Heesti Igu Dheerida Ma Dhul gaaxdeybad tahay 2019 Qaadiro Jacayl

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • Best Kaban Iyo Codkii Qaadiro Jacayl

КОМЕНТАРІ • 128

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz Рік тому +29

    Inta tiktok kasoo raacday waan salaamaya qofkastoo qoraalkayga arkay waxaan si naxariis uga codsanayaa inaaa isoo duceeyaan
    Muraaadkayga inuu rabi ii fuliyo

    • @maxamedcarabey6791
      @maxamedcarabey6791 Рік тому +1

      Amen ❤

    • @NagiibMohamed-s6p
      @NagiibMohamed-s6p 5 місяців тому

      Ilahay muradkaago kaamila inu kuugu abaal Mario ood nana kula mid nahe walal noogu ducee intaada lipin laabked walaale amiin dhaho igutuf ana lapadena mid lagu jiraba Allah awooda leh uun OGE ❤❤❤

    • @kiaharkiapea5114
      @kiaharkiapea5114 9 днів тому

      Hal sano ka dhib arkay hdaa heshay Alx wye hdaa wali helin illhy haku fududayo abwe 😊

  • @mahrezrohitkp1692
    @mahrezrohitkp1692 3 роки тому +20

    QaadirO Jacayl Nacalaa Zhaydaan Ku YaaaL 🙏🙏🙏
    Alla Muxuu Fanku Rag Tapay Zorry Waayahaaa Aduunyadaa Wax kazta Arimiyah😢😢😢

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Рік тому +30

    Qaadiro jacayl waa cajiib nin cod macaan oo degan waxan ka soo maqlay heestan maaweel iyo qays qaysar flog tanzania 🇹🇿
    Morongoro national park 🏞 ku soo duubeen isla maanta !!!!😅😅😅😅😅

    • @abdullahiqase3839
      @abdullahiqase3839 Рік тому

      Sidoo kle Wlhi 😂

    • @Bogasho1
      @Bogasho1 Рік тому +1

      Sdo kle lkn hore waan u maqlay e muqaalkaasa i jeclysiyey

    • @azooz7455
      @azooz7455 Рік тому

      Kula mida ahay wlhi sxb 😂

    • @tahirugaselmi6992
      @tahirugaselmi6992 Рік тому

      Aniguba xagaan kasoo helay sidan u radinayey xogteeda hadan helay 😅

    • @MouktarOmar-ds9en
      @MouktarOmar-ds9en 10 місяців тому

      Sido kale qys qayser Ayan ka so maqlay amba sxb xasusu❤❤

  • @updaleosman8387
    @updaleosman8387 Рік тому +7

    Kaa dhowrey hadima 😢😢😢😢wah wwh waa hees qisa dhaba waa habeeen waqti danbe waxaa fadhiya xareda CXD SOAMALI CIIDANKA HALA DHOWRO DHALINYROOOY ninkii iga geeri danbeeyo 20/12/ 2021😢😢

    • @naciimacumarmaxamuud3720
      @naciimacumarmaxamuud3720 3 місяці тому +1

      Anigaa hada reply kusoo galaayo 13/10/2024 hada manooshahy mase caafimaad qabtaa allow maxaan rag qiimo nagu lahaa weynay

    • @updaleosman8387
      @updaleosman8387 3 місяці тому

      @@naciimacumarmaxamuud3720 waa noolahy hadda lkn xaladeyda ma ficnaaa alxm koley

  • @najiibcaydiid8311
    @najiibcaydiid8311 3 роки тому +9

    Qaadiro jacayl fankii oo qofa
    Heestan hees jacayl maaha balse waxa lodhibey askari wagas jiray asagoo kaga hadlayy dhibatada iyo dhaxamaha kudhacaya askarta
    Somali police oll my boys ❤💔🙏

  • @sharmarkeshakko1091
    @sharmarkeshakko1091 3 роки тому +35

    Heestan waxa qaaday xasan aadan samatar waxa dib u qaaday Qaadiro jacayl heestan maaha hees jacayl ah balse waa hees ka waramaysa dhibta uu qabo ashariga oo ay dhaxamuhu iyo dabayluhu u qaraacaan in ay datahay dadkiisa dartii heestana waxa ay ka waramaysaa dhibta haysata askarta
    Waxaadna ka dareemaysaa Erayada heesta
    Dhaxal kayga uma helo
    Sidaan kuugu dhiibtoo
    Hada dhimashadayduna
    Dhagartaada weeyan

    • @AhmedKoke-df6du
      @AhmedKoke-df6du 11 місяців тому +2

      Waa sax lkn heestani waa duur xul wax walbana waa loo adeegsan karaa sida walaal ,zaaxiib ,jacayl lkn qisadeedu waa siddad sheegtay zxp

    • @JusminMuxumed
      @JusminMuxumed 9 місяців тому

      Adeer waa Dhab herstani ninkaa ciidanka ahina wuu ku guulaystay gabadhaa uu jeclaa caruur baanay isku leeyihiine haka sheekaynina wax aydaan ogayn.

    • @bashirmohamed383
      @bashirmohamed383 4 місяці тому

      ​@@JusminMuxumed waakuma abwaanka heeska ISKA laha

  • @SucadMaxamed-qs5ys
    @SucadMaxamed-qs5ys Рік тому +6

    Ciidanka wnka naxaa wllhy mrkan arko iyago xalado adag umaraya ilaalinta dadkoda dadkuna wajjbkoda ma gutan xta ixtiraamba uyaro ma helan illahy ifka hku ilaaaliyo akhirana jano abaalkoda hka dhigo qofna ifkan uguma abal gudi kare❤

  • @MaasimAhmed-hc8uf
    @MaasimAhmed-hc8uf Рік тому +15

    Dhaxantiyo abaaraha
    Ka dhawray hadiimo
    Dhito subag lo aadiyo
    Ku cabsiiyey dhaydoo
    🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹
    Yay dhici intaan laa
    Dhugan waayay taydoo
    Dheel dheeli awgaaa
    Igu dhaaftay maalmuhu
    🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹
    Igu dheerida ma dhul gaaxday baa tahay
    Mana soo dhawaatide
    Ma midaad udhalataa
    Ma midaad udhalataa
    Axsan yaa fanan qaadiro jacayl alle ha xafido askarta somaliyed oo dhan😭🇸🇴♥️🤴

  • @xudaydigraphics24
    @xudaydigraphics24 4 дні тому

    heestan xasuus baa igaga jirta kol walba aan maqlo xasuus aanan garanyn baan xasuusanayaa , waan dareemayaa inay xasuus uun igaga jirto.

  • @burhaan-ducoqabem.3863
    @burhaan-ducoqabem.3863 2 роки тому +8

    Allow hees ma tahay! Maalmo adag oo hilow iyo busayl badan ayay heestani wehel dhab ah ii ahayd. Beertaydii Galooley ee duleedka Gabiley ayaan haddeer dhegta ku hayaa, cirka bilaa caadka ah hoostiisa ayaan ku dhegaysanayaa.

  • @ridwanfarah3262
    @ridwanfarah3262 4 роки тому +25

    I used to listen this song in university 😍

  • @NasraAmaan-xv8xr
    @NasraAmaan-xv8xr 29 днів тому

    Waa dhib qof aad dar tii u daa layso oo aan kuu damqanayn balse qofka qalbiga leh ayaa hestan fasirankara waxaytahay ma mid aad u dhalataa
    10/0125

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Рік тому +3

    Axsan yaa cod 😊❤
    Xusuustii legend Hassan adan Samatar ❤
    26-08-2023❤Saturday 12:45 duhurnimo❤

  • @Crisaq143
    @Crisaq143 Рік тому +6

    Cabdiqaadir saaxil Qaadiro Jaceyl weeye Ninkan qaadaya
    lkn Heesta Meel ayaa ka Khaldan Qoraalka iyo Fanaanka qaadayaba way Khaldeen igu Dheerida Ma Dhul Gaaxdey bad thy Maha❌️
    Ee Waa Igu Dheerida Ma Dhool Gaaxdey ba Thy weeye✅️

  • @Lamahelikaro
    @Lamahelikaro 5 років тому +3

    Yay dhicin intaan lahaa dhugan waayay teyda qaadiro jaceyl waxkasta wada habi

  • @Dr-Amiin
    @Dr-Amiin 3 роки тому +4

    Calayk yaa calayk. Halkii Xasan baad gaadhsiiyay. Allah yacisak. 🙏

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy Рік тому +4

    Erayada 90% waa sax
    Laxanka 80% waa sax
    Codka 100% waa sax
    KABANKA 50%

  • @SacadMuusekibrey
    @SacadMuusekibrey Рік тому +1

    marka aad u mashquulo aan rabo inan relax dareemo heestan ayaan dhageysa What a song🎵😌

  • @amaaljaamac5210
    @amaaljaamac5210 17 днів тому

    Waxan dhagaysanayaa cawa ano murugsan 12.sano waxan rajaynayey ayan wayey wax kasta waa calaf iyo nasiib wanan ku qanacsanahy qadarta lkn bini adam ayan ahy wakhti badan wan rajeyay inan helo lkn allh ayan iqorinba wan iska sabraya inshallh bedel khayr qaba rajaynayaa 2025/1/23 haben khanis so galayso sacadu ay thy 12.21 daqiqo iso duceya azxaby😢

  • @FadumoCrisaaq-b6s
    @FadumoCrisaaq-b6s Рік тому

    Wxn dhagaysanaya Habeen Roob igu da.aYo alxm😢heestan aad ban uga heley Anigoo qofna niyada ku hayn lkn jcylo hore igu soo xumaadeen 😢❤ilahow wxa iga maqan isiii❤

  • @mohamedabdi536
    @mohamedabdi536 Рік тому +1

    SIXID..
    Dhab adoo u seexdaan
    Dhibbanahay korkaagoo
    Dhoobi kaa jiraan ahay
    Dhaxabtiyi dugaagoo

  • @muusiga
    @muusiga 2 роки тому +5

    Erayga inta badan la qaldo ee heestan ku jira ayaa ah "DHOOL" oo macnihiisu yahay roob magacii sidaa darteed ayuu u leeyahay ma roob aan curan baad tahay waadigan soo hoori waayee

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 3 місяці тому +1

    Who still listening amazing this song❤❤2024

  • @roodayaasiin3871
    @roodayaasiin3871 Рік тому

    Aduun iyo waayihi hees kastoo qiso ah way ka xanuun badan tahay heesaha kale askarta waa ka naxaa wlhi 😢😢😢😢

  • @khaalidosman9356
    @khaalidosman9356 Рік тому +4

    Afkeena hooyo waa hodan walahi balse isaga laftisa aya fahan u bahan Erayga halkan kujira ee qoralka ka muuqda wuxu shegaya ma dhul gaaxdayba tahay balse maha waayo dhulku ma gaaxdo
    Waxa weeye ma dhool gaaxdayba tahay

    • @mohanabdi
      @mohanabdi Рік тому

      Ma dhool gaxday ba tahay weeye oo micnihiisu yahay ma roob aan curan ba tahay fanaanka qalday inta

  • @SafiyoSheakh
    @SafiyoSheakh 2 місяці тому

    waaw erayo cajib ah kujira hestan

  • @ziciidaxmed4541
    @ziciidaxmed4541 3 роки тому +2

    Heestan waa qiso dhaba markay heestu tahay qiso dhaba way ka xanuun badanthy kana dareen xuntahy xiliyada kale form lascanod 10/10/2021 waxti waliba xasuusti

  • @Updyrahman8
    @Updyrahman8 3 роки тому +4

    Igu dheeridaa ma
    DHOOL Gaaxday baad tahay
    Weeye lkn Dhul ma aha
    DHAB adoo u Seexdaan
    DHIDBANAHAY KORKAAGOO
    Dhoobi kaa jiraan ahay
    Dhaxan tiyo dugaagee
    Anoo dhool arooryaad
    Dharabkiisi igu dhacay
    Dhab markaad utoostaad
    Dheeraad igu Fashaayoo
    Dhaxal kayga uma helo
    Sidaan kuugu dhiibtoo
    Hadda dhimashadayduna
    Dhagartaada weeyaan
    Ereyada iska saxa
    Saas weeye

  • @wardiabdi401
    @wardiabdi401 Рік тому

    Dheeleli awga igu dhaaftay malmo xazuuz old gold😮

  • @insideedition4373
    @insideedition4373 2 роки тому +2

    Mi midaa u dhalataa wa heeso xaqiiqda tabaneso oo horay u qaday xasan Aadan samatar

  • @galbeedqariye3821
    @galbeedqariye3821 Рік тому

    Heestan waxaa iska lahaa yuusuf jafaal alle ha u naxariistee

  • @Sadiqahmedjillaow
    @Sadiqahmedjillaow Рік тому +1

    Anaa dhimishideyduna dhagartada weyaaan ❤

  • @liikaziahmed7792
    @liikaziahmed7792 15 днів тому

    Vodka wa qadayo wa Cabdiaziz jarmal

  • @Ayni88
    @Ayni88 7 місяців тому

    Qaadiro Jacayl barteedi intuu dhigay buu sii baro dhaafiyey weliba.

    • @yousufabdi74
      @yousufabdi74 6 місяців тому

      Boulshit, ma heesta samatar qaaday ee jiim tumay ayuu waxan ooyayaa qaadi karaa, waar xishooda

  • @xogahaqarsoon266
    @xogahaqarsoon266 2 роки тому +1

    Igu dheeridaa xasan aadan samatar heestaan nin askari ah baa tiriyay jacayl maaha dhibka uu maro buu ka sheekaynayaa

  • @Cabdiqaniali10
    @Cabdiqaniali10 Рік тому +1

    Heesta waxa kaso dhagaystay qays qayser vlog gacan libaax 😂❤

  • @lovelygirlism1
    @lovelygirlism1 2 роки тому +1

    Allow dhaaf ciidankeena heeganka inoo ah. Heestani waxay ka tarjumaysaa dareenkooda 😭

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 місяців тому

    ❤Igu Dheerida
    ❤ma dhul Gaaxdey
    Baa Tahay.
    24_8_24. Baadiyaha Switzerland ❤
    Iyo jawi Dagan❤

  • @hamseabdi9019
    @hamseabdi9019 3 роки тому +1

    Taariikhda heestan ha ii sheego saaxiibayaal.

  • @CrahmanMR
    @CrahmanMR 2 місяці тому

    Heestan waxaan ku dhagaysanayaa ceerigaaabo dhaxan aaad u daranina waa dhacaysaaaa ina rag axdu waa ka mamnuuuc ilaaa maalinkan 13 jir ahaaa ak47 ayaa degta ii sudhnaaa meeel alle i mariyaba

  • @bisharshirwac2258
    @bisharshirwac2258 4 роки тому +3

    Cabdulqadir saaxil qaadiro jacayl wye codkaan

  • @apdirahmanpastore
    @apdirahmanpastore Рік тому +6

    Hestan markiii iiGu hoaraysay wxan ku dhagaystay Gobolka raas casayr

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 4 роки тому +3

    31/12/2020
    Last day of the year Insha Allah midka xiga kheerkisa Allah naso aadiyo

  • @AbdirihimAden
    @AbdirihimAden 11 місяців тому

    Cawa iyo addis ababa 3:45
    9/3/2024 sabti soo galayso iyo abdirixiim aadan faarax ciise aare😂❤

  • @SULTAANAbdi
    @SULTAANAbdi Рік тому +16

    ❤ويبقى حبكي محفور في قلبي Nuura ❤

  • @mariamabdiqadir3072
    @mariamabdiqadir3072 Рік тому +1

    Qays qaysar baa kasoo raacay😢

  • @drabdirahmansalah2299
    @drabdirahmansalah2299 11 місяців тому +1

    Wa qiso dhaba oo ka hadlaysa nin askariya oo dilay nin soo weeraray ninki uu askarigu staffka u aha kadibna wuxu daremay inanu ninku dhagarta u galay anu dhaadanaynba 😢🫡🫡😭😭😭

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 3 роки тому +4

    Igu dheerida ma Dhool gaaxday baad tahay weeye
    Maaha dhul.

    • @khaalidosman9356
      @khaalidosman9356 Рік тому

      Dhulku ma gaaxdo erayga aad ayad u qeexday dhool gaxdayba tahay mana soo dhawatidi ma mid aaad u dhalataaaa fanku laftigiga erayada kujira fahan u bahan alla muxu af keenu hoodan yahay

  • @MabarikMursal
    @MabarikMursal 5 місяців тому +2

    Tue/27 August 2024 qofka comments akhrisanayoow sxb nololshu kuma xumayso

  • @khayremooris3197
    @khayremooris3197 Рік тому

    From tiktok🎉❤2023

  • @ebhead101
    @ebhead101 5 місяців тому

    Heestan aniga riyooyinkayga ku matalaya maalin kan ka rumeyna halkanban ku soo noqonaya inshaAllah

  • @umalsiciid6272
    @umalsiciid6272 Рік тому

    Mana soo dhawaatide❤😢

  • @hachimfosiofficial1263
    @hachimfosiofficial1263 4 роки тому +2

    Waah waah warkaasa I mara memories 2021 /mon/4 January

  • @fadxiyuusuf4964
    @fadxiyuusuf4964 Рік тому

    heestan wxa dhagysnyay ano meel rooban jooga oo mahiigan igu dul qaady 😮

  • @seexiyeahmed6575
    @seexiyeahmed6575 2 роки тому

    Anoo dhool arooryaadaa dharabkiisu igu yaal maaha igu dhacay

  • @samatarismail715
    @samatarismail715 Рік тому

    Dheel- dheeli awgaa,
    Igu dhaaftey maalmuhu..
    😒😢

  • @ahmedabdiazizmahamed8861
    @ahmedabdiazizmahamed8861 Рік тому

    waa qaadiro jacayl fanaanku

  • @zakioffical7888
    @zakioffical7888 Рік тому +2

    Inta qays qayser ka so maqalshy hesta g
    burta gaxan libh

  • @xargagamusic3559
    @xargagamusic3559 5 місяців тому

    August 14/2024 Gondola Mozambique ku daawanayaa 19:45

  • @xamseyuusuf7244
    @xamseyuusuf7244 3 роки тому +1

    Waxa qaada inan aanu asaxap nay
    Yaasir qof kii cadyn ubahan waa lasinayaaa

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 2 роки тому +1

    Qaadiro la tabay walee

  • @abdikadirizmail8079
    @abdikadirizmail8079 Рік тому

    Hassan aadan baa qaada heesta

  • @mohamedHassan-xs9el
    @mohamedHassan-xs9el Рік тому +1

    From maawel ❤

  • @drabdallacabdibookh8365
    @drabdallacabdibookh8365 7 місяців тому

    Still wann dhagaystaa ❤

  • @CabdifataaxKaafi-kt9uh
    @CabdifataaxKaafi-kt9uh Рік тому

    Xasan adan samatar dib u habayn qaadiro😢

  • @fuaadofficial2621
    @fuaadofficial2621 Рік тому

    Yaa salaam cod iyo hees wada socda alfanaan qaadiro jacayl

  • @footballlover742
    @footballlover742 5 місяців тому

    29th August 2024 😢

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali Рік тому

    Golden voice

  • @abdikarimhashi
    @abdikarimhashi 4 роки тому +1

    Qaadiro jacayl nin culus

  • @captnzrro
    @captnzrro 4 роки тому

    Heestan waxa sameeyay abwaan Yuusuf jafaall

  • @hodankayse9495
    @hodankayse9495 3 роки тому +1

    Khalbiga 💔😢

  • @sharmakecali4650
    @sharmakecali4650 Рік тому

    Qaadiro jaceyl legand ❤

  • @jarrohusen2331
    @jarrohusen2331 3 роки тому

    Xasuustii xasan aadan samatar

  • @ibraahimahmed7826
    @ibraahimahmed7826 4 роки тому

    Xasan aadan samatar wayeh waxa tiriyay

  • @Abdiasisfahad
    @Abdiasisfahad Рік тому +1

    Inta tiktok ka soo aragtay heesta😂

  • @Feisalyasin12
    @Feisalyasin12 Рік тому

    Hestan tiktok ayan kaso arke

  • @Keena-diid
    @Keena-diid Рік тому

    Mid kamida fannaaniinta dhabta ah ! ee hibada u dhashay

  • @axmedyasiinmaxamed730
    @axmedyasiinmaxamed730 Рік тому

    Waad kharibtay

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour Рік тому

    Waxan u haysan jirey in ciidanka somaliland u qadeen dadkoda

  • @abshirmahamedbarud143
    @abshirmahamedbarud143 Рік тому

    Wednesday12/11/2023🎉😊

  • @saciidcabdiraxman-zc5ol
    @saciidcabdiraxman-zc5ol 8 місяців тому

    14.000k

  • @moffasaa1317
    @moffasaa1317 Рік тому

    Caleek wu ku raaxaystey🫡

  • @saciidcabdiraxman-zc5ol
    @saciidcabdiraxman-zc5ol 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤qdr ............
    ❤❤❤❤❤❤jcy🎉🎉🎉🎉

  • @ClcasiisSugule-g1d
    @ClcasiisSugule-g1d 4 місяці тому

    😊

  • @mohamedaminayah8462
    @mohamedaminayah8462 Рік тому +1

    3rd November 2023😢

  • @amramohammed7994
    @amramohammed7994 4 роки тому

    ❤💢❤👏👈
    Qaadiro

  • @ismailaskar8785
    @ismailaskar8785 4 роки тому

    Qaadiro jacayl

  • @abdirahmaandhoonbe4484
    @abdirahmaandhoonbe4484 4 роки тому

    Siciid qalinle waaye

  • @CabdiqaadirAhmed-kt2js
    @CabdiqaadirAhmed-kt2js Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @cabdilaahisalaad2241
    @cabdilaahisalaad2241 Рік тому

    😢

  • @ruweida9590
    @ruweida9590 3 місяці тому

    15 october 2024😢

  • @MukhtaarAbdi-e7b
    @MukhtaarAbdi-e7b Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MarizhMaria
    @MarizhMaria Рік тому

    🥺