Golihii Shacabka ee Kacaanka | Muuqaal Taariikhi Ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Muuqaalkan waxaa ay Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed ka heshay Maxamed Roberto (Universal Tv), wuxuuna ku saabsan yahay mid ka mid ah furitaanka kalfadhiyadii golihii shacabka Soomaaliya ee 70-meeyadii, xilligii kacaanka.
    Waa maxay haddaba farqiga u dhexeeya golihii shacabka ee kacaanka ee midka dowladda federalka ah ee maanta?
    #somalia #ogaal #puntland #2023 #taariikh

КОМЕНТАРІ •