Barnaamijka Heello | Heesta Wardheer iyo codka Siciid Qalinle

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 136

  • @shaakir11ali26
    @shaakir11ali26 3 роки тому +36

    War waxani dadkii horuu kasoo hadhay mashallah meel fiican buu dhigay heeska ereyada iyo Laxanka💯

  • @ዶርዩሱፍሺዴ
    @ዶርዩሱፍሺዴ 3 роки тому +47

    Ree Wardheer idinsalaamee
    Inta iga qaday like guji

    • @dhadomedia1484
      @dhadomedia1484 3 роки тому +1

      Waan ka qaadnay libax mid lamid aha naga guudon

    • @farhiyabashirabdirahman2358
      @farhiyabashirabdirahman2358 3 роки тому +1

      Wcs wllo

    • @behumble3829
      @behumble3829 3 роки тому +1

      Heesta kuma saabsana magalada wardheer ee wa bar wardher xamar ayee ku taalay heeaha qaaciga lagu tumi jiray

    • @daadihiye629
      @daadihiye629 3 роки тому

      Maqaaxi muqdisha ku taalay
      Ayaa.wardheer la.odhan
      Jiray.meesha.nin ciidagale
      Ah ayaa.haysan jiray
      Maqaaxida.ka.horaysana
      Ee kasoo.horjeedana waxa
      La.odhan.jiray.indhowayn
      Hadrawi halkaas ayuu ku
      Sameeyay heesta wardheer
      Maaha.magaaladii wardheer

    • @abdulazizatl6752
      @abdulazizatl6752 3 роки тому

      @@daadihiye629 war magalada Wardheer ee gobolka doollo weye.. xiliga heesaha loo qaadi jiray bey ahayd magaladas.. oo dadka abaaraha Somalia kaga so qixi jiray ba dhul daaqsimeed iyo deegan u iman jiray.. meel ceela badan bey ahyd..

  • @sacduushabdullah6048
    @sacduushabdullah6048 3 роки тому +6

    Ar saciidow xasan adan intuu nool yahay lakulan codkiisii inta tagan wadataa wlh Masha Allah

  • @mariamohammed8367
    @mariamohammed8367 3 роки тому +23

    Hoogtooow aduunyooy🎶🎶🎶🥁🎻
    Ma ogthy ragii hadalkoodba daayeee💔

  • @saleeebaanibraahim3247
    @saleeebaanibraahim3247 3 роки тому +8

    Siciid C/risaaa qalinle waa mid ka mida hobolada mudan kusoo hirashada❤

  • @diintakaliya
    @diintakaliya 3 роки тому +63

    MASHA ALLAH astaan wa chanelka kaliya ku xidhanahay waligayna 100 likes mahelin commentigan

  • @abdimajiddeq3213
    @abdimajiddeq3213 3 роки тому +8

    Masha allah, Astaan waan ku mahasantahay iney noso gudbiso barnaamijkan quruxda badan, siiwada ayaan leennahay

  • @caagmadige7959
    @caagmadige7959 3 роки тому +21

    Xasan Adan samatar wilkis 💯☑️

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 роки тому +14

    Sacid qalinle.welcome to ❤❤muqdisho cadey waji furan iyo gacmo furan

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 3 роки тому +5

    Xasuustii *Xassn aaden ssmatar* 🤘
    Erayadii *Hadraawi* 🤘
    Qaisada heestan Ayaan dhawayd baan helayoo waan layaabay💯👏👏

  • @Wayelka1973
    @Wayelka1973 3 роки тому +6

    Indhawayd Maqaayad shidan oo ku taalay Xamar waaweenka bis aa fariisan jiray ✊😍🦁

    • @shernm5551
      @shernm5551 2 роки тому +2

      Baar wardheer waxuu ku
      Yaalay xawada waaberi
      Villa labeeriya agteeda

    • @Wayelka1973
      @Wayelka1973 2 роки тому

      @@shernm5551 Indhawayd KM0 Baar Fiat Deg Cabdicasiis Xamarti Hore 1970

  • @wdphotogarphy8012
    @wdphotogarphy8012 3 роки тому +7

    Walhy cod waxaan waa dhafay

  • @shafieali3093
    @shafieali3093 3 роки тому +7

    Qalinle lama xaqiri karo waa dadalaya, lkn Wlh weey adag tahay Hees Xassan adan qaaday Qof kale codkiisa uga qanacdo 🙃 Xassan aadan is the legend wlh🌹❤️🎈

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 3 роки тому +1

      Xasan aadan tonkisa lakeeni karin musikana wuu canantaa kaban kulul heesihisa ciyalka kale kuma degdegaan qalinle 75% weye

    • @shafieali3093
      @shafieali3093 3 роки тому

      Aad iyo aad saxiib Jaamac

    • @inacabdirisaaq6529
      @inacabdirisaaq6529 3 роки тому +1

      Aniga kan baaba igala mudan. They both are legends.

  • @cabdinuurmaxamuudmaxamed5326
    @cabdinuurmaxamuudmaxamed5326 3 роки тому +2

    Walee waa new samatar ani wiilkaan marhore aan argay horay usoco sxb saciid qalinle

  • @lodonfua550
    @lodonfua550 3 роки тому +2

    waaw1!!!!! XASan aadan Samatar, waa fanaanka kaliya ee somaalida mgaciisa oo sadexan Laxan Hees ugu saaray , waana Heestan qofkii musuga heestan u fiirsada waxuu kasoo dhaxsaarayaa magaca fananka ,,, ina samatar ,,,,,ina samatar

    • @yasinmaxamed9495
      @yasinmaxamed9495 2 роки тому +1

      Ina samater war ina samater markii iigu horeysay ee aan kasoo dhexsaaro musical magacan waxay ahayd 2008

  • @davidjohn1285
    @davidjohn1285 3 роки тому

    Waa Maxamed Warsame Hadraawi oo qalbiga inagala hadla iyo Xassan Aadam Samatar oo codkiisii hallaasiga ahaa inoogu raaxaynaya.

  • @zuhaybrajo9363
    @zuhaybrajo9363 3 роки тому +4

    Subxaanaka yaa cadiim🙆‍♂️ cod aan laga xiiso go,ayn🌹

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 3 роки тому +8

    Waxaad dib isoo xasuusisay Xasan Adan Samatar iyo waayihii qaligaa
    Siciiid fanooleeye Waan ku wadana

  • @faraxj5329
    @faraxj5329 3 роки тому +2

    Wiilkan wa masha allah codkiisu💙💙

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 3 роки тому +5

    Form Hargeisa
    Waxan rabaa in codkayga layla eego wax i gacan qabta ayaan rabaa @Astaan Tv isoo jawaaba walaalyaal

  • @farhanabdi1413
    @farhanabdi1413 3 роки тому +2

    Wawo wan kahelay rutii qalinle wlhi 🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙

  • @aasiyaabdulqadirhussein7764
    @aasiyaabdulqadirhussein7764 3 роки тому +4

    Codkisu💯💯
    barteedii buu dhigey

  • @abdallayusuf4823
    @abdallayusuf4823 3 роки тому +2

    Siciid QalinLe Ex Xasan Adam🎷🎸🎺🎤

  • @Mohamediniho.usa2
    @Mohamediniho.usa2 2 роки тому +1

    Hooodyo ayaan baa lagukala horeeyaa yaasalaam saciid big bro

  • @abdallejama7086
    @abdallejama7086 3 роки тому +7

    Codka raggad ledhy siciid qalinle keep going zxp

  • @Daljirkii101
    @Daljirkii101 3 роки тому +5

    3:50 weedhu maaha "in dhawad"
    Ee abwaan hadraawi wuxu uga jeedaa makhaayad "indha-wayn" la odhan jiray oo ka soo hor jeeday wardheer

  • @abdulaahimaxamed4089
    @abdulaahimaxamed4089 3 роки тому +1

    misna heerya diidyoo ma ogali hogaankee
    Alla maxay hees tahay ♥️♥️♥️♥️

  • @Somali.Adventure
    @Somali.Adventure 3 роки тому +2

    Wooow astaan tv waaa astaanta tvyada

  • @ahmedwalad4336
    @ahmedwalad4336 3 роки тому +5

    Cakuye kuwa qurbaha afka ka dhaqaajiya is walaaqa xikmadna aan lahayn ma xishoodaan miyaa isma dhagaystaan miyaa fanku wa hibo maaha talnti ba lee dahay wiilkan Eega iyo kuwa la Midka ah heesti xikmada laha soo qaada alla yacizak

  • @maxamedqardho9880
    @maxamedqardho9880 3 роки тому +1

    Xaasha bowe adeerada
    Ahmed Cali cigaal iyo cabdikhadar Ahmed laari iyo maxamed axmed dhabarlow waad ku banan tahay horay usoco

  • @laaleysofficial
    @laaleysofficial 3 роки тому +2

    First comment like ii saara

  • @aminaabukar3590
    @aminaabukar3590 3 роки тому +2

    Wwww xasanki baba moode💗

  • @alihussien3323
    @alihussien3323 3 роки тому +5

    Xamar... . Waxaan lagu gaarayn.. Farsamada muusiiqada.... Heestuna ma laha dhadhan haddaan si fiican loo tumayn qalabka...... Hanbalyo.

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 3 роки тому

      Hesta ayaa sidaa ah
      Musigada waxba lagama badali karo
      Waayo
      Musigadii hore ayaa la tixracayaa
      Wll

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine7250 3 роки тому +1

    Wow heesta bartaydi ba dhiigtay ♥️💯

    • @MCX6244
      @MCX6244 3 роки тому +1

      Wllo dee wuxu waa nine waamaxay dhigtay

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur4047 3 роки тому +2

    Wuu duldhigay caadi ma'ahan heesta iyo sida uu ula helay codka iyo action ka,

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 3 роки тому +2

    Hadraawi ayaa sameyay samtarna woow qaadan maxaan dhageysaday hoogtooy aduunyooy

  • @farahjama3480
    @farahjama3480 3 роки тому +1

    Hees cajiib ah, iyo fanaan cod halaasi ah leh barteedi bu dhigay

  • @fardowzakhaliif8679
    @fardowzakhaliif8679 3 роки тому +9

    Axsan fanaan da'yar saciid qalinle legens waaberi ayaad naxasuusise runtiii bahda astaan so saarte sigaara mahsanidiin

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 3 роки тому

    Ereyadii maxamed warsame hadraawi laxankii ustaad Cabdikariim Faarax Qaareey Jiir Cusbooneysiiintiii Qalinle Cajiiib

  • @caashamuuse6310
    @caashamuuse6310 3 роки тому

    Way iqaday heestan axsan fanan qalinle

  • @user-rh4bm6nd2h
    @user-rh4bm6nd2h 3 роки тому

    Alaaah mashalaah cunugu cod macaana

  • @badricshakur79
    @badricshakur79 2 роки тому

    Farxaanxanuuy

  • @abadirmuhumedmohamoud6994
    @abadirmuhumedmohamoud6994 2 роки тому

    Fantastic

  • @Booska1
    @Booska1 3 роки тому +1

    Walahi wuu keenay

  • @mcnolosha8962
    @mcnolosha8962 3 роки тому

    Wowowow keep.going

  • @maxamedcabduqaadir291
    @maxamedcabduqaadir291 3 роки тому +2

    M.a

  • @YoonisCabdi-ts3qv
    @YoonisCabdi-ts3qv 3 місяці тому

    11/06/2024 dooxdhexdisa hargeisa caddy iyo caawa

  • @mohamedyuusufhasan3674
    @mohamedyuusufhasan3674 2 роки тому

    Heestan dareen gaara bay igu abuurta from mohamed Yuusuf
    saturdaY 9/jul 9:57pm

  • @abdallaxuuriye9720
    @abdallaxuuriye9720 3 роки тому +3

    Samatar la iloobi maayeee ninkan baa badalay

  • @namcomohamed3220
    @namcomohamed3220 3 роки тому +1

    Caali dheeto

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim959 3 роки тому

    Waa ninka kaliya ee xasan adan hesihiisa no badali karo siciid qalinle

  • @ahmeddaad3207
    @ahmeddaad3207 3 роки тому +7

    Viowedki uHureeyey 😅

  • @munasiyaaddabcasar4953
    @munasiyaaddabcasar4953 3 роки тому

    Heesaha wardherban ku haba naf taydo? Hayee 👍💋❤

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 3 роки тому

    Spot on...

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 Рік тому

    Hoogtooy aduunyoy

  • @luuladan8160
    @luuladan8160 3 роки тому +1

    Waa cost noo soo qaad siciidow

  • @isxaaqsiidow6995
    @isxaaqsiidow6995 3 роки тому

    Waaw

  • @abdallejama7086
    @abdallejama7086 3 роки тому

    Hoogtoy aduunyoy
    Hosiiska meeraay
    Harka labda galinyo
    Mugdi lgu halaabaay

  • @maxamedaarshe4958
    @maxamedaarshe4958 3 роки тому +1

    War Xasan aadanba ilmahanyar baa seexiyey

  • @luuladan8160
    @luuladan8160 3 роки тому +1

    Marka dad jire 15 soo qad zxpow waan kaa eugenia aad ayaa lowad xisenayaa

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 роки тому +2

    Heesta sadex bayd bay ahayd

  • @omarboqor6665
    @omarboqor6665 3 роки тому

    waa Alafan Siciida

  • @hamdimukhtaar8085
    @hamdimukhtaar8085 3 роки тому

    walalow xasan aadan amu isukamaleya codkiisi oo caadi ah ayad ku heysatay

  • @dhamacvlogs1873
    @dhamacvlogs1873 3 роки тому +1

    Wax kle weeye ninkani wlhida

  • @dhadomedia1484
    @dhadomedia1484 3 роки тому +6

    Erayadii Abwaankii weeyna hadaarawi
    Iyo Laxanki cabdikarim jiir
    Qeeyb dhan ayuu kaso tagay heestan erayada heestan waxa kamid aha
    Dusgsi lama huraano
    Kuu hagarla, weeyo
    Waa hoy jacayloo
    Lagu soo hirta
    Dumar howlahoodiyo
    Haddimo iyo looyan
    Iska kaa hortaago
    Ka hadh ku yiraahde
    Ragga hoobalkiisiyo
    Hal abuurka xeeldheer
    Labadaba ka hodane
    Inta hara walwaaleed
    Hodan iiga qodantahay
    Hirar aanan gadheeyn
    U hayaami maaye
    Ma ogtahay habeenkii
    Hurdo imakaxayso
    Hadal uma dhegtaago
    Heesaha wardheer baan
    Ku habaa naftaydoo

  • @shernm5551
    @shernm5551 2 роки тому

    🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @calicbdi4759
    @calicbdi4759 Рік тому

    Weewwww

  • @afjaraxmed6990
    @afjaraxmed6990 3 роки тому +1

    MAXAA KA KHALDAN XASAN AADN ERAYADAAS KU BILAABI MAAYE
    ERAYE KALE WAAYE

  • @illaahaybaawayn5867
    @illaahaybaawayn5867 2 роки тому

    Halyay Aan wato igadhe

  • @nnmngvv5273
    @nnmngvv5273 2 роки тому

    Ok

  • @CabdiwahabAxmed300
    @CabdiwahabAxmed300 3 місяці тому

    Digfer

  • @maxamedcabduqaadir291
    @maxamedcabduqaadir291 3 роки тому

    Saxiip wada kusoo jiraa mar dhow comming

  • @afitahibrahim497
    @afitahibrahim497 3 роки тому

    Bilawga heesta naxwe ahaan wey ila qaldantahay

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 2 роки тому

    Hoogtooy aduunyooy, hadhka labada galinyo, mugdi lagu halaabaay.

  • @kingayuubayuubmoalin5888
    @kingayuubayuubmoalin5888 2 роки тому

    Wakenay qalinle

  • @jallam
    @jallam 3 роки тому +1

    Laxanka iyo musikadaba dhaliil ban u hayaa doorkaan

  • @kimali7977
    @kimali7977 3 роки тому +2

    Wu keenay lkn reaction kii samata kamaqan

  • @BlueSkyedCountry
    @BlueSkyedCountry 3 роки тому

    like saara inta ila aragtay heestan inuu kufsaday

  • @saadaqdiirie
    @saadaqdiirie 3 роки тому

    Hipo waa Taa

  • @maxamedcabduqaadir291
    @maxamedcabduqaadir291 3 роки тому

    Sooon

  • @odayqaraami2165
    @odayqaraami2165 3 роки тому

    waa heestii iila dhadhan liidatay ee ay ree astaan soo galiyaan

  • @daadihiye629
    @daadihiye629 3 роки тому

    Ader.heeso.aad leedahay
    Kusoo.caan.bax nin nool
    Intaad canjilaysid

  • @abdiwahidhajjishute6429
    @abdiwahidhajjishute6429 3 роки тому

    Score 111111

  • @ismailhji
    @ismailhji 3 роки тому +2

    Wax badan waa jajabisay sorry

  • @Ahmed-3-Abdi-
    @Ahmed-3-Abdi- 3 роки тому

    heestaan horta miyaaad fahanteena? waad dhageeysaneysane,
    1988 what happen in somaliland?
    abwaan hadraawi si xigmadeeysan ayuu wax idinku sheegyaa.
    haddii aad u fiirsato ereyda dhexee heestaan wxbn ayaad fahanmeysan.

  • @mukhtaarmu2659
    @mukhtaarmu2659 3 роки тому +1

    Yarku wuxu ficnaaa baa
    Sowkan ciin daqay
    Wardheer laguma dag daago

    • @solocamper3324
      @solocamper3324 3 роки тому +1

      Hhhhh dad wada mucaarada libintiisa sii

    • @mukhtaarmu2659
      @mukhtaarmu2659 3 роки тому

      @@solocamper3324
      Adro inanka aniga ba so saaray
      Lkn heesta way ka dawayntahay
      Waxa fiican inad aqon fanka uledahay
      Anigu mucaarid kuma hiiii wax Hubso
      Sxp

    • @kingj3589
      @kingj3589 3 роки тому

      hahahah

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 3 роки тому

    Cod malahaa yarku
    Laakiin wuxuu ku hoos qariyaa muusiga
    No voice

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 3 роки тому +1

      Qorax soobaxday sacabo maqzrshaan

    • @MCX6244
      @MCX6244 3 роки тому +1

      Cod mawaxaad utaqaanaa in qofku cod dheeraado un.
      Runtii wiilkaan wuxuu leeyahay codadkii fankeena dhifka ku ahaa oo power iyo daganaanta lahaa

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 3 роки тому

      Waa gartaa ader fan badn wxpa ka aqooñ ciyaap bac kasii baa thy😂😂

    • @cabdiqanikaka3101
      @cabdiqanikaka3101 Рік тому

      Wuso dhaweyay xasan adan walow hestan iyo hesokale oo koban laxanka aya adag sida hakaba ma sahlano lkn barted buyara dhigay