HOOYO MADAX BANAAN GOORMAAD TAHAY??

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • #aaramoow

КОМЕНТАРІ • 20

  • @siraadadan5497
    @siraadadan5497 4 місяці тому +1

    Asc family naciima masha allaah allaha idin xifdiyo

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 4 місяці тому +1

    Axsan calaa Cashar hore u socda

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 місяці тому +1

    Manshaallah ❤❤

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 4 місяці тому +1

    Masha Allah ❤

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 3 місяці тому

    Hoyo iyo Aabo ALLAHA unaxariisto walashey Adiga iyo familkaga ALLAHA idin dhowro in xun ILLAAHAY idin matuso meshina ALLAHA idin Aman sado❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 4 місяці тому +1

    Masha alaah ku intifaacsada beerihiina insha alaah❤❤❤❤❤ beeraha aad anujeclahay aragtidooda

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 4 місяці тому +1

    Masha allha allha yaxfidakum dhamantin adiga iyo qosakaga

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 4 місяці тому

    Alla Xabuuqa beerta ku dhex cun , kana macaan midka xoogaa yaaley ,very fresh

  • @halimaadam422
    @halimaadam422 4 місяці тому +1

    ManshaAllah mohd isha ibna adamka Allaha kagaqabto niin dantis garad eeh

  • @bidhanchannel
    @bidhanchannel 4 місяці тому +1

    Asc waxan idinka codsanena ama idinka codsana hilibka inad okac noga samesan mada isku wadan anwada jogin ilen subagina wad helesin o Safi ah madama lo idin jogta from Germany plz wayo hilibka fresh ah nama sogaraye wana kusalamaya Naima iyo Maxamed

    • @aaramoow
      @aaramoow  4 місяці тому

      InshaaAllaaah walaal!

  • @sacdiyosacdush8729
    @sacdiyosacdush8729 4 місяці тому +2

    Masha Allh ❤

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 4 місяці тому +1

    Naciimo nin ay isku hubto ayaa illaahey siyey taas ayaa daliil u ah baadiyaha ay degen tahay ! Allaahu akbar ereygaas ayaa iga gadan masha allaah tabaaraka allaah naciimo dad badan ayaan nasiibkaas helin oo qof aanan u qalmin ayaa qiimahooda garan waayey abaayo waad nasiib satay adiga iyo maxamed illaahey dartiis ayaan idin jeclahay wallaahi jeceelkiina la dhinta insha allaah ❤❤🎉🎉🥰🥰

    • @aaramoow
      @aaramoow  4 місяці тому +1

      Walaal Anisa Allaha ku jeclaado mahadsanid!

  • @HawaYusuf-p1q
    @HawaYusuf-p1q 4 місяці тому +1

    Niciim waad salaaman tahay adiga iyo faamiligaaga ilahay ha idin barakaayo waan Ducuyaay micraaj si gaar aahan ayaan ugu ducayaa maasha allaha ilahay habarkaayo dhamaan aamiin

    • @aaramoow
      @aaramoow  4 місяці тому +1

      Mahadsanid walaal!

  • @qaasimmahdi1079
    @qaasimmahdi1079 4 місяці тому +1

    Masha Allah