mar qudha ee Rabigeen tubta toosan haydin waafajiyo wllhyo Somaliya,🤲.

    • @amarefaysal1624
      @amarefaysal1624 16 днів тому +2

      Asc farxad bay ii tahay inaan qoraalkaga arko kanaso fal celiyo amase waxku sii daro walaleheen waan u ducaynaa una rajaynaa nabad waarta anagoo ka calool xumaana dhibka kajira dalkeena hooyo somaliya markaan leenahay maaha inaan cid kale nahay ama dal kale nahay isla somaliya ayaanu nahay laakiin qorshe diin laawe iyo fulin siyaasi dhiig miirata ayaa ina kala qaybisay dhul ahaan inkastoo qalbiga aynu kamidaysanay waxaan ku ahmiyaa inay indhahaygu arkaan soomaali oo mida qaarada afrikana katalisa
      Insha allah balse riyo kaliya waxma tarto ficil aynu kudarno
      Sirta burburkeenan waxa ugu weyn inaynu diinteeni fasahaadinay dumarkeenina dayacnay awkaadiina laduubsaday intaas aynu ka hawl galno
      Magacaygu waa cabdi qani kuna magac dheer lixle askar kuna dhashay hargaysa kuna nool I love my somaliya ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maryama1045
    @Maryama1045 24 дні тому +4

    Wala buuga Alki mstaha soodhig mahadsanid

  • @kunciilmedia1973
    @kunciilmedia1973 18 днів тому +1

    Ninka buugan qoray walaahi waa legend

  • @abdifithaahbiibaaye4161
    @abdifithaahbiibaaye4161 19 днів тому +2

    Ninka qoray book gaan hanoolaato ku jiraa isoo ka sheekeenayo waaba emotional caadi ah 😢

  • @AliBinali-fm8sp
    @AliBinali-fm8sp День тому +1

    Walee waqti waa la soo maray

  • @Ahmedahmed_osman114
    @Ahmedahmed_osman114 24 дні тому +1

    Ax waa qiso aad iyo aad u xanuun badan allaah ha u boogo dhayo walaalkeen

  • @gawooweabdi7188
    @gawooweabdi7188 21 день тому +1

    Mahadsanid sxb inkastoo aad naga soo daahisay

  • @NuunkaAbuukar
    @NuunkaAbuukar 7 днів тому +1

    Walaahi waa ilmeeyay😢

  • @LiibanJelle
    @LiibanJelle 10 днів тому +1

    Mooriyaan always Mooriyaan

  • @user-cabdirasaqwadani
    @user-cabdirasaqwadani 24 дні тому +3

    Walahi waxan jeclan lahaa inan lakulmo salaad xasan muuse waayo inta an jooga wadankegu hooyo gaar ahan mogdisho oo kudhashay kuna barbaaray ma maqlin qisadan runtii waxan kadhaxlay dhiiragalin an hore u helin salaad xasan hadii uu noolyahay iyo hadii uu dhintay Eebe ha u naxariisto

  • @mumadabdi2107
    @mumadabdi2107 23 дні тому +1

    😮ad iyo aad wlhi sheko cajiba dalka iyo odayaasha dhibtoda wa sida aad shegtay

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 5 днів тому +1

    80.jir ku dhintay isago kursiga madaxtinimada xoog ku raadsanayay

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 3 дні тому +1

    Kuli waa muuryaan ahaa yeen

  • @rizak898
    @rizak898 24 дні тому +4

    Sidaan usugayey lee lkn hda madhageysanyo bari shaqada ku dhegeysana i.a😂❤

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 24 дні тому +1

      anibo san ku shaqeya lkn dib ayan udhigtay si ay meel fican iiga kala goin mnta oo kali
      past 1 illa 4 isku maray lkn wali meel fican iiga kala go-aysaa
      oo kama daalo sxp 😋

  • @EedoGalado
    @EedoGalado День тому +1

    buuga ma pfd ahaan baa u heysaa numberka la kaala soo xiriirayo aaway.

  • @Aadan-w9k
    @Aadan-w9k 25 днів тому +6

    Mahdsanyhy

  • @adenhassan4254
    @adenhassan4254 21 день тому +1

    Cajiib...daadka haadi ery biil dawlad biila niidam dhoqtaan waxa laka dhaxla masiibooyiinka uu buugan ka waramayo..

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 23 дні тому +1

    WANAAGN ASXAABTA AALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN

  • @شيركوسس
    @شيركوسس 24 дні тому +1

    Masha allaah masha allaah

  • @NajmaAadam
    @NajmaAadam 24 дні тому +2

    Wll aad iyo aad umahadsantahy❤😊

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 18 днів тому +2

    SHARIIF MAXAMED CABDALLA WAA NIN AAD U WANAAGSAN AABAHEY SXBKIISA WAAYE HADA WAA XILIDHIBAAN HAY'ADII هلال احمر امارات

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  18 днів тому

      Masha Allah Ninkas Waa Nin Muhiim Ah

  • @DRCabdiaadanafey-cx8bv
    @DRCabdiaadanafey-cx8bv 6 днів тому

    Geesigii afrika

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 3 дні тому +1

    Hogaami kooxeet dheh

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 9 днів тому +1

    Iyadoo taa la soo maray ayaan weli tuug qabiil ku taageernaa somaliyey

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 18 днів тому +1

    Aadba umahadsantahay wll

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 9 днів тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CaaishanuurMohamed
    @CaaishanuurMohamed 20 днів тому +1

    Wallahi ninso jabay

  • @Muwaxid-x6i
    @Muwaxid-x6i 12 днів тому

    Subxaanalaah wale xisaab waa dambeysa

  • @maxamednuur9376
    @maxamednuur9376 24 дні тому +1

    Waa qiso cajiib ah una baahan in lagi cimriqaaato

  • @DAyax144Jordan
    @DAyax144Jordan 24 дні тому +1

    Woow❤❤❤

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 23 дні тому +1

    AALLAHU AAMIIN

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 23 дні тому +1

    ilaahay somaalia dhibka haka saro

  • @AbubakarMohamed-k6d
    @AbubakarMohamed-k6d 24 дні тому +1

    Mahadsanid

  • @KhalidAbdirashid-o1c
    @KhalidAbdirashid-o1c 24 дні тому +1

    Zxp xoga waa nagala so daahday

  • @CandhufWeyne
    @CandhufWeyne 17 днів тому +1

    Nin adag oo tijabo bdn somaray

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 16 днів тому

    Buuug musiibo kusokomay 😢

  • @najiibcabdi4735
    @najiibcabdi4735 24 дні тому +1

    Dagaladii 2006 ilaa 2012 ayaan ka sugenaa maxkamadihii isbahesiga ilaa arsinal o dhamestiran insha allah

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 21 день тому +1

    Waxan moodaye inada tarikhidi nada maraxun jaralacaydiid waxakaqorata

  • @AhmethANJ
    @AhmethANJ 24 дні тому +1

    Aad bad U MahadsantaY Sxb

  • @Maryama1045
    @Maryama1045 24 дні тому +2

    Asc

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 8 днів тому +1

    BOQOR MUSE SUUDI XAJI YALAXOW👻🥶

  • @CllaahiNuur-l3f
    @CllaahiNuur-l3f 21 день тому +1

    Alarunbadanaaaaaa

  • @shamsofarasle8198
    @shamsofarasle8198 16 днів тому +1

    Buuga maanafaay xaggee kuheli karnà

  • @ApdinasirMaxamad
    @ApdinasirMaxamad 8 днів тому +1

    ilaa hantida umada Soomaaliyeed Ee sida xaqdarada ah xamar loogu haysto looceliyo dadkii lahaa kadbna laisCafiyo,waxhagaa gayaa majiraan,

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 21 день тому +1

    Alle ha UNAXARISITO madaxaweni sida nafa hurida aha nogatuuray taliskii dhigiyacabka aha ee siyadabare😂

  • @CabdirisaqAhmed-r6x
    @CabdirisaqAhmed-r6x 24 дні тому +1

    Sxp adoo mahadsan haddan whsts app kaso qabto ma pDf baad isiin mise kula hayso

  • @dhamme0
    @dhamme0 24 дні тому +1

    Sxb buuga Aanadii nageeye noogu xigsii marku kan dhamaado

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  24 дні тому +1

      @@dhamme0 Qoraaga Inan La Hadlo Waye

    • @dhamme0
      @dhamme0 24 дні тому

      @@QarniJoog102 i.a wan kusugeynaa hawshaa noo gal

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 24 дні тому +1

    Sxb abdisalan qarni joog aad bad umahadsantahay teda kale sxb inad laso dahday bad moda sxb Malin dhaf kadhig hadiba macqul tahay

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  24 дні тому +2

      War Nio Mahadsanid Tan Kale Buug Raadinta Iyo Aqris Ka Buug Fcn Ayaa Dhib Ah Ma Sahlana

    • @mr.seegaro7871
      @mr.seegaro7871 24 дні тому

      @@QarniJoog102 okie mahadsanid sxb lkn sxb si waliba ha ahate no fududey

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 21 день тому +1

    Balase wanakanaxay wayahaga muqudisho wanay jiriteye wayahasi waxan kunola somaliland

    • @ghst4487
      @ghst4487 8 днів тому

      Idinka neh hada umada masaakiin oo sool dagan daarood neceeb dartiisa baad hub weyn kula duacdeen

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 12 днів тому

    Waxaa dagnee soonakeey waxaan xasuustaa dagaalkaas xaafada dhan anaa naga ku soo harnay waxaa nagu soo dhacay fooriyoow afar mar aakhir waxaa noo imaaday janaralka isagoo leh maxa u qaxi weysen isagaa gaari xaajiyad noo keenay firimbe yeeriyay dagaal joojiyay dagaal maalinta la iska dagalayo habenkina sagaarka laga qaadanaayo ayuu ahaa 😂😂😂

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 23 дні тому +1

    Nabsigii xasuuqii Burco, Gabiley iyo Hargeysa ayaa idin heley oo wali haddaa idin haysta

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 9 днів тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war waxaasbuug uma naqaane wax sheeg kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk beenaale beenaale dhalay dalkan wixii la rabay waa laga fushaday waxay doonayeen

  • @samiiraabdulle3523
    @samiiraabdulle3523 23 дні тому +1

    😮s'annonce.iyo.shiibiise.iyo.bandhere.ware.waxase.waa.lugta.ad.kabilado.shibiscus.aya.bakaro.lug.iNadal.sonoqoneso.adan.uu.malen