Waraysi xiise leh | Faysal Cumar Mushteek AHUN |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Qayb kaloo xiiso badan iyo waraysigii Faysal Cumar Mushteeg AHN. Wuxuu ka waramayaa rag qiimo badan oo ay ka mid yihiin AHN Barkhad Cas, Yusuf Xaaji Aadan Qabile, Dararamle iyo Xudaydi. Waxa kale oo uu ka waramayaa qaybaha muusiga iyo Fanaanka uu ugu jecelayay ee uu dhagaysto. Iyo sheekooyin kaloo xiiso badan
    Dhagaysi wacan.
    Xuquuqda | Xasan Cawaale Iidle
    #somali ‪@SomaliNewMusic‬ ‪@kooxdaisbaheysigafanaaniin1651‬ ‪@HeesoMacaan‬ ‪@qaraamchannel‬

КОМЕНТАРІ • 9