Qurba-joogtu waxay noo soo waarideen Qabyaalad iyo Hablihii oo ay qaali nagaga dhigeen"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • Qurba-joogtu waxay noo soo waarideen Qabyaalad iyo Hablihii oo ay qaali nagaga dhigeen"
    Dooda Toddobaadka iyo Qurba-joogta ku soo laabaynaysa Dalkooda

КОМЕНТАРІ • 618

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Рік тому +14

    Shan sano ninka gabadh la sheekeysanayaa waxba islama hayo waa wakhti lumis markaa hadduu Allah u soo diray mid dhaqan karaa waa masha Allah

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Рік тому

      Malaga yaabaa inay ayada ama waalidkeeda ku xireen lacag oo ay 5ta sano sabab u yihiin. Asgana uu 5ta sano ju daalayo siduu wax isugu aadisan lahaa illeen waa nin xoo lagu xujeeyayee?

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 Рік тому +79

    Haddii aad u jeedid magaca الله waa inaad kusalida Xabiibkeena MUXUMED صلي الله عليه وسلم♥️👈 HADHAAFIN ADOON KUSALIN wll 🕋☝️

  • @HoodomohamoudBuraalle
    @HoodomohamoudBuraalle Рік тому +19

    DuNiDaN MaSoo maRiN QoF Ka WaCaN naBigeena MUHAMMAD صلي الله عليه وسلم. KuSaLi NaBiGeeNa MUHAMMAD ❤❤😭😭🥺😩🫶🏻

  • @maryuumahmed.12
    @maryuumahmed.12 Рік тому +13

    Masha allah wiilka yar ee dhalinyarada ah ee xaaskiisa 8sano laso dadaashay runti wuu mudanyahay in lala dadaalo waa qof caqli iyo karti kamuuqato. Xaaskiisa isago jecel haddi uu la guursado wax dhib ah ma imaanayo haddu xaqooda iska ilaaliyo labadoodana ixtiraamo oo nolosha uwada qurxiyo.

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Рік тому +14

    Wiilka ha ku qoslinee wa wiil wanagsan waya gabdha wax la anta uu ku gursatay ma ilawin❤❤❤❤

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 Рік тому +24

    Doodan inta soo raadisay oo hordhac soo dhageysaday facebook ka soo arkay like 👍 da

  • @safayyyy
    @safayyyy Рік тому +22

    Mnsh allah fikirkayga ayaan dadka qaar ka arkayaaa balse anigu waxaan aaaminsanahay in qolqol jooga ka fiican yahay qurbo jooga sbbtoo ah maanta markaan uuur yeesha ka iga war haya misana garabkayga waa kan wadanka ila jooga guurka dhabtiina waa kaa lkn qof maanta qurbo ku maqan muxuu ka ogyahay sidaan ahay waxba laga yaaba anigoo xanuunsanaya inuu isana meelaha iska raaxeysanayo ama meelaha cofee iyo wax kale ku sameynayo hablaha iga danbeeya waxan leeyahay lacagta waxa ka muhiimsan nolosha quruxda badan ee jaceylku leeyahay ila wadaag fikirkaaga❤😢❤❤

    • @kunasochannel4006
      @kunasochannel4006 Рік тому

      Abzoluty kugu racsanhy qli😊

    • @nazmed8141
      @nazmed8141 Рік тому +2

      Nimanka africa jooga ayagoo la joogo bee dumarkooda dayacanyihiin ayagoo loo foolanayo ee maqaxi fadhiyaan . Ayagoo ilmo loo haayo mid na loo sido ee niman kale sheeko kula maqanyihiin

    • @user-pk7sj8jj8z
      @user-pk7sj8jj8z 9 місяців тому

      ​@@nazmed8141naabeenta jooji

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +21

    best person ever The
    🥰most knowledge able and The most shine all❤
    created prophet Muhammad (😰
    Haddii aad jeceshahay Qur.aanka Aleh😢

  • @dhalculumo7607
    @dhalculumo7607 Рік тому +12

    Somali land Dakooda waa dad hormarsan runtii aad u dadal badan markii loo eego Somali waa dad ugu wcn😊❤

  • @Xasnaa.
    @Xasnaa. Рік тому +12

    Waan bogaadinayaa barnaamijkan 💗 doodan quruxda badan ee asluubeysan bulshada wax badan ayey u tari kareysaa. 🥰

  • @LUQMAANMUSE
    @LUQMAANMUSE Рік тому +11

    M.A doodu waa dood macquul ah inkastoo inta ugu badan ay doodu ku dhacdey xaga guurka . waxay ahayd in marba qodob lafuro oo wakhti lasiiyo . Mahadsanid Universal Tv.

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 Рік тому +9

    machallah dood qimaheda wadata runti aad ayan uu mahadsanid tihin dhamantinba allah haa idhin sharfo garahan Universal TV thanks ❤

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Рік тому +21

    Walahi runtii reer waqooyigu dooda laguma gaaro❤❤❤❤❤

    • @nadalmustafe9490
      @nadalmustafe9490 Рік тому +1

      Haaah😂

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar Рік тому +2

      Haahey idinku ma ree xamar hadaad tihiin dooda ma taqaanan wlhi wan arkay doodihina waxaan is dhahaaba dadkani may kaftamayaan imika 😅😅

    • @user-gh7rk5fq6t
      @user-gh7rk5fq6t 2 місяці тому +1

      Abayo waa naga ilbaxsantihiin reer koonfur hadaa nahay😂​@@MomtasOmar

  • @hamsemohamed5033
    @hamsemohamed5033 Рік тому +3

    Abdijbaar al-khaliiji waan ku raacsanahay👍, xalku waxa weeyi in ilaahay loo noqdo☝️

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 Рік тому +19

    Sucaad very nice sister
    Very good experience
    Very happy thanks

  • @diiriyeibraahin
    @diiriyeibraahin Рік тому +11

    Sucaad waa xigmad miidhan waana Hooyo nasaba Allaha xafido

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 Рік тому +23

    Sucaad aad baan kuu taageeray
    Dharka casaanka ah waa
    True love keep going sister
    Long live
    Hableheenii hore ee quruxda badnaa hambalyo

    • @maryanhussien5992
      @maryanhussien5992 Рік тому +1

      Runta,ayey,kahadashay

    • @MubYus
      @MubYus Рік тому

      Sucaad.. waa dhilo gabowday oo qurabaha ka timid ayay aad kuu wasin.

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Рік тому +5

      @@MubYus waayeel wax caynaya ceeb caleeg! Amba fikirkeeda kuma raacsani laakiin dee ma caayayo waaxay caydu isku xishoo awoowo

    • @idilmohamed2038
      @idilmohamed2038 Рік тому +3

      ​@@MubYus wax dhintay nin kuba. Haduu caytamo nin uma arko

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 Рік тому +2

      ​​@@MubYus foolxumadaada iyo afxumadada waa isku mid nin gabadh cayaya

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Рік тому +9

    Mahadsinid agaasime c/wahaab c/rashiid allaha ku dhowro doodahana soo badi plz bulshada ayay waxtar u yihiin🙏🤘👍🤗

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 Рік тому +5

    Bravo Sucaad, gabadh karti iyo aqli badan masha Allah.

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 Рік тому +46

    Magaca naga hagaajiya
    Qurbo joog ✅
    Qaran joog ✅😁😁

    • @zuhyrmohmed1968
      @zuhyrmohmed1968 Рік тому

      Exactly 👍

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Рік тому

      Well said. Thank you. Umada Soomaaliyeed waa ee dalki joogo waa dalka, diinta iyo qaranka ilaalinayay inta kuwa kale carareen oo wadamo shisheeye nolol ka raadiyeen. Qurbo joogna qoysas badan ayay caawiyeen oo ay biilayeen. Dhamaantood Allaha mideeyo xaqqana tuso.

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur Рік тому

    Wallahi qabiil qurbaha kubartey Toronto Canada. Aniga Toronto nolosheyda ugu badan jooga since 1989. Qabiil iyo siyaasad Somali le kahadsha. Qowmiyada kale siyaasad kama hadlan

  • @Ymhsey_chary2310
    @Ymhsey_chary2310 11 місяців тому +1

    Ani dhalinta qurbaha ku dhashay ka mid ahay wax waan bartay Alx. Ciyalka ku dhashay qurbaha qabiil ma yaqanan aan ka ahayn odayasha khaxa ka so cararay qarkood noloshu ciishay 🥲🫶🏼

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +9

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏 wonderful discussion

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Рік тому +5

    Macaad , waaaa nin diin yaqaana , intuu ka hadlayna waa xaq , waa kalaamkiiii ilaahay

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому +4

    Sucaad Masha-allah Waa Qof Meel Dheer Wax Ka Arka.

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Рік тому +6

    Aniga oo qurba jooga waxaan aaminsanahay in aanu wax badan ku soo kordhinaya wadanka sidiiba dhaqaalaha guurkuna waa nasiib

    • @murzal31
      @murzal31 Рік тому

      QuruxeeY isoo Qabo

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 Рік тому +1

    Maansha Allah waa barnaamij qiimo badan.
    Halkaa ka wadda

  • @haboonwardo6645
    @haboonwardo6645 Рік тому +5

    Masha Allah waa dood qiimo badan sucaad iyo raga masuuliyiinta ee sida fiican u hadlay aadban ugu hambalyeeynayaa waa hawl karo kudarsaday hadal kar...

  • @najiiphasan6306
    @najiiphasan6306 Рік тому +3

    Mucaad waa legend aqoon badan

  • @NaimaKenyati
    @NaimaKenyati Рік тому +3

    M.a ninka mucaad waa aqoon yahan diinta barty😊😮❤

  • @katiabdi1493
    @katiabdi1493 Рік тому +4

    Ma favori émission ❤❤❤ from djibouti

  • @aslidhaladali2573
    @aslidhaladali2573 Рік тому +17

    Very true qofka qurbaha ku nool ee shaqeeya 9 to 5 wakhtiba Uma helayo maalayacni iyo qabyaalad

    • @LibanAden-dm7ur
      @LibanAden-dm7ur Рік тому +5

      Qurbaha waa mesha ugu qabiil badan

    • @halhays
      @halhays Рік тому

      Qurbajoogta cid ka qabyaalad badani ma jirto. Heer waxa la gaadhay masaajida qabiilo loo kala yeesho.

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal Рік тому

      ​@@LibanAden-dm7ur*Qabyaalad

  • @deeqoahmed4939
    @deeqoahmed4939 Рік тому +6

    Qurbo joogtu waa qabyaaladii oo qol fadhiisatay😅😅 waa hadal funny ah

  • @ayaancarab4839
    @ayaancarab4839 Рік тому +1

    Barnaamij aanka jeclahay majiro msha allh caawa waan u hurda daayay🙏👏👏👏

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 Рік тому +2

    Maashaa Allah meesha waxa isku helay dad guurti ah aqoonleh doodyahanna ah. baalaha ayaa la iska rifay waa loo baahanyahay doodahan oo kale.

  • @thesilencevevo9839
    @thesilencevevo9839 Рік тому +11

    Excellent discussion 👏. Great touch on topics overall an amazing episode 😊

  • @user-zt6pt8wx8o
    @user-zt6pt8wx8o Рік тому +4

    Kan doodda qaybinaya dadka hadalka haka dhex gelin ee sug inta qofku hadalka dhammaysanayo. soo baro sida hadalka dadka loola qaybsado waa XIRFAD ee baro. barnaamijkanawaad xumaysay ee la soco. Ogow dad kaa aqoon badan baa mar kaSTA KU HOR FADHIYA.

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji Рік тому +7

    Dumarka qurbaha jooga, badana wexee ninka dalka joga ku doortan wa in ee nin tosan donaya.
    Gabdhaha dalka jooga waxaan kula talinlaha in ee nimanka qurbaha joga ka fiirsadan guurkoda, qurbaha niman badan xaga diinta wey ka dhinten oo Salaad ma dukadan, waxyabaha xarantana sida Zinada iyo balwada kama haran, wey jiran kuwo wanwanaagsan lkn waxa ka badan kuwa fashilme ee yeeysan waxbo niskiin xayeeysin.

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Рік тому +6

    Sucaad waan ka heley waa gabar caqli badan

  • @user-lo6np7vq2n
    @user-lo6np7vq2n Рік тому +5

    Go forward universal tv❤

  • @ahmedegal8708
    @ahmedegal8708 4 місяці тому

    Best ever show❤

  • @sweeet_november
    @sweeet_november Рік тому +6

    حلقة حلوة ومفيدة شكرا ❤

  • @Munye2030
    @Munye2030 Рік тому +2

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 8 місяців тому

    Masha Alla allh

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Рік тому +2

    Mnsha alaah soo badiya doodaha

  • @idirisahmed2409
    @idirisahmed2409 Рік тому +2

    big legend maxmed cabdi xasan (lacalo) 👍✋

  • @RB-ns2cf
    @RB-ns2cf Рік тому +1

    Ninka shirt ka liidadka leh ayaa soo koobay warkii oo dhan , bravo 👏🏽

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi Рік тому +1

    Absolutely gabdhahaa khaldan mar walba
    Sucaad
    Af ku xoogle
    Iyo qof kalo qabay in gabdhuhu khaldanyihimba wa saxan yihiin

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Рік тому

    100% i agree with Sucaad absolutely waayo duldhigtay point

  • @aminahassan8277
    @aminahassan8277 Рік тому +4

    sax sucaad waxaan la yaabay baad ka hadashay islaan is lugoynay oo inan yar isku raray bilaa xidhood waana lagu dan gaadhayaa habar jacayl cidi uma hayso

  • @AyaanleIsmaaciil-od4kp
    @AyaanleIsmaaciil-od4kp Рік тому +5

    Hooyo adi wakhtigaaga waad soo qaadatay. Ee nimanka hanaga waalin😊

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Рік тому +4

    Sucaad waa caqli miifhan fhabtay ka hadashay ❤❤❤❤

  • @husseinhared
    @husseinhared Рік тому

    Mansha Allah wa cabar caqil allow ku dhor❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤alow ku dhor amiin

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 Рік тому +6

    Hooleey hooleey ma fadhiyaa waar anagaa wax aragnay

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 Рік тому +6

    Sucad Waa Qof Aqli badan Manshaallah

    • @khadramohamoud4422
      @khadramohamoud4422 Рік тому +1

      Tee caqli badan ma ta xafadah jaarka ku wareegeysa akhas kalsooni daraa haysa

    • @bilana289
      @bilana289 Рік тому

      @@khadramohamoud4422
      Exactly kalsooni daro ayaa haysa

  • @njmmmmm23
    @njmmmmm23 Рік тому +1

    I love it mam sucaad 😙😍😍😍😍👸

  • @user-en1hv9jr7j
    @user-en1hv9jr7j Рік тому +1

    Deeqa axmed ismaaciil. Dammiir nool.
    Inanyahay akhlaaq wacan
    Abeheed ku gedo baray
    Isirkeedu gobonimo
    Asal uu uleeyahay
    Ee ilmaaderadeed iyo
    Adeerkeed kudhaataa
    Ee inaabtigeed iyo
    Abtigeed kufaanaa
    Ee awoowihiidhalay
    Tukubaha uhaysaa....noolow deqay

  • @abdirashidhersi1232
    @abdirashidhersi1232 Рік тому +1

    Oday Hooleey dad miyuu ku eedeenayaa Qabyaalad.- waa yaab.

  • @MowahibAli
    @MowahibAli Рік тому +7

    Naagahani wa munaafaqiin ninkii bay naagtiisii ku direen😂😂😂😂

  • @abdulhimahamed3312
    @abdulhimahamed3312 Рік тому

    Aniga wali iima gaadhin lkn maalitay iigaadho wxaa ii qorshysan inaan guursdo insh allah

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Рік тому +2

    Mansha Allahu Sucad story teller

  • @kaltounjama7283
    @kaltounjama7283 Рік тому

    Qabyaalada xukuumada jirta baa idiin keenay iyo siyaasada ka fog wixii dastuurku qoray. Qoran joogu waxay idiin keeneen dhaqaale iyo cilmi.

  • @user-ec2uc8xv5t
    @user-ec2uc8xv5t Рік тому

    Masha Allah. Dood wacan

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 Рік тому +1

    Sucaaday dumarka yaryar ee maanta jiro u naxa waayo intooda badan role model waxaa u ah social mediaha baahi dhaqaalana way haysaa. Marka hablaha u fura goobo waxbarasho oo ku dhistaan maskaxdooda noloshana ku bartaan. Shaqo abuurna u sameeyo iyo xirfado ay ku shaqaystaan.

  • @Twa917
    @Twa917 Рік тому +5

    Asc wllo aad ban idin slm. Waxaan jooga qurbaha waxaan odhan laha hablaha yar yar ee soo koraya haa ka fejignaadan qurba joogta. Walahay inanan hal dolar ku amiinin qurbo jooga.

  • @hfm9834
    @hfm9834 Рік тому +11

    Mamada dharcas waa fariid😂 lknse Ilahay aa lehr nin naag qabo waa xanuun😅

    • @aslidhaladali2573
      @aslidhaladali2573 Рік тому +2

      Waliba waa Adigoo dab ololaya isku tuuray, marka ninkaaga naagi Kula wadaagto , Allaw kaa Magan Nin Naag ila qaba

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr Рік тому

      ​@@aslidhaladali2573walal ii fa idey anaa nin labo naag qaba u socde jacayl darti baana u guursanya wx kale kuma dooran

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Рік тому +5

    Nimankan qurbaha ka imanaya hablaha ku cayaaraya ilaahay haka cabsadaan
    Kii aan ku cayaarine si kale buu gbdhii u dibin daabyeynayaa guri buu dajinayaa 4sano 5sano buu maqnaan ilmuhuna wxuu ku faa ido badan yahay markay aabaha iyo hooyadu wada jiraan oo wada korsadaan qol qol joogtuna ha isu camirto qurbo joogtuna ha isu camirto

    • @ummuabdalla1037
      @ummuabdalla1037 Рік тому +2

      Waxan layaabay maxay tahay balaayada ay isku ogyihiin oo isla guursan waayeen oo wadanak ugu soo guur doonanayaa rag iyo hablaba

    • @hassan-zn7zz
      @hassan-zn7zz Рік тому +1

      Beenta dhaa ok

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 Рік тому

      @@ummuabdalla1037 waa taan la yaabo abaayo

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 Рік тому

      @@hassan-zn7zz waaa runtay

  • @user-zt6pt8wx8o
    @user-zt6pt8wx8o Рік тому +3

    Xafiiska qurbajoogga warar muhiim ah ayaan u hayaa hadduu ilasoo xidhiidhi karo

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 Рік тому +1

    Waa Run Dadka Qurbo Joogta Furiinka Waa ku Badantahay Hadaysan Wada Nooleyn

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 Рік тому +3

    Cabdi qasaro meel walba buu jooga. Lkn Sucaadey waxa nin aduunka jooga miyaaney aheyn inaad raadsato nin xora baa joogaan . Wlhy? I am sorry 😢 😢😢

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 Рік тому +2

    Eshqiyazak Marwo Sucaad ❤👍😍

  • @farhiyamahamad5492
    @farhiyamahamad5492 Рік тому

    Walaahay waa runtiis qurba joogyu wa kuwa qabyalad

  • @alihibrahim3011
    @alihibrahim3011 Рік тому +2

    Sharukhan nimada Wa lo dhasha legend ku muxu iyiri jacylban ku programiYeY😂😂

  • @AyaanleIsmaaciil-od4kp
    @AyaanleIsmaaciil-od4kp Рік тому +3

    Muxu ka guursana haduusan lajoogayn xalaashiisa acdi ika dhig 😊😊

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 Рік тому

      Kuwa waxa arkysa sadex gursanyo o hadana kulaabanyo qurbihi u kayimid kkkk waan is waydiyo waxan is dhahy waxan haduuba lajogyn muxu ka guursana mise sadexhablood

    • @MubYus
      @MubYus Рік тому

      good point

  • @zakariyecabdiraxmaan2703
    @zakariyecabdiraxmaan2703 Рік тому

    Iyadey sidaas tahy Hadana Waa kuwa ugu aqliga yar ee Ugu Doqonsan wallhi

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 Рік тому

    Sucaad warkeeda waa maashaa alah waa qof reer magaal ah walaahi waa aad baa ugu helay runteed waayay

  • @AyanAyan-rm5lu
    @AyanAyan-rm5lu Рік тому +1

    Afkuxoogle waa legend hadal yaqaana

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 Рік тому +1

    Luuqadda sax wariye. Majiro waddan layiraa Somaliland. Soomaali ayaa idinku filan. I ❤ your show.

    • @HabiSiciis4321
      @HabiSiciis4321 Рік тому

      Wadhlo Africa kaay hurudoy 😂 naa meeshu waa somaliland Somalia wax la yidha wadan kale kala garo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Рік тому

    Mecaad maasha allaha hablaha yar Yaron marka la guursado waay iska ogalaan in.lala guursado

  • @xaajicadaanyuusuf8409
    @xaajicadaanyuusuf8409 Рік тому +7

    Hooley mel uu wax ka bilaabo ayuun garan la'asanyahay

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 Рік тому +5

    Waa Dood wanaagsan, lakiin wax study ama qof qubaraha sida professor ama scientist oo study ama statistics ama survey sameeyay ma jiro. Qaala wa qiila lee waaye waxaa meesha ku heysaan. Next study ama survey sameey intaadan dooda qaban. Maxaa yeelay dad badan waxay iska dhahaayeen 90% qurba jooga ama 80% qurba jooga wa saas, wax study ama research na majiro

  • @hamdaali5964
    @hamdaali5964 Рік тому +1

    Inanta yar buuran waa inan aad ucaqli badan Oo degan mansha allh

  • @ismacilmaxamedismacil1138
    @ismacilmaxamedismacil1138 Рік тому +3

    Qurba Jogti Iyo Daljogti hadaY Isku Racan qoftaydu waxaY Tagan Tahay Ani BadJog AhaY😢😂😂

  • @bilana289
    @bilana289 Рік тому +1

    Nimanka badankoodu abaal ma laha gabadhii guursatay markii uu sabool ka ahaa guursatay ayaa markuu lacag helay ka kibray gabadh kale ka raaca
    Nimankan waxba lalama qabto naftaada ayaa wax loo qabsasadaa

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Рік тому +5

    Sucaad waa low self_steem. Wallaahi baanan nin nolol hore soo samaystay salaanta ka qaadeynin oo waaban ka wiswisayaayee

    • @bilana289
      @bilana289 Рік тому +1

      Waa runtaa Sucad waa desperate miskiinad

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Kkk warrabika baqa
    Muuse biixi yaa ugu qabyaalad badan

  • @hamdiyamusa2166
    @hamdiyamusa2166 Рік тому

    Farawabil Qurba joogtu ugu imaday

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 Рік тому +1

    Salam aleykum sucaad kalsooni haween baad muujisey you are aiming high

  • @Nuurtoali129
    @Nuurtoali129 Рік тому +4

    Gabadhaa sidaa u hadlaysa markii ay inanta yar ahayd may yeesheen nin kaaga halagula wadaago

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Akha akhas honey uf uf

  • @Cabdicawed1990
    @Cabdicawed1990 Рік тому +3

    Qabyaalada dal iyo debed wa lagu wada jira lakin waxa hubaal ah qurba jaagtu inay nagu qaaliyeyen guurka

  • @DacaryareDacar
    @DacaryareDacar 11 місяців тому

    Sh beyond geliye

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Рік тому +9

    Naa sucaad iska ilaaliya 😂 waa gabdhaha xaasaska ah😅

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому +1

    Guurka waxaa ku jira dhinaca dhaqalaha, Naagta ka timid Qurbaha lacgata badan haysata niinka miskiinka ah naagta ayay ka qadaysaa.

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Рік тому +3

    Hanyaraa naagta dharka casi waa naag qaa imad ah 😂😂😂 ilahy ku qaad

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому

    Abdi Jabar Masha-allah My Bro Fanaan Keena Toronto Meesheesii Aa Dhigtay

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 Рік тому

    Mash allaah mama sucaad fikirkeda waku raac sanahay

  • @leilamahamed8083
    @leilamahamed8083 Рік тому +3

    1:25:36 maamada blushing bey sameeneysa❤😊

  • @seed3966
    @seed3966 Рік тому +4

    🎉🎉🎉. War qolada isaaq aan gabadh udoonto 🎉🎉🎉

  • @user-zt6pt8wx8o
    @user-zt6pt8wx8o Рік тому +1

    Msarka xaqiiqada iyo nuxurkii doodda points muhiim ah ka had;ay
    1. Inanta sheegtay In kuwa qurbajoogga loo yaqaan 85% hablaha ay guursadaan ay dayacaan oo hooyadeed inantu dib ugusoo noqoto
    2. Inanka yidhi soomaali qabyaaladda waxaa ku wada qurbajoog qabyaalad ku kicinaya reerkooda
    3. Inanka sheegay in qurbajooggu ganacsiyada iyo horumarka ay waddanka keenaan ay qabyaalad ku dhex wadaan oo dadka xirfadda leh aanay dooran ee reernimo wax ku shaqaalaysiiyaan