Dhacdo Jire
Dhacdo Jire
  • 108
  • 103 672

Відео

Cabdullaahi Qarshe | Hees | Duni | Aabbaha fanka soomaalida
Переглядів 1675 місяців тому
Keey dahab u dhiibtoow Way kaa dabooliye Keey doonni siisoow Way kaa dalooline Keey waayo daysoow Iyadaa ku dooxiye... Waa hees uu leeyahay Eebbe ha u naxariistee aabbihii fanka soomaaliyeed Cabdullaahi Qarshe oo ka hadlaysa adduunyada iyo sida ay u wajiyo badan tahay ee ay maanta wixii ay ku siiso ay barri lidkeeda kugu soorin. Waa hees runtii qiimo weyn leh oo waliba mudan in wax lagu qaato. ...
Saylac: Wiil reer Saylac ah oo ka warbixinaya xaaladda badda
Переглядів 296 місяців тому
Bal ka warran ninka sidaa deegaankiisa u garanaya ee taariikhdiisa haya haddii ay bilaash-xaytayaal xoogaa yar oo shilimaad ah doonaya ay xabashi xun ku wareejiyaan dhulkiisa iyo baddiisaba?!! #2024 #saylac #oromo #somalia #somali #somaliland #ethiopia #redsea
Caddeey ft Cabdi Xasan | Helleello | Hees | #happynewyear 1996 | #zurich #switzerland
Переглядів 1168 місяців тому
Waa heellada Helleello oo ay qaadayso fannaanaddii Zurich ee Caddeey, waxaana u jiibinaya Cabdi Xasan, waa xafladdii sannadkii cusbaa ee 1996, waxaa sidoo kale madasha marti ku ahaa fannaankii waynaa Eebbe ha u naxariistee Maxamed Saleebaan Tubeec. Daawasho wanaagsan #2023 #live #puntland #ogaal #kaban #qaaraami #qaaci #somalia
Cali Kabn ft Nuunne | Heestii Dhiin | Xasuustii Axmed Cali Cigaal | #2023 #kaban
Переглядів 1,8 тис.8 місяців тому
Waa Cigaaliyaadkiiye, heestan "Dhiin" waxaa lahaa Abwaan Cabdicasiis Ismaaciil Dakharre, codka, laxanka iyo tumistana waxaa isku darsaday faylasuufkii laxamada fannaankii waynaa ee Axmed Cali Cigaal, Haatan se waxaa inoo qaadaya oo halkeedii dhigaya fannaanka iyo cuudyahanka wayn ee Cali Muuse-Kaban, waxaana u tumaya walaalkiisii ka yaraa Cabdiraxmaan Muuse-Nuunne. Heestan Cigaal dabadii iyadoo...
Cali Kaban ft Nuunne | Cashar Baa La Ii Dhigay | Hees | Xasuustii Axmed Cali Cigaal | 2023
Переглядів 7309 місяців тому
Halkan waxaa lagu tumayaa heestii "cashar baa la ii dhigay" ee ay wada qaadi jireen Axmed Cali Cigaal iyo Ehun Khadra Daahir Cige, ereyadeeda waxaa lahaa Ehun abwaan Maxamed Cumar Huryo, waxay ku jirtay riwaayaddii "jin iyo jacayl" ee uu curinteeda lahaa abwaan Xasan Cabdullaahi Ganey, laxanka waxaa u sameeyey Axmed Cali Cigaal. Waxaa hadda qaadaya al-ustaad Cali Muuse-Kaban, waxaana u garaacay...
Fowsiya Rindai ft Nuunne | Waa Saboolka Caadadii | Xasuustii Khadra Daahir | Hees
Переглядів 24711 місяців тому
Halkan waxaa ku kulmay labo hiboole oo aan is oran karo waxay ka mid ahaayeen jiilkii dahabiga ahaa ee fanka Soomaaliyeed balse innaga awgeen ayay jiilkeenna u noqdeen. Waa labo midba si iskiis ah uga soo baxay kaalin ay iyaga ka horoow adkayd in la buuxiyo. Fowsiya Rindai oo ah gabar ruuxdeedu fanka ku cokanaato oo quudata dhawaqa xargaha gacmaha macaani garaaceen iyo Ustaad Nuune oo ah ninka ...
Farxiyo Kabayare | Garasho | Hees Cusub | Official Video 2023
Переглядів 6211 місяців тому
Ereyada: Abwaan Omar Baarqab Laxanka: Farxiyo Kabayare Music: A. A. Naaji Codka: Farxiyo Kabayare @QARNISTUDIO @Ckfamily4live Xuquuqda waxaa iskaleh @FarhiyaKabayare
Dhudhun La Maalaa Waa Kan | Wuxuu Yiri | Hees Waddani Ah
Переглядів 14 тис.11 місяців тому
Heestan waxaa wadajir u qaadaya kooxdii Heegan, ereyada iyo laxankana waxaa lahaa Abwaan Maxamuud Ciise Singub Ahun
Fowsiya Rindai ft Nuunne | Heestii Gabbal-daye | Xasuustii Ahun Khadra Daahir iyo Bagaag
Переглядів 61511 місяців тому
Heestan Gabbal-daye waa sameeyey abwaan Yuusuf Muxumed Maxamed waxayna ku jirtay riwaayaddii Haysin iyo Doog ee uu allifay Cabduqaadir Maxamed Shirwac dhammaadkii 1975-tii, laxankeeda waxaa lahaa Khadar Xuseen Diiriye inkastoo dadka qaybna dhahaa Cigaal baa lahaa, waxaa riwaayadda ku wada qaaday Khadar Xuseen iyo Khadra Cali Muuse, waxaa se mar dambe codsaday Bagaag oo heesta ka helay kaddibna ...
Golihii Shacabka ee Kacaanka | Muuqaal Taariikhi Ah
Переглядів 2311 місяців тому
Muuqaalkan waxaa ay Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed ka heshay Maxamed Roberto (Universal Tv), wuxuuna ku saabsan yahay mid ka mid ah furitaanka kalfadhiyadii golihii shacabka Soomaaliya ee 70-meeyadii, xilligii kacaanka. Waa maxay haddaba farqiga u dhexeeya golihii shacabka ee kacaanka ee midka dowladda federalka ah ee maanta? #somalia #ogaal #puntland #2023 #taariikh
Fowsiya Rindai Ft Nuunne | Sheeko Baraleey | Xasuustii Khadra Daahir Ahun | Qaaci
Переглядів 17 тис.11 місяців тому
Waa xasuustii Ahun Maama Khadra Daahir Cige iyo heesteedii Sheeko Baraleey, heestan waxaa sameeyey Cabdiqafaar Ciise Cagoole laxanka iyo muusiggana waxaa lahaa Siciid Xarawo. Waxaa hadda si habsami leh oo heersare ah inoogu tumaya cuudka Al-ustaad Cabdiraxmaan Muuse-Nuunne, halka codkan kii Khadro laga jeexay ay inoogu qaadayso fanaanadda wayn ee Fowsiya Rindai. Aad bay u mahadsan yihiin labadu...
Fowsiya Rindai | Waan Soo Baraarugayaa | Xasuustii AUN Khadra Daahir | Ustaad Nuunne.
Переглядів 8 тис.Рік тому
Heestan "waan soo baraarugayaa" waxaa erayadeeda lahaa AUN Maxamed Cali Kaariye, laxanka iyo muusiggeedana Axmed Cali Cigaal halka Eebbe ha u naxariistee Khadra Daahir ku luuqayn jirtay. Waxaa hadda kaban bilaa turxaan ah inoogu tumaya heesta Al-ustaad Cabdiraxmaan Muuse Nuunne, sidoo kalena waxaa halkii Khadra codka gaysay ama dhaafisay inanta dhuunta dahabka ah leh ee Fowsiya Rindai. Daawasho...
Faysal Cumar Mushteeg | Masciideed | Hees
Переглядів 7 тис.Рік тому
Faysaliyaadkii Faysal Cumar Mushteeg iyo heestii Masciideed. Xuquuqda waxaa iska leh @LBchannel #somalia #ogaal #puntland #somalimusic #2023 #somalimusictotheworld #qaaraami #qaaci
Amni badantii Garoowe ahayd iyo muuqaal qurux badan oo maanta ah | #vlog #qurux #badan | 22/06/2023
Переглядів 39Рік тому
Amni badantii Garoowe ahayd iyo muuqaal qurux badan oo maanta ah | #vlog #qurux #badan | 22/06/2023
Shego Band iyo Nimco Yaasiin | Nin Daar Ku Jiraa Daruur Ma Arkee | Hees | Qaaci | 2008
Переглядів 157Рік тому
Shego Band iyo Nimco Yaasiin | Nin Daar Ku Jiraa Daruur Ma Arkee | Hees | Qaaci | 2008
Didi Naaji (feat. Ravion) - Dal iyo Duunyo | Hees
Переглядів 926Рік тому
Didi Naaji (feat. Ravion) - Dal iyo Duunyo | Hees
Khudbad | Madaxwaynahaha Dowladda Puntland | Siciid Deni
Переглядів 11Рік тому
Khudbad | Madaxwaynahaha Dowladda Puntland | Siciid Deni
Haadba Haad Kici | Xasuustii Xasan Aadan Samatar iyo Alfannaan Kastan | Best Qaaci | Daawasho Wacan
Переглядів 429Рік тому
Haadba Haad Kici | Xasuustii Xasan Aadan Samatar iyo Alfannaan Kastan | Best Qaaci | Daawasho Wacan
Waraysi | Mud. Cabdirisaaq Khaliif oo sheegay in Isaaq gumaysi ku hayo Samaroon.
Переглядів 63Рік тому
Waraysi | Mud. Cabdirisaaq Khaliif oo sheegay in Isaaq gumaysi ku hayo Samaroon.
Axmed Cali Cigaal | Hees | Raad Abeeso | #xul #qaraami #top #somali #hit #2023
Переглядів 3,4 тис.Рік тому
Axmed Cali Cigaal | Hees | Raad Abeeso | #xul #qaraami #top #somali #hit #2023
Goosgoos | Kooxdii Waabari | Riwaayad iyo Heeso Cajiib Ah | Toronto Canada
Переглядів 56Рік тому
Goosgoos | Kooxdii Waabari | Riwaayad iyo Heeso Cajiib Ah | Toronto Canada
Deeqo Afro| Hees | Macaanoow Ma Block-garaynaa | Official Video | 2023 | Hit
Переглядів 2,6 тис.Рік тому
Deeqo Afro| Hees | Macaanoow Ma Block-garaynaa | Official Video | 2023 | Hit
Saado Cali Warsame Ahun | Hees | Anigu waan ku soo dhawayn lahaa. @ogaansho @OgaalkaDunidaa
Переглядів 1 тис.Рік тому
Saado Cali Warsame Ahun | Hees | Anigu waan ku soo dhawayn lahaa. @ogaansho @OgaalkaDunidaa
Faadumo Cabdullaahi Maandeeq | Heestii; Carruurtu Markay Dhashaan. | Hees Macaan.
Переглядів 83Рік тому
Faadumo Cabdullaahi Maandeeq | Heestii; Carruurtu Markay Dhashaan. | Hees Macaan.
Waraysi xiise leh | Faysal Cumar Mushteek AHUN |
Переглядів 16 тис.2 роки тому
Waraysi xiise leh | Faysal Cumar Mushteek AHUN |
Cabdi Muxumed Amiin | Waayo-waayo | Heesta | Gadhkayga Ha Eegin. #hees #ogaal #soomaali
Переглядів 23 тис.2 роки тому
Cabdi Muxumed Amiin | Waayo-waayo | Heesta | Gadhkayga Ha Eegin. #hees #ogaal #soomaali
Infamous | Short Film
Переглядів 472 роки тому
Infamous | Short Film
Connection Down (2019) | Short Film on Social Media Addiction
Переглядів 722 роки тому
Connection Down (2019) | Short Film on Social Media Addiction
Classic Dany | ADHD Short Film (2018)
Переглядів 222 роки тому
Classic Dany | ADHD Short Film (2018)

КОМЕНТАРІ

  • @AbdikaneysaedAbdiyare
    @AbdikaneysaedAbdiyare День тому

  • @YahyeAbdiwahab
    @YahyeAbdiwahab 8 днів тому

    Nin shisheeya dhowro Baryo miyee kaa dhamaataa Nin xil dhabarka saarro Eexo ma wax loo dhawaadaa Maantee labadaa qodob na heesataa

  • @farisvve
    @farisvve 9 днів тому

    Masha allah bal ufiirsada erayada misaankooda wlhi been ma sheegin allow ku naxariso somali way ku fahmiwayday

  • @HanadabdiAbdi-mt4ml
    @HanadabdiAbdi-mt4ml 28 днів тому

    Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo faysal cumer mushteeg

  • @ladiiyaibrahim9785
    @ladiiyaibrahim9785 Місяць тому

    Taani ilahynaa danbi ayay ka gashay wax hagagsana lamay iiman 😂

  • @Faysa55
    @Faysa55 Місяць тому

    Way Iska qawan tahy balayo lay gare 2:42

  • @Faysa55
    @Faysa55 Місяць тому

    Way Iska qawan tahy balayo lay gare

  • @Faysa55
    @Faysa55 Місяць тому

    Way Iska qawan tahy balayo lay Gare

  • @Abdalle1-m7h
    @Abdalle1-m7h Місяць тому

    Meeshaan kuyaabaan fadhiyaa❤

  • @abdikiin3915
    @abdikiin3915 Місяць тому

    Ustaad Cabdiraxmaan nuune kabanka labada gacmood wuu ku garaacaya alle wuu baraya giitaarka tumista . Kabanka wuu kaga hadliyaa

  • @calimaqar15-uq5so
    @calimaqar15-uq5so Місяць тому

    Alle ha u naxariisto madaxweyne siyaad barre

  • @ahmedsheikhabdirahmaan1421
    @ahmedsheikhabdirahmaan1421 2 місяці тому

    War meesha maxaa laxan ku halaabay erayada ayaaa liita marka loo eego laxanka

  • @maameyare7339
    @maameyare7339 3 місяці тому

    Dadki hore akhlaqbu laha minanmin ayey kula imanayan

  • @user-xc3kq1hw8l
    @user-xc3kq1hw8l 3 місяці тому

    Cajiib yaa cajiib ❤❤❤

  • @Libaaxa8989
    @Libaaxa8989 3 місяці тому

    Allaha u naxariisto abwaanka

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 місяці тому

    I tEEy iYEEy ,yartayarta EEEEEE QatroosEEy QatraaayqaranEEy qiimobadan murwodumaroo yariisEEy samsamEey dagan fariidad lagufarxeeeey Estlyyyyyyy Estlyyyy yartayarta

  • @user-hp3hc7qb5j
    @user-hp3hc7qb5j 4 місяці тому

    Allha u naxariisto abwaan cabdi muxumed amiin

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 4 місяці тому

    allaha u naxariisto fanaan wadani ah

  • @suriya9768
    @suriya9768 4 місяці тому

    Nimey gaajo dhugato hurdo ma wax loo dhawada ❤❤❤❤ siyad alle yaraxama Kacankii 21 octonber Alle ummada somaliyeed ha walaleyo🤲🇸🇴

  • @masterashkir9607
    @masterashkir9607 4 місяці тому

    Somalidu qarni ka ka hor ayeey music bilaa dhara tumeysay😅😅😅

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q 5 місяців тому

    Waaaw🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @risak4687
    @risak4687 5 місяців тому

    Cajaaib ,jamaahiirbaa is heshay

  • @FardowsaCudoon
    @FardowsaCudoon 5 місяців тому

    Waa lagu caweyy mahaas yaa arxamaka inti dhimatyna

  • @Jamacacagane
    @Jamacacagane 5 місяців тому

    Allaha unaxarito

  • @user-ti1wf1jp8g
    @user-ti1wf1jp8g 5 місяців тому

    Alle hawnaxariisto

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 6 місяців тому

    AHU Faysal Cumar Mushteeg

  • @sadam1318
    @sadam1318 6 місяців тому

    ilaahay ha u naxaristo

  • @bashirhassan6764
    @bashirhassan6764 6 місяців тому

    Heesta waxay sheegaysaa qof aan shaqaysanayn hadda raba Inuu nolol fiican kunoolaado Qofkaas wuxuu jecelyahay beenta runtana wuuu necebyahay hadaad lataliso wuu kaaxanaaqayaa U fiirso baydkan NAFTAYDAAY RAAXO JECELEY RAFAADKIYO HOWSHA NECEBEEY ROOBKII DA’AAYANA RAYSKIISA DOONAAY RUNTA LOOMA SHEEGAAY BEENTANA U RIYAAQAAY RUUXII LATALIYA KAMA RAALI NOQOTOOY NAFTAYDAAY

  • @shaadiyosharaf5443
    @shaadiyosharaf5443 6 місяців тому

    Allaha u naxariisto wlhi wa hees cajiib ah dareen mcn wadata oo si afgobaadsi leh loo curiyay odayaashana niyada u dhisayso😅😅

  • @adamabdi743
    @adamabdi743 6 місяців тому

    Heestiba way ku ciyaareen music iyo erayaba. Qofta erayada iska soo sax ninkana music si fcn ha usoo dhagaysto

  • @idrisdhafe
    @idrisdhafe 6 місяців тому

    amazing sound! thank you for sharing. I wish someone put dynamic mic near Cali Kaban and mix it the rest of the room

  • @majaadikullane1569
    @majaadikullane1569 6 місяців тому

    Dhu ninkiisaa u hara

    • @MJ_K
      @MJ_K 6 місяців тому

      Taasaan been ahayn.

  • @user-ld7xq2ck5l
    @user-ld7xq2ck5l 6 місяців тому

    Legend weeeye

  • @calicali254
    @calicali254 6 місяців тому

    Cajiib❤❤

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 7 місяців тому

    Nuune aad buu ugu gacan u eg yahay Egal marka la fiirsho turukooyinkuu sameynayo. Waa kabaniste cajiiba. Well done

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 7 місяців тому

    Ninkan dhallinyarada ah raggii waaberi kabanka tumi jirey kuwo badan buu aad xataa uga macalinsan yahay tumista cuudka. Waryaa adduunka rag baa ku nool show. Kabanku waab hadlaayaa si kaleeto kuma aqoontide.

  • @ibraahimClaahi-tm4bj
    @ibraahimClaahi-tm4bj 7 місяців тому

    Naxariistii jano allaah kageeyo

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 7 місяців тому

    Qofkastoow Ha Illaawin Qabriga Iyo Xisaabta Illaahay

  • @luqmansuleiman7870
    @luqmansuleiman7870 7 місяців тому

    waa Cajiib codka muusigga iyo Asxaabta tolow asxaabta la joogta yaa magacyadooda ila wada wadaag ninka ugu sokeeya xagga bidix sigaar buu cabbayay saaxiibkiisa ku xiga ayaa si farsamaysan uga qaaday oo u asturay

    • @yussufhassan5265
      @yussufhassan5265 6 місяців тому

      Wadanka xil lagaasiyaa mudantahy aragtidada mashalh. 2 jeer dawaday heestan mana arkin ninkas sigarka sifarsameysan aaga qaaday sxbkis

  • @yussufhassan5265
    @yussufhassan5265 7 місяців тому

    isdabsaaar lee

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 7 місяців тому

    Yartayarta

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 7 місяців тому

    As, Familyyyyyy Systems yartaanaa tanaaa gabadha qatraayEEyqiimobadan dumaroo cadayyareey dagan wax taqaan taxadartooy yariisEEy qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey minyaro bahyareey Sahrascadayyareey qiimobadan dumaroo sansamEey

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 3 місяці тому

      Minyaradu waa maxay 😂😂😂

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh
    @XafsoClcasiid33-pr2mh 7 місяців тому

    😂😂😂dad waa dadkii hore 😂

  • @ayanyassin3773
    @ayanyassin3773 7 місяців тому

    Waqti tagay iyo waayahiisa

  • @hodansaleban5843
    @hodansaleban5843 7 місяців тому

    Amiin Amiin Amiin

  • @muudka
    @muudka 8 місяців тому

    Classic Classic

  • @ibnuhalimo
    @ibnuhalimo 8 місяців тому

    Way qurux badan tahay tanoo kale saxibtinimo

  • @user-ld7xq2ck5l
    @user-ld7xq2ck5l 8 місяців тому

    Barisamaad iyo dhallinyaro❤

  • @user-jp8fp1ji2o
    @user-jp8fp1ji2o 8 місяців тому

    Caddeey❤❤❤

  • @Dhuubcaad
    @Dhuubcaad 8 місяців тому

    Yaa slaaam❤