SICIID QALINLE HEES XASUUSTII AXMED MOOGE KABANKII IBRAAHIN HABBAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 65

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 2 роки тому +1

    Tooyashadaadii toban jirkaygii
    Ku taaaaba qaaaaaadeeeey
    intaad tagaysaaaaan
    Ku tiigsanaayaaaan turun turoodee
    xusustii axmed mooge liibaan allah yaraxma raaximiin
    Kabanka waa lagu farayaraystay

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 2 роки тому +4

    Some songs do not need billion viewsto be called a masterpiece.
    this song is timeless classic.

  • @mbeenoit713
    @mbeenoit713 2 роки тому +1

    Top song 🔥🔥🔥 cod macaan iyo cuud xariira 👋👏 ofaa caleek

  • @abdullahijaamac7044
    @abdullahijaamac7044 2 роки тому +4

    Golden voice Siciid qalinle keep going

  • @rosieqalinle187
    @rosieqalinle187 2 роки тому +2

    Beautiful voice keep going 💜.

  • @honabdiosmanjimbac3470
    @honabdiosmanjimbac3470 2 роки тому +2

    Wuu cod macaan yahay sxp Hore u soco

  • @mohmebnagiub6921
    @mohmebnagiub6921 Рік тому

    Siciid qalinle super formidable🥰😍💪💪

  • @fankafantasticofficial5604
    @fankafantasticofficial5604 Рік тому +2

    the one and the legend saciid qalinle you're best singer in Somalia

  • @Kinglove134Kinglove13
    @Kinglove134Kinglove13 Місяць тому

    Siciid qalinle zxp qali ah iyo heestii heesaha ragbaa isku toogtabtad iyeeshay

  • @yacingabriel6328
    @yacingabriel6328 2 роки тому +1

    Légende of Somalie 🇸🇴 siciid qalinle the Best

  • @jamaal_mouze
    @jamaal_mouze 2 роки тому +3

    Caleek caleek 👏🎻🔥

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 3 місяці тому

    Abtigay Allah yarhamu

  • @cismanmaxamuud4359
    @cismanmaxamuud4359 7 місяців тому

    Legend Saciid qalinle

  • @saciidcumarkilwa9068
    @saciidcumarkilwa9068 2 роки тому

    Asc samigeeyga siciid qalinl waa ku salaamay sxb guleyso

  • @aliguirreh3492
    @aliguirreh3492 Рік тому

    Légende of Somalie

  • @anaasir3889
    @anaasir3889 2 роки тому +1

    Yaaasalaam war xabad baa
    Kamanka macaan
    Wanaa kaga fiican
    Kuwii hore

  • @AA-ut5wb
    @AA-ut5wb 2 роки тому

    Woooow Saciiid Qalinle Wxkle

  • @libanmohamednoor3479
    @libanmohamednoor3479 2 роки тому

    Hayeelina fankana bililiqada kadaayo gacantaan kabanka waa fil fil anaa hubo yaaaahuuuu beenbadanidiinaa xishooda

  • @AA-ut5wb
    @AA-ut5wb 2 роки тому +2

    Digaale Yare Zhp Heesti Cusbayd E Siciid Qalinle Sooo Gali E Jacaylku Xumaaaa

  • @MaxamadZaciid-mk3rx
    @MaxamadZaciid-mk3rx Рік тому

    AL FANAAN SACIID

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 Рік тому

    Well done 👍✅

  • @mahadindhageele3223
    @mahadindhageele3223 2 роки тому

    Wow codka 100 💯 kabanka 💯

  • @abdikadirabdi9176
    @abdikadirabdi9176 Рік тому

    Nasteh abdi xukuun reeer dhobley

  • @khadirabdi946
    @khadirabdi946 Рік тому

    😢

  • @khalidjamac4490
    @khalidjamac4490 2 роки тому

    Ibrahim dheere

  • @MohamedHassan-t3g
    @MohamedHassan-t3g 17 днів тому

    Kabanka Waa filfil

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 2 роки тому

    🌹🌼

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan 2 роки тому

    M.a zhp golden voice baa kugujira

  • @alihersi5974
    @alihersi5974 2 роки тому +3

    Axmed good shimbir baa lahaa originalka. axmed mooge dib buu ka qaaday lkn dadku isagay ku barteen

  • @Mohamed...nasiib
    @Mohamed...nasiib 2 роки тому +1

    Good

  • @MustafaAhmed-pb4dx
    @MustafaAhmed-pb4dx 2 роки тому

    Qatar cadiim ibro, qalinle, digale yare, salan sare

  • @FaysalMaxamed1122
    @FaysalMaxamed1122 8 місяців тому

    Gacnlatago😢😢😢😢

  • @Abdalla0sman
    @Abdalla0sman Рік тому

    The kind of songs I will have them buried with me.

  • @inakhaame9199
    @inakhaame9199 2 роки тому +2

    wlhi wx soo saaruune haysane waa faanaan cod macaan oo halaasi ah keH

  • @ashaawaleh585
    @ashaawaleh585 2 роки тому

    Aad ayaan ugahelay heestan

  • @alihanash9726
    @alihanash9726 Рік тому

    Garan maayo waxa loo Taageero waayay Qalinle iyo heesihii hore

  • @aishaayanle1780
    @aishaayanle1780 2 роки тому

    Plz heesta welli waa caruuro soo cusboonaysiiya

    • @abdiazisabdilahi8174
      @abdiazisabdilahi8174 2 роки тому

      digaale zxb heesaha moogeyaasha ninka Omeryare uunbaa laguqaatay saan qabo zagaa horaan uarkay omer

  • @ahmeddaad7325
    @ahmeddaad7325 2 роки тому +1

    Legend siciid qalinle

    • @rosieqalinle187
      @rosieqalinle187 2 роки тому

      Beautiful voice love ❤️ you Siciid Qalinle

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 2 роки тому

    Heesta yaa sameeyay?

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 роки тому

      cabdi qays ereyada
      laxankii axmed maxamed good shimbir
      shimbir iyo axmed mooge
      labaduba way qadeen
      shimbir inuu ku horeyeyna wan jeclahay madama uu laxanka saray

  • @farhanabdulle2965
    @farhanabdulle2965 2 роки тому

    Leggen

  • @burcaawilyrics
    @burcaawilyrics 8 місяців тому

    TAAH IYO HADAL
    TUHUMO CIIL BAD
    IGU TALAASHOO
    MARKAAN TIGADII
    TAG IS LAHAABA
    ADIGA TUURTEE
    TIICAY DARADAA
    TALABSAN WAAYO
    TIIRAN YADADAN
    HABEENKII TOOSA
    TOOSTII JACAYKAD
    IGU TALASHOO
    WAAN TAAG DAREEYE
    GACAN LA TAGOO
    TAGEERA WAYDEY
    TAHAR MA GOYSEE
    RAGBAA ISKU TOOGTEY
    TABTAAD I YEESHO
    TIIRAN YADADAN
    HEBEENKII TOOSA
    TIICAY DARADAA
    TALABSAN WAYEE
    TIIRAN YADADAN
    HABEEN KII TOOSA

  • @zidikabdi5233
    @zidikabdi5233 2 роки тому

    Eeshqiyaasak Halkeedaad dhigtay Siciid Qalinle

  • @abdullahijaamac7044
    @abdullahijaamac7044 2 роки тому

    Kabanka macalin baa tumaya ibraahim habad legend

  • @hafsanurmohamed20
    @hafsanurmohamed20 2 роки тому

    inaba caadi maaha siciid calek yaa caleek

  • @jimcaaleqadar
    @jimcaaleqadar 3 місяці тому

    2jjo3

  • @najiibcaano7503
    @najiibcaano7503 2 роки тому +2

    Siciid codka xasan aadan ayuu dhadhawayn karaa xaga moogayaasha maya weeyi

    • @Sabaax123
      @Sabaax123 2 роки тому

      Waarun ina mooge muu keenin lakin
      Wuu cod wacan yahay

    • @anaasir3889
      @anaasir3889 2 роки тому +1

      Ibraahin xabad kaman waa yaqanaa saxiib
      Hargaiasa kugu macsuumanaya aniga fananiin waawayn
      Sida qalinle yaa salaam waxaa han ah

    • @anaasir3889
      @anaasir3889 2 роки тому

      Saciid waxuu leeyahay cod halaasi ah
      Waa run
      Heeso asagu leeyahay
      Waa loo dhiibaaa

  • @jooqleyare8053
    @jooqleyare8053 2 роки тому

    Kabanka wu kaga ohiyay ibrahim🤣

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 2 роки тому

    Heesa ha ku ciyaarin

  • @mrdajiye3046
    @mrdajiye3046 2 роки тому

    Ma fahmin🤣🤣🤣🤣🤣

  • @khadarfaarax2175
    @khadarfaarax2175 2 роки тому

    Codka waxa igaga daran ninka siduu kabanka u tumaayo

  • @mohmebnagiub6921
    @mohmebnagiub6921 Рік тому

    Siciid qalinle super formidable🥰😍💪💪