Cabdi Muxumed Amiin | Waayo-waayo | Heesta | Gadhkayga Ha Eegin.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 36

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 2 роки тому +2

    Illaahey how naxariisto

  • @Zaak100
    @Zaak100 4 дні тому

    fisqi iyo foolxumo haas maaha

  • @abdulkarimdahir5022
    @abdulkarimdahir5022 2 місяці тому +2

    Inaan gabax iri hamoodin waqtigaa saas ii galee.

  • @FardowsaCudoon
    @FardowsaCudoon 8 місяців тому +1

    Waa lagu caweyy mahaas yaa arxamaka inti dhimatyna

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 Рік тому +4

    Heestaan waa sex caadi maahan

  • @ibraahimClaahi-tm4bj
    @ibraahimClaahi-tm4bj 10 місяців тому +1

    Naxariistii jano allaah kageeyo

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh
    @XafsoClcasiid33-pr2mh 10 місяців тому +1

    😂😂😂dad waa dadkii hore 😂

  • @shaadiyosharaf5443
    @shaadiyosharaf5443 9 місяців тому +1

    Allaha u naxariisto wlhi wa hees cajiib ah dareen mcn wadata oo si afgobaadsi leh loo curiyay odayaashana niyada u dhisayso😅😅

  • @risak4687
    @risak4687 7 місяців тому

    Cajaaib ,jamaahiirbaa is heshay

  • @fathaali7472
    @fathaali7472 Рік тому +2

    Waa cajiib tuudhigay 😮

  • @yussufhassan5265
    @yussufhassan5265 10 місяців тому +1

    isdabsaaar lee

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 Рік тому +6

    Heesta waxa kadaran asxabta ujiibinaysa quruxdooda in laso xulad mooda

    • @Zaak100
      @Zaak100 4 дні тому

      hees fisqi iyo foolmo ah galmo laga heesayo

  • @abdifataxnaasir5697
    @abdifataxnaasir5697 Рік тому

    Heestani waa another level😅😅😅😅

  • @ahmedsheikhabdirahmaan1421
    @ahmedsheikhabdirahmaan1421 5 місяців тому

    War meesha maxaa laxan ku halaabay erayada ayaaa liita marka loo eego laxanka

  • @Libaaxa8989
    @Libaaxa8989 6 місяців тому

    Allaha u naxariisto abwaanka

  • @ashamohamed9299
    @ashamohamed9299 Рік тому +1

    Very romantic song 😂

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn Рік тому +2

    Waqtigaa saa ii galee
    Cajab❤

  • @CumarCaliBashkax
    @CumarCaliBashkax 7 місяців тому

    Allha u naxariisto abwaan cabdi muxumed amiin

  • @Rullsports
    @Rullsports 11 місяців тому

    Way qurux badan tahay tanoo kale saxibtinimo

  • @UmNuux
    @UmNuux 11 місяців тому

    Naxariiis janno Allaha Geeyo iyo intii dhimatay.

  • @thetears9631
    @thetears9631 Рік тому +3

    Dad waa kaa dadkii hore

  • @masterashkir9607
    @masterashkir9607 7 місяців тому

    Somalidu qarni ka ka hor ayeey music bilaa dhara tumeysay😅😅😅

  • @maameyare7339
    @maameyare7339 5 місяців тому

    Dadki hore akhlaqbu laha minanmin ayey kula imanayan

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 7 місяців тому

    allaha u naxariisto fanaan wadani ah

  • @luqmansuleiman7870
    @luqmansuleiman7870 10 місяців тому

    waa Cajiib codka muusigga iyo Asxaabta
    tolow asxaabta la joogta yaa magacyadooda ila wada wadaag
    ninka ugu sokeeya xagga bidix sigaar buu cabbayay saaxiibkiisa ku xiga ayaa si farsamaysan uga qaaday oo u asturay

    • @yussufhassan5265
      @yussufhassan5265 9 місяців тому

      Wadanka xil lagaasiyaa mudantahy aragtidada mashalh. 2 jeer dawaday heestan mana arkin ninkas sigarka sifarsameysan aaga qaaday sxbkis

  • @AhmedMahamed-ii9ge
    @AhmedMahamed-ii9ge Рік тому

    Ilaahow kuu naxariiso

  • @AhmedMahamed-ii9ge
    @AhmedMahamed-ii9ge Рік тому

    Ragii hore

  • @Nuuxmumin
    @Nuuxmumin Рік тому

    alle haydin naxariisdo 😢😢

  • @xabiibocabdulahi5431
    @xabiibocabdulahi5431 Рік тому +1

    Dad waa dadki hore

  • @omarabdiahmed5011
    @omarabdiahmed5011 2 роки тому

    marka laga yimaado erayada uu fanaan ku ku luuqaynayo asxaab tiisuna u jiibinayso wxaa hal kaa kaaga soo baxaysa sida ay daqd ku hodan ugu ohaayeen af koosa iyo luuqadoodaba

  • @shukrinuur1953
    @shukrinuur1953 2 роки тому

    Dadkii horee afka hodanka ahaa