Falanqaynta Todobaadka Wiilka Iyo Gabadhu Markay Sheeko Wadaagyihiin Ma Iswaydiisan Karaan Lacag

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • Wiilka Iyo Gabadhu Markay Sheeko Wadaagyihiin Ma Iswaydiisan Karaan Lacag

КОМЕНТАРІ • 594

  • @khadaryasin6795
    @khadaryasin6795 2 роки тому +66

    Ku saliya nabigeeni maxamed scw good debate universal tv waa mahadsan yahey barnaamijka quruxda badan falanqeynta todobaadka waa la socona😍😍😍😍👍👍👍👍❤❤❤❤

    • @sacdiyomaxamedjimcaaleburo333
      @sacdiyomaxamedjimcaaleburo333 2 роки тому

      صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم

  • @marwaahmed7200
    @marwaahmed7200 2 роки тому +35

    Inta aan weli nin lacag weydin like❤️❤️😊

  • @abdirisaqsaid9648
    @abdirisaqsaid9648 2 роки тому +76

    Igula saliya nabi muxamad (Scw scw)❤️

    • @amiinyaasiin5711
      @amiinyaasiin5711 2 роки тому +1

      Scw scw scw scw scw

    • @ikramkassim5617
      @ikramkassim5617 2 роки тому +1

      scw

    • @munamuhiadin4507
      @munamuhiadin4507 2 роки тому +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @boqoraddasoomaaliyeed567
      @boqoraddasoomaaliyeed567 2 роки тому

      Scw scw scw scw 💖

    • @sacdiyomaxamedjimcaaleburo333
      @sacdiyomaxamedjimcaaleburo333 2 роки тому

      صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم

  • @ahlam13123
    @ahlam13123 2 роки тому +79

    Aabe kasta gabadhiisa ha baahi tiro inta karaan kiisa ah wiil kastana wlashii ha baahi tiro si aanay nin asagii ah ugu baahan.
    Intaa wixi kaso haro gabadh kasta sharafteeda ha ilaashato baahi kasta oo haysa nin ay sheeka wadaag yihiin si kasta oo ay u jeceshahayba yeysan wax waydiisan.

  • @ikraanmaxamuud6307
    @ikraanmaxamuud6307 2 роки тому +27

    Nabigeeni Muhammad calayhi salatu waa salaam baa ino sheegay in laysku hadiyeeyo sii u kordho jacaylka dhexdeena😍💯

    • @ajmalutilaawaat
      @ajmalutilaawaat Рік тому

      saas wll waacadi eebahashaal laiskaqaadayo ayadoon waxlaislawadin weeye dhibtu kkk

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 8 місяців тому

      Hadyentu wa inay labada dhinac kasocota maha ninka un

  • @esrahodan3291
    @esrahodan3291 2 роки тому +77

    Waxba yan indhaha la iska so turin
    Hooyo iyo aabo aya idhalay guriban kaso tosa kab iyo karinba an ku haysto la igu siiyo gaajo haday iqabato calooshayda wan buxsan kara oo wax la'an ima hayso xafafayda kuma qawani kuma qatani
    Anu wan iskala han waynahay nin ina lacag waydiso waayo wxn ogay inay ani iga go'antay shuwarmada an hbn ka cuno 2disa gacmod igaga goynayo
    Ceeb iyo sharaf daro weyan wllhi nin bani aadam oon ku qabin walalkana ahyn inad lacag ka qadato
    (Wa sidan qabo)

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 2 роки тому +10

      Esra Hodan waa say tahayba hppt inanta caqliga lehe wxy is waydiinaysa mar waliba why buu ninkani lacag kusinaya dee haduu jecelyahay inanta haku doonto lacagtan uu banaanada ku siinayo.

    • @abdulahabdi8164
      @abdulahabdi8164 2 роки тому +2

      Qaarba jira hadaba labada dhicnaba ka dhura

    • @zamirjamahali9839
      @zamirjamahali9839 2 роки тому +1

      Wllashayey waad iga qoslisay Alle haku Dhawree 😁😂

    • @laacibsoojabay2105
      @laacibsoojabay2105 2 роки тому +2

      m a gabadh aqli badan tahay wll alle ha ku xifdiyo adiyo inta kula midka ahba

    • @marwaahmed7200
      @marwaahmed7200 2 роки тому +2

      Isku fikrad baan nahay🥺❤️

  • @ikramkassim5617
    @ikramkassim5617 2 роки тому +65

    اللهم صلى سلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

  • @hannaqaalib3956
    @hannaqaalib3956 2 роки тому +16

    Inan sharaf leh nin lacag waydisan mayso ✋🏼💜

  • @lafaHore
    @lafaHore 2 роки тому +50

    Anigu waxaan qabaa Dhibtaan oo dhami waxaa Kadanbeeya Raga
    Sbbtoo ah Nin waliba haduu gabadha walaashii ah iyo mida uu dhalayba baahitiro meeshaa waxaa kasoo baxeysa gabdh asluubeysan aanan nin shaxaad weydiin

    • @xaliimoahmed4712
      @xaliimoahmed4712 2 роки тому +5

      😂🥺🥺🥺Haa wlhie wa run ani wllky wx walpa ii keena Alxm

    • @user-qj6qp6tr9v
      @user-qj6qp6tr9v 11 місяців тому

      ninka caarkiisa meesha lagasoo galo qaaba halkaas.waa wuxuu nabigu sce, uyiri ninka 2 gabdhood iyo kabadan haysta sadaqadu way ku baxdaa hablihiisa! xittaa haduu shaqaystu aabahaas! marba haddii mushaharkiisu uu yaryahay.xadiiskalana nabigu scw, wuxuu yiri qufka 3 gabdhood sifiican u koriya,waxna bara ama iskuul udira,unaguuriya nin wanaagsan,oo waliba ku eega ninkaas bal inuu wanaag kula naqmayo iyo inkale.aniga iyo qufkaas chanada chaar baannu ku nahay!

    • @MrCeero-md5hv
      @MrCeero-md5hv 5 місяців тому

      ​@@xaliimoahmed4712Alle hakuu daayo waa Walaal fiican❤

  • @qadannuur4249
    @qadannuur4249 2 роки тому +25

    Waligay nin lacag weydiisan mana weydiinsan doono

  • @user-nd2su6xg5e
    @user-nd2su6xg5e 2 роки тому +33

    Allah ha soo hadeeyo dadkan
    Sidee gabadhii nin la baxdaa intay cadar iyo uunsi marsato oo waliba lcag la siiyo!!! Reer hargeysa hablahaa sidan ka daaya salaamaat
    Rag iyo dumar ba doodani way khaldanty
    Diintu ma ahaa cibaadaat oo qudhaa
    Tuko oo soon oo qudhaa ma ahaa
    Diintu wa mucamalaat wa dadku ha ka nabad galaan
    Jiib loon taani reer hargeysa baan idin ka leenay

    • @sahraahmed9756
      @sahraahmed9756 2 роки тому +2

      Walaalo walaahi dhaqnkii hargaysa Masha waxani

    • @user-nd2su6xg5e
      @user-nd2su6xg5e 2 роки тому +2

      @@sahraahmed9756 Waan garan karaa dadku inaanay sida wada ahayen walaal qaali waxaad sa mooda in bulshadi meel xun loo wada walaal hargaysa iyo dadkeeda Allah ha xafido

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 2 роки тому +1

      @@user-nd2su6xg5e xagee loo wada

    • @mumtaasnuurcali2233
      @mumtaasnuurcali2233 2 роки тому +3

      @@user-nd2su6xg5e dadkan iminka joogaa way qalbi engegeen wll diintiina way aaseen Alle ha soo hadeeyo😥

    • @user-nd2su6xg5e
      @user-nd2su6xg5e 2 роки тому +2

      @@mumtaasnuurcali2233 ameen ameen walaal

  • @deksadoch1666
    @deksadoch1666 2 роки тому +1

    Wasinii karaa lkn qasaab maha!

  • @fadxiyamuuse455
    @fadxiyamuuse455 2 роки тому +9

    Ku sali xabikeen MAXAMED scw

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 2 роки тому +21

    Universal aad baa umahad san tihiin barnamijyadiinna aad ban ugu xidhanahay in aan kasoo qeyb galo ayan rajaynayaa mar un insha allh❤mahad sanidin

  • @elyassomar4591
    @elyassomar4591 2 роки тому +3

    Alx Allah waxn ku faraxsanahay in rag bdn daanyeer nimada kabexeen
    Macalin xaliyena thanks
    Naaga mashaqaysta yaasha Ah ee raga dhacana
    Waxn leenahay wakhti tiginii
    Wuu dhamaaday

  • @abdihakimaden3927
    @abdihakimaden3927 2 роки тому +19

    Gabar wax hala siiyo lama diidana, laakiin maaha in ay dukaan ka dhigato oo ay kun nin midwalba wax ka qaado.

  • @sabaninamuuse9980
    @sabaninamuuse9980 2 роки тому +10

    Anuu waxaan aaminsanahy hablaha danyarta ah AMA xafdo danyar ah kasoo jeeda in aanay nin lacagba waydiisan waaayo mrkaan schoolka joogno kuwa aan nususaca ahysan noma Sheegan xtaa hdaanay noo sheegin way naga dhuuntan si aanan u ogan hdaad waydiisana wxy ku odhanysaa meel kle AMA class kle ayaan ku soo cunay mrkaa inanta zxipted u shegan wayday in ay u sheegato AMA u soo bandhigto baaahideeda uma malaynyo in ay nin u sheeganyso
    Hablaha reeraha lacagaha leh kasoo jeeday u badan yihiin waayo qofka wax bdn hysta iyo ka waxyar haysta waxaka wax jecel AMA ka lacag jecel kaaz waxa bdn hysta anoon odhanayn waa dhamantood
    lkn mgcaga sharafta iyo sumcadad kuma aha in uu nin lacag ku siiyo
    Waan arkay habluhu waabay isugu faanan in uu jacayleedu lacag siiyay lkn faan maaha wlhi
    Labada qof in ay hadyad isa siiyaan way fiicn tahay xtaa marmar lcgta qudhada in laysa siiya ma xuma lbada dhana lkn in lays macmiisho hbn wlba soo dirtaa la guro waxba kuma hagaagyaan labadaa qofna kuma sii wada joogyaan somalidan ku maahmahda baryo bdn iyo bukaan bdnba waa laysku nacaaa
    Ee hablow adoo aabo leh walal leh oo hooyo iyo ehelba leh waxaad nin kale lacagtiisa ku fashaa waa foolxume kuwa family jeeb kooda dhuuqa
    Nin markuu lacag ku siiyo isagoon kula guri galin waxaabu iz moodayaa in uu ku iibsdaybe waxyaabo klena ii samee buu ku dhin illayn waaniga anba lacagta ku siiye
    Izkumana jiraan wiilsheeniye lkn waa say u badan yihiiin
    (( just it's my opinion ))
    🙏👍✋

  • @abdelqanimohammed995
    @abdelqanimohammed995 2 роки тому +21

    للهم صلى سلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

  • @user-zn3fw3hm3i
    @user-zn3fw3hm3i 2 роки тому +15

    Aderka okaliyaalaha wata baan tageereenaa hadan gbdho nahay ader wax garad baad thay 👍👍👍👍👍

    • @awelimuawi8494
      @awelimuawi8494 2 роки тому

      Waa odey guriile biig daanyeer ah waxa cay Ku dhacaya ayaadba ka garan waa daanyeer warkiisa waa raabuq duuga

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 роки тому +5

    Fadlan Abwankas ka saara meesha oo Abwan kale kubadela waayo dhawr clip oo an daawaday waxaa iiga muuqday inaan gari na gelin gar na kabixin oo uu aaminsanyahay yaan lagaa badin khaasatan marka gabdhaha ay wada doodayaan! Thank you.

    • @user-qj6qp6tr9v
      @user-qj6qp6tr9v 11 місяців тому

      Abwaan! abwaan waa "shaacir" nabigaa ugu bishaareeyey naarta jahannama!.mawaadan akhrin suuratul shucaraa?suuraddu waxay sheegaysaa inay yihiin beenaalayaal oo ay majaal walba aba cilmi walba iyagoon aqoon u lahayn bay dhix dabaashaan.
      dhaqan baasna gaws dambeedkay ku haystaan.waana mitid madax adag oo aabihii cunay.iyagaana ugu af adag uguna af xun marka la doodayo.kilaab xargaha goostay baad mooda markay dhalinyrada la doodayaan!
      diintoodu waa " maa ra aynaa haadaa fii aabaa inal awaliin" micnihii: anagu aabayaashayada kamaanaan soogaadhin arrintan...
      inlaxnimada oo dhan bay kasoo hor cheedaan anoonba mawduuca maanta oo kaliya ucheedin..

  • @munamoh8461
    @munamoh8461 2 роки тому +2

    Wlhi weligay lacag nin lacag ma weydiisan alxamdulilah

  • @musaybaaadan9863
    @musaybaaadan9863 2 роки тому +13

    Nimankan lacgta bixya horta xagy jogan waligayba nin lacag imsine wlhi

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 2 роки тому

      Kkkkk😂🤣😂😂

    • @cibaadodaahir4427
      @cibaadodaahir4427 2 роки тому

      Hhhh ma ila argtay anuu markaan sheekaysanaayay wlhi naana waligay ninku odhan lacgbaan ubaahanay siday doontaba ha noqotee niyow waa la kala indha adagyhy hada sadex caruuraan leeyhy ka iqaba hadan manta waydiisto lcgaan ubaahanay barina hadaan ubaahdo waaban isu khajilaa maba way diisan karo wax layna tusye fariidnimaa.lays dheeraaaad
      Hal talaan hblaha walaaladay siinayaa hblooow suaasha iska daaya iyo.ragaad wax waydiisanaysaan hadaad wax ubaahato.ilhy aabo iyo walaal haduu ku siiyay kuwaa waydiiso

    • @cr7thegod660
      @cr7thegod660 2 роки тому

      @@musaybaaadan9863 Aabaha sideed uga xishooneysaa?

  • @mohamethamein1482
    @mohamethamein1482 2 роки тому +11

    Halmid an idinku darsado pls 2dinan wariye dadku siday idin ixtiraman u ixtirama qofka hadalka haku Jarina marku hadlayo

  • @mohalphaofficial9422
    @mohalphaofficial9422 2 роки тому +12

    Kuwani waa ardaydii xaliye
    Ciyaartu waxa ay ku dhamaaty weerar iyo weerar celis wax Result lama gaarin

  • @nimcoladan9927
    @nimcoladan9927 2 роки тому +9

    Hooyada dhexda ku jirta ee dharka cad way I cajabisayba doodedu hooyo well done❤

    • @mohamedosman-yr2zb
      @mohamedosman-yr2zb 2 роки тому

      Manshallaha sidoo kle ilahay ha xifdiyo hooyo wll 🙏❤️

  • @jabracadeofficial
    @jabracadeofficial 2 роки тому +6

    Inta dumarkeena jecel ismuujiya ☝️☝️☝️♥️🌹❤️

  • @sarahosman9030
    @sarahosman9030 2 роки тому +4

    Problem would be solved is Somalis followed the deen. If you are talking to someone for months and seeing them without a mahram, you are starting off in haram. If you want to marry a woman go to her family and make arrangements for marriage.

  • @mohamedarab72874
    @mohamedarab72874 2 роки тому +7

    Waa qalad in lacag la isa siiyo nin iyo gabadh ba. Waa ceeb qof kula mida inad wax weydiisato. Hadyad iyo qofka waxad u garato waa caadi. Lkn lacag isii hebelow! Waa ceeb!!!

  • @tarrobio.5533
    @tarrobio.5533 2 роки тому +22

    Waar Barnaamijkan XaliyE halagu soo Marti Qaado😂

    • @zerinmohamed3320
      @zerinmohamed3320 2 роки тому

      Sidu daanyer daanyer u guuro🤪😆😂😂

    • @tarrobio.5533
      @tarrobio.5533 2 роки тому

      😂🤣HadALpa GaM

    • @xaliimoahmed4712
      @xaliimoahmed4712 2 роки тому

      😂😭😂😂Hhh ma joogo hrgysa lkn

    • @Innamadar
      @Innamadar 2 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣xaaliye bilay reer hargeisa kab la dhacaan.

  • @bushromohamet9133
    @bushromohamet9133 2 роки тому +1

    Nimanyohow horta waaydii hore lacagtan haweenku waxynan uguba baahnaan jirin dee magaalba waanay tagi jirin e haddeerna wiilaloow lacag goortii laydin weydiiyo mahayno dhaha ma belaa

  • @cabdisamedaadan8750
    @cabdisamedaadan8750 2 роки тому +5

    Nin walba walashii hasiiyo lacagtuu gabadha kale siinayo mrka inankastaba ninkale lacag mawaydiisan doonto

  • @sumayamohamedadam9856
    @sumayamohamedadam9856 2 роки тому +34

    Universal tv Waxan kaga soo jeeda qofkii oo hadlaya ayad qof kle odhaneysaa Hadal haduu time idinku yaryahey dadka yareeya ama time ka baadiyo pls qof idinku soo sharfey si wacan u dhageystaa waliba Waxan dhaliilaya inanta waryaha

    • @mufti8817
      @mufti8817 2 роки тому

      Wa run wllo Marmarka qaar qofkii oo point giisaba dhiiban ayaa laga boodayaa oo qofkale gacanta loo sarayaa 🎤

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug 2 роки тому

      Waa kugu raacsanahay🥰

  • @maryamanuor8685
    @maryamanuor8685 2 роки тому +8

    Waa ceeb inan lacag uu siiyo ninkay la hasawayso inantu reerbay ka dhalatay reerkodu ha ku filaado

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 роки тому +6

    Gabadhu waa inay la socod siisa abaheed inay la sheekaysato nin OO racayso murxina la raaciyaa meel walbay garayaan Insha allaah

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 2 роки тому +1

      @@hamzemuuse7118 Mashaa allah waad iga qoslisay

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 2 роки тому +2

      @@hamzemuuse7118 dadkee??oo yaa u baneeyay inay is raacaan? Walal nin iyo naag kala ajnabi ah ilahay isuma baneen inay is raacan oo magaalada isla tamashleeyan it's haram waa inad taa fahamto!

    • @muunadaauud6119
      @muunadaauud6119 2 роки тому

      @@hafsaali5108 Abdullah

    • @cr7thegod660
      @cr7thegod660 2 роки тому

      Hus doqon yhy jahiladi 🙄

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 роки тому

    Waa khalad in aan gabdha lacag nin aan qabanin siiyo
    Ha ogolaato hooyadu iyo aabuhu in gabadhooda guriga
    Ha yimaado

  • @hafsamohamed685
    @hafsamohamed685 2 роки тому +12

    Asc wan idin salamay dooda in an joogo ayay ahayd wayo hal suaal unban waydin lahaa imikana wan idin waydinaya ka jwba suaasha ayaa waxay tahay gabdh kasta wiil bay la dhalaty nina uu dhalay ma jiraa wiil walashi la saxiiba oo bahideda dabooli kara
    Ma jira abo Inantisa la saxiiba oo bahideda dabari kara
    Ma jirta hooyo inanteda la saxiiba oo bahideeda dabolaysa way yar yihiin
    Mida labad gabdha ad leedihin raga wax ma waydiiso waa gabdh hooyaded la saxiiba wax walba usheegata oo halka ay Ninka wax ka waydisan lahayd ayay hooyaded waydisanaysa waa gabdh walalked la saxiiba waa gabdh abahed la saxiiba tan raga waydinaysa waa mid an walalked iyo hooyaded midna waxba ka qadayn marka aniga walidka waxan ku talinaya in ay awladooda la saxiiban oo gabadhada ad ogata habenka ay baxay so hooyada fican gabadheda dibad uma bxdo e gurigooda ayay ku sheekaysata wixi hadiyada ee uu ukenayo gurigooda ayuu ugu kenaa marka meesha sartu ka qudhunty waa waalidka dooda micno uyeela

    • @hibokamil6531
      @hibokamil6531 2 роки тому

      Masha Allah wallahi waa runtaa waan kugu racsanahay

    • @fardosodiriye7544
      @fardosodiriye7544 Рік тому

      Wa runtaa somalidu dad ad adag marka walal kulasaxiibaya iyo abe kula saxiibaya hoyo kulasaxiibaysa sidaa ku heshaa adag cadis un bay saraan gabdhaha wacyigalin badan bay rabaaan

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 роки тому +6

    #Absolutely the debate was a gripping.😎💯

  • @cabdisamedmaxamed6950
    @cabdisamedmaxamed6950 2 роки тому +4

    Dood inaba caadi ahyn WlhiY Universal TV Keep GOin

  • @zamzammohamed3912
    @zamzammohamed3912 2 роки тому

    Rasulkeena scw ayaaa yiri hadiyado haleysasiyo ayuu yiri waba adunkan

  • @najiibwehel1594
    @najiibwehel1594 2 роки тому +4

    Ragow lacagta aad inan yar siin lahayd ama aad kuso cashaynsiin lahayd hooyada ama walasha ayaa kaga wanagsan in aad iyaga ku daryesho

  • @Khayr120
    @Khayr120 2 роки тому +6

    Muusiga kadaaya walaalayaal waa xaarane ilaahay kabaqa

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 роки тому +7

    War ilahay hala baqo khayanada hala iska daayo shukaansiga hala wanaajiyo

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 2 роки тому +2

    Gabadh inad wax siiso maxumo sababto ah koloyba naftada iyo noloshada ayad siin doonta lkn waxa xun mid adiga ka qadaysa oo ku kale sinaysa inad wax siiso hahaha 😂❤️

  • @oscartvtech1849
    @oscartvtech1849 2 роки тому +1

    Markasta Dadka Diintu Ku Wanaagsan.. Ayaa Ugu Caqli Badan.. CONGRATULATIONS 👏

  • @araweloali2294
    @araweloali2294 2 роки тому +8

    Dooda hdu dhuux ku jiro xaraabo kama maqna😂

  • @ella-vy4xu
    @ella-vy4xu 2 роки тому +7

    Raga somaliyeed maan gaabnima dilayza wlhi
    Haduna ninku prepaid kagu hawgu yaraade ku qudhayn mxdba kla zocota ziztrey adigoo heli kra mid waxwalpod u baahato kula horjooga
    Haplo qiimihiina ilaaliya bakhylna ka fogaada

    • @bilanmahadciise6683
      @bilanmahadciise6683 2 роки тому

      Waa runtaa sistrey anigaba markan arky baqiilin an xita prepaid bixinayn ayan ku idhi nagu kala wada wxn shukansi la aantaba dhaante inkastoo anigu waligy nin lacag waydiisan hadana haduu bila garasho noqdo iskaga tag kaasi bari na muxu kaa yeeli

    • @zakariye_Abdirxmaan
      @zakariye_Abdirxmaan Рік тому

      ​@@bilanmahadciise6683 ma shaqeeysida intaas xooga

  • @mohamethabdi638
    @mohamethabdi638 2 роки тому +1

    Dayeer abwaan

  • @awaleturki211
    @awaleturki211 2 роки тому

    Horta reer universal dadkan xagykasoo ururiyaan wardad ladhagaysankaro meesha keena

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 2 роки тому +7

    Team ka had iyo jeer ay dood ku sheega u qabtaan waa in waalan oo aynu naqaanno, si gaar ahna loosoo xusho, taa macnaheedu waa dad si gaar ah u shaqeeya ee haloo fiirsado

  • @sidiiqmaxamuud4532
    @sidiiqmaxamuud4532 2 роки тому +5

    Waxan markaa ma dahabshiil baa markasta fududeeya😂🤣

  • @Hhaysdhibinwaliga
    @Hhaysdhibinwaliga 2 роки тому +5

    Waryadhehen bl dumarow ii faaiideeya
    9sano ayan shukansada waligay na nin shilin kama qaadine halkaad qabataan raga really wlhi 😂

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux42 2 роки тому +3

    Codka gaabana naga hagaajiya fadlan

  • @AbuMuaad1
    @AbuMuaad1 2 роки тому +1

    Hablow ragga xoolahooda u daaya, oo kalsooni naftiina ku qaba waligay nin lacag ma waydiisteen subxaan Allaah ceeb badanaa😣 uma malaynayo qof mustaqbal laga leeyahay ayaa lacag la waydiisanayaa.
    Qofku hadyad wuu kuu garan karaa, laakiin gabadha sharafta leh nin lacag la waydiisato

  • @aziaaliahmed3390
    @aziaaliahmed3390 2 роки тому

    alx abehey mcn ayaaa wxa kasta idhameystireye oo wxan u bahadowba isiinaya 😘😘mhdsnid my baba mid kle.nin gbdhaa sharafaa iyo garaamalahe lacaga ma weydiso umana.bahaato lacagtisa

  • @forexcompany5409
    @forexcompany5409 2 роки тому +3

    Mamada Burco waan wataaa

  • @khadarcabdi2612
    @khadarcabdi2612 2 роки тому +5

    NINKA SHEEKHA AH CIMAAMADA CAD XIDHAN WAA AQOON YAHAN EE HADALKA HALAGA DHAGAYSTO

  • @habaneirshaad2185
    @habaneirshaad2185 2 роки тому +1

    naag lacag kuwaydiisay jacayl ixtiraam iyo wanaag midna kuma hayso ee waa horor ee lafahaaga labaxso 🤗

  • @Indhojacayl6416
    @Indhojacayl6416 2 роки тому +1

    Raga sabankan jogaa waa saqajamiin wlhi maxay ka sheegi gabadh ay lacag siyeen wa wax laga xumaado inay inmadeenii ablihii dhaleeceyaan wlhi aniga waligay lacag la ima siin wayo anigo yar ayaan guursaday on lacagtaba wax badan ka aqoon dhaqanxumadana ragaa bara hablaha war waxan idin odhan lahaa ragu waa kuwii nasabnimada iyo raganimada ku dhiman jinay hadii la wayay ragii sharafda lahaa waxan habloow idin odhan lahaa damiir yeesha oo raga jeebkooda iska daaya haday xataa idin siyaan ka diida o goaan gaadha wa bilaahi tawafiiq

  • @ramlaabdijamaramlaabdijama2149
    @ramlaabdijamaramlaabdijama2149 2 роки тому +2

    Waxa is waydin mudan ninki dhalin yarda aha e shaqo hadun helay hadu donan anba haysan shaqo hadu wixi yara e u shaqaystayba naag anu qabin ku bilo sidu lacag u ku guursado u urursan karaya

  • @shucaybhindi2567
    @shucaybhindi2567 2 роки тому

    Daanyeer noqonayno macalin xaliye hortii ayaan aaminsana inaan qof aanan qabin lacag siin xaliye arkaan maqlaynaya dhiirigalin iyo waxan aaminsana qof aminsan ayaan arkay oo igu rayi ah

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 2 роки тому

      Sheekada xaliye ayaa cusboonaysiiyy

  • @colaadcabdullaahicolaad9199
    @colaadcabdullaahicolaad9199 2 роки тому

    Masha,allah
    Axsan barnaamij
    Codsigu waa haynaloo badsho

  • @abdifitahm-abdullah3557
    @abdifitahm-abdullah3557 2 роки тому

    Masha'allah abwaan dhuux iyo hooyo ayaan
    Dad aad u xigmad bdn Allaha idin dhowro

  • @fardusahmed4981
    @fardusahmed4981 2 роки тому +1

    Anigu habalah mid ayaan kulaha talin lahaa haday jirto habalo raga lacag waydiista sisters please and please ka madax bananada inad nin aaan ku qabin AMA walalka ahan AMA aabaha ahan lacag ku siiyo everywhere joog try your best inad shaqo baadhato shaqo xitaa mid liidataba ahatee
    Hadii aad shaqo waydana hadii aad cafimad qabto oo aad family haysto qof waxaba ha waydiisan Hadii qof waxa ku siiyo dharjeer waxad feeling garaysa diciifnimo marka qof ka marma 😳

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 2 роки тому +1

    Waa ceeb in inantu waydisato lacag ninkay lasheegaysanayso

  • @hagarsameofficial5725
    @hagarsameofficial5725 2 роки тому +1

    Inanta marka aan u iibinayo dharka iyo kabaha ma abaheed mise walalkeed ayaan ahay mise waa xaaskayga

    • @SaidAdan
      @SaidAdan 2 роки тому

      😂😂😂😂

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 2 роки тому +1

    Ninka deqsiga umada dhanba ku nol mid ogana iyo mid garoba lkn baqel awalbo naf malahen asagabo cayan tan kale qofka qayamada wado asagay dhib ku tahay kan bixiyey waxa uga nusqamayo malaha

  • @suleimansaeedadam6445
    @suleimansaeedadam6445 2 роки тому +4

    Lacagta 250$ aniga bixin jiray abwaanka waxaan leeyahay waa illahay mahadii hadii ii garanayso inanta sanadka lacagta iga cunaysay , adigan afkaaga ka hayaa ee yanan kaa waayin lacagtaydii aan soo shaqaynayey marakayn reerkooda ku biilinaysay markaa waa sheega ma dhaafo ee waa inaad ii doontaa lacagtayda iyo gabadha I khiyaantay

  • @ifk02
    @ifk02 2 роки тому +1

    Oo hada hablihii ma fadlan lacag kusho Miyeey noqdeen waba sheeko kale

    • @SaidAdan
      @SaidAdan 2 роки тому

      Fadlan ku shubo hadaad rabto inay caawa kula cashayso

  • @samiirayaasiin385
    @samiirayaasiin385 2 роки тому +1

    Horta inan waliba waxay joogta gurigi hoyaded iyo abahed mana baahna inay nin lacag waydiisato waa laga qurux badan yahy

  • @munamukhtar4818
    @munamukhtar4818 2 роки тому +7

    ANIGU WAXAAN AAMISNAHY IN HADDII GABADHU AY NINKA JECESHAHY AANEY LACG WEYDIISAN KARIN ☝️

  • @hothoqani3956
    @hothoqani3956 2 роки тому +3

    Horta dadku waykala duwan yiin
    Sidaa darted ragga qarna waxay gabadha lacagta usiiyaan adkuso jiidatid o ha u argto inad kafayn karto taaana anigu waxan aminsany inay khalad tahy wayo gabadha waxy tusinaysa lexejeclo daro inad lacgta isaga bixnyso hadad qof so jidanyso adoo dadnimadada iyo wanagaga kuso jiiita fcn
    Talabaad hablaha badankodu ilama aha inay nin lacag waydiistan balse inyaro habla kamida aya waydisata
    Naaa hablow adoo famil kadhashy waxwlba kula garab tagan wax kale iska daaye walalka hadad waydisto isagon xitaa hayn ayu kuu kenya meshu ka kenabee
    Anigu horta waligy nin lacag mawaydisan mana waydiisan doono sababto ah familkyga igaga filan
    Beri kamaalin hadan qofki kala hadhno sow marku mel igu arkaba odhan mayo beriby lacagta iga dhamayso wamid imanla anigana intasa bahdilad igu filan markaa iskadaa ninkale walalky wankala xishooda inan waydiisto o waxan isdhahaa amaanu haynba hadad waydiso

    • @deeqcismaan1543
      @deeqcismaan1543 2 роки тому +2

      Hadalba waad dhamaysay, aniguna intaas waxaan ku sii darayaa hablahow raga lacag ha ku dooranine, u madax banaanada inaad doorataan qod ku qalma dhinac kasta marka laga eego, ragana waxaan leeyahay haduu guurku idinka dhab yahay inanta hadaad ku qanacdaan wakhtiga ha ka luminine guurka dedejiya. Hadaanad guur diyaar ahayna inanta ha lug goynina

    • @abdulahabdi8164
      @abdulahabdi8164 2 роки тому +2

      Fariid yar

    • @xaliimoahmed4712
      @xaliimoahmed4712 2 роки тому +1

      ♥️♥️😍

    • @xaliimoahmed4712
      @xaliimoahmed4712 2 роки тому +1

      weee weee naag naag dhaafty bad ty😺qli noolow

    • @hothoqani3956
      @hothoqani3956 2 роки тому

      @@xaliimoahmed4712 mahadsanid qaali qurux 🥰❤

  • @ahmedsomali2232
    @ahmedsomali2232 2 роки тому +4

    Garyaqaanka maxaa ka siya 😂😂💔

  • @cabdilaahimaxamuud8420
    @cabdilaahimaxamuud8420 2 роки тому +3

    Qof kaliya khalad uu galay baa dadkoo dhan loo haystaa baan filayaa
    Waayo gabadh walba lacag ragga ugama baahna
    Sidoo kalena gabadh walboo aad lacag siiso cid kale la aadi mayso

    • @ifk02
      @ifk02 2 роки тому

      Ishaad ka riday walaal

    • @zuhurhassan2881
      @zuhurhassan2881 2 роки тому

      Wax hadlayba adaan ku arkay ragga falcelinta bixiyay.✅

    • @cabdilaahimaxamuud8420
      @cabdilaahimaxamuud8420 2 роки тому +1

      @@ifk02 haa wll waayo hal gabadh nin khiyaantay baa gabdhihii kaloo dhan loo cambaaranayaa
      Ama wiil ha ahaado hadduu dabo

    • @ifk02
      @ifk02 2 роки тому

      Haa gabdhaha badan iney nin wax weydiistan wa iskala weyn yihiin gabadho waxey u bahanyihin o lasiina diido aan arki jirnay marka waxoo dhan yaan la isku wada qaadin somaliyay

    • @ifk02
      @ifk02 2 роки тому

      Hooyoyinka hadlay gabdhaha wax hala siiyo meesha ey kadhahen waxa dhaanta iney gabdhaha baraan xoola sadaqo ah ma jiraan nimanki gobanimo iyo raga nimo gabar wax usiin jiranay hada majiraan ee casho ha tagina lacag ha qaadan hadiyad kaliya qaata ayadana yeey idinku fara badan af wax cunay xishoo hora looyiri nina xoolihiisa bilaash uma dhiibo

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 2 роки тому +3

    Mihimadu waa inan an nin xumayn ma xumato

  • @JohnJohn-im3zy
    @JohnJohn-im3zy 2 роки тому +1

    Sheekhoow ilkaha inaga xidh horta, hablahu waa hablaheenii oo nin waliba gabadhay is caashaqaan dahab iyo doolarba waa laysla leeyahee. Haweenka mashquulkooda ilkahaa ka horeeya haji. Kkk

  • @cabdalleomar9209
    @cabdalleomar9209 Рік тому +2

    No danyeernimo 😂😂😂😂😂

  • @fadsacada5136
    @fadsacada5136 2 роки тому

    Ninku gabadha u jecelyahay iyada oo an waxba waydiisan ayuu siiyaa.
    Gabadha hadii ay jeceshay wiilka lacag ma waydiisato.

  • @abdiadan269
    @abdiadan269 2 роки тому +3

    Naag lacag iwediisay weligey masiin lkn wey dhcday inaan ugarto Aniga

    • @khadramohmedchannel7062
      @khadramohmedchannel7062 2 роки тому

      Ahahahah hadi ada ii garan waydo kaa waran

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 2 роки тому

      @@khadramohmedchannel7062 hadaaba lacag iweydiiso sikale Ayaan ku fahmaa waayo guriga habartaa iyo abaha iyo walalhaa waxba kamadan weyn Marka afar hbn anagoo isnaqaaano Inaad wax weydiisaa wexey dhali heso Wan garanaa Marka caadi iska dhig

    • @khadramohmedchannel7062
      @khadramohmedchannel7062 2 роки тому

      @@abdiadan269 naagta xanuusn ee 4 habeen waxa kugu waydiisnyza maxa laa idhaa

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 2 роки тому +1

      @@khadramohmedchannel7062 anigaa arkay oo indhaheyga saaray wliba Aniga ayey igu dhahaday mahane maaha waxa leygaga shekeyay

    • @khadramohmedchannel7062
      @khadramohmedchannel7062 2 роки тому +1

      @@abdiadan269 bes hadaa waa si kale

  • @gobadhashi5221
    @gobadhashi5221 2 роки тому +2

    Please barnaamijkan Xaliye hal lagu zo Casuumo🤣

    • @ozmanbarud3750
      @ozmanbarud3750 2 роки тому

      😂😂 kasi wa nin walan mesha caybu kabilaabaya

  • @Official70748
    @Official70748 2 роки тому +3

    Tijaabo
    Ninka si aad u ogaato in uu rajo ka leyahy oo mustaqbal ka rbo
    Waydii lacag oo ku celceli hubaal hdii uu mustaqbal ka rbo hadal kama glinayo
    Lknse ka wakhti lumis rabo
    Lacag wydii isga ayaa deg deg kaga tagayee
    Lknse lacg ha u wydiin baahi aad u qabto
    Waayo wxa suurtagal ah in uu baahidda ka faaiidysto siyaabo bdn
    Uguna horayso sharafta qofnimdda
    Marnaba ha gadan qofnimdda

    • @abdalaziizmohammed
      @abdalaziizmohammed 2 роки тому

      Tijaabo
      Naagtii mustaqbal rbta saad u ogaato lacagtaada ha u naxdo saad ugu dhigto aroos lagu naxo. Lkn hday soo tir iyo waxaan arrin ahayn kuula timaado, ka tag waa lacag doon maaha guur doon.
      Sahrooy Bareejo wxd sheegtayna Arrin maaha kkkkk

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 2 роки тому

      @@abdalaziizmohammed 😂😂 anigu yaan raacaa labadiina

    • @abdalaziizmohammed
      @abdalaziizmohammed 2 роки тому

      @@rahmohusseinahmed9723 Ramlooy dhabta haddan usoo noqonno wax wanaagsan maaha gabadh Alle karaameeyay in nin maxram u ahyn lacag weydiisato.
      Alle wxuu yidhi isaga filnow dadka calashaan haba u baahan oo ani i weydiiso. Mrka mxuu nin kaala maqan yahay adoo Allihii wax siiyay ninka arka?
      Mrka Nin xoolihiisa ka faan, oo wax aad leedahay uga maaran si aad uga badaaado cay bdan oo hdhw la dhihi taas anaa ayado baahi ah biili jirau iyo waxs wax u eg.
      Mrka ta wanaagsan waad aragtaa qudbna maaha si diiran bn kgu soo gudbiyay.
      Mahadsanid.

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 2 роки тому

      @@abdalaziizmohammed boowe waan iska kaftamayay keen raacaa labadiina markan lahaa ,, tankle anigu waxan oghy labada qof markii ay si dacada iskula socdaan xidhidh udhow mustaqbal iyo aayo guri ay wadaan wixii midba kan kle uu kudhaamo haduu siiyo ineysan ceeb ahyn oo iska caadi thy waayo qofaan jeclhy oo aan mustaqbal kaleyhy wllhy wax walba aan awoodo lacg maahan wax waynee wan usamynlahaa oo wanag kujiro ama wiilku ha garto ama gabdhu hagarto muhiim maahan in wiilka dhNkiisa wax laga naawilo ama laga rego ,lkn taan necbhy aan uarko foolxumo aya ah in nin aad shaly barty wax idinka dhaxeyana yaryihiin aad kala tagi kartaan islaa hada inaad baridaa ama wax kusiiyo ama ay wax kusiiso an dhahnee ,marka abdiaziiz boowe meel kliya oo xun wax haka eegin qofad mustaqbl kaledahy ama aad is jeceshihiin lacg yar uu kusiiyo ama uu kuugartp ama aad ugarto haduu donan kuwaydiisto maahan wax macno sookordhinaya macnahaas oo xun

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 2 роки тому +2

    سبحان الله... أين الدين ياناس
    من أمر بالخلوة بين الرجل والمرأة
    الموضوع لايخص الدين ولا العادات والتقاليد الاسلاميه.. للأسف...

  • @faysahamdi7241
    @faysahamdi7241 2 роки тому +2

    Markii hore Walhii ma modee jiriin inay jiraan gabadho afkudaa ka dhahay niino lacag ii see Walhii waa fajac waan la shakysna Wanaa jeclnhy Walignba manaan waydiisan
    Gbadho xiishodaa Walhii waa ceeb Iyo fadexad weyan 😓😓

    • @SaidAdan
      @SaidAdan 2 роки тому

      Habalihii fiicnaa adaa ka hadhay qaar dawarsanaya isku hadhay

    • @cr7thegod660
      @cr7thegod660 2 роки тому

      Lacagtu waa jacayl, Jacaylkuna waa lacag...

  • @MohammedAli-nx2kl
    @MohammedAli-nx2kl 2 роки тому

    Dadka goobta fadhiya inyar baa fahansan waxay ka hadlayaan Suhayb,Sheekha iyo Dhuux baa fahansan doodda. Fadlan dad fahansan waxay ka hadlayaan soo casuuma

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 роки тому +1

    Abwaan Dhuux waa GORILLA weyn😀😀
    International, World Wide GORILLA🙂🙂

  • @AM-bm4wy
    @AM-bm4wy 2 роки тому +3

    abwaanka maxaan leyahay daanyerka ha dilo intusan dilin

  • @user-zn3fw3hm3i
    @user-zn3fw3hm3i 2 роки тому +1

    Abwana beeela tahy ✌👍😄

  • @abdullahisaed9904
    @abdullahisaed9904 2 роки тому +12

    Inanta weriyada ahi professional ma aha waxaan se codsan lahaa in laga bedelo daadihinta doodaha sababtu tahay unprofessional weeye isla markaana dooddu ma aha keliyata ind qofka doodiisa ka dhexgasho.!

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 роки тому +4

    "Abwaanow inamada ku waani inay hablaha lacagta siiyaan"😂😂😂😂😂

  • @hoodacadey490
    @hoodacadey490 2 роки тому +1

    daanyeer hanoqon qalbigu waa ubaxe ha ufurin qofaan garan qiimahaaga

  • @Haneinn__
    @Haneinn__ 2 роки тому +7

    iLaahoow aanan nin Lacag ka qaadan akhaz🤮🤮

  • @aaminaxasanmaxamed4871
    @aaminaxasanmaxamed4871 2 роки тому +1

    Gabdhow xishooda

  • @sagalmohamed7355
    @sagalmohamed7355 2 роки тому

    Woow maamooyinka dooda kujira Msh allaH AllaH Haydin Xifdiyo

    • @SaidAdan
      @SaidAdan 2 роки тому

      Maamoo yinka iimaanka beelay maxaad ku taageertay iimaan la aanta iyo dawarsiga

  • @hfm9834
    @hfm9834 2 роки тому +4

    Ilahayow Somali risaqa u waasici dhibka dhan waa faqirka na helay. Umada dhan wax nala qabo malahan dhibkaan.

    • @zakariye_Abdirxmaan
      @zakariye_Abdirxmaan Рік тому

      Fatimah:oo hadada maa waxa u ordaysa nin kle xoolhiis si aad u hesho wlhi dumarkii layaabi baa ledahiina

  • @alimuhamadali2110
    @alimuhamadali2110 2 роки тому +2

    I don't understand why is it so hard to understand something so simple....

  • @roodayaasin6843
    @roodayaasin6843 Рік тому

    Macalimad burco Alle cimriga how dheereyo

  • @hafsaabdilahimohamoud6587
    @hafsaabdilahimohamoud6587 2 роки тому +5

    Dumarkina wax sisda wax wayn mha gabdh ad musqbal wada donysn 😇

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 2 роки тому

    hadalka macaan iyo gacanta waa sedka Dumarka

  • @abdirahmanadareahmed2101
    @abdirahmanadareahmed2101 2 роки тому

    Nin aan qabin maxeey ka dooni, sow sharaf dhac maahan, war daanyeer nimo waa diid nay , fadlan Macalin Xaliye halagu casuumo barnaamijka

  • @tigerentertainment1543
    @tigerentertainment1543 2 роки тому

    Dhaqan xumo weye habrahan iyo nagahan imaan la'aantu hayso waa bila akhlaaq imaankii ka lumay

  • @waleedabdi2174
    @waleedabdi2174 2 роки тому +1

    Naagto waa tii hadalka ninkeyda maqasha xoolahisanaa dhawrtaa