NAIMA MIYAA SHAQADA UDIRTA NINKEEDA MOHAMED?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 тра 2024
  • #aaramoow

КОМЕНТАРІ • 62

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 Місяць тому +6

    Nolol waa Tan maasha Allah Tabaarakalah ,

  • @ashunihaaji8422
    @ashunihaaji8422 Місяць тому +2

    Maasha allaah 🎉❤
    Nuur callaa nuur allaah ha idiin xafido uqti qaali cadowgiin caqta hoos
    Hore socod wanaagsanoo wacan🤲🤲🤲🤝 habeen wanaagsan macal asxapta

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 Місяць тому +3

    Naciimo aniga waxaa u bixin lahaa (KULMIYE )sababto ah meel dhar lagu waro bas ma'ahan waa mel harsi ku fiican gurigana view qurux badan u yeelay ,kalarkana masha allaah waa kalar munaasab ah .

  • @khadraali5890
    @khadraali5890 Місяць тому

    Mashallah allaha nixifdiyo nolosha allaha nibarakeyo nacaima iyo maxamed dhaman carurta❤❤❤❤

  • @nasraaxmed6598
    @nasraaxmed6598 Місяць тому

    Maash Allah ❤ in ciyaalka wax labaro inat ayaa yara yihiin

  • @user-mw8fo2vi8s
    @user-mw8fo2vi8s Місяць тому

    Masha alaah maxmed gurigiisa ayuu kasheqeynooyaa illaah xoogiisa haubarakeeyo naciimo dhirta kaneeco meyleedahay

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 29 днів тому

    Masha ALLAAH shaqada ALLAHA idin fududeyo cafimaad kucuna ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iftinfarah6010
    @iftinfarah6010 Місяць тому +2

    Naciimo abaayo allaha ku barakeeyo ninkaad waa aqoon yahaan snags waxaan ku bixiinaa shaqadaas lacaag baadaan marka abaayo shaqo kuma diliine reerkiis ayuu lacaag u baajiyaay waxaan arkaay hoyo iyo sabotage sugaayo wac farsamo yaqaan sugaayo in guurigiiso loofa shaqeeyo waxaan qof kasto uu shaqeeysto cuurtaan aad barto si uu Bari maarkaad duqoowdo ku xafiido

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Місяць тому +3

    Mashaa Allaah. ILAAHOOW reerkaan barakeeh. Horaa loo yiri SACABADAADAA BIYO LOOGA DHERGAAH Shaqona waa isla qabasho qof kasta oo reerka ka mida waa inuu shaqada geeskiisa ka qabsado si natiijada loo gaaro. Xitaa. Yiniista reerka ugu yar kaalinteeday leedahay Maasha Allaah horey u socda walaalayaal

  • @najmamahamed7585
    @najmamahamed7585 Місяць тому +2

    Masha Allah abaayo Naciimo fidiyoyadada Hooyo ayaan lawadaga wan jecelahay wana dawada hooyo ayaan ku dhahay hooyo familkan Alle ha ka hayo il xaasiid hooyo ayaa idhahday qof quraan saas u aqrinayo ma il xaasiid qabanayo Allah ha xafido

    • @aaramoow
      @aaramoow  Місяць тому +2

      Najma aad ayaad u mahadsan-tahay hooyane iigu salaam!

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому

    Manshaallah mahamed gurigisa u shaqeyay maxaa ka fican alah u barakeyo xogisa alxamduillah waa idin sallamay rer Aaramow

  • @FartunXasan-ks8rv
    @FartunXasan-ks8rv Місяць тому +1

    masha allaah

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 Місяць тому

    Shaqada bes kadheh aaa hhh .. horta aad ban idin salamey ta2d anu waxan ugujawabaya qofkaas nacima nin ragg ah ayey isku ogeed kolkey dur cidla ah dageysey maasha allah tabarakallah horey usocda qoys aad loogufarxo allahuma baarik 😊😊😊

  • @deqa868
    @deqa868 Місяць тому

    Mashalahaa Mashalahaa beautiful family war shi baxar ka bada gadaashedi hadhaho Mashalahaa family kaan❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Місяць тому +1

    Masha allh family ku dayasha mudan baa tihin maxamad waa aabo ilaahay xifad iyo maskax isugu daray masha allh kaasoo kalaa aabo lagaa dhahaa allha idn dhawro

    • @aaramoow
      @aaramoow  Місяць тому +1

      Aamiin, mahadsanid!

  • @taajirmohamed3355
    @taajirmohamed3355 Місяць тому +2

    Ma ansha Allaahu Tabaarakalaahu

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 Місяць тому +1

    Masha alaah xoigisa alaha ubarakeeyo maxamad

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 Місяць тому +1

    Maasha allaah maxamed xoogiisa allaha u barakeeyo dhamaantiina caafimaad iyo farxad ku noolaada

    • @aaramoow
      @aaramoow  Місяць тому +2

      Aamiin mahadsanid walaal!

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 Місяць тому

    Waxan hubaa hadii aad qurbo ku nooshahay Habkaan u noolow. Hadii kale hee Jucjuc iyo aah uuh ,lee ku jiree iyo murqaha oo ku dabca sida aniga oo kale 😂😂😂 ,I hope inaan idin soo booqan lahaa ,muuqaaladan waa ku laalaabta daawashadiisa waaba Stress Free.
    Horu socod wacan dhamaantiin ,Alle ha idin Amaansado.

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 Місяць тому

    Mashalaah tabarak familkan guruxd badan aan dhehno Mashalaah hadi ded is haysta o nolasha isku fahmay haday jiran nagaan fakanaya hadi kuwa ges ges ah jiran hadaed kama deyno abayo horay usocda dhulka taka tako

  • @muniraabdirahman4759
    @muniraabdirahman4759 Місяць тому +2

    Wlhi beenta ma ahan mid guriga noo joogo 20 jir eh baaquli iyo bakeeri makala yaqaano mamoyinka wiilasha dhowra oo haleeyo 🤦🏼‍♀️

  • @qaasimmahdi1079
    @qaasimmahdi1079 Місяць тому +1

    Masha Allah

  • @qeertasheeq608
    @qeertasheeq608 Місяць тому +1

    Maasha allah

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v Місяць тому +1

    abyo waxa tihiin famil is cawiyo masha Allah iskaashato ma kufto illahey ha idin xifdiyo ♥️♥️

    • @aaramoow
      @aaramoow  Місяць тому +1

      Aamiin mahadsanid!

  • @hanefa283
    @hanefa283 Місяць тому +1

    KA ALLAH MAGAN 15 JIR IN AAN UQOBEYNO WAABA QOF WEYN

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj Місяць тому +1

    MashAllah kunoolada farxad iyo reyn reyn Micraj yariisey mac an siiyay gabadheyda sobarbaar

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Місяць тому +1

    Masha allaah ❤

  • @hodanjama4361
    @hodanjama4361 Місяць тому +1

    Masha allah

  • @miskiin236
    @miskiin236 Місяць тому +2

    Allaahumubaarik!
    Maxamed weliba cunto karintana khatar buu ku yahay.

    • @aaramoow
      @aaramoow  Місяць тому +2

      Haa Xirfadihiisa ayay kamid tahay!

  • @user-pm7cr6pd1o
    @user-pm7cr6pd1o Місяць тому +1

    Wcs abayo masha Allah hambalyo

  • @Aragsame334
    @Aragsame334 Місяць тому

    Mnshallaha ❤❤

  • @user-np6ij6gm5v
    @user-np6ij6gm5v Місяць тому +1

    Maasha allah ilahey haidiin barakeyo howsha alaha idiin fududeyo 👍❤

    • @aaramoow
      @aaramoow  Місяць тому +2

      Aaamiin shukran!

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Місяць тому +1

    MAASHA ALAAH. ABAAYO
    SHAQADA. WAA LAKALQEYBSADEY. HOWSHA.
    MAXAMED. KALIYE. LOOMA. DHIIBO
    AR. UMADAN. DHIB. BADANA

    • @aaramoow
      @aaramoow  Місяць тому +1

      Waxaa laga yaabaa qof cusub inuu yahay!

  • @user-mf4dd2bh5c
    @user-mf4dd2bh5c Місяць тому

    ما شاء الله الله يحفظها يا رب❤❤

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 Місяць тому

    💚💚💚💚💚💚💚

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Місяць тому +1

    Masha allha abayo allha hadin barkeyo adiga iyo qoskaga xbtiiii

    • @aaramoow
      @aaramoow  Місяць тому +2

      Shukra walaal qaali!

  • @hanefa283
    @hanefa283 Місяць тому +2

    Cadaanka 100/100ayagaa waxooda sameysto lkn soomali baati wey kajilcan yihiin marabaan

  • @user-zm6yi8uu7o
    @user-zm6yi8uu7o Місяць тому

    Abyo ilmaha xiliga howsha la baro noogu faa idey waa ubaahanahay

  • @taajirmohamed3355
    @taajirmohamed3355 Місяць тому +2

    Waxauu mudan tahay in lagu teydo

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Місяць тому +2

    Lo'daas cowska daaqeyso carafteeeda waa iska cadahay , tii dhashay Umul fiyoow Allaha ka dhigo.

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Місяць тому +1

    Kkkkk

  • @Anzal222
    @Anzal222 Місяць тому +1

    Naciimo geedaha sidaas u qurxan markuu baraf noqdo dhulka maxaad sameysaan

    • @aaramoow
      @aaramoow  Місяць тому +1

      Geedaha kuwee??

    • @Anzal222
      @Anzal222 Місяць тому +1

      @@aaramoow waxaan ka wadaa beerta dhan barafka soow ma qalalaayaan

    • @aaramoow
      @aaramoow  Місяць тому

      @@Anzal222
      Anzal dhirta, intuusan barafka imaanin ayay bislaaneeysaa waa lagooynayaa, inta kalane barafka wuu ku da,ayaa markuu barafka dhamaado dib ayay usoo noolaanayaan saas waaye!

    • @Anzal222
      @Anzal222 Місяць тому

      @@aaramoow masha alah ilahay ha idin barkaeyo

  • @iftinfarah6010
    @iftinfarah6010 Місяць тому +1

    Naciimo abaayo allaha ku barakeeyo ninkaad waa aqoon yahaan snags waxaan ku bixiinaa shaqadaas lacaag baadaan marka abaayo shaqo kuma diliine reerkiis ayuu lacaag u baajiyaay waxaan arkaay hoyo iyo sabotage sugaayo wac farsamo yaqaan sugaayo in guurigiiso loofa shaqeeyo waxaan qof kasto uu shaqeeysto cuurtaan aad barto si uu Bari maarkaad duqoowdo ku xafiido

    • @aaramoow
      @aaramoow  Місяць тому +1

      Haa sax waaye!

  • @user-zm6yi8uu7o
    @user-zm6yi8uu7o Місяць тому

    Abyo ilmaha xiliga howsha la baro noogu faa idey waa ubaahanahay