Fowsiya Rindai | Waan Soo Baraarugayaa | Xasuustii AUN Khadra Daahir | Ustaad Nuunne.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 лип 2023
  • Heestan "waan soo baraarugayaa" waxaa erayadeeda lahaa AUN Maxamed Cali Kaariye, laxanka iyo muusiggeedana Axmed Cali Cigaal halka Eebbe ha u naxariistee Khadra Daahir ku luuqayn jirtay.
    Waxaa hadda kaban bilaa turxaan ah inoogu tumaya heesta Al-ustaad Cabdiraxmaan Muuse Nuunne, sidoo kalena waxaa halkii Khadra codka gaysay ama dhaafisay inanta dhuunta dahabka ah leh ee Fowsiya Rindai.
    Daawasho wacan.
    #qaaci #somalia #ogaal #somalimusic #qaraami

КОМЕНТАРІ • 6

  • @adamabdi743
    @adamabdi743 6 місяців тому

    Heestiba way ku ciyaareen music iyo erayaba. Qofta erayada iska soo sax ninkana music si fcn ha usoo dhagaysto

  • @anwaaraxmadcabdi
    @anwaaraxmadcabdi 11 місяців тому

    Awaar axmaad

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 7 місяців тому

    Yartayarta

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 місяці тому

    I tEEy iYEEy ,yartayarta EEEEEE QatroosEEy QatraaayqaranEEy qiimobadan murwodumaroo yariisEEy samsamEey dagan fariidad lagufarxeeeey Estlyyyyyyy Estlyyyy yartayarta

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 7 місяців тому

    As, Familyyyyyy Systems yartaanaa tanaaa gabadha qatraayEEyqiimobadan dumaroo cadayyareey dagan wax taqaan taxadartooy yariisEEy qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey minyaro bahyareey Sahrascadayyareey qiimobadan dumaroo sansamEey

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 3 місяці тому

      Minyaradu waa maxay 😂😂😂