ADUUN BAAN WAX DHAADINE | SICIID QALINE | QAACI HCTV 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

КОМЕНТАРІ • 106

  • @abdiqanimusa5201
    @abdiqanimusa5201 3 роки тому +33

    27 jeer isku xiga heesta qof dhagaystay baan filaya ani maahane Ripley dhahay cawana 2021 ban dhagaysan Tageerayaasha like isaar

    • @ubaxabdifarah7654
      @ubaxabdifarah7654 3 роки тому

      Heestan eeedaday baa dhagaysan jirtay caawan dareemaya waxay dareemi jirtay
      Aduunow yeelka
      Hees walba marbay micno kuu samaysaaa 😥😥

    • @nimcaabdi6529
      @nimcaabdi6529 2 роки тому

      aniga kaa badan zxbow

    • @mukhtaarcabdi2023
      @mukhtaarcabdi2023 6 місяців тому

      Aaaaa aàaaààààaaa​@@ubaxabdifarah7654

  • @yayafrh8978
    @yayafrh8978 4 роки тому +13

    Xasan baashe waa fanaan kamida hormuudka fanaaniinta ay adagtahay in hees laga daba qaado lakiin xashaalillahiye siciid qalinle waxaa moodaaa inuu heeskaaan Hassan kaga cod fasiixsanyahay Waliba sagoo qaabkisiii uqaadaya iskuna ekeenaysiinaya Masha allah yar kaan codkiisu wuu Dananayaa.

    • @mohamudfarah8784
      @mohamudfarah8784 Рік тому +1

      Waa run arinkaas anigu aad baan ugu fiirsaday heeskan adeerkay xassan Baashi waa looga cod fiican yahay

  • @hamseabdullahi2992
    @hamseabdullahi2992 4 роки тому +24

    Inta ku fikiraysa iney heesaha joojiya
    _☝️ who else

  • @tacabbirxaaji
    @tacabbirxaaji 4 роки тому +56

    Fankii soomaalida ee ay faladagan iyo fartuun balbalaarku ku kufsadeen ninkan Siciid qalinle iyo Niman kaloo dhiggiisa ahbaa soo nooleeyey.

    • @adenseed9388
      @adenseed9388 4 роки тому

      Nin walbaaba i taalkiisuu heesayaa sxb hhhhh

  • @khadarahmed3153
    @khadarahmed3153 4 роки тому +6

    Waqooyi waa hoygii fanka iyo dadka wanaagsan

  • @murtimaalmedia4115
    @murtimaalmedia4115 2 роки тому +8

    Amintu waa 5 july 2022 habeen arbaca soogalayso goobtu waa togdheer burco xafadda nafaqo waa aniga oo ah khaalid cabdkariin daud iyo sxpkay cabdirisaaq muxumed iidaan sacaddu waa 9:19 fiidnimo oo aanu kannimi ORBIT COLLAGE oo aanu sigaba gabaynaynno
    Si niyada ayaan heestan qalbiga ugu dagsanaynaa ❤

  • @isseunv
    @isseunv 4 роки тому +40

    ilaahay haku soo hadeeyo dhalinyar ayad tahaye

  • @ibrahimbuthul1596
    @ibrahimbuthul1596 6 місяців тому +1

    Hussein Labka iyo saicd qalinle lawo Legends 💪 oo kubashalay hestan 🎉❤

  • @mamen789
    @mamen789 4 роки тому +6

    You're talented bro, keep going Man-sha-Allah

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 4 роки тому +3

    Ax ax ax ax ax ax ax Ala yacisik walhi xasan aadan Samatar oo yaraa soobaxe❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️nooooloooow saciid yare

  • @qisodhabachannel6804
    @qisodhabachannel6804 4 роки тому +14

    Waa new xasan aadan 85%

  • @shrguutaale1
    @shrguutaale1 2 роки тому +3

    Aduu baan wax dhaadine
    Anba dhibaha jiilaal
    Xiliyadan is dhalan-rogey
    Dhibta kaa ilaashee
    Dhaxantiyo abaaraha
    Kaa dhawrey hadimoo
    Kaa dhawrey hadimoo
    Dhito subag lo'aad iyo
    Ku cabsiisyey dheydoo
    Yey dhicin intaan lahaa
    Dhugan waayey teydoo
    Dheel dheeli awgaa
    Igu dhaaftey maalmoo
    Igu dheeridaa
    Ma dhool gaaxdey baad tahay
    Mana soo dhawaatide
    Ma mid aad u dhalataa
    Sidoo lay dhajaan wali
    Ku dul dheresanahayoo
    Aduunbaan ku dhawraa
    Dhana kaama aadinee
    Dhilowyahan sidiisi
    Intaan kugu dhaloolaa
    Dhexda kuugu duubnaa
    Hadaan dhagaxa soo guro
    Amaa aan dhulkaba qodo
    Dhirta il magooshaa
    Dheef noqon lahaydo
    Dhexda maan ka liceen.
    Igu dheeridaa ma dhool
    Gaaxdey baad tahay
    Mana soo dhawaatidee
    Ma mid aad u dhalata

  • @abdiiid2987
    @abdiiid2987 3 роки тому +2

    xasaan adan oo dhalaa soo baxay siciid cood kagaan uboogay legend

  • @abdala7882
    @abdala7882 4 роки тому +4

    War waxaan matoor ka wayn baa saran wllhi sidedi buu ula keenay caajaib xasan aadan oo yara weeyan

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 4 роки тому +2

    Intuu geesaha ka xiiran yahay weli sooma dhawa fanku waa muuq magac iyo dhaqan markaas kadib ayaa qiimeeyn kale imaan kartaa

  • @laskasmullerbydmt1929
    @laskasmullerbydmt1929 Рік тому +1

    Dhuun buu ilaahaY ku saaraY siciidow

  • @Abduljeylani
    @Abduljeylani 4 роки тому +6

    Weli qof Xasan Aadan usoo cod dhoweeyey oo aan wiilkaan ahayn ma maqal ma na maqal ,aad buu u dadaaley 85%

  • @user-ot6rd2ve9x
    @user-ot6rd2ve9x 6 місяців тому

    Still 2024 Me Nimcaan kHaMradda❤

  • @naasirhaykal1445
    @naasirhaykal1445 4 роки тому +6

    Hesaha xasan aadan neerfo aya laga qaadaaa

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 4 роки тому

      BK ayaa ka qaadaya ee kani waa dadkeedii 😂😂😂

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 2 роки тому

    igu dheeridaa
    Ma dhool gaaxday baa tahay
    Mana soo dhawaatide
    🎸🎸🎸🎸🎸🎸🎸🎸
    Ma midaad u dhalataa,yeeeeey
    Ma midaad u dhalataa
    Xusuustu mar mar waa maaweelo

  • @naaji75
    @naaji75 4 роки тому +2

    Codkiisa inuu kuqaado by ahyd macna masamynayso inaad qof iska dhigto any how wiilku wuu dedaaly

  • @mohamedabdirahman8611
    @mohamedabdirahman8611 2 роки тому +1

    2:36 ninka gacanta kala socdo wa khabir wlhi.....

  • @ph.zeekooo6705
    @ph.zeekooo6705 4 роки тому +8

    Adunbaa wax dhaadine ama dhiba jiilaa xiliyaadan isdhala roogaay dhibta ka ilaashaay, dhaxantiyo aabaraha ka dhowry hadimo inta subag loaadiyo ku caabsiyo dhiido, yay dhiicin taala dhugan wayay taydo, dheldheli oowga igu dhafaty malmo, igu dheerida ma dhulgaxida tahay mana soo dhawatide ma midaa u dhalata.

  • @hibaaqhasan3938
    @hibaaqhasan3938 4 роки тому +2

    Siciid qalile hore u soco wllkay

  • @beebemaxamed6383
    @beebemaxamed6383 4 роки тому +1

    Wiilkan wa samatar yar wlh mansha alah barteydi ayu dhigey

  • @mahamedomer6067
    @mahamedomer6067 Рік тому +1

    Haa hey waxa saa imara
    Ku raxayso
    Slow motion

  • @xamseaadan4672
    @xamseaadan4672 4 роки тому +13

    Axyaa hees
    Waa ereyadii abwaankii
    Weynaa maxamed Cali kaariye
    Iyo codkii fanaanki
    Weynaa xasan aadan samatar wiilkan hada qaadaya wuu keenay% 90

    • @fansoormusichd9462
      @fansoormusichd9462 4 роки тому

      Kakakakak saaxiib erayada malaha abwaanka aad ku sheegtay "Maxamed-cali Axmed Kaariye." ALLAH ha u naxariistee .... inaga hubi

    • @xamseaadan4672
      @xamseaadan4672 4 роки тому

      Sxbky sidasaan umaqlay
      Bal isoo sax hadiba aan
      Qalday

    • @ismaaciilmohamed1147
      @ismaaciilmohamed1147 4 роки тому +1

      20% xitaa ma keenin. wuu isqasbayaa waxaa fiicnaan laheyd Tan Xasan inaa soo dhageysato dabeedna isbarbar dhigto.

    • @maxamuudcabdi1566
      @maxamuudcabdi1566 4 роки тому

      Abdi Askari ayaa iska leh erayada wll AHUN

    • @maxamedsuldaan5330
      @maxamedsuldaan5330 4 роки тому +4

      Heeskan waxaa lahaa yuusuf jafaal, oo ahaa askari waardiyeyn jiray ina dafle mahadsanid

  • @azizabdo5766
    @azizabdo5766 4 роки тому +1

    Nin weyn horay usoco ....

  • @MuhammadAhmed-lk8sc
    @MuhammadAhmed-lk8sc Рік тому +2

    Waa hees aad macaan

  • @abdikadirahmed776
    @abdikadirahmed776 4 роки тому +3

    I was there at that night!

  • @user-vu1iz3vg1l
    @user-vu1iz3vg1l 3 місяці тому

    ❤❤❤heestii❤❤❤ heesaha ❤❤❤wlhi❤❤❤

  • @mustafeali9934
    @mustafeali9934 4 роки тому +1

    Mansha allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
    @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 4 роки тому +1

    Eeshcalaa hore usoco alfanaan siciid qalinle

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 Рік тому +1

    1:42

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics 3 місяці тому

    Heestan dadku waxay moodayaan hees jacayl lkn maaha hees jacayl ee waa garnaqsi waxa jiray laba wiil oo saxiib ah oo isku school ahaa deedna mid askari noqday ka kalena helay deeq waxbarasho marku soo dhamaystay waxbarashadii isla markaana uu dalka ku soo laabtay waxa uu u baahday waardiye saxiibkisii askariga ahaa buu xushay kana codsaday inuu waardiye u noqdo oo uu ilaaliyo isaganii aqbal oo waardiye u noqay saxiibki waxu ka filanayey iyo wuxu kala kulmay ayay heestu tibaaxaysaa ereyadana askarigii waardiyaha ahaa ayaa tiriyey oo xasan aadan samatar u dhiibay !!

  • @jacfarcarab8087
    @jacfarcarab8087 4 роки тому +4

    Siciid qalinle da yarka sanadka

  • @KISTATV
    @KISTATV 4 роки тому +1

    Caadi maaha Saciid

  • @khadarmahamed473
    @khadarmahamed473 Рік тому

    heestan ugu yarn 100 jer wn dhagyzTay aad ayu ugu dhaweyey xasan

  • @mahamudyusuf7938
    @mahamudyusuf7938 4 роки тому +2

    Errayada Waxaan Lahaa alle ha u naxriistee Yusuf Jafaal o.o degaanka Gabiley Ka soo jeeday,Waana qiso dhab ah 1980kii.

    • @daadihiye629
      @daadihiye629 4 роки тому

      Abwan ahmed shiikh ayaa lahaa oo reer lascanod ah ilaa hadana nol
      Inta igu maqaalo ah

  • @farxaanking3516
    @farxaanking3516 4 роки тому +6

    Dhaxantiyo Abaaraha kaa dhowro hadimo inta subag lo AAd iyo ku cabsiyo dhayda axsan hees

    • @abdirahmanahmedali1451
      @abdirahmanahmedali1451 4 роки тому +2

      Inta maaha sxb , waa
      dhito subag lo'aad iyo Ku cabsiiyey dhaydoo
      Dhito waa caanaha la dhigo ee meel lagu daboolo
      Hadaanan khaldanayn

    • @sahal3922
      @sahal3922 4 роки тому

      Sxp inta subag loaad maaha
      Dhito subag loaad iyo ku cabsiiyay dhaydoo weeyaan

    • @maxamedyuusufcali8423
      @maxamedyuusufcali8423 4 роки тому

      Inta maha ee waa (dhito subag lo'ad)

  • @hamze7458
    @hamze7458 4 роки тому +3

    Heeskan waxaa iska leh nin reer Gabiley aha Oo la odhan jiray Yuusuf maxamuud axmed yuusuf jufaal Oo waxaanu u tiriyay gabadh uu jeclaa Oo ay is calfadeen markii dambe waxanu ka mid ahaa askartii nabad sugida soomaaliya AHUN waxa uu gabiley ku geeriyooday 13/4/1995

    • @RamadanAto-qs9iv
      @RamadanAto-qs9iv Рік тому

      Qisada Heestan Waa askari Nin Uu waardiye u ahaa Uu ku tacadiyay Mushaarkii Ka Gostay uu silcin jiray Dhaxantiyo Foorahana Uu kusii diiyay EE hadadan Xog ka hayn dadka Hajaha wareerin

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 4 роки тому +2

    Xazan aadan zamatar oo yar

  • @cabdiraxmanxasan7356
    @cabdiraxmanxasan7356 4 роки тому

    Hore u zoco brother

  • @abdiqaloonbi4491
    @abdiqaloonbi4491 11 місяців тому

    Heesta waxan dhagaysan jiray wkhti 14 sano kahor inan aan jeclaaba arinteedu igu atkaatay yaduna way i jeclayiid lkn hooyadeed ba i necbayiid waxan ahaa faqiir waliba agoona inanta reerkooduna uxu ahaa reer ladan oo carabaha ka imi mobil man haysan waraaqo ayaan isku qori jirnay malin ayay hooyadeed guriga ka dhex heshay warqad aan usoo qoray habeen aan ka waayay halkan ku kulmi jirnay warqada waxa ku qornaa magacayga kadib malinkii xigtay bay xaafadayada timi kadib hooyaday bay ku tiri inankaaga iga cesho waxan uga taag la ahay gabadhayda mar danbe hadan ku arkana waan xidhaya hoyadayna anaa ceshanaya ayay tidhi kadib anoo iskuulka ka. Imi oon waxba ogayiin ayay hoyaday igu qaylisay wan xasuusta wlhi waliba way i dhirbaaxday kadib bay igu tidhi hadan xataa kaa maqlo mardanbe inanta yar kuman dhalin wan aamusay oon iska baxay xataa qado ma cunin geed ban iska hoos fadhiistay malinkii oo dhan ka hoos ooyay ilaa uu gabalku igu dhacay dhawr cisho ka dib ban arkay gabdhii kasay igu tidhi cabdow waad aragta xaalada hoyadayna kuma ogola maxaa xala waxan ugu jwaabay hooyada hadal keeda qaado ana iska kay ilaw anoo ka xun wlhi sidii ban inanti ku kala tagnay manta waala qabaa lkin caruur may dhalina ana waxan jooga qurbaha aduuna isa soo aragnay gadhigan wataa 30000 sodan kun oo doller ah wlhi ma guursan wali sidii ban u jecelahy waxana garabka igaga yaala love aan isku sowray oo magaceedu ku qoran yahay aduunyo hooyada was iga rali noqda xasuus ban😔🥲 1:44

  • @abwaangaas8451
    @abwaangaas8451 4 роки тому +1

    Laandheere Inankiis Saciid Qalinle

  • @AadanOsmaan-ys6td
    @AadanOsmaan-ys6td 2 місяці тому

  • @sucaadakaahin5368
    @sucaadakaahin5368 4 роки тому

    Waaaw all fanaan saciid qalinle

  • @cabdiqadaraboosto2972
    @cabdiqadaraboosto2972 4 роки тому

    waaw caadi mahan

  • @maxamedciise7525
    @maxamedciise7525 2 роки тому

    Xasan yaree

  • @No_jixinjix_360
    @No_jixinjix_360 Рік тому

    Time 🥷🏼7:21 🧳Aug 21:2023 😂

  • @umeymazaki3927
    @umeymazaki3927 3 роки тому

    Axsan cod waaw codka

  • @mohamedaskar5410
    @mohamedaskar5410 4 роки тому +1

    Darbugada waaw

  • @nadiim175
    @nadiim175 9 місяців тому

    Sida lay dhejaan weli
    Ku dul dherersanahayoo
    Weeyaan wuu qalday

  • @rahmaraaliya3397
    @rahmaraaliya3397 4 роки тому

    Ad baan uga helnay: Raxma and Cadde's Family

  • @abdinasirapole2947
    @abdinasirapole2947 4 роки тому

    Wow nice 👍

  • @onlyme7792
    @onlyme7792 Рік тому

    04.08.2023 Nachtschicht Ibw.

  • @ciisefaaraxciise7961
    @ciisefaaraxciise7961 4 роки тому

    cajiib cod libaaxle

  • @mubarikjama992
    @mubarikjama992 4 роки тому +4

    wuuu cod fiicanyay lkn inuu isku kellifo maaha inuu isu cod ekaysiiyo fanaankii heestan lahaaa .

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 4 роки тому

    Adunba ku dhowra dhana kaama aadine

  • @jamaalrashiid8883
    @jamaalrashiid8883 3 роки тому

    all fananu fanaan

  • @marshaal1234
    @marshaal1234 4 роки тому

    Not bad!

  • @zamzamahmed4654
    @zamzamahmed4654 4 роки тому +1

    waxa lay tusayuun anoo il,mahyga yar kuleh hoyo timaha ismaciil barigasay socdeen 50 years kadib kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @stayblue759
      @stayblue759 3 роки тому

      Mnzha Allah iLahay Caafimad Ha inagu gaadhsiyo. 🙏✌️.
      Ana WxaN IswayDiyEy Tollow Sidee Loo XiiraN DooNa 50 Sanno Ka DiB. 🤔😂✌️

  • @faysalismaaciil4304
    @faysalismaaciil4304 3 роки тому

    Xasuus tii xasan aadan

  • @a-karimmahmedfaarah6639
    @a-karimmahmedfaarah6639 3 роки тому

    Inta ila argtay in u xasan adan samatar tabay

  • @khadarahmed3153
    @khadarahmed3153 4 роки тому

    Qofkasta sida fanka uu kaaga fiican yahay, ayuu kaaga dadnimo fiicanyahay

  • @kamalaliwali4599
    @kamalaliwali4599 4 роки тому +2

    Bal maxay dhirta ugubayaan ama ushidayaan !!!!😣😣

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 4 роки тому +6

    Wuu dadaalay lakiin kumuu dhawayn codkii Xasan Aadan

    • @saynabsiman4182
      @saynabsiman4182 4 роки тому +7

      Qofna qof ma noqodo lkn aniga waabuu igala cod macaan yahay

    • @hannaalii6111
      @hannaalii6111 4 роки тому +1

      Say nala tahay inagoo baddan
      Kan yarri waaba ka sii sitaa samatar waayo isaagaba yiri ilmahani waa mucjiso

    • @abdikadar2
      @abdikadar2 4 роки тому

      @@hannaalii6111 @ Waa Xasan oo yar dhowayn ayaad ka hadlaysaa. Waliba Xasan markuu qaaday wuu waynaa isagaa uga cod macaan oo Xasan oo yar ah markaan uu qaadayo.

    • @jallam
      @jallam 3 роки тому

      Qofna qof ma noqdo lkn waxa hubaal ah inuu siciid qalinle codkiisa oo dananaya heestaan ku qaaday
      Ragii waaberi ee la soo carbiyey cid sida wiilkaan uga daba dhufataaana waa yartahy tahy

  • @mahamedsaki8274
    @mahamedsaki8274 4 роки тому

    Kan yar horta muuse qalinle miyaa dhalay

  • @sayidomarjoqof8301
    @sayidomarjoqof8301 4 роки тому +1

    Erayada qaar xataa wuu qalday

    • @maxamedmcalikaley2754
      @maxamedmcalikaley2754 4 роки тому

      Erayguu khalday wll

    • @sayidomarjoqof8301
      @sayidomarjoqof8301 4 роки тому

      @@maxamedmcalikaley2754 , igu dheeridaa ma dhul gaaxday baa tahay aan ka rabay.
      Ma dhool gaaxday baa tahay inuu yiri aan u qabaa hadda.

    • @maxamedmcalikaley2754
      @maxamedmcalikaley2754 4 роки тому

      sayid omar joqof ma dhul haduu yidhi wuu khaldamay wll waa dhool meeshaas lkn sida kale inuu soodhaweyey ayaan qabaa mahadsanid

    • @sayidomarjoqof8301
      @sayidomarjoqof8301 4 роки тому

      @@maxamedmcalikaley2754 , adaa mudan. Yarkaan waa ila macquul heesa badan uu dib u qaaday aan daawadaye.

  • @Libaan99
    @Libaan99 2 роки тому

    Halkeeda ayaad dhigtay saxiib marka laguugu cudur daaro inaanad Hassan Aadan ahayn laba fanaan oo kale ayaan hubaa inay codkii Samatar leeyihiin oo heestan qaadi karaan waana Farxaan Qaboojiye iyo Ismail Aarka.