BARNAAMIJKA FALANQAYNTA TODDOBAADKA OO KA HADLAAYA DILKII AXMAD DAWLO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • www.universalsomalitv.com

КОМЕНТАРІ • 191

  • @najiibkaamil8489
    @najiibkaamil8489 4 роки тому +28

    Hadii an heysan lahaa inta uusan dhiman weji wax aan uga farxay oo aan ku iloowsiyo waxa uu soo maray wan sameyn lahaa adeer wiji cimrigaada allaha dheereeyo

    • @maryamomaanka9157
      @maryamomaanka9157 4 роки тому

      Najiib Kaamil gabadhada miyaa sinlahayd lkn hada umabaahna xiligaan

    • @moulidsheik4642
      @moulidsheik4642 4 роки тому

      Gabadhaada siii huuuno... wa hadiyad kudheh.... wu mudayahay

    • @sagalduraan3489
      @sagalduraan3489 4 роки тому

      Qof wanaagsan ayaa tahey waxey ka dhigantahey adoo sameeyey waad wici kartaa si uu ogaado wanaagaas

  • @mustafefaarah1900
    @mustafefaarah1900 4 роки тому +16

    Allaw anigoo meel sare ka jooga nolsha maxmed cali waji i tus intaa hadu noolda wlhi wuxu ku iloowo dhibka ayn u samny laha alle cimriga ha udheereYo

  • @hydoffdhagaweyne1037
    @hydoffdhagaweyne1037 4 роки тому +12

    I don't usually watch Somali think tanks, but this video was beyond amazing.

  • @m.tayosame9123
    @m.tayosame9123 4 роки тому +8

    Geesigii adeerkay
    Our hero m.x.c long life

  • @Faadumo-Siciid
    @Faadumo-Siciid 4 роки тому +4

    Araweelo inanta la baxday Waxaan ku daawanayaa Sannad iyo dheeraad ka dib.
    Walaal waxaa suuregal ah Inaad jaamacaddii dhammaasay meel aad joogtaba xaqa U hiilo. ♥

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 4 роки тому +4

    Ilaahayow inta dulman ka dulqaad dulmiga yaa Rabi 🙏🙏🙏Amen

  • @user-lw7bz6fw1y
    @user-lw7bz6fw1y 5 років тому +9

    Allaha u naxariisto 😭😭lkn
    Mahilmaami doonno aduuyadu waa wareegto marbaan awooda gacanta ku ghigi doonnaa in shaa allaah

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 4 роки тому +10

    Asc waan dhegaystay barnaamijkan runti marka laga reebo m c waji oo ruugcadaa ah oo taabanayey dhibta xalkana wax ka tilmaamay
    Waxaan billad siinayaa wiilka shaarka blue xiran oo taabanayey meesha bugta ama nabarka xal badana sheegay waxaanse dhaliil u jeedinayaa caaqilka oo ah meesha hooga laga hago oo bulshadu ka dhimatay oo hadii maanta gabar,laga soo doono aan aqbaleen
    Nasiixo waxaan waaninayaa gabadha wariyaha ah oo ku dhiirratay inay dirac lasoo hor istaagto ummada muslimiinta oo casrigaan nool guriga ayaa dirac lagu ogaa goormuu noqday shay la isku asturo oo banaanka lala yimaad allaah ka baq quruxdu waa diinta ee is xijaab oo qaado jilbaabka sharciga khayr iyo qurux,ayaa kuu kordhaya raallina iga ahow inaan public kuugu naseexeyey waayo gooni inaan wax kuugu sheego ma karayo oo ma hayo cinwaan aad leedahay

  • @hamdikhadarabdi6698
    @hamdikhadarabdi6698 4 роки тому +4

    Ader wlhi wxd iga la qima badan tahay kuwa isla qabweyn boqol ayaga ka mid ah ader horay usoco

  • @hadew1418
    @hadew1418 5 років тому +23

    Mansha Allah the man with blue shirt so intelligent and very open minded .

  • @abdibarako5473
    @abdibarako5473 4 роки тому +8

    Ilaahay dawlad aan leeyahay oo aan gar wadeen ka ahay ha soo dedejiyo oo ha igaadhsiiyo weriye weji oo nool intii karaankayga ah qalbigaaga ayaan dhayi doonaa in kaste oo aan u yarahay oo ay iga fog tahay hamigaygu

  • @daahiryariisow
    @daahiryariisow 4 роки тому +28

    War gabadhan wariya ah xirfad badan iyo dulqaad ayay ubaahantahay hadalkii ayaay qastay oo. dadka waqtigooda sii intaas waa iga waano

  • @ayansheik6224
    @ayansheik6224 3 роки тому +2

    Wow! The old man brought me to tears! Tribal issues are measure drawback to every society.

  • @mustafeaxmedjaamac7515
    @mustafeaxmedjaamac7515 Рік тому

    Axmed dawlo ilaahay ha u naxariisto

  • @Faadumo-Siciid
    @Faadumo-Siciid 4 роки тому +3

    Beeneelayaal. Madax dhaqameed Ma jiraan mana Jiraan qof xil haya, qof madaxa oo cadaalad yaqaanna..
    Araweelo liibaaan. 🌹❤️

  • @sharecoabdilahi2420
    @sharecoabdilahi2420 4 роки тому +6

    Barnaamij aad uqiima badan mash allh. Allah ha ina tuso xaqa

  • @ilyashussein1489
    @ilyashussein1489 5 років тому +12

    Blue shirt waa nin waaqaca jiro ka hadlay waxana ii muuqdaa qof cilmiyan diyaarsan

  • @abdiaziizok8421
    @abdiaziizok8421 4 роки тому +3

    Alle xagisa waa lawada siman yahy adunkna waxd hormasto alle la hortage qabilkuna qabri kula galimiyo faquqna rabi mA ogolo

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 роки тому +1

    Maashallah.. Anigoo Kasoo Jeedo Muqdisho Waxaa Icajabiyey Ninkaa Dhalinayarada Ah Ee Sida Wanaagsan Ubartay Sharciga , Siduu Sharciga Yahayne Uga Jawaabay Su,aalaha Waa Umahad Celinaya Guuleeed , Guuleed ( legge uguale per tutte
    ) Oo Macnaheedu Yahay Sharciga Haloo Sinaado .

  • @hadew1418
    @hadew1418 5 років тому +7

    Adeer sorry i am very proud walahi geesi ayaa tahay.

  • @adenaden9395
    @adenaden9395 4 роки тому +7

    Waar gabadhu wariye mahaa. Wilka shaadhka blue ga he is the best.

  • @ifraaxaxmed8019
    @ifraaxaxmed8019 2 роки тому +1

    Wiilka shaati buluug wato wlhi waa geesi ilhy haku xafido

  • @sharecoabdilahi2420
    @sharecoabdilahi2420 4 роки тому +21

    Wiilka shaadhka blue ga waan ka helay aragtidiisa mash allh bro

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 4 роки тому

      🤗🤗🤗🤗

    • @maryamomaanka9157
      @maryamomaanka9157 4 роки тому +2

      Shareco Abdilahi haa xaajigega waaye is ilaali huuno 🤫🤫🤫😔😔😣😣

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 4 роки тому

      @@maryamomaanka9157 🤣🤣🤣

    • @caliyare2206
      @caliyare2206 4 роки тому

      @@maryamomaanka9157 maseer.com 😂

    • @ahmedmusa4856
      @ahmedmusa4856 4 роки тому

      Gabadha weriyaha ah
      Ilaaueed ka xishooto ,diric xilligan ma shaqeeyo,waa badownimo,fadlan ku dayo
      Gabdhaha Asturan ee hortaada fadhiya ee haybadda wacan.

  • @user-lw7bz6fw1y
    @user-lw7bz6fw1y 5 років тому +5

    Murusadoo maanta idinkaa
    Gun ah anaga sharaf ayaan
    Kunoolnahay ha hilmaamina
    Gubniinkaan guboow ayaa kadanbeen doonno in shaa allaah maalinta aakhiro aakhiro 💀💀💀💀💀

  • @abdoulkadirmohamed1382
    @abdoulkadirmohamed1382 4 роки тому +5

    Fadlan Naagtan Is astur Dhaha.

  • @ahmedhirsi659
    @ahmedhirsi659 4 роки тому +6

    The man with blue shirt, well said 👏👏👏 he's got the solution.

  • @deeqsi14official18
    @deeqsi14official18 4 роки тому

    Allow u naxriiso aabe hii soomaliyed ee lagu dilay muqdisho mideeda kale allow u naxriiso injineer yareesow oo garab istaagay rerkii uu kabaxay marxuunka gardada lagu dilay wllhi aad baan ugu farxay in laboorariyo in lasoo isteejiyo dadkii dhibtaa geeystay maxkamada horteeda mudane waji si niyad ayaan kuu taageer sanahay

  • @khadaromer5053
    @khadaromer5053 4 роки тому +3

    What amazing man the blue shirt

  • @rarajiboo
    @rarajiboo 2 роки тому

    War waa maxay kalaam faariqani! Ma sii badanayaan hablo Soomaaliyeed oo ajannabi guursanayaa. Waxase jira in dadkeennu ku sii badanayaan debedaha, taasina waxay suurto gelisey in dadku la kulmaan dadyo kale. Sidaa darteed rag iyo dumarba dad calafkoodu isu geeyo lama waayaayo dee!
    Alla xanuun weynaa taariikhda uu ka hadlaayo Adeer Maxamed Cali Weji.

  • @Touris-b2e
    @Touris-b2e 4 роки тому +3

    Subxaan Allah aslan Somali people regardless of their ethnic group we are ALL from from biracial heritage non African origin Persians,Turks,Portuguese,Southern Arabians,South Asians !! So I just wonder why some Somalis especially those who were born and raised in Somalia bully any Somali girls tribal or non tribal who marry a foreigners!! If any man is Muslim Sunni and he's marriage minded why not they can't get married!!
    Alhamdullah we are born and raised up abroad and my older brother said if there is any Muslim suitable man interested into marry you let him contact me I will pay the expenses of your nikah 😊 both of our parents are from tribal majority clan nobody is close minded in our family

  • @fartunabdiwali2858
    @fartunabdiwali2858 4 роки тому +3

    U gaadiya dalimiinta ilaahay aya xisabin doona aniga waxa ahay gbr habar gidir o sacad kasii eh mana ogoli amaba rumeysani in aa dadka ka sareeyo midkeena sareeyo wa midka inogu taqwada badan naarta na waxa lodiyariye midkasto o madax adhag o kibir bdn.

  • @jwxo9313
    @jwxo9313 4 роки тому +3

    Mohamed I swear he made me 😢 😢😢

  • @Hamse_Baydaawi
    @Hamse_Baydaawi 4 роки тому +3

    Gabadha wariyaha ah khibradeeda waa hoosaysaa! Habarato sida dadka kuujooga loola kala dhaqmo, inaad ustaad waji hadalka ka qabato waxay daboolysaa aqoonbadn oonaga maqan!

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +1

    Maxamed Cali Weji 💯👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @omaryacin8208
    @omaryacin8208 4 роки тому +3

    SOMALIDA SIDA KALIYA EE LOOGA GOONI KARO QABYAALADA WAA IN ODAYAASHA LAWADA XIRAA 👍

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 4 роки тому

    Amen amen 🙏 ilaahay how naxaristo marxuunka

  • @ahmedegal5908
    @ahmedegal5908 3 роки тому

    Waa barnaamijkii ugu ficnaa
    We dood cilmiyeedka bulshada,siina badiya bulshada waqyigeeda

  • @sayidomar7516
    @sayidomar7516 4 роки тому +1

    Wallaahi inankaa shaadhka buluuga xidhan ee garyaqaankaa runta ayuu taabtay. Runtuna maaha wax laysku naco. Boqolaal tusalayaal oo taa la middiina wey buuxaan maalin kastana wey dhacaan.

  • @abdisalanismaelmohamed4681
    @abdisalanismaelmohamed4681 4 роки тому +2

    wllhi waa barnaamij aad u qiimo badan oo qof walba oo damiir leh micnihiisa fahmi karo

  • @youngyonis4447
    @youngyonis4447 4 роки тому +3

    True hurts 😭

  • @djdeeqsi1885
    @djdeeqsi1885 2 роки тому

    Walhi ani ahaan gapoye ayan ka jeclahay qapilada somilida jira wana Ku dhex nolahy. Ma jecli in LA midap takoro I love gapoye 💖💞💗💕💔💜💛💢💓💞💝💭💖

  • @mustafeaxmedjaamac7515
    @mustafeaxmedjaamac7515 Рік тому

    Inta daawanaysa 2023
    🤟

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 5 років тому +3

    Somali Waa istaqaan tv ba qof ku wixi doonuu ka oran doonnaa lakin naceybka umadaha & heybsooca& xadgudubka somalida dhexdeeda wuxu u bahan yahay in sharci Adag laga sameeyo waxase dhib ah kuwan hargeysa ka hadlaya oo iska dheereynaya dhibaateynta dadka la hayb sooco oo ay ahayn mat aan dheereyn ay ahayn in hargrysa lagu garaacey will & gabar isdoortey sidoo kale xadfada daami ee magalada inteeda kale ka xayndaban oo ah meel takooran , ex wariye waji ee tv gii ugu horeeyey ahna wariye caan ah somalida dhexdeeda wana la wadagayaa hadalkiisa ilah Hana hanuuniyo hadan Somali nahay Waa Nala wada weydiin malin an dheereyn.

  • @faysalcareeye6922
    @faysalcareeye6922 4 роки тому +1

    Waji guul&gobanimo

  • @GojoSatoruFitnessOfficial
    @GojoSatoruFitnessOfficial 2 роки тому

    Masha Allah amiin yaa rab

  • @moode_moode3980
    @moode_moode3980 4 роки тому +1

    Legend somalida allh hanuuniyo

  • @awoqali4151
    @awoqali4151 4 роки тому +2

    Miyey soo xidhato dirac baacweyna suxuladeda ayaba qabdaran

  • @huzkovick4900
    @huzkovick4900 4 роки тому

    Gawadha wariyada wa luck of respect

  • @AxmedTarabi-b3j
    @AxmedTarabi-b3j Місяць тому

    😮

  • @cabdirisaaqxaaji6496
    @cabdirisaaqxaaji6496 4 роки тому

    Waxaatiri inta afsoomaaliga ku hadasha taasi waa khalad ma jiraan id ajaaniiba ee afsoomali ku hadasha kana mida dadka degan ama muwaadin ku ah dalka soomaliya sidaas darteed haku kadsoomin afsoomaaliga

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 роки тому +2

    Naagta Waa marqaansantahey ayadaba isku maqan

  • @makeupartistreemmakeup7373
    @makeupartistreemmakeup7373 4 роки тому +2

    Rasulka صلي الله عليه وسلم aya shafeco qadka leh maxa kaqldan minkan wayn subxanallah

    • @ahmedmusa4856
      @ahmedmusa4856 4 роки тому

      Makeup
      Wll.ilmahaaga saqiiraaba wuu kuu shafeeci karaa
      Qur,aanku wuu shafeeci
      RADUULKU; (scw) shafeecada weyn ayuu leeyahay .

    • @dekali6198
      @dekali6198 4 роки тому

      Shafeca qaad maha we waxa uu yeru wa hubal in uu jenaada galayo. Wana Khaled siida wa in u duceno.

    • @ahmedmusa4856
      @ahmedmusa4856 4 роки тому

      Mahadsanid deqa

  • @mustafefaarah1900
    @mustafefaarah1900 4 роки тому +1

    Gabdhu wariye saxa maaha dadka hadlka way ka dhex geli

  • @moealichanel4215
    @moealichanel4215 5 років тому +5

    Qabyaalada iyo cunsiriyada soomalidu somaliland bay taala 60 boqolkiiba
    Anaa qiraya oo u dhashay somaliland

  • @shukriganey1138
    @shukriganey1138 5 років тому +6

    Wiilka shadka bulugah xageen kalaxidhiidha pls

    • @shaxanceero8080
      @shaxanceero8080 5 років тому

      Shukri Ganey facebookgiisa

    • @samirajama5094
      @samirajama5094 4 роки тому

      Gabadh buu qabaq wll srry 😂😂😂😂

    • @caliyare2206
      @caliyare2206 4 роки тому

      @@samirajama5094 xaaskiisa UA-cam ku jjirta iyado gabar u dhaaraneysa arkay o ku leh naaya is ilaali wa xajigeygee 😂

  • @3mubi894
    @3mubi894 4 роки тому +1

    Omgt no no Somali dadkeedo wa inan kacna abtiyal hadii ad is dhigatan wa waxkun

  • @leabantwin7480
    @leabantwin7480 4 роки тому +1

    Kuwan kaagarab hadlaya waxba kuumaqabanayaaan markaa waxba ha kuxiiqin waykuunacamlaynayaan oo kaliya

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 4 роки тому

    Mawduucu waa very serious aad u muhiima

  • @mustafibrahim3868
    @mustafibrahim3868 4 роки тому

    Mashallah ilaahay hakufixdiyo

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 4 роки тому +2

    Gulled waa nin wax garada ah . Bidaarta ciyar mahan wa aqoon

  • @nuhmuse1714
    @nuhmuse1714 2 роки тому

    Waji going to tell more , but she interrupt.
    I expect to allow partcipants of debate to finish thier speech

  • @reo9475
    @reo9475 5 років тому +1

    Somali refugees from Syria
    Sow dinikii children iyo mothers diiday inay ka dagaan boat oo Yidhi wadanka umaydan dhalan😢😢😢😢😢😢😢

    • @ahmedmusa4856
      @ahmedmusa4856 4 роки тому

      Mars
      Shacabka iyo maamulka kala saar,shacabku waa soomaali,maamulku waa shisheeye ama (cilmaani)

  • @abdikanimohamed3768
    @abdikanimohamed3768 4 роки тому

    habartan barnamijka shegeyso gacmaheeda iyo wajigeeda waa kala color

  • @ilyashussein1489
    @ilyashussein1489 5 років тому +2

    Gabdhaha somaliland Masha allah

  • @nuurdiin3484
    @nuurdiin3484 3 роки тому

    Really news wllhu

  • @husseingabile
    @husseingabile 2 роки тому

    Arintaa markaan xasuusto waan il meeyaaa🥲💔

  • @warsamxplk6253
    @warsamxplk6253 4 роки тому

    Mohamed Ali weji 💯🙏🙏

  • @mustaafinadiif4518
    @mustaafinadiif4518 5 років тому +2

    Ar ninkaa shaadhka buluugaa wlhi waaa codkar hadalka pointigiisuu taabanayaa mar walba
    Si sirous ah buu uhadlayaa runtana wuu usheegayaa wlhi lkn kuwa kale daacad u hadli maayaan

  • @cabdicasiiscraxman192
    @cabdicasiiscraxman192 4 роки тому

    masha allaah horay usocda

  • @abdikariimubeid5177
    @abdikariimubeid5177 4 роки тому +2

    Garyaqaanow dalka aduu ku bahanyahy lipaxow

  • @abdihakimsaedo1971
    @abdihakimsaedo1971 5 років тому +8

    Ina dafac iyo ina axmed mooge haka guursadaan horta iyagu markaas baa haybsooc dhamaanayaa hadii kalena adeero masajidka ciyaarta kadaaya

    • @AF-wd2gt
      @AF-wd2gt 5 років тому

      Dhilo aqli xun nayaa nin somali baa lagubay just because she married a jareer dude. I hope you aren't hawiye. Hada ayaan ceebaysanahay sixiraynimadaada hanoogu darin

    • @abdihakimsaedo1971
      @abdihakimsaedo1971 5 років тому

      @@AF-wd2gt hhhhhhhhhhhhhhh

    • @axmedali6342
      @axmedali6342 3 роки тому

      @@AF-wd2gt hhhh

  • @mohamedartan8683
    @mohamedartan8683 4 роки тому

    waad fiicantihiine halkaa kawada wllyaal

  • @saciidbagadi6056
    @saciidbagadi6056 4 роки тому +1

    Gabadha Waxay Aheyd Brazil

    • @saciidbagadi6056
      @saciidbagadi6056 4 роки тому +1

      Dowlada Soomaaliya Arintaan Ilaa&Hada Wax Kama Qaban Oo Dadkii Falka Geystay Aan Weli Latoogan?????Taas Oo Sabab Ay Utahay Iyadoo Weli Loo Fiirinaayo Qabiil????Dowlada Meysan Fiirin Diinta Islaamka Waxay Ka Qabto Arintaan ????Dowlada Mas'uuliyada Ay Uqaaday Dadka Ay Xukuntana Meysan Fiirin?????

    • @saciidbagadi6056
      @saciidbagadi6056 4 роки тому +1

      Waa Run Horta Dadka Madaxda Ah Aqoon Yahanka Indheer Garadka Ugaasyada Cuqaasha Malaaqyada Imaamyada Salaadiinta Wadaada Diimeedka Waa Iney Bilaabaan Iney Gabdhahooda Uguuriyaan Dadka La Midabtakooro???Si Dadka Kale Ay Ugu Deysadaan????

  • @Shirazy.
    @Shirazy. 4 роки тому

    M.allaah waaa sx halaga hdlo.

  • @AliAhmed-ct3zv
    @AliAhmed-ct3zv 4 роки тому +1

    Dumarkii asturnaanta loogu taagla'yahay

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому

    Weji Waxaynu samaynayna Ururka lamaga Cbixidoona (Dulmidiid)

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 4 роки тому +4

    ALOW NABAD IYO NOLOL NASII🇸🇴

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 роки тому

    Maxamed cali weji hadalkiisu qiiro ilmo iga keenay

  • @mohamedenanays
    @mohamedenanays 4 роки тому +1

    Jacayl qabiil maleh
    Taa hala ogaado
    Watuma tan aniga qabil igu racdo

    • @abdiaziz8036
      @abdiaziz8036 4 роки тому +1

      🤣😂😄waxaasi waa afka wllhi wiil aan Sxb nahay oo sidaa dhihi jiray ayaan gabadh reer ah barnay markuu ogaaday qabiilkeeda ayuu kubyidhi gabadh abtiya dhalay ayaa la ii doonayaa ee waan ku soo duceynaa 😥 gabadh waxay ku tidhi nin rag ayaadtahya aniga igu labeee waan ku jecelyhy wuxu ku yidhi may gabadh abtiya i siiyaya ayaan ku koobanaaya 🤣markaa Sxb afka ayuu baan ka leenahay LKn qalbiga waa may

    • @mohamedenanays
      @mohamedenanays 4 роки тому +1

      @@abdiaziz8036 adeer dacad bay iga tahy ma kaftamo sxb

    • @caliyare2206
      @caliyare2206 4 роки тому +1

      @@mohamedenanays xita adiga hadaadan ku dhaqmin waxa laga yaaba waalidka ama qaraabada inay ugu yaraan si u arkaan qofka aad so guursatay waayo gabar marka so guursato cidaada ayey ka mid tahay marka dhaqabkaan meelkastu ku jira xita wadaada maanta somali ugu waaweyn laguma karo gabdhihiina ama wiilashiina qabilada somaliyed la xumeyey halugu daro wlhi intey hoos fiiriyaan ayey albaabka ka baxayaan iyo ila meerayso

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому +1

    ilahay naxariistiisa jano ha siiyo ninkaas xaq darada lagu dilay waxanse idin sheegya in somalida is gubto sowtay gubeen islanti waynayd ee direed iyo caruuurtay ayayda u ahayee dad badan baa is dulmiyey ilahay insha allah wauxu kala xisabtami siyad bare oo ahaa qayral masuul oo dhibatadii uu abuuray umadii noqtay bahalo oo kale oo is wada baabiyeen wax walaba somalida way isku samaysay bal islan gabooday baa loo gubay qoladaa direed baad tahay yaaaaaaaaaaaaaaaab sow maha

  • @mahdiahmedibrahimibrahim6231
    @mahdiahmedibrahimibrahim6231 4 роки тому

    Ninka wariyaha hadalka suxufi wajji ayyuu ku korey, hadana waa soo jireen iyo xaqiina raadsada ayey ku sii eedeynayaan, oo dowladu mashruucyo mey ka furto arimahan oo ay dhiiri galiyaan beesha la heeb sooco si ey xaqooda u raadsadaan, "waa ila meereyso"😂

  • @Ibramoha1506
    @Ibramoha1506 4 роки тому +1

    Kuwan dadka wareysanaya wakhti enough may siyan dadka

  • @bakalamediaproduction8539
    @bakalamediaproduction8539 4 роки тому

    The blue shirt man hdladisa wu iqanciyey dhbtu ka tabty

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 роки тому

    KUWIINA HADALAYA HADA RUN SHEEGAYSAN IDINKA BILAABA HADII KALE DADKA BEENTA KA DAAYAA WAA RUN INANTAASI SIDAY SHEEGTAY WAA IN CULIMADA IYO AQOON YAAHANKA BILABAN SIDII LOO BAABAIN LAHAAA WAXAS HADII KALE WELIGIINBA RUWAYADA WADA

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому +1

    aaniga waxan aminsanahay somalida badankooda inay walaan yihin kumaan baa is guba aan aahyn gabooye kumaan baa is doooxaa oo qabiil bay isku wada dilaan qabiilka isaaqa waaxa loo laayaay waa qabiilka ee miinada loogu aasa dhulkooda ee hubki iyo madaficda loogu daadiyay diyaradahii umada odhan iyo hubki loogu fooriyaay beri dhaxdaasa isalan wayn oo ka soo jeeda dirka koonfureed iyo caruurtii ay ayaayda u ahayd bay gubeen maxaa looga hadali wayaay somalida marka kuli dulmiga way isu gaystaaa waa dadka doqonimo dartood diyaradii ka kacaday hargaysa iyo burco duqeyeeyeen marka waa dad ilahay ilaaway kuwa waxas samanaya qabiilka gobooye la baaxay ee la katooro guurka ilahay baa qora malintii fasaxona cidna ma diiidi karto armuu ilahay ba jecel yahay oo isaga ila yidhi ana guurka qoree u ka haya somalidan shekeeda maha inay sharaystan gabdh aan walidkeeda siina uma mehersamayso yaay boobin walidiinta somalidana waxna leeyahay waxba ma dheerid beelaha gabooye waxba ha is kibrin ilahay buu kibir u sugnaadee

    • @samirajama5094
      @samirajama5094 4 роки тому

      Sidra Sirad 😂😂😂😂adigu meeshiba wd ka bxdey

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 4 роки тому

      Samira jama sidan uga baxay wa run somalida odhan baa is guba markay isku xanaqan miyaad ogayn islantii dirka koonfured ahayd ee gurigeedi lagu gubay iyada iyo caruurtii aayay ayaada u ahayd islan gabawday bay hawiye u gubeen qabiil maxaad ka hadalaysa miayay dhan yihin markay hargaysa iyo burco duqanayeen ee miinada meel walaba ku aasayeen hubki wadnka iyo diyaradahi ku foorariyeen miyaay miyir qabeen labadi wiil ee warsangeli ee puntland lagu gubay dadka gubay miyaay miyir qabeen walahay waa yaab dadka koonfurta waa walan yihin niman darooda gubay inaderka kay ku sheegan ee warsangeli somalida south ka waanay dhamayn iisheeg adigu marku nin majeerten gubay nin warsangeli ma gabooye ahayeen maya lakiin somalida dad waalan baa ka buuxa

  • @halimaahmed616
    @halimaahmed616 4 роки тому

    Asc

  • @FarhanAli-ru8qj
    @FarhanAli-ru8qj 4 роки тому

    Ani.ufasaxno ayuuyiri kumaatahay ama fasax kasugaaya gaalo iyo huhud ayaa qabta

  • @markacadeybuulajaan1560
    @markacadeybuulajaan1560 4 роки тому

    كما تدين تدان

  • @sharmarkemohamed9455
    @sharmarkemohamed9455 4 роки тому

    ✍️

  • @daadirmohamed6580
    @daadirmohamed6580 4 роки тому

    😢😢😭😭😭😭😩😣😣

  • @FarhanAli-ru8qj
    @FarhanAli-ru8qj 4 роки тому +2

    Welee isaaq cunsuriyaad iyo cuqdad ayeey aqoonsi Lago.ayaan

    • @invisible6808
      @invisible6808 4 роки тому

      Farhan Ali isaaq waad iska jeceshay. Waar inanka la gubay xamarbaa lagu gubay dufowyow

    • @jameswilliam5247
      @jameswilliam5247 4 роки тому

      Dhalfaad u baahan tahay lagugu hirgiso faqash yahay nacdalani

    • @FarhanAli-ru8qj
      @FarhanAli-ru8qj 4 роки тому

      @@jameswilliam5247 laangaab idoora ayaa tahay buka hergeysa iyo burco isku xiray oo somalida oodhan uuqdad kaqaba xanunsan waala.ilaayey lasootaagan dadka somaliyeed dagaanka waqooye daga aad hubkee doowlada somaliyeed kadhacdeen aad ugu hanjabeeysaan waalagubayaa noo calaacal

    • @FarhanAli-ru8qj
      @FarhanAli-ru8qj 4 роки тому

      Waxba mawasikartit qaad iyo firsho ayaa kudishay anigaa kuuhaya mid adaag lisbean

    • @jameswilliam5247
      @jameswilliam5247 4 роки тому

      @@FarhanAli-ru8qj noocaagaa sidaan u galo waan aqaanaaye hadaan kuu imaado waad rafan lahay. Takale anagu soomaali guska aanu ku hayno ilaa aanu ka saaro mooyaane weligeed sidas bay ahanaysaa. Waxd ledahay waa la gubayaa ! Ma siilkaaga balqay ayaa gubaya? Sida ilaahay nooga adag yahay ayaanu idiinka adag nahay qoyan yahay

  • @Idiris-Mohamoud-Abdi
    @Idiris-Mohamoud-Abdi 4 роки тому

    Dooda gee dee Muqdisho meesha shilku ka dhacay !

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 роки тому

    abaheed ma waxuu ku dilay ninka kaa ajanabka ah maaxad u raacday mise wuxu ku dilay maaxaad ninkaas qolada kale u raacday kolayba wa inkaar qabto qofka waalidkeeda maqli wayday waalidka jihaadka way ku diidi karan ma ogtahay walidka adeeeca dadka somaliyeedow haduu waalidka diido ha yeelin maya walidka haduu diido maa jirto wax kale oo meherin kara wax meherin karaa

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 роки тому

    Koobka dooda waxaa qaaday wiilka shaadhka blue xidhan afku kuma go o runtuiu ku galgashay

  • @cabdirisaaqxaaji6496
    @cabdirisaaqxaaji6496 4 роки тому

    Adigoo waxun oo laga damqado ka hadlaya kana tiiraayaysan umadna lahadlaya kana wacyi gelinaya waxaa xun hadana looma baahna umadaad wacyigelinaysid innaadan danbi ka gelin taa macneheedu waxa weye

  • @sahrodahir6633
    @sahrodahir6633 5 років тому +1

    Sorry i am sorry

  • @sharmarkemohamed9455
    @sharmarkemohamed9455 4 роки тому

    😍✍️

  • @AliHassan-im1sv
    @AliHassan-im1sv 5 років тому

    Waa barnaamij fiican

    • @aminadualle3765
      @aminadualle3765 5 років тому

      gabadhii isaq oo ninka gabowya jaclatay waxaaa ku dhacay jirdel

    • @aminadualle3765
      @aminadualle3765 5 років тому

      farmajo mahiim ma aha inuuhadlo sharci ayaa shaqaynaya

    • @khalidhassanilmi5
      @khalidhassanilmi5 5 років тому

      Gabadha gacmaha ragy ledy ya igu racsan

  • @djaffarahmed7375
    @djaffarahmed7375 4 роки тому

    samaliland ha dahdo haweinkinou wa damer

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 роки тому

    horta waa khalad in qof islama oo walaalkaa ah lagu diiido qabiilka ilahay ka abuuray lakiin waxaan idin sheegaya hada hada cararto oo bank dhacdo waa lagu toogaanayaa ama waa lagu qaban waa lagu xidhi marka ogaada inay denbi tahay inaad la caraarto qof aan waalidkiisa ku fasaxin xalaalna ku ahayn qofka dhalayna haduu ku dilo taas culimada ha la waydiiyo laaakiin sidaan ogahay hadii lacagtadaada lagaala cararo ama adhigina iyo geelina dadka waad dishaan qofkan gabdha ahna ilahay wuxu yidhi walidkeeda ha la waydiisto hadi la waayo walidka walaalkeed hadiiba cid loo waayo ha la waydiisto imaamka xafadeeda ka masuulee iskala baxso maha geeeeeeeesiyadna maha naag walidkii koriyaay ee xaqa ku lahaa ka cararta nin ay hada aragtay dabo cararrta marka ilahay cabudo ee rasuulkaga scw adeecdo waalidka ku xiga waalidka wax kaaga xaq baadan ma jiro binu adamka manta nool marka wa shaydamad naagta walidkeeda ka nixisa ama inkaar ka shaqaystaa dumarkana way ka liiidataa tan kale sowta la gubay somali cadi ah somalida walaan way gubaan marmar marakay xanaqan cid walaba ninka nin gubana ilahay waa waydiinaya wana ka goonayaa dsulmiga uu gaystay kan la cararaay gabadh aanu dhalin walidkeedkeeda raali ka ahayna waa la waydiinaa wana denbiile gabadh aan muxrimkiiisa ahayn la caararay oo gaystay meel kale waxaana jira habalo sixir lagu kaxaysto walahay ogaada taaas