CIID WANAAGSAN! MARKII UGU HOREYSAY OO AAN BAADIYO KU CIIDNO!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • #aaramoow

КОМЕНТАРІ • 76

  • @jinikosjinikos5374
    @jinikosjinikos5374 5 місяців тому +8

    Asc sister well done u your family long life i like all year videos keep going one day 5milion views inshallah

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +2

      InshaaAllaah walaal aad ayaad u mahadsan-tahay!

  • @maryamocabdiraxman
    @maryamocabdiraxman 5 місяців тому

    Mansha allah

  • @maryanahmed4477
    @maryanahmed4477 3 місяці тому

    M.a wlh funny illahey walidkey haunaristo

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 5 місяців тому

    Asc wr wb CIID MUBAARAK Abaayo. ❤❤❤❤❤

  • @Caaisha..
    @Caaisha.. 4 місяці тому

    MashaAllaah shib iska dheh waye Allaahumma baarik ❤❤❤

  • @najmamahamed7585
    @najmamahamed7585 5 місяців тому

    Asc Reer Aaramoow wan idin salamaya Abaayo Nacima xaladina ma ficanyihin xagee ka dhacdeen??

  • @فرححسن-ش8ق
    @فرححسن-ش8ق 5 місяців тому

    Asc ciid. Mubaarag xbbti

  • @fatmabuffallo4095
    @fatmabuffallo4095 5 місяців тому

    Asc maasha Allah intaan macmacaan caadi maahan😊

  • @MedLandry
    @MedLandry 4 місяці тому

    Ciid mobaruk

  • @mariamhassan5062
    @mariamhassan5062 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 5 місяців тому +3

    Masha ALLAAH nacimo gabar waxa tahay qalbi furan ALLAAHA idin ku aman sado mesha joktan wallashey cafimad kucuna

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      UmuIsra walaal waad mahadsan-tahay Allaha ku sharfo Ciid wanaagsan!

  • @zamzammahamud7745
    @zamzammahamud7745 5 місяців тому +1

    Maasha Allah maasha Allah Allaha idiin barakeyo abaayo

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 5 місяців тому +2

    Masha allah
    Eid mubarak.

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 5 місяців тому +1

    WID MUBARAK. FAMELY.
    AARIMOW. FAEXD KUCIIDA❤❤❤☪️☪️☪️☪️

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 5 місяців тому +1

    Maasha alaah habbo naciimo Ilaah hakuu barakeeyo Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi adiga familka reer aaramooy guuuuul baan idiin rajeen insha alaah asc

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 5 місяців тому +1

    عيد مبارك نعيمه❤❤❤

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 5 місяців тому +1

    Aamiin Aamiin Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 5 місяців тому +1

    Eid mubarak masha allah ❤

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 5 місяців тому +1

    Eid mubaarak

  • @souadyacin9710
    @souadyacin9710 5 місяців тому +1

    Eid Mubarak, Masha Allah waan indin salaamayaa dhamaatiin

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 5 місяців тому +2

    Naima qof hilibkaas arkay diet waaba hilmaamaa Allaha idiin daaweeyo , maxamed cook buuxo waaye Naima Adiga buugaaga iyo.Qalinkaaga iska wado kkkkk

    • @sacdiyosacdush8729
      @sacdiyosacdush8729 5 місяців тому +1

      😊❤❤❤

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      kkkkkkkkk, qalinka qaado qeerkaada aad dhaaftidee quruxeey qaxwada anigaa kuu karinayo ayuu marwalba idhahaa Mohamed. Nafaqo iyo Nasiina iskuugu keey daray markaasaa midkasto HABARYAR igu tiraahdaa kkkkkkkkkk, aad ayaan kuu salaamayaa walaal Hamdi Ciid Mubaarak!

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 5 місяців тому +2

    Wcs masha Allah ciid wanaagsan, masha Allah Allah ha idin barakeeyo Aamiin, waan idin salaaney caruurta waan salaaney Allah ha xafido, ciidaan ciideda nabad iyo caafimaad Allah ha nugu gaarsiiyo Aamiin, inta aan haysanin Allah ha siiyo Aamiin, waalidiin- teena Allah ha u naxariisto janada Allah ha nugu kulmiyo Aamiin, masha Allah maxamed waan salaaney Allah ha xafido Aamiin Eid mubaarak shukran!

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      MaashaAllaah walaasheey aamino muddo horre igu kaa danbeeysay, sidii tihiin dhamaan familka waaan idiin salaamaynaa, waalidiinteena Allaha u naxariisto aamiin, Ciid wanaagsan!

    • @aminaahmedmohammed1056
      @aminaahmedmohammed1056 5 місяців тому

      Aamiin shukran xabibti anagana waan idin salaaney Allah ha idin barakeeyo Aamiin ya rabi, waa run waqti badan aan maqnaa shukran waan nabad qabnaa Alxmdulillaah , cibaadada aan soo sameyney Allah ha naga aqabalo Aamiin, waalidiin- teena Allah ha ugu naxariisto sida ay noogu soo naxariisteen Aamiin yaa rabi, ganacsiga cusub aad bilowdeen Alaahumaa baarik Aamiin wax ka badan waan sugeynaa inshaa Allaah, kartida waan idinku ogeen masha Allah mahadsanid !

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 5 місяців тому +1

    Mashallah ciid mubarik 🎉🎉🎉🎉

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 5 місяців тому +1

    Ciid mubaarak ciid wanagsan nacima hooyo ALLAAHA unaxaristo cafimaad kucuna adiga iyo micraj wan idin salaamay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Wcs walaal aad ayaad u mahadsan-tahay aamiin Allaha u naxariisto waalidiinta intii dhimatay, inta noolna caafimaad Allaha siiyo Aniga iyo Micrajna waan kusalaameeynaa!

  • @sagalahmed5110
    @sagalahmed5110 5 місяців тому +1

    Mansha allah ❤

  • @naimohussen380
    @naimohussen380 5 місяців тому +1

    Masha Allah

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 5 місяців тому +1

    Maansha Allah Tabaaraka Allah

  • @rowda318
    @rowda318 5 місяців тому +1

    Mashallaah tabaarakallaah

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 5 місяців тому +1

    Ciid wanaagsan Naima iyo dhamaan Maxamed iyo caruurta , Naimay cidina caatoobi meyso maa leedahay maxamadow xaajiyadaada nafaqeyso hahahaha.

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Walaasheey Hamdi Ciid Mubaarak, dhamaan adiga iyo familka caruurta waalidka aad ayaan idiin salaameeynaa mahadsanid, haa cidna caatoobi meeyso dhowr maalmood dhowr bilood ayaan Mahamed iyo caruurta col kaqaadaa cuntadooda diidaa xoogaayaa iga soo dhaco hadane anigaa dhax rafanaayo ayaan arkaa, Ciddaan cayilkeey igu soo hogaamiyaa!!

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 місяців тому +1

    Manshaallah tabarakallah ciid wanagsan rer Aaramow halan ka badana nacimo miiska waa buuxa dukanka miyaa 😍🥰🤣Alxamdulilah

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Dahabo dukaanka miyaad kasoo gadeen maa kawadaa??

  • @luulabdi6273
    @luulabdi6273 5 місяців тому +1

    Mashaa allaah allaahumabaatik sifiican ayaa sameyseen idinkoo kale Allaha badiyo ciidmubaarik kullu caam wa antom bikheyr ❤🎉🎉

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Luul walaal waad mahadsan-tahay Ciid wanaagsan!

  • @SahroSiciid-zx7yz
    @SahroSiciid-zx7yz 5 місяців тому +1

    Eiid wanaagsan Aamiin

  • @naziaosman7776
    @naziaosman7776 5 місяців тому +1

    ManshaAllah Abayo qof mausamenkarta hadusodalbado

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Walaal howlaheeygaa badan, inshaaAllaah haddii aan firaaqo helo waan kuu sameen karaa!

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 5 місяців тому +1

    Ciid wanagsan

  • @Marymaabdi4444
    @Marymaabdi4444 5 місяців тому +1

    Maasha allaah naciima warunta hadiyadu Waxabey badasha waxa lagayaba iney qaar saas kumuslimaan sharaf iyo cisiku noo laaxada inti nololi jirto ciid wanagsan

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      MaashaAllaah aamiin mahadsanid walaal Maryam Allaha ku xifdiyo!

  • @nastexaqali9503
    @nastexaqali9503 5 місяців тому +1

    Asc ciid mubaarak reer mohamed iyo reer aaramow ciidaan ciideeda khayr iyo barako alaha na gaarsiiyo amiin yaarabi waalidiinteen dhimatay alaha u naxariisto kuwa noolna khayr iyo barako alaha siiyo ❤🌺🎁🍬🌺❤️

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Aamiin Nastexa aad ayaad u mahadsan-tahay Ciid mubarak walaal!

  • @HindamohamedHindamohamed-zm7yg
    @HindamohamedHindamohamed-zm7yg 5 місяців тому +1

    Mashallaah

  • @farhiafarah4694
    @farhiafarah4694 5 місяців тому

    masha allah waxaad gashen numbar one cuntadii ciida ee familiyada

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 5 місяців тому +1

    MashAllah heer Aramoow dad sharafle ayatihiin ar ana inan deris idinla ahaa fiicned Nimcoy MashAllah Maxamed waa nin akhyaara kheyr Allaha siiyo

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Walaal Maria aad ayaad u mahadsan-tahay waaan is arki doonaa inshaaAllaah!

  • @sulekam1806
    @sulekam1806 5 місяців тому

    Asc abayo ciid Mubarak masha allah waa wax fiican in Daris ka saas oo kale la sameeyo waxaa mataleesaa soomaali hadana muslim well done allah xooga ha idiin barakeeyo caafimaad ku cuna

  • @AminaAhmed-v4r
    @AminaAhmed-v4r 5 місяців тому +1

    Ciid mubaarak naciimo adiga iyo familkada nabad iyo farax insha allah ❤

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Mahadsanid walaal Ciid mubaarak!

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 5 місяців тому

    Masha alaah waaidin salaamey reer aaramoow ciid mubaarak❤❤❤❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 5 місяців тому +1

    Ciid mubarak naciimo adiga iyo family dhamaantiin

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +2

      Ciid wanaagsan walaal mahadsanid!

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 5 місяців тому

    Ciid Wanaagsan Ciidan Ciideeda Ilahey nabad iyo ciono hanagu gaarsiyo iyo ciida kalo badan Aamiiiiiiin

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 5 місяців тому +1

    Ciid wanaagsan. Ilaahay ha idiin barakeeyo

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Mahadsanid Ciid wanaagsan!

  • @Sanriom3lody
    @Sanriom3lody 5 місяців тому +1

    Amiin xogisa allaha ubarakeyo

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Aamiin Mahadsanid!

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 5 місяців тому +1

    Ciidmubaarak farxad ku ciida ❤❤

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Mahadsanid!

  • @Sanriom3lody
    @Sanriom3lody 5 місяців тому +1

    Mashallah dacwada kamid tahay ajar allah niga siyo

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Aamiin mahadsanid walaal Ciid Mubarak!

  • @faadumocabdiqaadir9140
    @faadumocabdiqaadir9140 5 місяців тому +1

    Ciid wanaagsan walal naciima adiga iyo qoyskaaga

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Mahadsanid walaal Ciid wanaagsan!

  • @fartunmohamed1848
    @fartunmohamed1848 5 місяців тому +1

    Masha allah ilaahey ha isi kiin deysto

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Aamiin mahadsanid!

  • @fartuunsiidcali-ks2qh
    @fartuunsiidcali-ks2qh 5 місяців тому +1

    Ciid mubaarak abay naciimo

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Fartuun Siid Cali mahadsanid walaal!

  • @Sanriom3lody
    @Sanriom3lody 5 місяців тому +1

    Mashallah ciid wanagsan dhaman familka

    • @aaramoow
      @aaramoow  5 місяців тому +1

      Mahadsanid walaal Ciid wanaagsan!