XASAN AADAN HEESTA IGU DHEERIDAA 2020 OFFICIAL LYRICS BY (SOMALI 4K TUBE)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 261

  • @Rooraa01
    @Rooraa01  4 роки тому +17

    Fadlan soo booqo Channelkayga Cusub REPARTA AYAANLE👉ua-cam.com/video/EJuPXAIm6g0/v-deo.html

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially Місяць тому +5

    Askari baan ahay heestana waan dhagaysanayaa
    Gocosho ayay ihu beertay iyo dareen gooniya 😢😢
    Taliyaha alla mid toosan hanooga dhigo

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 4 роки тому +41

    waa Erayadii Yuusuf Maxamed Axmed (Yuusuf Jafaal) oo ka tirsanaa askartii Asluubta Yuusuf wuxuu magaalada Gabiley ku geeriyooday 13-April 1995 Alle ha janneeyo

    • @gellegelle8864
      @gellegelle8864 4 роки тому

      Cumarow waa ku salaamay saaxiib. Waxaan ku waydiiyay heestaan iyo heesaha sheeko baraley ee Baxsaney Hargaysaay iyo Beer Jacayl ka mid yihiin wax xiriir ah oo ka dhexeeya ma og tahay?
      Mahadsanid

    • @olaadjokarr4751
      @olaadjokarr4751 4 роки тому

      cumar serbiye sxb
      yaa tumaya cuudkan yaabka badan?
      yaase laxameeyay??

    • @mahamoudgaas2611
      @mahamoudgaas2611 3 роки тому +2

      Laxanka iyo muusigaba waa Ustaadka( Jiim).

    • @dhakalaf
      @dhakalaf 3 роки тому +2

      Qisada heestana waxaa lahaa Askari Body Guard u ahaa Ina Dafle

    • @mustafeali3626
      @mustafeali3626 3 роки тому +1

      Hees aad u fiican waxaan dhagayisanjiray 1983 waayo waayo salaan sare dhalinyaro 🤝🤝🤝👍🏽🕌

  • @kaysefarah8913
    @kaysefarah8913 4 роки тому +96

    Waaryaahee Heesaha Magaranaysid Erayadee Ha Kufsan Boqol Eray baad qaladaye (Dhabaduu Useexdaa kulahaa Maahade Adeer Duco Kugu dhacdaye Intaasoo kaliya maahee kuwakalena waad qaladaye waxay sax kutahay
    Dhab Adoo Useexdaan dhidbanahay korkaagoo
    Dhoonbir Kaa jiraan Ahay Dhaxantiyo Dugaagee
    Fahan Horta Macnha heesta waxa Lala Hadlayaa Waa nin Madax Ah Tusaale Taliye Ciidan Oo Kale Ninkii Boodhi gaadhkka Ahaa Baa Talihiisii La Hadlaya Oole Sidan;
    dhab Adoo Useexdaan dhidbanahy Korkaagoo Dhoonbirkaa Jiraan ahay Dhaxantiyo dugaagee Anoo dheel arooryaad dharabtiisii igu taal dhab markaad utoostaad dheeraad igu fashaayoo almacnoow subaxiina hawlkale iidirataa dhaxalkayga Uma Helo Sidaan Kuugu dhiibtoo Hada Dhimashadayduna Dhagartaada Weeyee macnaha Adigaan Ku difaacayaa Oo Adiga godobtaadaan udhimanayaa (Dhoombir Waa Geel Jiraha Geela Raaca Ee Ka Masuulka ah Sidaasookale Ayaan Ana adiga Ku ilaaliyaa Buuleeyahay ninkan taliyaha ahoow

    • @ayaanlemohamud3024
      @ayaanlemohamud3024 3 роки тому +1

      Thanks wll macan wan fahmay

    • @cabdimaaliksiciid6806
      @cabdimaaliksiciid6806 2 роки тому +1

      Sxp laandheere laandheere dhalay baad tahay walhi halkeedaad dgigtay rageedi walee inaad reer galbeed tahay

    • @cabdiwahaabxasanceli4929
      @cabdiwahaabxasanceli4929 2 роки тому

      Ereya badan baa ka qaldan sxbkey lkn waad dadaalay iska sax qaladaadka yar yar ee ka buuxa

    • @saidyusufmohammed2461
      @saidyusufmohammed2461 2 роки тому +1

      “Dhool gaaxday” ayey dhul gaaxday u qoray

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 Рік тому +1

      in la isa saxa way haboontahay

  • @sayidalikhadar75
    @sayidalikhadar75 11 місяців тому +7

    Heestan waxan lasoo dagay
    29/05/2023
    Goobta buurta hodan afaafka goojacade Waa xilli robaad habeenimo ah dhaxan badan jirtay aniga
    Iyo qalasyo badan qaarkood ragaa Waa geeriyoodeene alle ha unaxariisto

    • @anwarmohamed2105
      @anwarmohamed2105 3 місяці тому

      raggas allle ha naxariisto raggu waa meel xun jooge

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 роки тому +22

    Heestan waxa sameyey nin Reer somAliland ah gabiley ka Soo jeeda. Somali isaaq ka dhalan bal sawiro Labeenta somalida Waa Reer sheikh Isxaaq. Anigu isaaq Ma ahi Lakiin Waa jecelahay

    • @qadhaqadha9085
      @qadhaqadha9085 3 роки тому +1

      Shukran wllo ana wan jecelay cidkasto somaliya

    • @maxamedaarshe4958
      @maxamedaarshe4958 3 роки тому

      Jacaylkaaga adiga Ha kugu Koobnaado

    • @naafacboi2753
      @naafacboi2753 Рік тому

      😂😂iidoor faanay dheh

    • @nimcomed7065
      @nimcomed7065 Рік тому

      ​@@naafacboi2753 waaruntiiye hinaasaha iyo miraara dilaaca kuhayaa muxuu ahaa

    • @deeqzi
      @deeqzi 3 місяці тому

      Beenaale heeskanu waxa sameeyay abwaan dhulbahante ah Xasan aadan waa noolyahay reer laascaanood weeye shaqsiga sameeyay

  • @AbdulahiMahdi-g6c
    @AbdulahiMahdi-g6c 3 місяці тому +1

    Mohamedou miidoh 2:49 pm badhtanka paris iyo bulgium ayaan texs balaa balaaa la dhaho ku dhex dhagaysanayaaa what a classic song😢😢😢😢

  • @emotional417
    @emotional417 8 місяців тому +2

    2024 yaa dhagaysanayah oo hees waxay kusabsan tahay fahansan

  • @abdullahmaakhir
    @abdullahmaakhir 4 роки тому +17

    Habeen Laygusoodegey Sheeko Dabadeed ilayn Xanuunkan Aan Dhakhtarka Gaarka ah Lahayn Baa
    igahadlinaayee
    Nimaan Sxb Nahay iskuna Magaalo kanimi ayaa Gartay Meesha Laygajiro
    Tabtaydaa ayaa LooQabanjiray Hubaal Waana
    ShaQsi Fahamka Afka Soomaaliga Hodon ka.ah Dee Heestan Buu Dhahay inooshid afsoomali

  • @mohamedabdisalaam1563
    @mohamedabdisalaam1563 Рік тому +1

    AUN kabaniste ustaad Mr Jiim.
    Kabankiisii iyo laxankiisii farshaxanka ahaa ee uu heestaan ku kulmiyey ayaa xiddigaha geeyay Heesta.

  • @mohamedjeenbar7301
    @mohamedjeenbar7301 Рік тому +5

    Dhaxalkayga uma helo
    Sidaan kuugu dhiirtoo
    Hada dhimashadayduna
    Dhagartaada weeye
    Eryadi osman jafaal
    Laxanki jiim
    Codka baxsan xasan aadan samatar
    Heestan iyo qisadeedaba waan jeclahay

    • @mohamedmuhomed6086
      @mohamedmuhomed6086 Рік тому

      Maaha dhaxanta waa dhacarta waa daaq laga ilaaliyo xaalaha fadalan badal halakaa

  • @mohagalgal3634
    @mohagalgal3634 4 роки тому +8

    Axyaa wiil sxb mashaallah
    Sixid yr
    Ma dhool gaaxday bad tahay dhul mahan
    Hadan dhagaxa soo guro ama an dhulkaba qodo

    • @Rooraa01
      @Rooraa01  4 роки тому +2

      Waad ku mahadsantahy zxp taladaada fadlan zxp sii share-garee

  • @feinusatovc.4125
    @feinusatovc.4125 Рік тому +2

    Yay dhicin intaan laa,
    Dhugan waayay taydoo,
    Dheeldheelli awgaa,
    Igu dhaafay maalmuhu.

  • @abdinasserabdirashid3475
    @abdinasserabdirashid3475 Рік тому +1

    Muxuyadiin Sheekh Muumin JIIF ala Gacan Wacnaayaa

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 2 роки тому +2

    Adeerkey hassan aadan boqorka codka somaliyeed allow cimri dheer kusii

  • @amaadabdi9801
    @amaadabdi9801 Рік тому +3

    heestan wa xasuus wlh
    hbn qamiis ah sacada ku began tahay
    02:30 melahas waxa goob wada fadhinay
    aniga iyo wiil sxpkey ah o hada ku nool wadanka austurua 🇦🇹 waxbo yana hadalka idin ku daline waxa safar u aheyn magalada muqdisho e casimada wadanka waxana ka baxnay magalada madaxda gobalka hiiran e balad weyne waxa wadanahay gaari nooha ah wa sanadki 2015 markas aya gariga ka dagnay dhulka wa barwaaqo baliyada buuxan dhulka wada reys yahay raha shimbiraha wada dhawaqan wa xili dambo jawiga wa mid dagan waxa nala socday nin xooga naga weyn o malaha jiray 40 ila 50 waxa safarka nugu wehliyay o dartis dhulka u marnay o dalxis u dhul baris u wadna martina o ah wiil ka so jeda dalkan an dariska nahay e somaliland wa yar habar jeclo ah waxa hayay jaceyl ad u daran waliba xagisa u badna inta badan wa maa welin jirne mar qudha aya kala mashqulnay yarki murugo xasuuso aya wajigisa ka muuqday kidib ninki aya fahmay waxow aha nin owlad jaceyl ah waxow noga shekeyay qiso jaceyl ah kidibna heestan ayow noo shiday ila xamar wa ku cel ceshay xasuus dhaman wa salamaya wiilkina wadankisa ayow ku labtay ninki weyna iyo aniga xamar aya ku suganahay wiilki kalana yurub ayow galay inta ila socotay nasiib wcn aya idin dhafay waliga qof naxariis badan noqo martidana u roon ifka goba nimo fal aqirana u shaqeyso alle wa qafuuru raxiim 💯🙏

  • @maxamudgacmadheere4608
    @maxamudgacmadheere4608 2 роки тому +1

    Waa erayadii Yuusuf Jafaal . Laxankii Cabdalla Sagsaag . Kamankii Jiim Sh. Muumin

  • @cabdulahixasan520
    @cabdulahixasan520 3 роки тому +7

    Kabanka Jiim
    ilaahay amarkii
    igama qarsoomo
    Dhegaha saan
    ugu culanayay
    waan xafidey!
    Ilaahaw iga ajar sii...aammim

    • @suganta.dahson
      @suganta.dahson 2 роки тому

      Ajar kuuma yaal nasibka haddan dhagaha alxan lagaaga shubin

    • @mahamudahmed572
      @mahamudahmed572 2 роки тому

      Makuwa dadka dhagaha waxaad sheegayso kaga shubayaa tahay aduu

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 Рік тому +3

    Heestani waxay ka hadlaysaa askari dable ah iyo sarkaalkii ka sareeyay ama qofkii uu boodhigaadhka u ahaa oo aanu ka helin dheeftii iyo mushqaayadii uu ugu shaqaynaayay
    Dhab adoo useexdaan dhidbanahay korkaagoo dhoonbir kaa jiraan ahay dhaxanta iyo dugaagee

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 4 роки тому +13

    Heesaha xasan aadan tanaan ujeclahay weeye

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 3 місяці тому

    dhab adoo u seexdaan
    dhibanahay korkaagoo
    dhobi kaa jiranahay
    dhaxantiyo dugaagoo
    waxaan heesta kufsanayaa muxuu ahaa aabihii wase

    • @mohamedabdisalaam1563
      @mohamedabdisalaam1563 3 місяці тому +1

      Dhab adoo u seexdaan
      Dhidbahay korkaagoo
      Dhobi kaa jiraan ahay
      Dhaxantiyo dugaaga.✅️
      Adna erayga dhidbanahay baad ka dhigty, dhibbanahay, sida kale waad saxday.

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 8 місяців тому +1

    XASAN AAADAN SAMATAR Codkii Mucjisada ahaa !! Allow Cimri dheer oo cibaado suuban leh sii ❤🎉
    Alle ha u naxariisto Yuusuf Jeedal oo erayada lahaa isna ❤🙏

  • @xasanmcldulahi9074
    @xasanmcldulahi9074 Рік тому +4

    2023 ya dhageysanaya 😢😢😢😢

  • @abdallamoha7793
    @abdallamoha7793 2 роки тому +4

    Qof sheegaya AUN Kabanistihii Soomaali ugu gacanta macaanaa Jiim maan arag

  • @gaasfaarax8318
    @gaasfaarax8318 4 роки тому +7

    Thankz
    Meeel wacan ayaaad ka haysaa wlhi
    WELCOME zhp
    Maaadaama aan SAMATAR ka hayo

  • @Baremaxamed887
    @Baremaxamed887 3 місяці тому

    Alle haw naxariistee waa erayadii sarkaal jafaal allaa yaaraxma

  • @calicabdi5734
    @calicabdi5734 4 роки тому +2

    Heestan waa heesaa xasan aadan qaado heesaa ugu. Horeeya laakiin ninka doonaya cidii midhaa lahayd xasan. Hala waydiiyo isagiibaan nool

    • @mahamedaliyi4308
      @mahamedaliyi4308 2 роки тому

      Yusuf maxamed axmed (Yusuf jafaal) oo reer gabiley ah ayaa lahaa midhaha heesta AHau

  • @guulwade2749
    @guulwade2749 Рік тому +1

    Heestan markad dhageysaneyso shaqadaduna ay tahay gaar haye waxad ahaneysa mid qalbiga gocasho ka dareema mana sahlana inad is dhaafiso dhageysiga heestan

  • @jamalmohamed148
    @jamalmohamed148 2 роки тому +1

    Sixid kalmada dhul gaaxdey Waa qalad waaa dhool gaaxdey

  • @idiriscali1900
    @idiriscali1900 Рік тому +1

    Fanka somalida oo bilaa isaq ah ka warama🎉

    • @Sadaalin
      @Sadaalin Рік тому

      Isaaq Fanka udaa, Daarood hogaanka udaa, Hawiye Ganacsi udaa.

  • @abdirahmanhusseinhorusocod1150
    @abdirahmanhusseinhorusocod1150 3 роки тому

    Ninka heestan sameeyey waxa la odhan jiray AHU marxuum Captan Yuusuf Jafaal,waxa uu ka tirsanaan jiray Ciidamadii Somaliya

  • @mohamudjacbur195
    @mohamudjacbur195 3 роки тому +1

    Sidaan ka maqlay nin dhintay oo la oran jiray ... xirsi cabdi cali wayd. Oo reer sanaag bari ahaa oo studio ku lahaa hargaysa ayaa igu yiri anigaa lahaa heestan anigoo yuusuf jaafaal u aqaanay

  • @AhmedHassan-ci4gl
    @AhmedHassan-ci4gl 3 роки тому +8

    Waxaan aad u ula yaabanahay dadka iyagoon aqoon u lahayn cid heesta leh cid kale la jeclaaday adeerow dadkii ehelkiisa iyo intiii dhalaybaa nool heestan waxa lahaa adeerkay Yuusuf Muxumed jafaal oo kamid ahaa saraakiishii ciidmada socdaalka, faflan taariikhda yaan laga been sheegin.

    • @sulubjufa1250
      @sulubjufa1250 2 роки тому +1

      Adeerow heestu waa hees
      Reer gabilay ah

  • @Mohaahmed45321
    @Mohaahmed45321 11 місяців тому

    Dhacartiyo abaaraha weeye halkaa inaga sax

  • @liibaancaraboow9861
    @liibaancaraboow9861 3 роки тому +2

    Sxb Marka Aad Qoraalka Sameyneysid Isticmaal Farta Clasic ga ah Oo Bayaanka ah Mahadsanid

  • @jamamohamed8462
    @jamamohamed8462 3 роки тому +3

    Askari asluub ah oo ilaalo taliye meleyeri ah isma qabsan karaan sxbow

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 3 роки тому +7

    2021 Yaa Dhagaysanaya Aarka Fanka Farta So Taaga Legend Reparta Ayaanle🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤💪💪💪

  • @Said_or_Fahad
    @Said_or_Fahad 3 роки тому +3

    Heestan wan garanayay in aan si saxa ciyaal UA-camers ku u qori karayn

  • @rooblejama5871
    @rooblejama5871 4 роки тому +3

    Wa erayadii Yusuf jafal

  • @Buurmadow
    @Buurmadow 3 роки тому +8

    (7:14 )
    Dhab adoo u seexdaan
    Dhidbanahay korkaagoo
    Dhulka kaa jiraan ahay
    Dhaxantiyo dugaagoo

    • @nasiibkaansuganaa6139
      @nasiibkaansuganaa6139 3 роки тому +1

      Dhul maaha abti ee waa dhoombir kaa
      Jiraan ahay dhaxantiyo dugaagee

    • @NuuneNuune-ix6nl
      @NuuneNuune-ix6nl 8 місяців тому

      Dhonbir kajiran ahy

    • @Daaxilcalas12
      @Daaxilcalas12 7 місяців тому

      Dhoobi ama dhonbir labadaba waa loo adegsada waana wilka geela raaca

    • @FaisalAddow
      @FaisalAddow 5 місяців тому

      Dhoombir = Nooc qori/buntuqyada ka mid ah

  • @adamyounis4449
    @adamyounis4449 2 роки тому +3

    bodyguard kii ina xassan dafle ayaa u curiyay ina dafle, hees jacayl ayuu ka dhigay Taliyihii markii loo fasiray ayuu aqal u dhisay

  • @mohamedxaashi5532
    @mohamedxaashi5532 Рік тому

    Galab uu roob da, aayo Aniga iyo asxaabteyda oo aan jawi macaan Ku jirno marqaanka aduunka aysan dhaga qasneyn anagoo ka nasaneyso shaqada 23,08,19

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 Рік тому

    Dhab adoo u seexdaan
    Dhidbanahay kor kaago
    Dhoonbir kaa jiraan ahay
    Dhaxantiyo dugaago
    Waa sidaas sxb iska fiiri

  • @abdullahimireahmed8261
    @abdullahimireahmed8261 3 роки тому +2

    Heestaan Micno ayee ku fadhidaa afkeenu waa qani

  • @XaawoMaxamuud-m4v
    @XaawoMaxamuud-m4v 2 місяці тому

    Hestan waxay ka hadlaysa askariga dhibka u qaabo iyo sida loladhaqmo

  • @shucaybshaandaro2980
    @shucaybshaandaro2980 4 роки тому +2

    Zxp thnkz markii hore waanu fahmi la ahyne

  • @farxaanabdi3522
    @farxaanabdi3522 3 роки тому +3

    Heesaha ugu jeclahay xasan ayey kamid tahay

  • @yohancabbaye9787
    @yohancabbaye9787 7 місяців тому

    Garo Ama ha ha Garan🎧✌🏻

  • @Abdullahi-bp1jt
    @Abdullahi-bp1jt 3 місяці тому +6

    15/7/2024🎧🥹

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 Рік тому +2

    Legend Xasan Aadan Samatar 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @daadirCabdi-ni3fd
    @daadirCabdi-ni3fd 3 місяці тому

    Legend of the legendary 🙌

  • @waayojoog204
    @waayojoog204 3 місяці тому

    1. Miraha yuusuf jafaal AUN
    2. Cabdale sasaag AUN
    3.kabanka Jiim sheikh AUN
    4. Durbaanka Aways goobbe AUN
    5. Fananka X. Samatar
    6. Sannadka mahayo

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 4 роки тому

    Hadaan dhagaxa soo guro.
    Sida lay dhurjaawilay
    Inta khalad ood ku jirto masoo koobi karo.ee waxaad yeesha orodoo dadka wax soo weydii intaadan isasoo maqiiqin aabo.thank

  • @adammohed5416
    @adammohed5416 3 роки тому +2

    Dhab adoo u seexdaan
    Dhidbanahay korkaagoo
    Dhoobi kaa jiraan ahay
    Dhaxantiyo dugaagoo.
    Sidaa ayay sax ku tahay heestu

    • @faruckahmed4390
      @faruckahmed4390 2 роки тому +1

      Dhoobi maahane waa dhoobbi macnaha waad saxday.

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci 11 місяців тому

    Ma dhool gaaxdey baad tahay. Maahan dhul gaaxdey.

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c 3 місяці тому

    25 July 2024 in Nairobi from jigjiga to USA

  • @aadanjamaac7676
    @aadanjamaac7676 2 роки тому

    Maaha sxb dhajaan ee waa dhiijaan

  • @Rooraa01
    @Rooraa01  5 років тому +7

    Soo dhawaada azxaapta cusub

  • @jaangari123hassan2
    @jaangari123hassan2 2 роки тому

    Gacan macanaa tumaya jiim

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil926 Рік тому

    Sidoo lay dhajaan wali
    Kuu dul dhararanahayoo
    Dhana kaama aadine

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 8 місяців тому

    WAA DAJAA KASHAF

  • @abdikanisiciid1302
    @abdikanisiciid1302 4 роки тому +1

    Waxan dhagaysanayaa 8/5/2020 🇬🇷 greeece athans 🙈

  • @cabdiwahaabxasanceli4929
    @cabdiwahaabxasanceli4929 3 роки тому

    Heesaha fadlan si aan loogu murmin soo raaci abwaanka miraha sameeyay iyo mulaxanka sorry yuusuf jafaal shuqul kuma laha heesta cali bara iska leh

  • @casayryarechannel7909
    @casayryarechannel7909 11 місяців тому

    Dahab ma doorsoomo xasan aadan samatar (xasan baashe)

  • @mustafaahmed1672
    @mustafaahmed1672 2 роки тому +1

    Sixid lyric
    “Dhabaduu u seexdaan
    Dhibanaha kukaaboo”
    Waa qalad
    Waxay sax ku tahay sidan
    “Dhab adoo oo u seexdaan
    Dhid banahay korkaagoo”

  • @Mustaf-warsame0023
    @Mustaf-warsame0023 3 роки тому +1

    Aduunbaa wax dhaadine
    Amba dhibaha jiilaal
    Xiliyada is dhalan rogay
    Dhibka kaa ilaashaa
    Dhaxantiyo abaaraha
    Kaa dhowray hadimada
    Dhito subag lo'aadiyo
    Ku cabsiiyey dhaydoo

  • @adensaalah5151
    @adensaalah5151 Рік тому

    waa istaafkii uu dhibay m suulkii uu ilaalinayey

  • @atamayste4593
    @atamayste4593 4 роки тому +1

    Asc heestan lagu muran sanyhy laysku raac inu laha erayad fuusuf jaafeel alle hawraxmado

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 3 роки тому

    Waa maalin kale iyo hees cusub oo Xasan Aadan qaaday. War ninku heesa badanaa.

  • @theIbrahimshow
    @theIbrahimshow 4 роки тому +1

    dhab maahee meeshu waa dhib erayada qaladka ka daaya

  • @samawade282
    @samawade282 4 роки тому +3

    Qab walba oo Farshaxan ah ayaa ku dhan heestan.

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 3 роки тому +4

    Lagend hassan adan🎻🎻

    • @bagaagpro3012
      @bagaagpro3012 3 роки тому

      Nuunadiin hasan geele diirshe mayahay ninkaan mise waa nin kale

  • @abdirahmanismail347
    @abdirahmanismail347 2 роки тому +1

    Sixid ereyada kooraska heestu waa sidan
    Igu Dheeridaa
    Ma Dhool gaaxday
    Baad Tahay
    Ereygu ma aha Dhul gaaxday ee waxa uu sax Ku yahay sidan:-
    Ma Dhool gaaxday

  • @deeqdarajo6078
    @deeqdarajo6078 Рік тому +1

    Dhulgaaxday mesha ah dhool gaaxday ka dhig ilen dhul ma gaxde

  • @farxancawil6578
    @farxancawil6578 Рік тому

    saacadu 1/21/ habeenimo 10 Aug 2023 insha allah habeen wcn

  • @AbdirisaqMHasan
    @AbdirisaqMHasan 4 роки тому +1

    sxb waata laguu saxay eraya yar yar ee kaa qaldane iska so sax waxani waa xuquuq qofkale oo sidaad u so qortay umuu odhane

  • @abdullahhussein6541
    @abdullahhussein6541 4 роки тому +2

    Ereyada yuusuf jafaal AHUN

  • @hamzamohamednoor7532
    @hamzamohamednoor7532 2 роки тому +3

    great passion and talent throughout. you convey emotion well.

  • @maxtube2295
    @maxtube2295 2 роки тому

    igu dheeridaa ma dhool
    gaaxday

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому +2

    Hees xuus mudan

  • @yonissayid6793
    @yonissayid6793 3 роки тому +1

    Heestan sida aan maqlay waxaa tiriyey nin waardiye ah ama ilaalo wuxuuna u tiriyey ninkii uu waardiyeeynayey ee madaxda ahaa

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics 5 місяців тому

    Heestan dadku waxay moodayaan hees jacayl lkn maaha hees jacayl ee waa garnaqsi waxa jiray laba wiil oo saxiib ah oo isku school ahaa deedna mid askari noqday ka kalena helay deeq waxbarasho marku soo dhamaystay waxbarashadii isla markaana uu dalka ku soo laabtay waxa uu u baahday waardiye saxiibkisii askariga ahaa buu xushay kana codsaday inuu waardiye u noqdo oo uu ilaaliyo isaganii aqbal oo waardiye u noqay saxiibki waxu ka filanayey iyo wuxu kala kulmay ayay heestu tibaaxaysaa ereyadana askarigii waardiyaha ahaa ayaa tiriyey oo xasan aadan samatar u dhiibay !!
    20/may/2024 time 4:04Am

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 3 роки тому

    Heesa isaga fiirso khalad miidhan ayaa ka buuxa qoraalkaga sxp

  • @ibrahim-mohamed4427
    @ibrahim-mohamed4427 Рік тому

    Dhab addooo useexdaan
    Dhibbanahay korkaa-goo

  • @cawaalesalax3149
    @cawaalesalax3149 3 роки тому +1

    Waa heestii heesaha

  • @dhakalaf
    @dhakalaf 3 роки тому +8

    Qisada heesta waxaa lahaa Askari Body Guard u ahaa Ina Dafle.

  • @cabdicasiiscabdulaahi8354
    @cabdicasiiscabdulaahi8354 Рік тому

    Igu dheeridaa ma dhool gaaxday baa tahay weeye halkaas, dhul gaaxday maaha, dhool waa nooc kamid ah roobka.

  • @axmeddhagayre7477
    @axmeddhagayre7477 2 роки тому +1

    Waah waah waah waah

  • @ahmedfarah5756
    @ahmedfarah5756 4 роки тому

    akhyaarey heesta "Kalgaceykan igu mudan" ee xasan aadan qaado linkigeeda ii soodira ama magaca UA-cam ugu qoran

  • @mukhtaraxmed1108
    @mukhtaraxmed1108 2 роки тому

    Waa doqon ma garato cajaa,ib

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 Рік тому

    Heestan wxy kusocota nin walba oo madax oo askarta istaafkiisana aan war uhayn dhaxanta,roobka iyoo qorraxda kudhacasa qiso nin waardiye ah laga cujiryey

  • @yaxyemaxamed7282
    @yaxyemaxamed7282 3 роки тому

    Waxan dhageysanayaa 26 October 2021
    2:20 pm habenimo salaasa ah hees iyo badh

  • @Abdiqani079
    @Abdiqani079 4 роки тому +1

    Dib u edit gree qoraalka erayo khaldan ayaa ku jira, Dhigaalka iyo odhaahdu isma laha fadlan,

    • @Rooraa01
      @Rooraa01  4 роки тому

      Hye masuul lkn waa inaad diyaar u noqotaa share badan si uu views badan u helo

  • @abdixamuud4086
    @abdixamuud4086 2 роки тому

    Midhihii yusuuf jafaal

  • @ashahaategaas9480
    @ashahaategaas9480 3 роки тому

    Fadlan soo sax lyrics ka ama erayada heeska

  • @moaarahmed9393
    @moaarahmed9393 Рік тому +1

    Dhab Adoo useexdaan
    Dhidbanahay dushaada

  • @Ayan-b9m6p
    @Ayan-b9m6p 5 місяців тому

    ❤❤❤
    ❤❤❤❤

  • @mohamednasabka3850
    @mohamednasabka3850 4 роки тому +4

    Ereyada heesta Waxaa Sameeyey Abwaan Ahna sareeye Gaas #Cali #Bare #Xuseen oo Ahaan jiray Ilaaladii #Ismaciil Cali Abokor Oo ka mid ahaa shantii Golaha Sare xiligii Maxamed siyad bare waxayna heestu taabanaysaa sidii ugu lisay inaanu ugu hambayn
    Ugu dambayn Ereyada heestan waxaa leh
    Abwaan Cali Bare xuseen Xirsi iminkana ah Taliyaha Aaga bari ee ciidanka Milatariga Somali land

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 роки тому +1

      Wll heestan waa lagu yaqaan cidale maxumid oo cali bare iyo abwaanka le labaduba waa reer somaliland hadaanad ku qanacsanayn abwaan Yuusuf leeyahay xasan aadan wuu nool yahay ilaahay cimriga haw barakeye

    • @cabdiwahaabxasanceli4929
      @cabdiwahaabxasanceli4929 3 роки тому

      Adaa saxan sxb cali baraa leh

    • @AhmedHassan-ci4gl
      @AhmedHassan-ci4gl 3 роки тому

      Waxaan aad u ula yaabanahay dadka iyagoon aqoon u lahayn cid heesta leh cid kale la jeclaaday adeerow dadkii ehelkiisa iyo intiii dhalaybaa nool heestan waxa lahaa adeerkay Yuusuf Muxumed jafaal oo kamid ahaa saraakiishii ciidmada socdaalka, fadlan taariikhda yaan laga been sheegin.

    • @eng.mohamoud9808
      @eng.mohamoud9808 Рік тому

      Yusuf Jafaal baa erayada heesta leh..

  • @munapilan1973
    @munapilan1973 4 роки тому +2

    Hes iga dheh

  • @Gashaamo
    @Gashaamo 10 місяців тому

    2010❤😢