"CARUURTA SOOMAALIDA AYAY GAALADA U GEEYSAA, WAALIDKOODA AYAY KUDIRTAA", YAAB BADANAA!!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лип 2024
  • #aaramoow

КОМЕНТАРІ • 63

  • @halimodm
    @halimodm 2 дні тому +14

    Sax abaayo, dadkeena wax looma sheegi karo. Aniga xanaanad ayaan ka shaqeeyaa, markaad dhahdo cunugaada, waxii kamaqan u keen. Jawaabtooda waa gaalada hanagu dirin😢 aniga xabiibo waan fiirsadaa, Masha Allaah. Adina guuleyso abaayo. Micraag yareey mac ii sii❤❤❤❤❤

    • @maskonmask9265
      @maskonmask9265 2 дні тому +3

      Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @aaramoow
      @aaramoow  2 дні тому +7

      Haa waan kawarqabaa anigagaa xanaano kasoo shaqeen jiray, adigiyoo hageeysid difaaceeysid waxwalba fahansiinaya ayay shoog qabaan. Caruur qaboobahaan sigsaan kufilan wadanin dhardhaxan fiican wadanin gacno qafiif kabo aan qaboowga kacelineeynin hoos markaad wax ugu sheegtid kaama qaadanaayiin ama weeyba kuyasayaan, ilaa loogu celceliyo dadkina waxaa lagu dhahaa adigaa isku luqad tihiin ma u sheegi kartaa ilmahaan yari dharkaan ma anfacayaan! yaab Waan kusalaamayaa walaal!

    • @halimodm
      @halimodm 2 дні тому +2

      Waan kaa qaaday walaasheey ❤❤❤❤ intii hormarka jecel Allaah ha u sahlo ❤❤❤❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 19 годин тому +3

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw ❤

  • @fadumakherow4050
    @fadumakherow4050 2 дні тому +8

    Wax wanaagsan ayay u sheegtay lkn yaa fahmaayo xabiibo waa gabar wanaagsan allah xafido adigana naciimow guul iyo gobnimo ❤❤❤❤❤❤

  • @qoranqaali7618
    @qoranqaali7618 2 дні тому +7

    Allaha noo badiyo hooyooyinka dadaalaya oo ku dashada mudan
    Runtii adiga iyo xabiibo kudashaa mudantihiin
    Maashaa Allah Allaha idiin siyaadiyo

    • @aaramoow
      @aaramoow  2 дні тому +2

      Mahadsanid walaal!

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 2 дні тому +5

    Maasha allah xabiibo wa hoyo dadaleysa fariid ah hore usoco leeyahay ... jasaka allahu khyran nacima walal ❤❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 19 годин тому +1

    Subxanalah gabadhaan waa gabar fiican waa xabiibo cadow

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 2 дні тому +2

    Somalida qaaar dagdag baa ku jira walhay Habiibo waa maskiin waa hooyo karti badan fiican masha allaah ❤cadawga allha ka baqto 😢

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 2 дні тому +4

    You are right 💯 Somali wa xasid mana jecla qof horey usocda jilaafo bey udhigaan. Yahuu dheh Somali

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pd День тому +1

    Xabiiba gabadh karti badan baan u aqaan caruunteeda si qurux badan u korsata

  • @farhiyasodal
    @farhiyasodal 2 дні тому +4

    Waa qof wanagsan whi intan arkay masha Allah

  • @nurtaomar6698
    @nurtaomar6698 2 дні тому +1

    Asc abaay waa idin salaamey adiga iyo familkaaga quruxda badn ilaahey ha idin xifdiyo ❤
    Waa runtaa hadaad hore u socotid waa lagugu mashquulaa 😊ilaahey sharkooda hanagaqabto. Keep goin Naciimo walaal aan wax badan ka faaidey runtii aa thy Ilaahey haku barakeyo❤mcnto 😊

  • @user-sl5jd3rx3g
    @user-sl5jd3rx3g 2 дні тому +1

    Masha Allah

  • @Manabiiculkhayr
    @Manabiiculkhayr 2 дні тому +1

    Mashalaa waa word wax ku oola khayr alle haku siiyo

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 2 дні тому +2

    Asc wr wbt
    Sister qali Alle wu xarimey
    Dulmiga,walciyaadu billaah

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh День тому

    Asc abaayo dadiiqnimadaada jannada rahmaaan allá hakugu geeyo waxaa tahay qof daacad ah mashaallaah ❤❤❤❤❤❤

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 2 дні тому +2

    Mashallah amen amazing 👏 ❤❤❤❤❤❤

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj 2 дні тому +2

    Waa naago walan oo dad dawado wayey waxaas oo dhan waxey u samey nayan waa views raa dis hush xabibo cadow waa hoyo intaas oo caruura yurub ku heyso masha Allah hadane jamacad dhigato Masha Allah alhuma barik

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 16 хвилин тому +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 дні тому +2

    Subxaana llaah maxaa qaldan gabadhaan waa gabar fiicane

  • @omermhd985
    @omermhd985 2 дні тому

    Mashaa allah umi mariyama barakalah fiiki runta ayaa rabiga kugu jeceyl kutoosi siradtu mustaqiima dadka daalaminta ah

  • @user-hj7vz8gk8r
    @user-hj7vz8gk8r 2 дні тому

    Masha allah walashay waad mahadsantahay horta hadaad walasheen xabiibo cadawga aad kaa dhicisay wlhi xabiibo waa hooyo dadaalausa oo kartii badan masha allah ilahay haw siyadsho siday familkeeda iyo nafteeda ugu dadaalayso wlhi xabiibo waa qof ku dayasho mudan masha allah ❤❤❤

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v 2 дні тому

    abyo naciimo runtada wye Jazakallahu kheyr❤

  • @AsmaAbdulqadir-lw9yy
    @AsmaAbdulqadir-lw9yy 2 дні тому +1

    Xabiibo hooyo wanaagsan ookarti leh maanshaalaah soomaali qaraar

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 дні тому +2

    Masha allha abayo shukarn

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t 2 дні тому +2

    Xabiibo waa ba gabadha aan ujeclaha gabdha jooga jarmalka hoyo diin kamuqato iyo karti ismalihi waxaas ayaa kasuurtooba

  • @khadraabdikhadar166
    @khadraabdikhadar166 2 дні тому +4

    Asc abay nacimo waxan ku faraxsanahay channel ka inu gaaray 7 000 anigana 11 marku mararayey ayan saaray alxamdulilah

    • @aaramoow
      @aaramoow  2 дні тому +3

      MaashaAllaah Allaha ku xifdiyo shukran!

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 2 дні тому +3

    Masha allaah 🎉🎉❤❤🥰🥰

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 2 дні тому +5

    Mashalaah tabarak abayo xabibo wa qof fahan san nolosha ded badan bayna ka horeysa o qurba kunol merka waxas o dhan waxa kenaya maseryka

    • @aaramoow
      @aaramoow  2 дні тому +3

      Haa dhaqaaqiyaa lisku diidan yahay!

  • @user-pz8xq9de9u
    @user-pz8xq9de9u 2 дні тому +1

    Asc naciima qosolka ayaa iga dhamaysay siday yihiin ayaad usheegtay walaahi xabiibo caddkwna qayr alle hasiyl

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 20 годин тому

    Subaxaan laallh soomali weyhalaaben

  • @Umo580
    @Umo580 2 дні тому +3

    MAANSHALLAA ♥️ ♥️ ♥️

  • @user-ii7oj5wn7j
    @user-ii7oj5wn7j День тому

    happy people she is so strong woman she has maybe 10 to 11 kids I'm not sure but she had a lot of kids and she goes to school at this age masha allah

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 2 дні тому +1

    Jizaakilaah abayadiis garab istaagaada. Naagaha Soomaalida qaarkood waa arrogant, gabdhaha fiican oo cilmiga leh intay ku deysan lahaayeen waxaa u sahlan inay hagardaamo iyo bahdillaad ku sameeyaan. Ilaahay hasoo hadeeyo aamiin.

  • @user-hj7vz8gk8r
    @user-hj7vz8gk8r 2 дні тому

    Jasakallah khyr huno wlhi qofkii wax bartay uun baa garanaya inu qof caruur hayso farabadan hadana wax. Baranaysa inu san haleel lahyn ninki wakhtiiga ilahay siyaay kaa faiidaystaybuun baa oge nagahan malayacniiga gabadh kartiida iiyo sharfta leh ee role modelka kaa dhamada

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 дні тому +3

    Haa weykaxunyihiin

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 дні тому +2

    Naag Alaala naagtii 8LMAHEEDA DAYACDO GAALADA HALOO SHEEGO DULIYAASHA

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra День тому

    Maryan abayo ilmuhu is ku. Mid maahan kuwaad dhiblahan kuwana lama heynkarin marka oohooyadii aan heyn karin mar labadii walid haday isla joogin waa kadaran tahay kuwii lalajoogo baa dhiblagu hayaa marka wax haleysu sheego tha,s you bisniskaaga waaye marka ha leysu naxariisto allaah wuxuuyiri isunaxariista aana aan idin naxariistee

  • @rahmaabdullah6820
    @rahmaabdullah6820 2 дні тому +3

    Sax waaye

  • @qajo9403
    @qajo9403 2 дні тому

    nicima ❤❤❤❤❤wllo qalbi quruxeey Allaha ku xafido❤❤

  • @nadifafidow149
    @nadifafidow149 2 дні тому

    Asc abaayo Naciima . . .shidada naheysata waa mala awaal iyo cidii ku dadaasha in ey fahmaan sharciga dalka eyjoogaan in aan lafahmin oo ladhoho gaaladuu usheqeeyaa marka we're narrow minded

  • @hodenmalin5841
    @hodenmalin5841 День тому

    Xabiibo ku dayasho maahane eed iyo xuman maleh hooyo karti badan wax barato waye naagaha nolosha ka dhaca ku naxsan

  • @shahad2629
    @shahad2629 2 дні тому

    niciima xabiibo dadka kudhagan waa dad kamaseersan see heerka ugaartay ey oga xun yihiin anaga gabadhaas xabiibo waan jeclahay niciima adigane shugran aan ku lee yahay

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra День тому

    Maxaa kaa galay waa is tubidad

  • @aragsangeedi6897
    @aragsangeedi6897 2 дні тому

    Ilaahey ka baq adba hooyaa tahay maama 11 mashaalah

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra День тому

    Naa edabyeelo

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra День тому

    Wcs wrb

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 20 годин тому

    Gabar kasta oo gurigeeda ku mashquulsan wax lugta ku dhaha lama waayo Allaha xaqa faham siiyo gabdhahaha qaar

  • @saharakoslaye5734
    @saharakoslaye5734 2 дні тому +1

    Naima miya codka aqon saday igu halee hadaan saara

  • @user-rx8wc7cb7t
    @user-rx8wc7cb7t 2 дні тому +1

    Wlh been kuma sheekin daas

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 День тому

    Habo naciima ma ogolo hooyoyinka taas marki laga qado ilmaha waxey dhahan bila dambi aa leyga qatey ano waxbo geysern ey iga gadatey galada bala bala

  • @aragsangeedi6897
    @aragsangeedi6897 2 дні тому +1

    Xabiibo adiga meeqa afaad leedahay see waaye live waqti aan ku fiirsado ma heysti iyo iyadoo live ku jirto aan haayaa oo ilmaheeda dayaceyso wahhhhhh

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 дні тому +1

    subhanallah hooyo miskiina oo caruurteda korsanayso aya been ka sheegayan oo aflagadaynayan

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra День тому

    Naa taa ka bax arintaas waa ruufyaano yahay

  • @aragsangeedi6897
    @aragsangeedi6897 2 дні тому +1

    Xabiibo afkeeda ayey ka sheegeysaa iney video ka heyso iyo waraaqo taas waa hanjabaad ah in kuwa ilmaha qaato anytime u geyn karto marka ma waanisay mise waa handaday haday rabto iney waaniso mey telkeda raadiso why ay social media u keenee waley ha difaacin adiga iyo xabiibo waad qaldan tihiin

    • @user-ul4fq8fy4x
      @user-ul4fq8fy4x 2 дні тому +1

      Naago ayaa qolal ka furtay tiktok sas uso hadashay ayada qof 11 cunug koreyneso dad waqti uma hauyso