Cabdullaahi Qarshe | Hees | Duni | Aabbaha fanka soomaalida

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лют 2024
  • Keey dahab u dhiibtoow
    Way kaa dabooliye
    Keey doonni siisoow
    Way kaa dalooline
    Keey waayo daysoow
    Iyadaa ku dooxiye...
    Waa hees uu leeyahay Eebbe ha u naxariistee aabbihii fanka soomaaliyeed Cabdullaahi Qarshe oo ka hadlaysa adduunyada iyo sida ay u wajiyo badan tahay ee ay maanta wixii ay ku siiso ay barri lidkeeda kugu soorin. Waa hees runtii qiimo weyn leh oo waliba mudan in wax lagu qaato.
    Kii malab darsaday baa
    Misna dacarta leefee..
    Xuquuqda muuqaalka waxaa iska leh #xulashada #fanka #iyo #suugaanta
    #2024 #somali #somalia #heeso #qaraami

КОМЕНТАРІ •