Dhudhun La Maalaa Waa Kan | Wuxuu Yiri | Hees Waddani Ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 сер 2023
  • Heestan waxaa wadajir u qaadaya kooxdii Heegan, ereyada iyo laxankana waxaa lahaa Abwaan Maxamuud Ciise Singub Ahun

КОМЕНТАРІ • 7

  • @suriya9768
    @suriya9768 4 місяці тому +4

    Nimey gaajo dhugato hurdo ma wax loo dhawada ❤❤❤❤ siyad alle yaraxama
    Kacankii 21 octonber
    Alle ummada somaliyeed ha walaleyo🤲🇸🇴

  • @farisvve
    @farisvve 9 днів тому

    Masha allah bal ufiirsada erayada misaankooda wlhi been ma sheegin allow ku naxariso somali way ku fahmiwayday

  • @YahyeAbdiwahab
    @YahyeAbdiwahab 8 днів тому +1

    Nin shisheeya dhowro
    Baryo miyee kaa dhamaataa
    Nin xil dhabarka saarro
    Eexo ma wax loo dhawaadaa
    Maantee labadaa qodob na heesataa

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 7 місяців тому +5

    Qofkastoow Ha Illaawin Qabriga Iyo Xisaabta Illaahay

  • @Ouzyman
    @Ouzyman 10 місяців тому +4

    Nin xil dhabarka saartoow eexo ma wax loo dhowaadaa
    Nin kutub kudhaartoow xuumo ma wax la gu dhaqaaqa

    • @mohamudismael1046
      @mohamudismael1046 3 місяці тому

      Ruux kitaab kudhaartoow xumo ma waxx lagudhaqaaaaqa

  • @calimaqar15-uq5so
    @calimaqar15-uq5so Місяць тому

    Alle ha u naxariisto madaxweyne siyaad barre