guurka beelaha la hayb sooco maxay ka yidhaahdeen dadka reer burco

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 655

  • @aaltamooda7045
    @aaltamooda7045 2 роки тому +62

    Cunuga gabooyaha caloosha ihuriyay wlhi ilaahow somalida jaahilnimada kasaar 🤲🤲🤲

  • @nimcocismaan9829
    @nimcocismaan9829 2 роки тому +40

    Subxaan allaah xataa wiilka yarkee lajoga ee gaboyaha ah dareenkiisa may ixtiraamaan😭😭😭😭😭😭😭

    • @mr.youssef4271
      @mr.youssef4271 2 роки тому +4

      Haa wlhy wll, dad bila dameer ah ba wadanka ka buuxa

    • @deqamohamed8960
      @deqamohamed8960 2 роки тому

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @AhmedAadan-7743
      @AhmedAadan-7743 11 місяців тому

      somalina qapyalad pay camal ka dhigtan asagodna way Hore mareen 😢 wllhi wan kabshaleya in an somali ka dhadhay 😮

  • @supeerdalab9054
    @supeerdalab9054 2 роки тому +193

    Anigu wan guursanlahaaa yaa igu raacsan🥰

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 2 роки тому

      Me too 👍🏻🤛

    • @hodoayanrobleh7242
      @hodoayanrobleh7242 2 роки тому +2

      Aniga labara 1

    • @salebancabdulahi
      @salebancabdulahi 2 роки тому +2

      Ana sidoo kale

    • @ayaan850
      @ayaan850 2 роки тому +5

      Anigaa kugu raacsan wll qof muslim ah diinta iidiidaysaa halkay jirtaa walaa qoys ayaana iidiidayn waala dadbaana iididayn anigu wanku dhaqaqi lahaa anigo cidna kala tashanayn

    • @muniiraabdi3850
      @muniiraabdi3850 2 роки тому +2

      Walhi waan guursan laha specialy. Barakhad he so handsome lakiin gabadh walaashay ayaa ayuu qaba allaha iskuu barakeyo isaa gaa iyo xaaskiisa he is abducted man and masha allaha for every thin allaha ayaa uu dhameeyaya barakhad sending you love my brother and his wife ❤️❤️❤️❤️

  • @alisakaawa1142
    @alisakaawa1142 2 роки тому +60

    Qabiil lama guursade qof baa la guursada
    Qofkii janada laga waayaa laangaaba✅
    Gabooye dad sharfbadan😇♥️

    • @sihaamqurux4402
      @sihaamqurux4402 2 роки тому +2

      Masha alh ilahay caqligaga haku barakeyo

    • @alisakaawa1142
      @alisakaawa1142 2 роки тому +1

      @@sihaamqurux4402 mahadsanid baayo♥️

    • @sihaamqurux4402
      @sihaamqurux4402 2 роки тому +1

      @@alisakaawa1142 adaa mudan abowe 🌹

    • @M.OZIL4
      @M.OZIL4 2 роки тому +1

      Absolutely bro

    • @halimamohamed7431
      @halimamohamed7431 2 роки тому +1

      Waa runtaa taas ayaa ah mid la huba jizaakallaahu kheyr

  • @rahmaawad2091
    @rahmaawad2091 2 роки тому +120

    Wiilka yidhi gobayaan ahay siduu u eegayo qof kasta oo dad kiisa ka hadlaya 🥺 2022 ban ku jirnaa plz aan hore u socono, iska daaya qabiilada ee qofka biladinimadiisa ku qiimeeya

    • @hodomahamed3320
      @hodomahamed3320 2 роки тому +8

      Xata qofkasta uu hortagan yhy si u udhagatso qabilkisa sida lo yasayo😭alah hayno hadeyo

    • @nashadfarah509
      @nashadfarah509 2 роки тому +3

      sorry dhaqan baas baydadku caadaysteen

    • @hodomahamed3320
      @hodomahamed3320 2 роки тому +2

      @@nashadfarah509 😭

    • @fadenak1170
      @fadenak1170 2 роки тому +4

      Wlhi wiilkaasi uu iga samir badan yahey
      Qofkastu ag jooga 😭😭

    • @hodomahamed3320
      @hodomahamed3320 2 роки тому +3

      @@fadenak1170 wlhi haa😭akhiro inaga sarayn dona

  • @MrGengad
    @MrGengad 2 роки тому +33

    Gobooye are poets and great musician, Omer Dhulah, Mohammed Selebaan and Abditahlil and many more are from that tribe.

  • @TAPshaneTAP
    @TAPshaneTAP 2 роки тому +15

    Video gan waxaan aad uga xishooday inaan somali ahay waliba somalilander ahay ilaahow waxan ka magan galay waxkastoo qof muslin ah aan qalbigiisa ku dhawacayo iyo karamada aad qofkasta oo islam ah aad karamaysay aan wax uga dhimayo🤲🏽🥺🥺
    Tani cusurimo waydhaafty

  • @RB-ns2cf
    @RB-ns2cf 2 роки тому +43

    xaraam walahi ilahai raali kama aha cunsuriyadaas nabigii SACW dadkii ay quraysh adoonsani jirtey ay umaleynayeen iney ka laandheersan yihiin waa kii ka xoreeyey oo noqdey dadka asaxaabtiisa ee ugu dhaw uu kamid yahay bilaal al xabashi iyo Aal yasir waa dadka maanta ugu qiimaha badan diinteena ee jannada loogu balan qaaday waliba diinteena quruxda bdn waxay nafartay hadalkii nabiga in lagu dhaqmo uu kamid yahay farqi u dhexeeya ma jiro dadka ama carab ahaw ama madaw ama cadaan ama casaan ama ajaanib kaliya waxa dadka dheer qofka taqwada iyo camal salixa la yimadaa, markaa ilahay hana soo wada hadeeyo 🤲🏽 dadkeena somaliyeed ee gabooye waa dad sharaf leh oo nasab ah oo goba iyaka noogu laandheersan been yaan laysu sheegin qabiil kasta dad xun wey leeyiin quraysh oo ugu laandheersan dadka uu quraanku kuso dagay baa qaar kamida oo nabiga wax u ah naarta loogu ballan qaaday because ilahay bay amarkiisa diideen kibir iyo isla weyni, sida u ogaada.

    • @miira.7181
      @miira.7181 2 роки тому +2

      Mashallah ilaahay ha ku xafido wlll

    • @MrGengad
      @MrGengad 2 роки тому

      Give me one good reason why you should not get married to a Goboya? By Allah I am hearing something which is not even good for my ears (NO REASON), further more they pray next to you 5 times a day. No wonder why Somalia is not moving forward. Hell fire is your destination inshallah. They are prioritising Qabil over Deen, Gaala Allah waa Gaala Alrasul. Why would I get married to such low minded Qabil who have no respect to what Allah and our beloved prophet SWA has revealed to us? When I reached 5:21 I felt like to vomit. Oo Allah do not bring close to me to those people who have disrespected your deen and send them to hell fire Ameen.

  • @sayidmustafe8803
    @sayidmustafe8803 2 роки тому +26

    Waan guursan lahaa wlahi waliba afartuu alle ii ogolaadan ayaan iyaga ka ♥ 😍 dhigan lahaa I ❤ love ❤ you ❤ 💖 gabooye

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 2 роки тому +56

    Wlhi beenta mafiicne hduu calafku iigalo wan guursanlaha waxaana aminsanahy ineysan familkygu aaminsanen fikirkan haybsooca diinta hala barto dhaqanku diin noqonmahaye hunayal from somali galped jigjiga halkasan idin kasoosalaamaya🙏

    • @jiijoqueen1075
      @jiijoqueen1075 2 роки тому +2

      Wasax walaalkeey diinta alle habaro kudhaqankeda Somali Mohamed

    • @kamalmuhumed9472
      @kamalmuhumed9472 2 роки тому

      Tnx huno

    • @halimamohamed7431
      @halimamohamed7431 2 роки тому

      Mashaa allaah qof alle ka baqa ayaad tahay Illahay ha ku xafido

  • @fatwaguud
    @fatwaguud 2 роки тому +5

    Walaalaha khayrka jecel Naga farxi oo nagu garab istaag faafinta quraanka iyo muxaadaroyinka Na gaarsii 1000 ruux oo khayrka jecel Jazakallaah
    Asc, walaalayaal marka hore kusaliya nabiga NNKH,
    Shukran.
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a.
    Aan kala faaideysano.
    Mhdsanid.

  • @aminaali7242
    @aminaali7242 2 роки тому +46

    Waxan dhaly 4 caruur ah oo wiilal iyo gabdho isugu jira, nasiib wanaag qabiilada soomalida makala soocikaraan, mana Aan barin in ay jiraan qabiilo la haybsooco.
    Jaahilnimada iyo diin la’aanta hala joojiyo.

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 2 роки тому +3

      Walaal cidina caruur kuma koriso in reer lanoco waayo dadku wakhti umahayaan haleelina maayaan oo toodaaba ka wayn reer, balse waa odo yaasha meela lataagan.

    • @aminaali7242
      @aminaali7242 2 роки тому +1

      @@xuseenfadal
      Haa Walal, odayaashan way ina aakhiro seejinayaan, waa in aan dhag jalaq loosiin, dhaqankeenana inta xun ee qabyaaladda iyo faquuqa ah waa in laga tago.

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 2 роки тому

      @@aminaali7242 Waa sidaas.

    • @halimamohamed7431
      @halimamohamed7431 2 роки тому +1

      Illahay ha noo xafido caruurtaas Illahayna ha kuu barakeeyo meel fiicana alle ha kuu mariyo

  • @maxamedsucuudi8114
    @maxamedsucuudi8114 2 роки тому +12

    iNaan Gapooya Hadii Ay Halkan joogto i soo Raac Anoo Nin Izaaaq Ah Wan Ku Rapaa Sister 😘😍 Viva Gabooye 💖🖐️

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 2 роки тому +3

    War guurkiina madooneyno uuf ma ma idiin doonayno afka naga bixiya Subxanallaah

  • @umumaahir8712
    @umumaahir8712 2 роки тому +52

    Subxana Allah illaahoow ugargaar dadkeena

  • @abdirizakmohamed4777
    @abdirizakmohamed4777 2 роки тому +9

    Ininka shaatiga cad doqonimo iyo jaahilnimo ayuu isku darsaday

  • @mohamednimco7314
    @mohamednimco7314 2 роки тому +5

    Subhaana laah wallhi waa aduun macaankii ka dhamaaday😭 anigu waan guursan lahaa xaqiiq wallhi wixii doona hayimadaan ♥️

  • @salahsahal9259
    @salahsahal9259 2 роки тому +16

    Waa dhibtada haysta dhalinyarada waay jecelne lahayne in ay is guursadan Lakin familkoda dhibtada kagag imanysa haa laga waantobo hayb sooca

  • @hsdhhddndkdk9997
    @hsdhhddndkdk9997 2 роки тому +18

    Gabooye waa Dad muslin ah oo wiliba soomaali ah oo waliba wllaaladeen ah
    Waan Guursan lahaa Waana inaga Qurux badan yihiin i love my brothers Gabooye Viva

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 роки тому +22

    Wiilka yar ee shaadhka buluga ah leH 🥲🥲🥲🥲 cuqdad ayaa la qaadsiyay qof kasta o ka Ag hadla sida uu ugu fiirsanayo war dad ilayn wali jahilina ayaa buuxa bal dadkan waxay ku hadlayan day 😌😌😌

    • @halimaismail6739
      @halimaismail6739 2 роки тому +2

      Ma ila aragtay wlhi waa kanaxay 🥺

    • @hodmaanabdiwahab3668
      @hodmaanabdiwahab3668 2 роки тому +1

      Haa wlhi wnka naxay

    • @ahmedabdilahi8941
      @ahmedabdilahi8941 2 роки тому +1

      Waan idin la arkay

    • @samirahawel1566
      @samirahawel1566 2 роки тому +2

      Horeyba cuqdad u galiyeen maadaama gadadhuu jeclaa loo diidey xabsina loo galiyey,
      Layaab waaye walhi bal wiilkaas hada xuu ka duwanyahay ayaga dhahaya ma isgeyno, ma calaamd gaar ay ku yaqaanaan maa jirto, aniga waaba ka yaabee

  • @user-cm3np3re7n
    @user-cm3np3re7n 2 роки тому +26

    Waxaso kale wa arin qalad ah dadkana loomaso gudbiyo sakeriye ✋

    • @ayaan850
      @ayaan850 2 роки тому

      Waarunta wll lkn waxkasta view ayaa lagu raadsanaya illahay umadena khayrka hafahan siiyo 🙏😳

  • @hamdaahmed811
    @hamdaahmed811 2 роки тому +1

    Subxanallaah walaalayaal nabad galiya dadka islaamka ah waa maxay waxa diidaya inla guursado

  • @jamacsalaad2179
    @jamacsalaad2179 2 роки тому +1

    Waan guursan lahaa gabdhaha gabooye anoo waliba ka soo jeedo qabiilada ismooda in ay wax dheeryihin lkn ay tahay been ay iska dhaadhiciyen I love ❤ gabooye

  • @aixavariitha713
    @aixavariitha713 2 роки тому +10

    Gabooye waa nasab from izaaq😊

    • @MrGengad
      @MrGengad 2 роки тому

      Give me one good reason why you should not get married to a Goboya? By Allah I am hearing something which is not even good for my ears (NO REASON), further more they pray next to you 5 times a day. No wonder why Somalia is not moving forward. Hell fire is your destination inshallah. They are prioritising Qabil over Deen, Gaala Allah waa Gaala Alrasul. Why would I get married to such low minded Qabil who have no respect to what Allah and our beloved prophet SWA has revealed to us? When I reached 5:21 I felt like to vomit. Oo Allah do not bring close to me to those people who have disrespected your deen and send them to hell fire Ameen.

    • @halimamohamed7431
      @halimamohamed7431 2 роки тому +1

      Mashaa allaah duriyada waa ku salaamay

    • @aixavariitha713
      @aixavariitha713 2 роки тому +1

      @@halimamohamed7431 wn ka qadey qli

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 2 роки тому +13

    Aniguba Ma Guursadeen Gabdhihina iidoorow 😁 Anigaa ah Dadkan Aad Ka Hadleysan, Hablahayagaa Naga Badan Oo Qurux Iyo Qiimaba Noo Leh. Getta Outhere Idiots.

  • @najwadayib605
    @najwadayib605 2 роки тому +10

    Subxanllah wilka fanand blue qabo wllhi wan ka naxay war ilahy ka cabsad sidani si maha dadka ka daya aad kala soceysan yaa allah 😭😭😭💔❤️‍🩹

  • @shuuriye115
    @shuuriye115 4 місяці тому

    Somalia dadkasi inala dhashay aan xaalmarino aniga hadi ee calaf ii galaan wlh wan guursan lahaa from ciyaal xamar

  • @hassanfarahgood8194
    @hassanfarahgood8194 2 роки тому +2

    Reer sheikh isxaaqoow ilahay ka cabsada nagana xishooda warkaasi wuu ku batay dhegahayagee.

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 2 роки тому +60

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين

    • @casalcarabeto3390
      @casalcarabeto3390 2 роки тому +1

      صلي الله عليه وسلم

    • @tasfayehomerchigma1822
      @tasfayehomerchigma1822 2 роки тому +1

      @@casalcarabeto3390 masha allah thanks

    • @ASMReatingfood12
      @ASMReatingfood12 2 роки тому

      صلى الله عليه وسلم ❤

    • @tasfayehomerchigma1822
      @tasfayehomerchigma1822 2 роки тому

      @@ASMReatingfood12 thanks we love our prophet scw

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Рік тому

      Bulshada Isaaqa dheh waayo qabiilada kale cunsuriyad malaha.War muqdisho imaada cunsuriyad kama jirto waa caasimaddii dhulkiina. Waad ogtihiin haddii eey noqoto kabaha, timojaraha cid walba ayaa ka shaqeysa qabiil mar hore ayaa laga tegey. Reer waqooyi iyo cunsuriyaddooda kasoo taga waayo xitaa isaaq iyagu xitaa ma wada degaan oo xaafad xaafad uma gudubto ee isaga soo taga

  • @adonallah
    @adonallah 2 роки тому +2

    Somali wan layabay Magaca gabooyo way kudhoofan ,hadana way kafaanayan ,, inshalah waxaas anaga Soo afjareynaa , aniga gabadheyda wan siina wil gabooyo ah haduu leyahay diin iyo akhlaaq , inshallah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    Gabadha garbasaarta yellowga xidhan waa ibnu xalaal ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹✅✅✅✅✅🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 роки тому +25

    Walee waakaas qabiil qasaarihiisa laba qof oo Muslim, somali, isku dhaqan iskudeegaan ayaa leysu diidayaa, waan kaxumahay hadaan dhalilahaa 10 hablood iyo 10 wiil waxaan uguurin lahaa reerkaas qiimaha iyo qaayaha Allaah siiyey. Aaqiro warbaajira bal qabiil cadaabta hakaaceliyo. Yaa nafsii Yaa nafsii.

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 2 роки тому +1

      Warunta walaal Allaah xaqa somali hafahansiiyo

    • @faravsharif4988
      @faravsharif4988 2 роки тому +1

      @@kawsarxuseen2442 aamiin xabiibtii

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 2 роки тому +1

      Jaahilnimo soomaliyey kabaxa

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 2 роки тому +1

      Kula Mid Ayaan Ahay WAA Reeerka Ugu Gobsan Somaliia WAA Gbooooye

    • @khalidmaxamed8064
      @khalidmaxamed8064 2 роки тому +1

      Allaha ku sharfo wll
      Qaali
      Yaa sidaado kale ka dhiga
      Umadena somaliyed

  • @AliMohamed-cl8zd
    @AliMohamed-cl8zd 2 роки тому +6

    waqtiga aan hada ku jirno wuxuu sare u qaaday qofka maangaabka ah hoosna wuxuu u dhigay kuwa cilmiga leh ee wanaagsan.#######

    • @sugayesubaga1770
      @sugayesubaga1770 2 роки тому +1

      Waleee hadal saxiixa Ku hadashay anaa islahaa Ku hadale

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 2 роки тому +3

    Qof qofka cunsuriga ah fadlan kajar muqaalka adoo noqonkara farxada qof muslima hanoqon murugtiisa

    • @abdiwadudjama761
      @abdiwadudjama761 2 роки тому +2

      Haa wlhy wan kugu racay boqorad muuqalkan aniga waa I xanujiyey runti Hadi u so dayn laha inta wanagsan dadkas cawa farxad bay ku sexan lahayen Hada lkn iyago gubanaya o muqalkaba aan dhamaysan karin bay sarir dulsaranyihin

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 2 роки тому +3

    Wiilkanyar ee yiri gabooyeban ahay wakanaxay wxs buu maqlaa malinwalba anigana haduunba kaxumaday hadala dadka allah qalbiga haydiin adkeeyo dadkaas an wllahanahay

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 2 роки тому +9

    Soomaalida waa wada gabadhaas. Afka wax qurxan bay ka sheegaysaa, waa dad fiican, waa dad cayn kaa ah way inaga fiican yihiin lakin, lakin bay ka dhamaan wayday cajiib. Ayadii marabto amaana waa ay ku dhoobaysaa🤣.
    Xadiiska sida qaldan ay u adeegsatay baan ku qoslay.

  • @nimanosman4200
    @nimanosman4200 2 роки тому +5

    Beel bugtaan ku dhayayaa Haygaga masuugine
    Mar uun waxad tidhahda walal kula mid baan ahy
    Cumar dhule cali hees aan moodno jcyl balse heesta dhiig aya ka da.ya😪😪

  • @qawdhanmax2179
    @qawdhanmax2179 11 місяців тому

    Soomaaliyeey ilaahay ka xishooda. Waa wax laga wiswisaa, waana dhaqan fool xun oo aan jiri'doonin. Waa dil xagayga. Ilaahay baa caadil idiin soo saari gabooyow, waa magaladaan ku dhashay oo wali cunsuri gaamuray ah, raali noqda.

  • @nasircr5545
    @nasircr5545 2 роки тому +1

    Wlhi anoo nin hawiye dhalad eh gabooye hadaan gabar kabarta anaa guursanaa isaaqow cunsurinimada iska dhaafo

  • @mr.youssef4271
    @mr.youssef4271 2 роки тому +1

    walaalahy gabooyaha aha iyo dadka kale oo la dulmo oo la hayb sooco, waxan idin leeyahay waan idin jecelahay walaalkeen baan ahay, raali ahaada oo wax ha kaso qaadena hadalaada edebta daran oo ay dadka somalida ah ku hadlan, dad jaahilin ah aya ugo badan somalia, gabooye madaxayga saarantihin wlhy

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 2 роки тому +6

    Nacaskaa CIIDA IYO ROOKA kulahaa. Dadkaa wa lga daayo afxumada waa qof qurbajooga io midab lagu cunsiriyrynayo unbay la mid tahay.
    Jikaarta xiliga salaadaha jooji Waxan Ad wado aduun iyo aakhina toona uma faa'ideyniside.. Capitò..

  • @idrisbubaa2959
    @idrisbubaa2959 2 роки тому

    Alla hoogay somaali bila caqli wlhi inta guursado ba dadkayga o dhan kula talin laha guurkooda

  • @zakigunners5024
    @zakigunners5024 2 роки тому +1

    Xaqa allah waafajiyo umada somaliyeed wayo wxn arkay kan leh gabadha u barqad qabo ayaan adeer ahay wlh isaga iyo baqrad barkhad aye kamuuqda iftiinki dimeed iyo allah kacabsiga

  • @zakirmohamed920
    @zakirmohamed920 2 роки тому

    Viva gabooye
    I love gabooye trip with any reason step one cuase muslim people that is enough

  • @WIXII_CUSUB
    @WIXII_CUSUB 2 роки тому +1

    Isaaqa gabdhahooda Nigerian iyo Jamaican baa xirig la aan ku qabo markaa wiil walaalkoda ah diidayan mucjiso

  • @qurxanqaaliqurxan9476
    @qurxanqaaliqurxan9476 2 роки тому +9

    Allah Somali nasiib daro iyo jaahilnimo daad ah waatan waa dhaliyartii badalilaheed caadaad qaldan

  • @hawaomar8374
    @hawaomar8374 2 роки тому +2

    Ma qureshi Bay iskuhaystan somalidu xushoda qabyaladba iniwashe

  • @munahaji8716
    @munahaji8716 2 роки тому +1

    subxaanallah soomaali waa cawaan runtii waa muslin marka kalena waa soomaali aniga waa guursan laha runtii bisinkow

  • @gem2144
    @gem2144 2 роки тому +15

    Dhiiga isaaqa oo ka sameysan cunsuriyad, Alle caay, nabi caay, waalid caay,subxanallah

    • @abdullahassanyousuf2226
      @abdullahassanyousuf2226 2 роки тому

      Xasbiyallah wa Nicmal Wakiil

    • @prosl11
      @prosl11 2 роки тому +3

      Diiga darood ,munaafiqnimo, been ,qabyaalad, gumaysi

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 2 роки тому +2

      Mxaad udaawanaysa hdad sidan cuqdad u qabto

    • @ayaandayib7093
      @ayaandayib7093 2 роки тому +2

      Hadawan hadad isaaq cayeyso

    • @gem2144
      @gem2144 2 роки тому

      @@ayaandayib7093 caay maahan waa wax run ah dib uga fakar ma beenbaa Allah miyaa kugu og Allahu Akbar

  • @rahimamahmoud7481
    @rahimamahmoud7481 2 роки тому +5

    Waan guursan lahaa❤ lkn dadkeenaa habaar qaba😣😣

  • @ismahanosman8881
    @ismahanosman8881 Рік тому +1

    Waryaa nagadaa dadkan buka ee gaboye reer jabuuti isoo tabi

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 2 роки тому +2

    Rer belahasan jaar ahay waan daawanjiray inana binu adam ahayn camal lakiin walahi dadku waynaga qurxon yihin waxay noqon donana dadka keliye somali dhiigodu is bedelin

  • @aminajama2485
    @aminajama2485 2 роки тому +14

    This so sad you want to be recognised by the world and you don't recognise each other fear Allah and stop this primitive behaviour

    • @MrGengad
      @MrGengad 2 роки тому

      Give me one good reason why you should not get married to a Goboya? By Allah I am hearing something which is not even good for my ears (NO REASON), further more they pray next to you 5 times a day. No wonder why Somalia is not moving forward. Hell fire is your destination inshallah. They are prioritising Qabil over Deen, Gaala Allah waa Gaala Alrasul. Why would I get married to such low minded Qabil who have no respect to what Allah and our beloved prophet SWA has revealed to us? When I reached 5:21 I felt like to vomit. Oo Allah do not bring close to me to those people who have disrespected your deen and send them to hell fire Ameen.

    • @MrGengad
      @MrGengad 2 роки тому +1

      Great message, I really feel sick just listening to them.

    • @user-ji3jy5wg4v
      @user-ji3jy5wg4v 2 роки тому

      Racism is bad and is everywhere including usa and trump polical party are number 1 racist. Only islam can safe us from Racism democracy is ok but democracy depends on popular and majority voters like in France

    • @MrGengad
      @MrGengad 2 роки тому

      @@user-ji3jy5wg4v Talk about Somalis and not high developed countries. We are talking about Same people with the same language and religion. ua-cam.com/video/wcEiQQQCNCQ/v-deo.html

  • @user-cr4ug6uv3f
    @user-cr4ug6uv3f 2 роки тому +12

    ilahay muxu nini abuurayi inad cabuudan 😭 ilahay Naguma qimayinayo qabiil ee ilahay u so noqda wll😓 🕋🕋🕋🕋🕋🕋

  • @khaalidcaydiid8639
    @khaalidcaydiid8639 2 роки тому

    Qofku haddi Muslim yahay waa in la guursado wax diidayna ma lahaa waar jaahilnimada ha layska dayo haddi calafku igu daro wllhi waan guursan lahaa habalaha Gabooye saw habalaha Soomaaliyeed ka mid ma ahaa

  • @adannur4755
    @adannur4755 2 роки тому +2

    Subaxanallah cunsurnimo xun wye qof biniaadan ah inaa yasdid aqli xumo

  • @faizaabdi3601
    @faizaabdi3601 2 роки тому +2

    Aad waxa iitabtey wiilka gaboyo sidi ufirinayo famiilkisa sida wax loaga shegayo sidu ugu xumanyo xita kama usan harin 🥺😭

  • @jeekeyofficial4893
    @jeekeyofficial4893 2 роки тому +1

    Anaa guursadey gabooye

  • @hodanfarax4298
    @hodanfarax4298 2 роки тому +1

    illaahayow aakhiro meesha ajiga iyo gabooye lagu kalaxisabaayo heyjojin🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 роки тому +1

    Subxana Allaah illahoow u msdeena soo hadee waxa talaw goor maynu kabixi Allow noo gargaar Allahuma .Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️

  • @khadarabdi2764
    @khadarabdi2764 2 роки тому +1

    Gabooye Waxa Kasoojeda The King of somali music industry King of voice Maxamed saleebaan tubeec wxaa kaloo Kasoojeda Taariikhda Ciidanka Somaliyed Ninka Ugu Darajada Sareya Maxamed Ali Samatar.

    • @abdicash2643
      @abdicash2643 2 роки тому

      maxamed cali samatar ilaahay naarta ha ku fogeeyo waa kii amray in diyarad lagu xasuuqo reer somaliland. gabooye kibirka joojiya idinkuna is wasa maxaad ka rabtaan ummada kale

    • @MrGengad
      @MrGengad 2 роки тому

      Give me one good reason why you should not get married to a Goboya? By Allah I am hearing something which is not even good for my ears (NO REASON), further more they pray next to you 5 times a day. No wonder why Somalia is not moving forward. Hell fire is your destination inshallah. They are prioritising Qabil over Deen, Gaala Allah waa Gaala Alrasul. Why would I get married to such low minded Qabil who have no respect to what Allah and our beloved prophet SWA has revealed to us? When I reached 5:21 I felt like to vomit. Oo Allah do not bring close to me to those people who have disrespected your deen and send them to hell fire Ameen.

    • @MrGengad
      @MrGengad 2 роки тому

      @@abdicash2643 Samater was hero of Somalia, you are hating him because slapped Isaaqs and not Somaliland. No Somali reached his rank. Vice president and also military minister.

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 2 роки тому +8

    Somalida waa isku isir ee ilaahay kacabsada ❤️🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💖🦁

  • @namelos2963
    @namelos2963 2 роки тому +1

    Ka koodhka caas markuu hadlaayo ka ku xigaa ee shaadhka bluega ah gaashN sheekadii buu ku dul sameenaYaa🤣🤣🤣

  • @cabdilaahimaxamuud8420
    @cabdilaahimaxamuud8420 2 роки тому

    Qofna yeeli maayo inuu guursado iyo inuu u guuriyo haddana intaa waxaa la leeyahay waa dad muslim ah ha la guursado
    Bal culimada iyo cuqaashu ha bilowdo guurka

  • @hkayir916
    @hkayir916 2 роки тому +1

    Anigu waan guursan lahaa gabadh reer somaliland ah gabooye madibaan walaahi cidna uma joogin lahayn inta igu raacsan quraan ka kariim inuu ku qornayn ma guursan kartid gabadh gabooye aniga ayaa diyar u ah inaan imika guursado viva barkhad iyo xaaskiisa aniga ayaa guursan oo isaq ah viva gabooye viva Republic of somaliland wax la hayb sooco ma jirto

    • @hkayir916
      @hkayir916 2 роки тому

      Aniguu usa hargeisa markaan imaado walaahi waan guursan

    • @hkayir916
      @hkayir916 2 роки тому

      Walaahi kaftan igama aha sxb meesha aan joogo gabooye ma joogan ... walaahi waan guurdan isaq na waan ahay ..diinta ii diidaysa ma jirto .. cadaan aan diin lahayn .. Jamaica iyo Nigerian oo gaalo ah ayaa wax ka dhala dumarka ma aha somaliland oo kaliya waxa af somali ku hadla oo dhan .. imika kurdish ayaa sharci ku qaata dumarka .. gabooye waa dad xariir ah

    • @hkayir916
      @hkayir916 2 роки тому +1

      Reer somaliland waa umad isku mid ah guursada cida aad jeclaado ... diin kuu diidaysaa ma jirto qabyaada ka taga .. oromo ayaa ku guursada iya goo la garayn hargeisa viva gabooye aniga cidi igu raacsan masha Allah viva gabooye walaahi la na waa sawir kayga WAAN GUURSAN HABEEN WANAAGSAN KULIGIIN INTA QABIIL KU WAALAY ILAAHAY HA CAFIYO INTA CAAFIMAAD QABTA GUURSADA CIDA AAD RABTAAN

  • @cawomaxamed814
    @cawomaxamed814 2 роки тому +1

    subxaanallaah illaahaybaana wada abuuray dhaqankaas meel uu ka yimi garanmaayo qof dareenleh oo la qalbi dilayo subxaanallaah

  • @Adam-ig9sb
    @Adam-ig9sb 2 роки тому +23

    Somaliland waa melaha ugu wadada badan hadana kama hadlan inta badan 🥺 wax yahan cml

    • @ANOTHERONE..
      @ANOTHERONE.. 2 роки тому +3

      meel lagu doorto oo xaq kuleeyihiin marka somalida kale loo eego waa somaliland meelaha kale waxa lashegayay in lagubo subhanalalh wa wax lagaxumado

    • @abdisamedyusuf7859
      @abdisamedyusuf7859 2 роки тому

      Wlo culumaduu dee waxyalahaa qar kama hadlaaaaan

    • @madhibaangaraad-hawiye8469
      @madhibaangaraad-hawiye8469 2 роки тому

      @@ANOTHERONE.. Gabooye la gubay weligeed Ma dhicin konfurta qofkii lagu gubay wiil beesha jareerweyne ayu aha.

    • @safiyoahmed5864
      @safiyoahmed5864 2 роки тому

      Mama jareer ahoow ama midgaan ahoow xamar waa la gubaa

    • @amran9419
      @amran9419 2 роки тому

      @@safiyoahmed5864 idoor waa lagubi

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 2 роки тому +2

    aniga haday calafkayga noqoto gabadh gabooyaa waxaanaan bixi lahaa wixii gabadh soomaaliyeed noloshada cidina go,aan kama Gaadhi karto taasina waa jaahilno iyo dulmi cad ilaahaw taa dareed hanagu rogin😢

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Рік тому

    Jabuuti ciisaha iyo gabooyuhu wey isguursadaan. Balse issaaq kama suurtowdo taana waxaa keenay jaahilnimada xad dhaafka ah

  • @kaletupdi438
    @kaletupdi438 2 роки тому +2

    Ku saliya rasuulkena scw scw

  • @akarinhassanaynte4321
    @akarinhassanaynte4321 2 роки тому

    Waji maleh qeeyb kamid ah reer burco
    Inankii gabooyaha sheegtay isagoo meesha taagan beey war dee guursanmaayo oranayaan
    War waxaan diin yaraa , oo xushmo gaabanaa.

  • @mulkimaxamedmahdi8550
    @mulkimaxamedmahdi8550 2 роки тому

    Qof muslim ah somali ah hadana dalkiisa jooga oo hadana gabadhu jeclado guursan karin wiilka yar ee dhahay gabooye ayaan ahay siduu ufiirinaya dadka reerkisa ugafaaya ayaan la calool xumadey bini adamka geeri oo kaliya uma dhinto ee niyad ahaan na wuu udhintaa asigoo nool marka dadka inla kala saaro langab baa thy io laandheera ahay ladhoho mid fiican maaha illhyna raali kama aha qofkii janada laga waayaa ayaa laangab ah marka dareenka dadka walaalihiin ah ilaaliya 2022ayaan ku jirnaa markaasaa qabiil qabiil kale liidayaa wan ka xumahy wllhi 😥😣

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 2 роки тому

    Waa dadka,ugo jaahilsan ee Soomaaliya ku nool xaga hayb sooca,mana ilbaxayaan.

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 2 роки тому +3

    Subxaanallaah Allaahu Akbar Illahay adoomadiisa ma kala soocin Illahay waxaa u dhow kan aminsan allahii uumay xaqana ku dhaqma Illahay xaqa ha na wafajiya kolay waxaa laysku wada raacay gabooye in ay yihiin dad fiican taas ayaa nawad deeqda alle aan uga baqno nafteen aqiro ayaa danbeesa qabiil meel ku geen maayo wa bilaahi towfiiq

  • @pheynuus9840
    @pheynuus9840 2 роки тому +2

    Oo conglese iyo ugandhisba wey guursadane qof afsomali ku hadlaayo maxa loo takooraa

  • @black.eagle.express
    @black.eagle.express 2 роки тому +1

    Nacallaa ku taallaa reer somaliland wa dad yuhuud kaso jeeda dhamaantoodba

  • @fartunhajji6339
    @fartunhajji6339 2 роки тому +5

    Wiilkaas yari ee gabooye wuxu raadinayaa cadaaladii😪💔

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 роки тому +2

    Dadka caqli ahaan XOR maahan oo maskaxdooda waxaa haysta qabiilka.
    Diinta iyo Ilaahna waxaa kaga wayn oo kaga adag qabiilka.

  • @kaadherilyrics7230
    @kaadherilyrics7230 2 роки тому +1

    Keep going pro sakaria

  • @marwoomudaanee6208
    @marwoomudaanee6208 2 роки тому

    Jabuuti nowguu imaada anaka ayaa xadariya oo gaboyaha so dhawaynayna oo eaan gursana oo nasaasab madamoo muslim iyo somali aah

  • @kool.kooli143
    @kool.kooli143 2 роки тому +1

    Aniga wan guursan lahay
    Aduunka isfahanka Qaali ah
    Hadaan isfahano From muqdisho

  • @siciidastaan2721
    @siciidastaan2721 2 роки тому +1

    Adiga sxb sakariye Jakarta ah inaad suaashas keento aad ayaad uugu qaldantay inta qof ee markay daawadan calool xumaanaya allah subxanahu watacaala kaagama tago insha allah Allena waxaan kaaga barinay dhibkan dhalinyarada hayista inaad aragto qabiil in la yaso wax lagu qoslo mahan somalinima naga badan

  • @AhmedAli-mi1cg
    @AhmedAli-mi1cg 2 роки тому +1

    War saxaafadu mowduuca oo damqaya blusheda ha joojiyeen gabdhahiina haystaa balse blusheda fusuqa iyo takoorka haystaa haku demqin.saxafad Madame sharci Islam.lagu faquuqin ee.awalba dhaqaale tiro.iyo saxafada aynu.awalba ku takoornay fadlan maraykanka ka daa.bulshada.waan ka xumahay mowduuca axmad cali qardho soom

  • @atorahajacelka4460
    @atorahajacelka4460 2 роки тому +17

    Maashaa Allaah waxaas waa jaahilnimo waa waqti jaahili quraanka ka hor . Waa cawaan

  • @abdirashidw.....1531
    @abdirashidw.....1531 2 роки тому

    Anaa doonaya inen gabooyaa fadlan halkan igala soo xiriiriya hadii aad heshaan kaliya inay diinta si wanaagsan u taqaan

  • @hassansuudshukri8716
    @hassansuudshukri8716 2 роки тому +1

    Anoo isaaqa haa wan guursan lahaa maadama wax iga xarimaya aaney jirin , isku diin , dhaqan somalinimo aan wadaagno

  • @sirjames3210
    @sirjames3210 2 роки тому

    Naclada eebe ha KU dhacdo
    Kuwa laabaha Ka xanuunsan
    Ee qabyaalada iyo Kala qaybinta wada iyo xumaynta walaalahood

  • @rahiimali6136
    @rahiimali6136 Рік тому

    Red jacket dude was saying facts

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 роки тому +3

    Allah akpar diintenu meey san socin Allah weene kabaga dadkaas ha kadilina niyada ax ax ya Allah

  • @MsFarax
    @MsFarax 2 роки тому

    Doqonkan waraysanaya mu waydiiyo xagee bay diinta kaga taala ayadaha quranka nasii,. Uuuuf jahligu xuma. 💔💔💔 Miskiina walahi.😪😪

  • @mohametthassan5323
    @mohametthassan5323 2 роки тому

    Dadku waxay kukala duwanyihiin uun oo ukala laandheeraysanyiin siday ilaahay ugu kala dhow yiin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 роки тому +1

    VIVA E VIVAAAAA GABOYE WE LOVE YOU ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🖐

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 роки тому

    Odaygaa Khayr Alle hasiiyo

  • @Dagreendemon
    @Dagreendemon 2 роки тому

    Cawan hadey jirto kuwan cawan ah waxan maqli jire isaq waa galo diin malahan wale run bey ahed mar dow ayey wathado wacwacdiyan uso baxen dadka ey kuso daxdarsamen yab waxi kasi horeye ayago dhan din mey lahen dad allah aqon .ma adomatha allah bey qimeynayam

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 роки тому

    Hadii lagu yidhi reer kiina guurso laguma cunsurayen dadkaga hayso dhafin

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 роки тому

    انا جعلناكم شعوبا وقبايلا لتعرفو ان اكرمكم عندلله اتقاكم
    Aayada INTA danbe ayaa xoog u fasiraysa inta hore

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 2 роки тому +1

    Hada dadkaan normal miyaa! 2022 baa qabiil wax laysku moodayaa. حسبي اللة ونعملوكيل

  • @umaAhmedmateys
    @umaAhmedmateys 2 роки тому

    Waajaahil nimada soomaalida kabuuxdo cudur qabiil daawo malahan ee ilaaheey hacaafiyo soomaali oodhan inta jaahiliinta ah hasiiyo

  • @wardhaglowstar9986
    @wardhaglowstar9986 2 роки тому

    Dad laheeb soco wa. Jaclahay waa basb

  • @ganeyhassan5118
    @ganeyhassan5118 2 роки тому

    Wilka markii layiri waan guursan suu ufarxan layaaby