BARNAAMIJKA FALANQAYNTA TODDOBAADKA OO KU SAABSAN GUURKA QURBA-JOOGTA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 108

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 3 роки тому +6

    In lawada joogaa fiican
    Qurbaha = waaa dhul gaalo in lagu noolaadana ma banaana gaalo dhexdood thanks .

  • @abdimjd9188
    @abdimjd9188 4 роки тому +13

    Guurka lakala maqanyahay faaido badan Malaha kalawada jooga fiican

  • @calidaacad465
    @calidaacad465 3 роки тому +7

    War NiYow Ree Somali Laan Wada AqoonYaHan indheer Garad Ah bay Noqdeen ♥ 😢 😄

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 3 роки тому +1

      Weligood ayey ahaayeen

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 4 роки тому +3

    Mashallah universal tv wariye iyo badh weeye ninkani waayo barnaamijka sida uu iskugu wado doodu waa si heer sare ah

    • @alisaidmohamed6413
      @alisaidmohamed6413 3 роки тому

      Maxaa qurbaha iuo somalida kala haysta qaar waxay leeyihìn qurbaha qof ka yimid midna waa dhib laga qabo shaqa la aanta dalka

  • @somalishow5922
    @somalishow5922 4 роки тому +21

    Ragu waxa bilaasha ah baaye rabaan why gabdha la sokoriyaaye waxa la so baraaye lugu oo sidaa lugu koriyaaye alle ogayahaye baaye iska rabaan walhi geel iska daayo waxa kasta waan aan la bixinaya why sidaa wallshsye oo kale why ogaawo gabdhu inaaye tahaye wllsha oo kale hadan ayee noqonaayso xaskagag yaa igu racasan

    • @mahamedali5529
      @mahamedali5529 4 роки тому +1

      هلا بالعيال hahahha oo ninkan maanay cid dhalin oo la soo korin

    • @soolmediainc49
      @soolmediainc49 3 роки тому

      Ninka miyaan cidiba dhilin isaga oo soo korin lacagtu ma bilaashbaa😂

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 роки тому

      @@soolmediainc49 nin hadii cidi dhashy cida gabdha doonaysa waa ninka cidey udhalyso waa ninka iyadoo geenyo kala dhacaysa ah qurux darted bay utimid waxay noqonysaa islaan haaro yeelaty dhiigeda ayaa dhulka kuqubta marwaliba cidey uugu qubatana waa isaga oo ubadkiisa dhalysaa marka boowe miyaysan 100 iyo kabadnba uqalmin maxaaad isla macaanenaysaan horta😄😳

    • @waxwalbo6370
      @waxwalbo6370 3 роки тому

      @@rahmohuseinahmed2877 oo naagtuba nin doonimeyso miya ma ninka kaliya wax raba alla maxa been leesku sheegaya

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 роки тому

      @@waxwalbo6370 walal waxna been laysku sheegayee ee iyadoo labada qof is rabaa oo mid ba kan kale ubaahanyhy ayey hadana gabdhu cida ay wax udhalyso udhibtoneyso ay thy nin ubadkiis ileen maanta waxa uu ku abtirsanyo waa aabihiis hooyadii dhashy hadii ay gacan uqaado ilmahaas kadibna ku dhinto waa laga qaadayaa magtiisa oo dhiigisa malahan iyadoo dhashy oo usoo dhibtoty,, muhiimadu waa in ninku leyhy guriga iyo wixii kasoo baxa oo hadii maalin maalmaha kmida isku dhacaan ama kala tagaan gurigaan waxba kuma lahan mulkigiisana waa ninka waxa aan udhibtodey waa ubadkiisa waana uleyhy xaq wax walba oo dunidaan yaala iyi wixii uu ii goyn karo isagu 👍

  • @hoodocu5674
    @hoodocu5674 3 роки тому +3

    Hoodo wale warunta gaasi yad Ku soco raga bufi 😂😂👍💯

    • @ibrahimfaysal7074
      @ibrahimfaysal7074 3 роки тому

      Horta wx jira ayey ka hadashey odhan mayo ragu maso kaxystan gadhi iyo guuri beena ma tuusan lkn hadan manta runta u sheego barta ay tagantahybay meel wlba kaso xidhaysa marka idinkuna hoos u dhiga anguna wxbanu badlanaya indr

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 4 роки тому +4

    dhaqaale iyo masaafo intaba dhib maaha
    lkn muhiimadu wa in labada qof daacad iskuraban hadaf iyo hiigsina kaleeyihiin noloshooda hadii aad taas heysato
    waxa soohara waad dhamaysan kartaan
    is my opinion
    lkn dhibta ina heysata waad aragtan mana sheegtan waana aqoon darada nolosha labada qof ee israba aan aqoon ulahayn nolosha dhabta ah like rabitaankooda iyo dantooda aysan aqoon

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 4 роки тому

      Xoolaha waa la heela, laakin muhiimadu waxa weeye in si daacada laysku raba, layskuna fahma.

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 3 роки тому +3

    Shaqada meelwalba way taal ee hallaa dadaallo oo yaan qurbaha loo malayn khayr

  • @subeerilmi9800
    @subeerilmi9800 3 роки тому +1

    Wariya Barnajumka so jeediyey iyo dhalinyarada Quruxda badn ba waad mahadsantihiin.
    Muhiimadu waa guur uun.

  • @cgf383
    @cgf383 3 роки тому +3

    Qofka maqan baa fiican lkn labada qof hadii 24 hr is hor fadhiyaan waa lakala xiso dhicin.

  • @hoodgoodcilmimumin8052
    @hoodgoodcilmimumin8052 4 роки тому +4

    Hablaha wax beey iibinayaan ragane waxbeey iibsanayaan Qasaaro iyo faaido midba intiis buu qaadanayaa

  • @jamalriise7548
    @jamalriise7548 4 роки тому +2

    Abu koofiyad baan wataaaa zhp

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 3 роки тому +2

    27:52 Nabiga Scw been haka sheegin oo haku meeraysanina Diinta ee shaqaysta oo dumarka aad waxka sugaysaan joojiya Allah imanka haydin so celiyo e

    • @SaidAdan
      @SaidAdan 3 роки тому

      Meeshan rag iyo dumar waxba laysma dhaamo

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому

    Wadan iyo dad dawlad la,aan ahi dhibaato waa joogto

  • @ironlady1218
    @ironlady1218 4 роки тому +13

    Doodu dhinac bay ka rarantay wlhi nimankuunbaa isku celcelshanaya

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 3 роки тому +1

    Naagahu lacagbay iska rabaan naa shaqaysta oo waxbarta nin lacagtoi baad rabtaan inaad iska cuntaan

  • @bukhaariyare3139
    @bukhaariyare3139 4 роки тому +4

    Warkoo kooban oo koonbo ku jira nio nin aan lacag hayn guurka ciyaarta haka daayo
    Ana ilaa intu jeebku buuxsamayo
    Tafaariiqdan waraysanayaa 🙃

    • @Adnomo1234
      @Adnomo1234 3 роки тому +1

      Mankaga gaaban weyAan midazi lkn runta ah in calafku qoral yahy hantiduna ushaqeyso tahy guurkuna kuma xidhna hanti

    • @hasanh984
      @hasanh984 3 роки тому

      waar dumarka hargeysa fool xumaa

  • @cepla809
    @cepla809 4 роки тому +1

    Mashalh wa arin lo bahna in laga hdlo

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 роки тому +2

    Dadka somaliland waa wada cod kar hadal yaqaan ah

  • @moshaf2132
    @moshaf2132 4 роки тому +3

    war meshaba waxa loogu qaatay gabadhaa dharka cas fikradaheda

  • @khadarahmed90
    @khadarahmed90 4 роки тому +5

    Hablaha qurbaha age da dooda ayaa aad uyara weyn markay usoo diyargarooban waqtigu waxay ku bixiyan waxbarasho hadana shaqo markaa iyagoo 36 37 38 ah bay suuqa guurka soo galaan iyagoo ragii ama ajaanib ama africa kasoo guursaden markaa plankaa ka yara qasan hablaha qurbaha

  • @dheemanaxmed8820
    @dheemanaxmed8820 3 роки тому +1

    Maanta doodu dab malaha iyo xaald toona
    Dad shidan ka soo qayb galiya

  • @ashuniaxmed2261
    @ashuniaxmed2261 4 роки тому +2

    Anigu waxan tagersanaheY teamka nolasha leysla wadagaYo wax walbana lawada QeybsanaYo waxanan aad ujeclaheY mustaQbalkeyga inaan udooro lana wadago Qof aaan isku meel kunolnaheY nolasha macankedaba waaa sidas

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 роки тому

    Masha allaah wariiye fariidbad tahay

  • @hoodocu5674
    @hoodocu5674 3 роки тому +5

    Waar rago runta mad iska shektan xaga waxad kafiki raysan kharashka yahuu 😏😂

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 4 роки тому +6

    "OOD KAA DHEERI KUMA DHAXAN TIRTO".
    NAAG KAA MAQANI WAXBA KUUGUMA FILA".

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 роки тому +1

      Ninkaa maqana hhh

    • @hoodocu5674
      @hoodocu5674 3 роки тому

      😂😂😂👍

    • @mericanbadass5299
      @mericanbadass5299 3 роки тому

      @@hgh6577 Aduu kuu maqanyay 😂😂

    • @hgh6577
      @hgh6577 3 роки тому

      @@mericanbadass5299 iima maqna hhhhh

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 роки тому +1

    isfahanka waaa muhiim waan taageeersanahay anigu labada qofi waykulmi uun markaaasay macaaankii ooo biiray kawada dhergi hhhhhhh

  • @hoodoxassan7968
    @hoodoxassan7968 3 роки тому +1

    Wlhi dibad waxba ma yaalaan.dhalinyarooy waxa laga dhaxlaa caruur galo qadato masuliyadan raguu allh saaray marka wadankeena aan aamino allh sahlo maalka illhyba bixiyo ee dhalinyarow halys aamino allhna hala tala saarto .inamaduna ha shaqeeyaan masuliyada raguu allh saaray. Hableheena ushaqeeya

    • @rudwaancaqil176
      @rudwaancaqil176 3 роки тому

      aduu ma qurbahaad joogtaa hmm

    • @hoodoxassan7968
      @hoodoxassan7968 3 роки тому

      @@rudwaancaqil176 haa wllo carabaha lkn meleha kalana ehelka jooga naf maleh

    • @rudwaancaqil176
      @rudwaancaqil176 3 роки тому

      @@hoodoxassan7968 anigu wadankii ayaan jogaa waanan aaminsanhey se adigu maila imaanysaaa oo maila aaminysaaa walal

    • @hoodoxassan7968
      @hoodoxassan7968 3 роки тому +1

      @@rudwaancaqil176 wadanka meel kafican ismlihi wayjirta maxaayelay waxa kunool waldkaa ehelkasga asbxbtii

  • @abukarhassan1157
    @abukarhassan1157 3 роки тому

    Wax walbo waqtigeedda ayeey leeddahay tankale wax walbo waxaa ka horeeyo jaceel iyo is aamin ka timaaddo labada dhinac aduunkana waxa ugu fiican in labadda qof in eey sameey Karaan waxa ugu fiican aduun iyo aaqiro tankale Aniga waxaan ahay nin dhalanimo ku soo guursaday afirika asagoo dagan kambala yugaadha anigoo heeysan wax lacag aan ku guursado tankale calafka waa nasiib haddana waxaan daganahay Amerika waxaan Afrika ku soo dhalay 1 wiil markaas ka bacdi Anigana waan bixi waayay Gabadheeydana weey bixi weeysay Marar baddan ayaa Nagala soo celiyay wadan Yusub ah markaas ka bacdi ayaan soo baxnay anagoo hugaamineeyno 20 qof waxaana ku dhalay 14 caruur ah waxaana daganahay minasota u.s.a ee dhalinta horay ha u socdaan

  • @Mo6316
    @Mo6316 3 роки тому +1

    Scw scw scw scw

  • @zahrafarah7197
    @zahrafarah7197 3 роки тому +3

    Nin walbo la dhaho ma dabadaaa lagaa jooga Mise dalka ma jawaabi Karo waayo wxuu ogyahy inuu 10 la wada sheekaysto😏

    • @waxwalbo6370
      @waxwalbo6370 3 роки тому

      Waa un waxay dumarka sameyan marka laga barta laga badiya

  • @ahmedmusa4856
    @ahmedmusa4856 4 роки тому +1

    Maxamed Taajir iyo hoodo
    Waa Bulshaawi

  • @munafaisal6775
    @munafaisal6775 2 роки тому

    walalayaal Ilahay imaansada oo wixi Eebe ku qoray ku imansada Long distance relationship could be either two calaf or choice. Dhibatooyinkeeda farabadan guurka kala foog.

  • @yahyekuriya885
    @yahyekuriya885 3 роки тому +1

    Isku noloba mahde africak iyo yuruup

  • @abdiazizmohamed8497
    @abdiazizmohamed8497 2 роки тому +1

    Waar niyow dumarkii somaliland quruxbay wada noqdeen

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 4 роки тому +7

    Guur la kala maqan yahay naf ma laha

    • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
      @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 4 роки тому +1

      Asc waa barnaamaj wanaagsan Alhamdullilah Aad beyna ugu Mahadsan yihiin dhalinyaradan arinta Guurku Falanqayneysa dhamaantood.
      Mida kale Qurbajoogtayada iyo Qolqoljoogta labaduba horta Doorashadu waa Xaga Rabi, Lakin waxkasta waxaa ka wayn oo qasbaya Qofku inuu calfado qolqol joog ama Qurba joog waxaa saldhig u ah JACAYL IYO ISFAHANKA haduu jacaylkaagu galo Qof kaa Fog waad tagaysaa. Waxan ku wadaana Waa Dareenka Runta ku dhisan Ee Jacaylka. I,m in U.S.A My Queen Olso in Somalia.

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 4 роки тому +6

    Raggu gudo iyo dibadba masuuliyadii meel ayey iska dhigeen

  • @mahamedmoalin6125
    @mahamedmoalin6125 3 роки тому

    Asal

  • @ahmedkayse4443
    @ahmedkayse4443 3 роки тому

    ahhhh

  • @abdihamdi5212
    @abdihamdi5212 4 роки тому +1

    Wiil kaan ilahaay amarkii Codkiisu waa khawof ama qaylyo marka balaaqo aadan lahayn laiska Ma keeno

  • @ahmedyusuf1419
    @ahmedyusuf1419 4 роки тому

    anaaba mid ka dhex jeclaaday mesha e seen ula xidhiidhaa

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 3 роки тому

    Dalka ina hebel iyo qabiil hadii laga tagi lahAa macasidu sida dAadka my socoteen

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 3 роки тому

    Haye maxaa lahayaa

  • @samirs3044
    @samirs3044 4 роки тому +1

    Nolol wadaag waa nolosha
    Kala maqnaansho isku imaansho waa miska jira
    Lkn nolosha dal waa ka
    Qayb nolosha waxa loo
    Dhoofayaa ama loo guursa
    Nayaa qof jooga qurbo wAa
    Waa dalka dhifka jira

  • @osmanosman509
    @osmanosman509 4 роки тому +1

    2 naag faqri kaamasaarayso

  • @sadiqjaram562
    @sadiqjaram562 4 роки тому

    Hhhhhhhj waxa jira xqiiqdii aan la dhaafi karin waxuu maraa runtii arin qosol iyo quus iskugu jira waayo marka aad doonto inaad guursato waxa kula kulmaya caqabado badan walahi waxa jira ma aragtay in marka aad iibsanayso allaab eed bacadlaha joogto Waxa dhaca bayactan oo shayga intuu yahay labadii ayaa lagu sarayaa ka dib waxaad ku soo dhacaysaa halkii uu doonayay sababtoo wuu ugu talla galay inay sidani dhacdo sidaa hadda waxa galay meherkii xaqiiq oo waa lagula bayac tamayaa illaa aad soo dadagto halkii la rabay.....waana wax jira runtii oon idhaha laga qarsan karin.... allow fududee arrimaha waa khayre................

  • @asmaasad7099
    @asmaasad7099 4 роки тому

    Waa inuu ninku usoo diyaar garoowaa gabadha markaa uula sheekaysto.

  • @naasirhassan7646
    @naasirhassan7646 4 роки тому +1

    Waa Arin Muhiim Ah Haboona In La Lafa Guro?

  • @omarsulieman9478
    @omarsulieman9478 4 роки тому

    Hi

  • @maariyahassan5171
    @maariyahassan5171 4 роки тому

    Dood adg inamadu way isga indho tirayaan inay yahiin biil ka carar

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 3 роки тому

    Anigu waxaan dhihi lahaa in la beddelo dhaqanja guurka tusaale erateria dhaqan waxay leeyihiin gabadha waxa laga rabaa cafashka sariirta weelka iyo wixila mid ah ninuna bixiya waliimada iyo xoogaaga dahabka lkn ninow wax walba dusha saaro

    • @baxsan
      @baxsan Рік тому

      Dhaqan maaha ee waa diin wx walba oo gurigaaga ku baxaya adaa masuuliyadiisa leh iyada xitaa adaa ka masuul ah waata labaade dhaqaale yari hadaa ka cabanaysaan gabadha kala heshiiya inaysan qarash badan iska qasaarin lakiin gabadhu inay wax keentaa khasab maaha haday iyadu jeclaysatana waykaa caawin kartaa lkn wax labadalayaa majirto hadaad diinta badalayso maogi wllo

  • @zuldandhakawe6801
    @zuldandhakawe6801 4 роки тому +3

    26:44 Afka Biro Ku Leh Dhib Badana😜

  • @odaysomaliyeed2571
    @odaysomaliyeed2571 4 роки тому

    Waa dood qiimo badan runtii

  • @onedollar8306
    @onedollar8306 3 роки тому

    Hada Qurba jog nahay noso fura video call an ka qeeb qadane doda kkkk

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 роки тому +2

    Universal Tv 📺

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 4 роки тому +1

      cadaanki dhabta ahaa miyaa mise waad is cadeysay hhhhhhhhh lolololo

    • @sulekhamaxamed2534
      @sulekhamaxamed2534 3 роки тому

      Manshaa alllllh waa si fican

  • @SomfilmsFHD
    @SomfilmsFHD 4 роки тому +1

    Dumarka kuwa Fooshaxun ayaa u gu buuq badan. Gabadha quruxda badan inta badan in aad is fahantaan waa dhici kartaa.

    • @hoodocu5674
      @hoodocu5674 3 роки тому +1

      waar raga runta gubta dumarka kalexo 😏

  • @kadra825
    @kadra825 3 роки тому

    ASC WLL RUUNTA IISUSHEEGA OO IIS GUURSADA DHALIINYARO SUNADI RASUULKA SCW SCW OO UUNOQDA DIINTA LACAGTU WAYTIIMADA WANA LAWAYA AALLEH WAKIISHA OO KUUMIIDOBA KHAYR KA GUURNA WAXA QUURUX BADAN LAMANAHA IIS LAQAYB SANAAYA NOLASHA GABADHII LAGA MAQANAA MAHAYSATO FARXAD NIINKII LAGAMAQANANA MAHAYSTO FARXAD FARXADII WAA WAADAJOG MAAL AADUUNYO HADAAD HAYSATO OO AANAD HAAYN QOF KUGULAFARXA QIIMOMALE LACAGTU WAA QUURUXDA NOLOSHA LAKIN FARXADA NOLASHA MADHAMAYS TIIRTO WAXA KAWEEN JACAYLKA LAMANAHA OO KUMIIDOBA DACAAD IYO FARXAD IINSHA AALLEH XAQA AALLEH HAA IINAWAFAJIYO AAMEEEM YARABII

  • @saidadahir5615
    @saidadahir5615 3 роки тому

    47:38 naagta waxay tiri see ii badali wayday anoo nus ah oo ruux dumar ah! innaalilaahi bal fiiri gabadhaas maskiintaa sida loo bahdilay oo looga dhaadhiciyey inay noqoto qof isla hooseeyo oo bahdilan🥲🥲🥲 wakuwaas gabdhihi ayagana saas isu arka, maxay nimanka ku haystaan!

    • @subeerilmi9800
      @subeerilmi9800 3 роки тому

      Colaad meesha ma taalo.
      Gabadhaasna kaa Caqli badn oo kaa fariissan