BARNAAMIJKA FALANQAYNTA TODDOBAADKA OO KA HADLAAYA GUURKA WADA JIRKA AH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2018
  • www.universalsomalitv.com

КОМЕНТАРІ • 329

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi 3 роки тому +7

    Alla wariye waji ,ilaahy Qeyr hasiiyo ,Wa shaqsiga kaliya e wax fahmya❤
    Marky ku marmarsiyoodeen, hablaha wey qaaliyeeyen guurka wuxuu ku jawaaby ,
    Waa been guurku wuu jaban yahy, Wxuu yiri ,Wadamada aduunka gabadha?Taajka loo xiraya ,waa loo soo iibiyaa, Waliba qiimo ay og tahay,halka Somalidana ,loo soo kireeyo,subaxiina laga Qaado.
    Good Example wallah,Allow ku barakeey, xita wuxu yiri oon ku raacay, Gabdhaydu ninka guursan doona mustaqbalka ,Diyaar uma ihi inuu Xaaskale la guursado oo dagaal ba ka xiga,wa inu kaligeed ku ekadaa oo ilaaliya dareenkeeda
    Waxgarad+Aqoonyahan+ildheer garad,
    Raga xaasaska badan doonaya ,Hadalkaagu jaxiima buu ku noqon ,lkn Anaga Ku farxena kuna so duceneyna❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yahyehamud208
    @yahyehamud208 4 роки тому +28

    As a journalist you must have the patience to get the point you’ve been looking not to interrupt it, that’s the beauty of the journalism.

  • @abassibrahim3886
    @abassibrahim3886 4 роки тому +27

    Hada waa qof iyo ra’yigiisa gawadha la yiraahdo Hibo ra’yigeeda iyo dareen keeda ayeey ka hadashay diina maqilaafin Laakiin sheeq shaati buluug Maashaa Allaah wlhi waa rag rag dhalay geesi ah 4 xaaslow amar baa ku heysta Allah kuu fududeeyo

    • @ruweydoahmed9583
      @ruweydoahmed9583 4 роки тому

      ⁰p0

    • @omaromar-mc9vi
      @omaromar-mc9vi 4 роки тому

      Aad iyo aad waa mahadsant ihin qeeb labaad inoo koordhiya idinko mahadsan

    • @qalideeqa5827
      @qalideeqa5827 3 роки тому

      Mahadsanid raga runta kama hadlaan 4 xaasna waxay modaan geesinimo
      In xaaskodi niyada kajabiyaan odayacaan o hamigooda buxiyaan bay door bidaan
      30 caruura eed dhasho goorma wakhti u helaysaa aad jacayl siiso ama ku koriso hadhawna markuu dhinto way soo nacaladayaan halkay uga Ducayn lahaayeen

  • @asmahaji7229
    @asmahaji7229 4 роки тому +13

    Labada weriya dib barashada saxafada dib haloogu celiyo

  • @EngCabdullahHonestGuy
    @EngCabdullahHonestGuy 3 роки тому

    Si aad Ula socoto muuqaallada Cilmiga & Tiknoolojiga, koorosooyin Free (Bilaash)
    Iyo Buuggaag Pdf ah (oo Bilaash)
    --------------------------------------------------------------------
    Fadlan Booqo page ka linkiga hoose⬇️↙️
    facebook.com/Cabdullahhon...
    *Don'tForget To like 👌🌏*
    facebook.com/Cabdullahhon...
    ua-cam.com/users/Cabdullahhonestguy
    *Don't Forget To Subscribe 👌🌏*
    ua-cam.com/users/Cabdullahhonestguy
    _____________________________

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 4 роки тому +15

    Aniga in layla guursado waxaan kadoorbiday intaan layla guursan in layfuro intaan layla guursan markuu guur maago.

  • @hrb2147
    @hrb2147 4 роки тому +25

    Suldaanka 4farta reer Masha Allah Allah kubarakeeyo,war Masha Allah dhaha suldaanka,,waa idinka Xadaarad sareeya,,

  • @Hargeisalyrics00
    @Hargeisalyrics00 4 роки тому +8

    It’s shocking how rude respect the elders and let them finish talking we learning from them

  • @salamkala14
    @salamkala14 3 роки тому +5

    Manshallah hal kan waxaa iiga muuqata in reer Somaliland horumareen

  • @daddymusti7218
    @daddymusti7218 4 роки тому +4

    Walahi illah baa igu og dadka inta badan banaanka kahadlo ee aanan weli guursan , weliba nolosha in mudo lanool lamaantisa illah ubad iyo aduunsiiye xaqiiqa tiisaa ku filan raaxadu noloshana was taad kubilaabatay love you xabiibti adiga ubadka aad iidhashay ♥️♥️♥️🇸🇴🗺🏝🇸🇴🇨🇭🌍

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s 4 роки тому +8

    Gabadha weriyaha ah, wey degdegsantahay.

  • @hrb2147
    @hrb2147 4 роки тому +20

    Gabdhaha mesha fadhiya,hadiinan Adinku xamili Karin Gabdha xamilay oo Ku faraxsan Ayaa Jira,ee ilaalsha dadka Qalbigooda

  • @hodanmohamed8048
    @hodanmohamed8048 3 роки тому +6

    hibo runted weye walhi👏❤

  • @MohamedAli-gw4qx
    @MohamedAli-gw4qx 4 роки тому +2

    Masha allh jaza ka allahu qeyran waad ku mahad santihiin

  • @apdouladif8529
    @apdouladif8529 4 роки тому +13

    Barnajimka dhanba gabadha wariyaha isku shegaysa aya qasaysa

    • @sagaljetxaruntabiriishka6965
      @sagaljetxaruntabiriishka6965 4 роки тому

      @KHADAR AWIL HAA BARNAAMIJKA IYADAA QASASAYSA MALAHAN KHIBRAD DAREENKEEDA AYAY KA HADLYSAA WXD MOODAA INAY DOODA KU JIRTO IYADA LAFTEEDA WAY ILAWADAY ROLEKEEDII AHAA WARIYE

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 3 роки тому +4

    Universal tv waxaan kula talin lahaa inay gabadhaha wariyaha ah iyo haweenka kasoo qayb galaya inay xijaabtaan

  • @hassanaba6333
    @hassanaba6333 4 роки тому +5

    It’s amazing cultural debates and social justices of Somaliland marriage system.

  • @gobaadahmed7340
    @gobaadahmed7340 4 роки тому +16

    Runtii dumarka Somaliyeed ayaa u ah sabab in nin somali bilaa masuul uu ahaado waayo kii ay dhashay ku May korin Raganimo kibir bay ku korisay iyo ( Wiilka Wiilka u keen wax walba )
    Kii qabayna dulinimo ayay ugu dulqaadatay
    Markaa hadii Kay dhashay masuuliyad iyo qadarin uu walaaashii qadariyo iyo dhamaan haween ka oo idil
    Wiil kaas gabadhiisa iyo awlaadiisa si wacan ayuu u dhaqi
    Ka qabana hadii maalinta ugu horeysa ay iska waabiso oo edebtii hooyadii barin ay barto gurigaas uu dhaqmi

    • @abdallabinabdalla450
      @abdallabinabdalla450 4 роки тому

      Saxiiix gobaad runtaa waye wlhi abayo
      Hoyada ayaa dhaheyso naa wiilka cuntada u keen haddii aay dhihi laheyd soco waryaa raashinkaga soo qaado dharka Markii oo ka wasaqoobo dhaqo la dhaho nin karti leh ayuu ku soo baxaa cadaanka soma arkin raashinkoda ayagaa karsado

    • @xamsecisman439
      @xamsecisman439 4 роки тому

      Wllo waalidka ha eedayn waanaag uunbay la rabaan ubadkooda wiil iyo gabadhba ee wa wakhtigah uun rag masuul ahina way jiraan ee ku darsoh

    • @gobaadahmed7340
      @gobaadahmed7340 4 роки тому +2

      xamse cisman way jiraan laakiin waa tiro yar walal anigu Dalka iyo dibadiisaba waan ku noolaa
      Runtii 60-70% Somali ragoodii mid hooyadii gabay iyo mid xaaskiisi gabay weeyi
      Suuqyada Hargeisa la sheekayso dumarka wax ku iibiya
      Mid walba waa hooyo 8-10 caruur ah leh
      Way yartay inta agoon ah AMA la furay
      Qurbahana bariiskooda way helaan hooyooyinku laakiin awlaadii ayaa dayacan
      Wiilashii Somaliyeed waa in xidhan, darbi jiif ah iyo maalin walba la dilo oo iyaku is dila
      Markaa walal xaqiiq baan hayaa anigu
      Ilaahay sharafta iyo karamada uu raga Sarah Allah ha dul dhigo ragayaga Somaliyeed waa walalkay waa wiilkeyga waa aabahay waa saygayga meelna igagama maqna laakiin xilkoodii way gaven mana is oga

    • @xamsecisman439
      @xamsecisman439 4 роки тому

      @@gobaadahmed7340 waad ku saxantay wllo dhaman lkn wa wakhtigah ee izbadal wuu Iman inch llh

  • @ahmedguumbe8363
    @ahmedguumbe8363 4 роки тому +4

    Wallhi soomaliyeey inaa Nan horumar gaarayn ilaa aan qabyaalad tuurno

  • @gamgamgam9789
    @gamgamgam9789 4 роки тому +5

    Maxamed waji walaahi waa nin wax bartay way ka muuqataa.

  • @abdaleali6328
    @abdaleali6328 4 роки тому +11

    Hhhhhh suldaanku wuu cadhooday dumarkibay ku direen

  • @qalanjomoha1833
    @qalanjomoha1833 4 роки тому +4

    War gabadha hadalka may udaayan waa runteed ilahay hakubaneyo se kuguma qasbana

  • @asmahaji7229
    @asmahaji7229 4 роки тому +9

    Minyaradu waa maaafiyo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wllhi waa budhcad rageed minyaradu

  • @unolowmanta7508
    @unolowmanta7508 4 роки тому +4

    Love this old guy 43:24 ❤️❤️😍😍

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому +1

    walahay waxan aqaana mid lahayd waan ogalahay marku la guursday way walaatay yacanhii miyirkeedii baa tegay subxan allah mid kalena khatar bay ku jirta walahay labadasba waan garnaya

  • @nimcoabdulkarim5823
    @nimcoabdulkarim5823 4 роки тому +5

    Horta Aniga ahaanteyda Aniga waxuu iga heli waayay miyuu naag kale kaa helaa subahannallah

    • @axmedbaari8158
      @axmedbaari8158 4 роки тому

      Hhhh intaad uga baahneyd hadaad kaheshay😂 maxaa shardi ugu xireysaa

    • @mustafe8616
      @mustafe8616 3 роки тому

      Hhhh my sikle ayaad ufikiraysa

  • @khadaromer5053
    @khadaromer5053 4 роки тому +4

    21:00 gabadhas walal guursadey walhi

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 роки тому

    Thanks

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 роки тому +1

    Masha allah thank you sheikh and you said true

  • @sayidomar7516
    @sayidomar7516 4 роки тому +2

    Dooda saxafiyiin dhisan haloo dhiibo. Waxaann usoo jeefinayaa inaanay markuu qofku hadlayo aan laga dhex gallin. Saxafiyiintu ha tix galiyaan doodayaasha iyo duqayda hadlaysa. Mahadsanidiin

  • @sahidmubarak9691
    @sahidmubarak9691 4 роки тому +2

    Abdirishid Abdi wahab horey usoco sxb

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 роки тому +1

    Subhanallah

  • @veryboy4662
    @veryboy4662 4 роки тому +20

    I'm learning history of somali ten way of marriage the grandfather well explain. I'm here to listening who with me 1:02 this long videos like Indian movie but i hope i learn something new inshallah . I'm tired the news of coronavirus

    • @veryboy4662
      @veryboy4662 4 роки тому +2

      Wait you killed his father and then he make you marry your daughter oh no . He rape your daughter and then he make him marry to daughter I strongly disagree this is abuse no thx . outer 10 of marriage way this 2 is worst it make me sick no woman right it make me mad but I'm going to try to listening before I go to run away now 5:15 i got long way go is testing my patience is bulshit . I'm glad i didn't born that time

    • @veryboy4662
      @veryboy4662 4 роки тому +1

      6:00 this grandfather is not easy to understand how his somali and I don't get his point next person

    • @veryboy4662
      @veryboy4662 4 роки тому +1

      20:21 when the men was talkin they talk freedom but soon woman speak the act men like children not let her finish speaking shame of u

    • @veryboy4662
      @veryboy4662 4 роки тому +1

      23:35 host man disrespect cut the sister while she talking know he give 3 man before her now he give more time man . if that's me i walk way tell them call me when you want to talk Fair because now it seem like man power in the house fck that .... honestly I agree with the lady hundred percent

    • @veryboy4662
      @veryboy4662 4 роки тому

      27:55 i agree with sis . don't force the woman don't want share husband but there's some woman who okay to share they husband

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 роки тому +3

    guurkii hore iyo guurka maanta

  • @jimaaclecr7695
    @jimaaclecr7695 4 роки тому +1

    Mcha allah

  • @commonsensebornandraise8451
    @commonsensebornandraise8451 4 роки тому +7

    Walee dumarku warkoodu wuu cadyahay....

  • @mktarcali1212
    @mktarcali1212 4 роки тому +4

    Gabadha dharka cas iyo odayga xigga ee kunsheeko baa si fiican u hadlaya,. weriyaasha si fiican u ma gudbin barnaamijka. Diintu shuruud adagg bay u dhigtay .

  • @philipilamo7255
    @philipilamo7255 4 роки тому +22

    28:37 maskiinkaas Afar laha eh Ayee Godob Ka Galeen😁😁 Somali Dhib Badnaa

  • @khadaromer5053
    @khadaromer5053 4 роки тому +4

    War labadan qof ee dadihinyah mey walanyhiin

    • @mohamedyussufmohamed7472
      @mohamedyussufmohamed7472 4 роки тому +1

      Muwadin Dhaba waa kula qabaa fikirkaas bro waaba fudeeeyd miiran 😂😂😂

  • @sahuurhajiulozow1592
    @sahuurhajiulozow1592 4 роки тому +4

    Suldaanka alaha barakeeyo isagaa nin wanaagsan ah waayo mahan gododle oo midba mar qaad qaado waa nin isku kalsoon oo aqlaaq ula dhaqmo xuxuuqdana usimo waayo raga ayagaa isku diro dumarka waayo ayagaa ukala eexdo sidaa ayeey isku qilaafaan

  • @hassanmahamed4532
    @hassanmahamed4532 4 роки тому

    Masha allah waabarnaaj fcn

  • @daddymusti7218
    @daddymusti7218 4 роки тому +2

    Walahi waa barnaamij cajiib ah

  • @abdidarwiish740
    @abdidarwiish740 4 роки тому +7

    Wjibaa iga qosliyey 😂😂

  • @maahirsiciid9652
    @maahirsiciid9652 3 роки тому +1

    Nice debate

  • @aminaahmad3435
    @aminaahmad3435 4 роки тому +3

    Ninka wariyaha maha ka qaldan marka gabadha hibo hadleyso afka kaga kada bodaya 😎

  • @Sheekha.Idiris11
    @Sheekha.Idiris11 2 роки тому

    msh alh alh akbar alxaamdu lilaahi rabil calamin salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim

  • @veryboy4662
    @veryboy4662 4 роки тому +6

    57:24 thank u sis u speak for me

  • @FAAD21
    @FAAD21 Рік тому +1

    Barnamij qurux badan

  • @xabiibalbi4836
    @xabiibalbi4836 3 роки тому +1

    29:44 love and respect 🙂🙂

    • @xabiibalbi4836
      @xabiibalbi4836 3 роки тому

      Another respect 46:55 May Allah give our generation like his wisdom.

  • @mawliidyaasiin8004
    @mawliidyaasiin8004 4 роки тому +7

    Caddaalad daradu meel kasta way ka jirtaa xataa haddalka inantaa sida hadalka looga boobaayo baleega

  • @GuduudaneMedia
    @GuduudaneMedia 4 роки тому +4

    Sheekhyada mxaa makarafoonka loogu dadajinayaa

  • @dawulqamar7846
    @dawulqamar7846 3 роки тому +1

    Subxaanalaah. Xiligii la sitay caleemaha ee cawrada dadku aanay ka la qarsoonayn halagu noqdo ayay ragu ina leeyihiin siiba ku wa aaminsan arintaa in dumarka meel lawada dajiyo. Waar wuxu miyaanu nin ahayn ilaahay caqli iyo Damiir siiyay. Siduu afkiisa uga dhahaa aan dareenka haweenka ku tunto. Hana laygu garab istaago oo ha la igu faaniyo.

  • @youcallwedeliver8216
    @youcallwedeliver8216 4 місяці тому

    Daruuf oo kle waa ok sida qax musiibo rabaani . Short time sida visit

  • @qalideeqa5827
    @qalideeqa5827 3 роки тому +1

    Ragi somali meher unbay ka qaylinayaan war 100 dolar xitaa haduu yahay yaa siiya meher ilaa ay dhintaan ragi o awlaadoodu ka bixiyaan
    Inantuna maba rabto o waxy aamin San tahay in ayba xuquuq kulahayn haday qadato meherka
    Hadii lafurana lamaba siiyo badan kood
    Rasuul Luna scw habeenka kowaad siiyuu yidhi ablaha meherkooda
    Nimanka Somali waxbaa ka khaldan e isasaxa wllayaal

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 3 роки тому +1

    Gabdha ayaan lahayaa shelada huruudaah warqaadan xigaa

  • @abdullahimohamed5700
    @abdullahimohamed5700 3 роки тому +4

    Yaan been leysku sheegin qalbiga hal qof ka badan ma qaado.
    Ka Cabdullahi ahaan hal xaas ka badan ma rabo sababtuna waxaan ka cabsanaayo in CADAALAD u sameyn waayo.

  • @nimcohodan2350
    @nimcohodan2350 4 роки тому +24

    100 dib jir oo diinta caaya aakhirana camalkaagi nusqaamiya iyo 5 caruura oo kusooduceeya keebaa faaido badan waa suaal aad ufiican lkin qof kajawaabay male

    • @ahmedabdirahman82
      @ahmedabdirahman82 4 роки тому +4

      100 awlaado saalixana ilaahy walga helaa wllo

    • @mindideafact6782
      @mindideafact6782 4 роки тому +3

      100 dibjir cidiba madhasho kuwaa wanaagsanaada markaasay kuwii khaldana saxaan

    • @altianoelchapo6456
      @altianoelchapo6456 4 роки тому +2

      Waxa jira qaar 2 kadhalay xaas kaliya oo ay dibjiriin noqdeen iyo mid xasas badan ka dhalay 20caruur o ay caruur wanaagsan noqdeen markaa kuma xidhna xasaska badan ama yar

    • @amuunaxmedaxmed952
      @amuunaxmedaxmed952 4 роки тому

      4 ku so duceya la qatay

    • @gobaadahmed7340
      @gobaadahmed7340 4 роки тому

      Nin Somali iyo dulinimo maxaa is raacshay waar tii doqon ah ee idinka yeesha dulinimadiina la guursada

  • @ahmedabdiomar7204
    @ahmedabdiomar7204 4 роки тому +3

    Asc war ragoo Anigaa kabiir ah ee hal raaliyaha ayaa kuu dhaanta qaylo joogta ah ee marka ugu horaysa radso mid aad ka fiirsato si aad qaylo la aan iyo raaxo ugu noolaato

    • @Maryama_cabdillahi
      @Maryama_cabdillahi 3 роки тому

      Walaal,Adi camal, Allah swt ha inoo badsho💚❤💚💛

  • @youcallwedeliver8216
    @youcallwedeliver8216 4 місяці тому

    Suldaanka tusaala caruurtaada waxa ka fcneed inoo dhaho 4 dumar . Ninka in uu ku jeclaado mid kasta wax gaar . Midaa sharks iyo kaftan badan midaa cuna macaa etc

  • @dustfullphilosophe8141
    @dustfullphilosophe8141 4 роки тому +2

    Waar anaku waji ayaan unimid ee udaaya wakhtigiisa.🤔😬😬😬

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 4 роки тому +3

    Tobon qof nafaqdodu lugu dala galay miya 30 ruux kunolan karan? Alla gajo weyna ninka afarta qabo yahuu ilmahisa ku dhib qaba

  • @iidmahamed7080
    @iidmahamed7080 4 роки тому +1

    Aygaa aygu dhalay ee kule wasuldaanka somalia garac

  • @apdirahmanaliabdi9660
    @apdirahmanaliabdi9660 4 роки тому +3

    Diinta marka laga baxo 😂inan quruxbadanbaa tahye gabdhkle ma Ana doonan lahaba

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 2 роки тому

    Labadan wariye wakhti siinmaayaan kasoo qaybgalayaasha. Su'aashii ay waydiiyeen isagagoon ka jawaabin ayay ka dhexgalayaan

  • @hafsa1698
    @hafsa1698 4 роки тому +3

    Raga soomaalida uk da dhegen badankood karti oma hayaan xaasas badan.
    1. Sharciga wadanka ayaa mamnoocey 2 xaas lahaansho.
    2. nolosha halkani waa qaali. Iyagoo ku filneen biilasha 1 family ayey intey benefits systemka khayaamaan, islaanta intoo ku dhiro dhowladda ay ku tiraahdo single mother ayaan ahay sidey lacag o helaan ayu niinka 2nd iyo 3rd wife soo raadsaniya. Iyadina lacagtii yar ee la siiyey familiga ku biileysa meesheedi ayey ku dhibaatooneysa habeen kasta ka welweleysa goorta beenta loogu qabandoono. Waa musiibo na haysata oo na loogu ogyahay.
    Theoretically diinta wey ogoshahay 4 xaas, waa possible, xigmad baa ku jirta. Beryihii hore dagaalada ayaa iska badnaa raga dhameen jirey. Future ka na waxa la yidhi dumarka iney madan donovan tiradoodi.
    Laakin waqtiga maanta ku jirno xaaladahaas ma jiraan ku riixeyso bulshada ragga iney xaasas badanr aadsadaan. Reality ga wa sidaan sheegay. Wey yartahay ragga 4 naagood sida saxda diinta ku raacsantahay o wada qaba. Aad bey o yartahay. Waa ina laga wada hadlo musiibadaas na haysata oo na embarrasgayesa as a people. Iiga raali ahaada soomaaligaa soo baranaya khaladaadka koley wey badanyihiin

    • @aliwayeel8523
      @aliwayeel8523 4 роки тому +1

      Hafsa somaliduba iyado iimaanka qabta marki ay qaxeen ee ay qurbo la tagay dhibato badAn ayaa qurbihi lagala kulmay siiba uk arintaa qoyskaagi xalasha ahaa markaad dhahdo waanu kala tagnay si ay caydh u qaadTo hadan gurigi aad tahriib kuso gasho ninkaasi 3 khiyaano ayu galay
      1 diinti khiyaanu ka galay oo waan furay ayu idhi galaduna kitabka islaamka ah ayay KU dhaarisa in ay kala tageen habeen kastana waxbu ka dhalaya
      2 ubadkiisi xalasha KU dhalan lahaana wicilo ayaabu ka dhigay aabahaasi
      3 dowladiina waa khiyaamay oo lacag xaran ah ayuu ka qaatay oo ubadkiisi KU koriyay )
      Marka siday wax KU hagaagayn dab iyo gaasbu gurigiisi KU rusheyay
      Wiilasha Somaliyeed
      Waxa ka badan gabdhaha Somaliyeed reeki aad eegto ee somaliyeedba waxay haystaan 7 gabdhood iyo 2 wiil oo mid xabsi daayin ku jiro ama tahriib ku dhintay ama uu wax dilay kolayba 2 wilna ma mashakil la a marka haku talo galin in ay is leeg yihiin raga somaliyeed iyo gabdhuhu 3 jeer iyaga ayaa ka badan raga

    • @hafsa1698
      @hafsa1698 4 роки тому

      @@aliwayeel8523 waxaa la yidhi estimate ka aduunka ragga iyo dumarka waa is leegyihiin 1:1. Soomaalida un baa rumeesan in dumarka ka badanyihiin ragga sidey excuse o helaan. Aniguba hal inan oo 5 wiil ila dhasheen ayan ahay.

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 роки тому

      Hadlkaaga waa sax,waxa jira dad muslimiin ah oo si khaldan afar xaas u qaba,
      Afarta xaas dariiq ayaa loo maraa
      1:xaaskaaga koobaad wax shuruud ahi kuma xidhna yacni waxay nqon kartaa qof aan guurba arag qof kaa weyn qof kaa yar wax shuruud ah luguma xidhin,
      Sedexda klena waa inay carmal ahaadan oo caruur agoon ah wata,nabiga csw eeg dumarku guursdey mid moyane waxay ahaayen wada carmal ciyaal agoon ah wata ama carmal qudhaata,
      2:carmal caruur wadata
      3:carmal caruur wadata
      4:carmal caruur wadata
      Sababta uk loo diideyna in ninku guursdo laba xaas waxa weeyi waxay doonayan in fasahaadku bato,

  • @maamecade5864
    @maamecade5864 2 роки тому +1

    Wakaa wakaa m a
    Dadka wanaagsan

  • @hassanaba6333
    @hassanaba6333 4 роки тому

    Ninkii afarta guursaday wuxuu yidhi. 1-mid talkiibay ufiicantahay 2- Midna caruurta 3- midna ninkeeda 4- Midna dhaqaalaha waa sidaa shaqada afarta naagood mihiim kuyihiin haduu dhaqaalo ahaan iyo awooda raganimo ubuuxinkaro hadiina aanu kartidaa lahayn iska daayo.

  • @essovadanyofficial4554
    @essovadanyofficial4554 4 роки тому +1

    ILASH HAKUU BARAKEEYO

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 4 роки тому +5

    The lady in red well spoken well done for the truth and I like the oday in brown clothes 🤗

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 4 роки тому +1

    Quruxdeeda wax udhime qadaadkuu uritaa

  • @maxameexasan3508
    @maxameexasan3508 2 роки тому

    Gabadha sidaan hadleyso ( Schoolka Abaarso miyey ka soo baxday ?)

  • @rdiwanjirde2160
    @rdiwanjirde2160 3 роки тому +1

    Gabadha wariyha ah aqoonta eedu ma dhisna xaga saxafada barnamihyada nocana wax u dhiibtan dad aqoon fican u lhe qabka tabinta ito waydiinta sualha

  • @mbiochem916
    @mbiochem916 4 роки тому +3

    Weriyadan maxa waa tawabar fcn malahn ....weji hadalka haka dhaxgalin noo

  • @veryboy4662
    @veryboy4662 4 роки тому +11

    42:16 host man are rude man

    • @wardirashid8874
      @wardirashid8874 4 роки тому +2

      They are so fucking rude cant even wait guys to finish talking

    • @gamgamgam9789
      @gamgamgam9789 4 роки тому

      Waa runtaa in uu jaad iibiyo buu ku fiicnaa.

    • @Hargeisalyrics00
      @Hargeisalyrics00 4 роки тому

      It’s shocking how rude respect the elders and let them finish talking we learning from them

  • @samarsna6151
    @samarsna6151 3 роки тому +3

    😂😂😂😂😂Manooli kan Cayalku Kofiyadiisa kubadda ku dhalan igu daran shatigiisa gulus la anta Silwelkana la dhcayo😂😂😂😂😂😂Allah yarhamuh

  • @youcallwedeliver8216
    @youcallwedeliver8216 4 місяці тому

    4 xaas u bareeraa anoo jeeb taraq ah
    Nin dhahay cadaala daraa rabaa nin dhahay waa

  • @halimaahmed616
    @halimaahmed616 4 роки тому

    Asc

  • @apdallademoneyes...4164
    @apdallademoneyes...4164 4 роки тому

    Inanta udambeysa xaqiiqda ka hadashay masha allah wiilka udambeyana suashisa ana isku dayayah una jwbayah Hapluhu waxa ay meherkedu qli uga dhigtay si uu ugu xisabtanyoh hantidi ka baxday uuna udhowrayoh mida labad inu ka baqo mid 2aad inu damco mida 3aad ine Qali thy inanta dhanka ragah mida 4aad aya ah inu ninku is giijiyoh rag iska dhigo shaqeysto dhabar adego si uu hanti uu lee yahay ushaqeysto si dhiiranaana💯

  • @ibh7465
    @ibh7465 4 роки тому +2

    Aniga ahaan waxan qabaan dumarkeena diidaaya in laguursado 4 xaas
    Waxaa sabab u ah reer galbeed iyo dad aan Muslim aheyn oo leh xuquuq bini aadam ayan ilaalinaynaa
    Dumarkuna waa wax daga nugul
    Caalamkana reer galbeed waxey gaarsiiyeen daqankooda oo lacasriyey oo lagu magacaabay
    Xaquuqda bini aadamka
    ilaahow noo dambi daaf

    • @Maryama_cabdillahi
      @Maryama_cabdillahi 3 роки тому

      Hahaha.
      War reer galbeedna meel kumaan arag , Dadkaasna Nama maamulaan ,Diintooda leyihin Anaguna teena,
      Waxad ogata Guurka waa heshiis labada is qabtaa ku heshiinaysa ,haday isku af garan waayana ,ku kala tagaya ama xalka u roon qaadanaya ,
      Waxba haku mar mar siyoon reer galbeedka ,
      Anagu dumar hadaa nahay Maseer wax la dhoho Qabnaa , Gabadh kastana siday iskaga ilaalin lahayd ayadaa taqaan xalkeeda,
      Maseerkuna ma ahan wax hada bilow day ,ama reer galbeed laga keeenay ,Waqtigii Rasuulka csw wuu jiray,
      Kolay Cudur baan u arkaa ,"Ninkaygu inuu Ila Guursado xaas kale xitaa inuu la kaftamo" Dadkuse ku kala daran dhankaasi

  • @jamilosalaad7520
    @jamilosalaad7520 4 роки тому

    waa d mahadsan tlihiin

  • @safiyaaxmed1235
    @safiyaaxmed1235 4 роки тому +6

    Horta aniga laa ima qabo gabdh ayan ahay balse anu fikir kayga haduu nin kaygu gabdh 2 gursado iyo mid 3 anuu wan ku garab taganahay mana ka xumaden sabab to ah jacayl ka dhabta ma dhamado muhiimadu waa in nin kaygu ila tashado walhy bilahay kaman hor imaden anigu na wa bilahi tow fiiq

    • @abdullahisalad7840
      @abdullahisalad7840 4 роки тому

      Masha Allah gabar fcn tahay

    • @issaali8297
      @issaali8297 4 роки тому

      Safiya Axmed bal isooqaba

    • @suweydahassan3873
      @suweydahassan3873 4 роки тому +1

      Hhhhh abaayo kaligaa ma ahaa gabar kasta markeysan guursan way is dhahdaa saa maseyrba ma taqaan lkn maalinta aad gursato ayaad oganysaa

    • @safiyaaxmed1235
      @safiyaaxmed1235 4 роки тому

      @@suweydahassan3873 abyo qof kasta hupi ayuu le yhy sow maha aniga nin kan jecel ma ku gyr saday waa haaa hye hadhow hadu i dhaho abyoo safiyaay xaas labad aan rabaaa inan aros to xil kinana aniga ka so baxaya maxan u tako rayaaa oo an qalbiga u ga dilaa ku so co dhihi lahaa walhy

    • @sheikhbariwalbaxri7112
      @sheikhbariwalbaxri7112 4 роки тому

      Mahadsanid ana diyar ku ah

  • @youcallwedeliver8216
    @youcallwedeliver8216 4 місяці тому

    4ta xaas kama ogolaateen ee daruufta usaamixin.
    Sida aad rabto hadaad weydo sidaa.....

  • @ahmedegal5908
    @ahmedegal5908 3 роки тому +2

    Caadi maahan doodanu,waliba gabdhahu siday u qalbi hadleen

  • @sahidmubarak9691
    @sahidmubarak9691 4 роки тому

    Haa

  • @omarr_neio6177
    @omarr_neio6177 4 роки тому +15

    It is within the muslim community where age is made a big deal of. Mostly comes from the guy's mother who believes her son should marry someone younger for reproductive purposes as well as portray an image to her fellow community members (proud mother where by her son brought home a foetus lol)... Jokes aside, women don't get married perhaps they don't want to settle for someone who she is not compatible with. The older the women becomes the refined she gets. She know what she wants and she is unopologetic about it. Lastly everything is writting by Allah. I say No matter how old you are, practice gratitude. You might not be married with kids in your 30s but blessed with many other things buuqa daaya.

    • @unolowmanta7508
      @unolowmanta7508 4 роки тому

      Yes true. I'm 27 now and I'd rather not get married, then not have the man I want in my life ❤️❤️❤️

    • @anzalosman6998
      @anzalosman6998 4 роки тому +1

      farhan ahmed well said Walahi💯

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому +2

    i'm sory inananay fadhiyin inaan aqoon u leh diinta ilahay waa ka saxaa ah wuxu yimid baa ku khayr badan raga intay khayrkii ka boodan bay doortan wixi laga khayrka badana ilahay wuu baneeyey lakiin ilahay baa sheegay in midi ku khayr badan tahay

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 роки тому +1

    Xaqiiqada waxay tahay 2 qof bahida isku keentay inay tahay wada lahaansho qoys waana laba waxa kasta oo qoyska qoseya kadhaxeyo waxa imanaysa qofka marku lakulmo lamaane kale isagu hal qalbi ayu leeyahay waxanu qalbiga qofku qaada hal shaqsi iyo halku marka isagu dan urako waxa kale meesha sogalaya xil iyo culays masuuliyad naaggaha kaduwan oo ah ubadkaad dhalayso nolosha ubaadkasi waxu kusaaranyahay ilaa intu isku filnaanay isagu ma iska dhal uunba iyo darxumo haku koro taad aragtaba naagayso walle waxan amiin sanay inu qayral masuul yahay ninka naagaha badan mide kale caafimaad kasamir haduba tuu arakaba naag utahay ubudka kadhashan ayaan darana oo dayacan 4 lagu baneyay maahan inaad sida xayawanka mid barqadi korta midan casarki kadhigta midna maqribki siimar mid aad uhoyata ee waa ilaa intaada aduunka kunoshay mid waliba 20 sano oo ugaara ayay noloshada kuleeday waar raggi hore 100 sano kahor kuwi jiray maxanu uso gaadhi waynay iyo diinta horteed waayba noga dartay diintu 4 uunbay maqlen naagiba 4 ragcay noqden oo afar hadaanba helay waay dhantay uunbay leeyin raggani naag doon iyo dhaqan doon mahane lakiin cambarka naagahay ciil uqabaan oo bahidiso kubadatay✅💯🤝🤣🤣waxan kale layaabay ninka yidhi meelbay iwada daganyihin oo aan ufahmay inu ujeedo hal guri kalsoni badan hadaan boskisa kujiri lahaa oo aan ubadheedhilah culayska inta faraleeg kala fogee mooye isku sodhawe isma idhahden kurbab idil laahad oo intaan kamaqanay dareenba igu taag nanlah🙄

    • @khaalidaadan1173
      @khaalidaadan1173 4 роки тому

      Wallo hlkaas dib ugu noqom

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 4 роки тому +1

      RUNTI LAYLA WA SIDA SHEGTAY WXAY NA FICAN ADUNKA
      🔜LABADII QOFEE RAXA KU DHAMYSTA
      🔜KALSONI ISKU QABA
      🔜IS DHIIRI GALIYA
      🔜RAFAD IYO FARXADBA WADA MARA
      🔜MURUG IYO DHIBA WADA QAYBSASA
      🔜NAFTA IS KU DHIIBA
      🔜NOLOSHA IS KU HURA
      TAS AYA AH JACAYLKA DHABTA IYO NOLOSHA XAQIIQADA WA IN AY WAJIGA QURUXDA BADAN EE NOLOSHA IS LA MARAA NOLOSHA WAJIGA FOSHA XUNA WA INAY ISLA MARAN UGUNA DHABR ADAYGAN KALSONIDODA UGU DANBEYNTANA AY KA GARAN ILLA AY NOQDAN QOYS TARIIKHDA GLA MXA YELAY ORAH ENGLISH AH AYA ORANAYSA🔜TRUE LOVE IS NOT END JACAYLKA DACADA MA DHAMADO NOLOSHA MACAN KEDU WA LABA QOF OO ISKU FAHAN SAN NOLOSHA DHAN WALABA IS XALIYA IS DAJIYA NIN KA RAGA AH EE HORUMAR LA TABAN KARO GARO MARKI LA BARO WXU YESHA HAL XAAS OO LA SO JABHADAYSAY KUNA SO DHIIRI GALIN JIDHAY INU GARI DONO MALI UN HALKA UU DONAYA DUMARKANA TAS INEY U SMAEYAN NINKODA WXA KA KENTA MARKA UU U NOQDO DACAD JECEL IYADA FAHMA XITA IYADA OON WAXBA U SHEGIN MAR WALAB U MAHADCELIYA DARENSIYA IN UU 7.5 BILLION KA DORTAY IYADA OO KALIYA AYADANA MARKI INTAS OO KALIYA LO MUJIYO WXEY NAFTEDA U HUDHA NINKEDA WXAYNA GARSISA HORUMAR GALA BALKA DAHABIGA
      LABA QOF OO SI DHAB IS KU JECEL HAL QOYS AYEY NOQDAN BALAE HADII U JECELKU MAR YAHAY AN HELO KASI MA DHISO QOYS QURUX BADAN EE WXU ABURA MURUGOYIN FARA BADAN.
      HADAN LAYSKU DHIMANAYN 😥
      NAFTA LAYSKU DHIBAYN SOW MAHA DHALNTED😥😥
      INTAS AYAN UGA GA BAXAY FIKIRKAYGA🙏🙏🙏THANKS

  • @qalanjomoha1833
    @qalanjomoha1833 4 роки тому +1

    Igatag ninkii ikufsadey ciilkasaban shaw dililaha iyaguna waaba kudarayaan maficneyn

  • @smalllong9076
    @smalllong9076 3 роки тому

    Gabadha weryaha warka inta uu dhameynin ayey hor boodeysaa waliba iyado nagu socoto warka

  • @toysbabykids5432
    @toysbabykids5432 3 роки тому +1

    Warirayaashan
    Aad ayaan u karhay sida ay dadka ka waweyn ula dhaqmayaan waxaa dhihi karaa waa istusiin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому

    ilhay masuuliyada kuligeen buu ina saaraay kulikum masuulin

  • @CiiltirecatoosheHy
    @CiiltirecatoosheHy 4 роки тому +1

    tifiga waxn ku darsan laha gabadhu ad bay u dag dagysa dadka halaga dhagayso hadalka

  • @abdikanimohamed3768
    @abdikanimohamed3768 4 роки тому +3

    2 naaglow nabad ka quuso kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waji masha allaah kkkkkkkkk walaahi waa runtiis

  • @sulekhamaxamed2534
    @sulekhamaxamed2534 3 роки тому

    Xaqiiiq

  • @youcallwedeliver8216
    @youcallwedeliver8216 4 місяці тому

    Hal meel wada dejinta ma umaleena in naag jeclaaneeso jirto
    Sababtoo ah naag walba hoolaheeda meel gaar u eh rabtaa . Hadii zawj keeda isku qeeliyaan cunug keeda hadee canaana neeso privacy islamka aaduu uga hadlay
    Nin shaqadiisa ma aha saas ii sahlanuu dhahaa . Anaa wada qabee .

  • @user-gg1vm2cj1y
    @user-gg1vm2cj1y 4 роки тому +1

    Wlhi wariyayaal badow ah, siday qof arimo muhiima wada ugu badhgoynayaan , sida max. Waji doodaa markle hala qabo iyo wariyayaal talk leh

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 3 роки тому

    Danbi mha in afar laguursado lkn xilign ragu danbi by kagalayaan

  • @ugbadm6075
    @ugbadm6075 3 роки тому

    Lady in red is aggressive, chill out hungry!

  • @youcallwedeliver8216
    @youcallwedeliver8216 4 місяці тому

    banks cadaalada macruufkaa ku filan
    Lkn sida awful keela wal mizaana maba la baneeyeen . Tusaale midaa dulqaad badan . Dulqaadkaada la dhig sida heblaayo
    Oo iska kee qabaneeso markee weeso waxee iga rabtay. Like adeeg iiga waqtigaa ubaahdo xitaa daba kle asagoo wato halka mida kle markaa imaaneeso ii soo mar

  • @asmiitamohamed2686
    @asmiitamohamed2686 4 роки тому +1

    WIILKA HAYA CAMERADDA WAA WIIL CAJIIB AH, Sababtuna waa . ( u fiirso SHEEKHA-Gabadha uu Magaceedu Sheegi Doono, Isla Habadhaas Goorta Ay Gaadho Sida Uu Isagu QabanaayO .)

    • @hafsa1698
      @hafsa1698 4 роки тому +1

      Ma 48:31 u jeedaa. Anba wn qabtay intaa. Waa fariid