WAXAAN DAREEMAYAA NIYAD JAB!! HOOYO MARKAAD TAHAY WAA ISKA SIDAAN!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • #aaramoow

КОМЕНТАРІ • 6

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 4 місяці тому +1

    Masha ALLAAH nacima ALLAHA kubarakeyo runti wad wanisay wad nadhira gelisay Ajir ALLAHA kasiiyo walashey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @drhamdiaahmedhakso9626
    @drhamdiaahmedhakso9626 4 місяці тому +1

    ‏asc number ka eso qor abayo waa xamdi axmed masar

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 4 місяці тому +1

    Wcs masha Allah waan ka qaadaney anagana waan salaaney Allah ha idin xafido Aamiin ya rabi, howsha aad haysaan Allah ha idin fududeeyo waqtiga Allah ha kuu barakeeyo Aamiin shukran, Hooyo Zeynab Allah ha u naxariisto janada Allah ha ugu bishareeyo Aamiin ya rabbi, walaalayaal aan u duceeyno naciima iyo caailadeeda in uu Allah barakeeyo insha Allah mahadsanid !

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 4 місяці тому +1

    Waa inaan kuu mahad celiiyo Wax badan baan kaa bartay, Ilaahay kheyr ha ku siiyo 🤲🏾💯🩷

  • @Marymaabdi4444
    @Marymaabdi4444 4 місяці тому +2

    Thank you very much 👌👌🌹🌹❤️

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 4 місяці тому +1

    💓masha Allah