SICIID QALINLE | MAALMAHA QALOOCA | DAYAX BAND 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 лют 2020
  • #DayaxBand #SiciidQalinle #BulshawiBeatz
    Future Brothers Production.
    Please don't forget to subscribe This Channel.
    facebook: Future Brothers Production
    Twitter: Future Brothers Pro

КОМЕНТАРІ • 116

  • @mohamedsuldan9117
    @mohamedsuldan9117 2 роки тому +8

    Nacala shaydaan ku yaale wiilka faraha dahabka leh bulshaawi cimaamadaas waan ku saarnay masuul heersare another level

    • @ruuxaani6868
      @ruuxaani6868 Рік тому

      Waa la yaabay heestu iguma cusbee muuusiggan oo i gu cusub baan usoo ashqaraar tagaa. Waar wuxu muxuu ka ga dananiyay yaa salaam!

  • @DrAbdiqadir
    @DrAbdiqadir 4 роки тому +6

    Waxan kala saari la'ahay xasan aadan iyo yarkan. Heeskani wuxu ku jiray riwaayadii la odhan jiray galbeed waa la xorreeyay waarsaase gaagixisay oo u hal abuurkeeda lahaa abwaanka wayn ee xasan ganay runtii waxan odhan karaa siciid kama dhaco xasan aadan yaa salaam

  • @mohameddualeh8622
    @mohameddualeh8622 4 роки тому +18

    Mansha allah, alleylahe Waa fanaan bara dhaafiyey fanaan kii heesta lahaa Xasan adan. Waxa jira qof qof iyo dhif kaga fiicnaada qofkii lahaa heesta. Yarkani Waa kuwaas. Jiro joog

    • @alcabalimancasaovabbas248
      @alcabalimancasaovabbas248 4 роки тому +2

      Kkk sxb wuu soo dhaweeyay ma xaqiraayo lkn xasan aadan wuu kaga fiicanyhy heesgiisii caqli aad qusoo qortay ma aqano mesha qad ka kenty

    • @Wayelka1973
      @Wayelka1973 4 роки тому +1

      Mohamed Dualeh aabow Xasan lama Gaaree lkn wiilkan Wa mucjiso

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta 11 місяців тому

      Beenta Jooji Xasan Aadan Samatar Xasan Baashi Bashar Heesahiisa Keeni Karo Maba La Helaayo Magaratay Waad Riyooneysaa

    • @GuledYusuf-zm6iy
      @GuledYusuf-zm6iy 7 місяців тому

      Walahibanu xasan udhaweyn. Ader legend ka caruurta ha ku soo dhisin

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 4 роки тому +16

    Bulshaawi best musician farahaagu waxbay tumayaan wlahi zxb

  • @malyuunmaanka7393
    @malyuunmaanka7393 4 роки тому +14

    Cod mucjiso wata wlhy 😲😍laguma gaari karo siciid qalinle

  • @engrzakariemohmoud5577
    @engrzakariemohmoud5577 3 роки тому +4

    Aniga waxa iigu dhanthy bulashaawi beats 💯💯💯💯❤🎼🎵🎶🎵🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹🎹

  • @oubahali7216
    @oubahali7216 4 роки тому +7

    Siciid qalinle waa xasan adanka wakhtiga ayayaay fanaan buxaweyi

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 5 місяців тому +2

    Mashaalah musicienku ukaga hadashiyey piano legend bulshawi beatz kabtiisa lama sidan karo

  • @akramrashiid6055
    @akramrashiid6055 3 роки тому +6

    Cod libaaxle siciid qalinle
    Fara dahable bulshaawi
    Caadi maaha
    Tii xasan aadan waan nacayba tanaan wataa

  • @quullejr1035
    @quullejr1035 4 роки тому +20

    Wlhi ninkaa dhexda weeyni piyanada wuu tumay

    • @abdirahmanabdulahi3668
      @abdirahmanabdulahi3668 3 роки тому

      teenbada heesta waa la bedeley.. si hagaagsan u dhageyso.. inanka waa xariif waa Burco dii hore

    • @N.A.M1234
      @N.A.M1234 5 місяців тому

      War ninyow ninku wa legend magaca folxun e aad Ku ladaysid waan didney wa l

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Рік тому +2

    Ninkan bulshaawi ah wa abdisalam Jimmy cadi ah wlhi wax an kalo an ku shego ma aqan ragi hore ee musiga loga danbeey dhanka oorganka ayu tartan la gali kara wa Jimmy iyo AA Naaji

  • @shaakirali1415
    @shaakirali1415 4 роки тому +5

    Waaryaahee ninkan go,iisa shaalkaa lama wadankaro waan utuuray niyoow

  • @sharmakedigeed6564
    @sharmakedigeed6564 4 роки тому +6

    Xasan aadan legend
    Marbaan sida mayeedhan mudo aamusaayo isha miriq kasiyaaah

  • @testioslofkaar9136
    @testioslofkaar9136 4 роки тому +6

    ninkan isagu waa muusigsta #BulshawiBeatz✊ ka wanaagsan kii hore ee garaaci jiray birta furinle #Siciidqalinle✊

  • @alimacalin6748
    @alimacalin6748 4 роки тому +10

    War ninka ka hadalsiinaya waa mucjisada teenbada🤩🤩

    • @Gstarxpress
      @Gstarxpress 9 місяців тому

      Biiq biuqda gariiraysaa I dishay 😂😂😂🎉❤

  • @abdiwasacizmail
    @abdiwasacizmail 2 місяці тому +1

    Bulshawi music yahan lamida ma arag

  • @vampireshots
    @vampireshots 4 роки тому +14

    Hadaad maalmo qaloocan kujirto like wehel nooga dhig

  • @diamondsomalistudio
    @diamondsomalistudio 4 роки тому +6

    Bulazhaawi Hitmaker nin faraha oa hadlinaya

  • @asmaxasan9741
    @asmaxasan9741 4 роки тому +7

    Mansha Allah walakeey qaliya inoloow wll

  • @abwnanqandal9604
    @abwnanqandal9604 2 роки тому +1

    Mucjisada fanka ito musiga

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 2 роки тому +2

    Mar baan mawjadaha dheer
    Maaxaa dhexdoodoo
    Muuqayga la arkaa
    Laakiinse aaaaaaaan maqanahay
    Riwaayadii galbeed waa la xoreeyay ee waarsaa gaagixisay sanadii 1977 kii

  • @mehmetziad9629
    @mehmetziad9629 2 роки тому +2

    Ten out of ten heesta iyo music gaba,,, 👌

  • @ahmedadowadam3288
    @ahmedadowadam3288 3 роки тому +1

    Ninka biyaanada haya wa another level walahi caadi ma aha wa hees wadata waxba back waqtigii dhalanyaranimada

  • @CamelCorps
    @CamelCorps 3 роки тому +10

    Mansha allah dadkayga dadkayga somaliland hore u socda💪💪💪💪

  • @haweenkaabofficialpage6250
    @haweenkaabofficialpage6250 4 роки тому +4

    🎺🎻😢💔 ayaan maanta ka horoow mahiigaanku igu dhicin

  • @shaakirali1415
    @shaakirali1415 4 роки тому +9

    Cod nin rageed ayaa saaran.xishood iyo asluubna udheertahay

  • @muslimbrother8461
    @muslimbrother8461 3 роки тому +3

    waar waa mxy xassan aadankan yari

  • @ordanofficial6729
    @ordanofficial6729 2 роки тому +1

    Heestaan si gaar ah ayeey iitaaban si gaar ah

  • @calicrr4878
    @calicrr4878 4 роки тому +4

    Sicid qalinle best song xasan Aadanka qarnigan

  • @muminadahking5234
    @muminadahking5234 3 роки тому +2

    Sii fiican bu u qabay midh mu qaldin fariid kan yar qarba intay yidhadan waxban heesaya xata midha ba aqoon heestani wa qali wa in la saxo erayada xasan adan ganay curiyay tariikh da gashay

  • @abdirahman6734
    @abdirahman6734 4 роки тому +10

    AMA SAAS UHEESA AMA ISKA AAMUSA DHALINYAROOY

  • @khadarmohamed5473
    @khadarmohamed5473 3 роки тому +3

    Heesta qaarbaa jacayl moodayaa ka se dheer waxay ka hadlaysaa xorayntii lagu hungoobay ee somali galbeed

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 4 місяці тому

    Waayo tagay iyo erayadii aun abwaan Mxmmed Cali walash oo loo yaqaannay Caydiid Kabacune.
    Heestaan laxankeeda Xasan Aadan Samatar baa lahaa.

  • @harunbille6929
    @harunbille6929 4 роки тому +4

    War kayar waxka wayn baa lasaaray😃

  • @CamelCorps
    @CamelCorps 3 роки тому +2

    Heestan waxa sameeyay XASAN GANEY waana Heesaha u sameeyay mida ugu fiican ku daro dadku jacayl ayay u haystay heestan!! heestan waxa loo sameeyay somali marki isaaq ku taag taagayeen afka digniin ayay idiin ahayd waxaan laydin laha waar hooy dhibka naga dhaafa lakin maydaan fahmin walaahi

  • @ahmedmohamedomer5783
    @ahmedmohamedomer5783 4 роки тому +4

    Bulshaawi wuu faanaanaya ma is tidhaahdaan anuu laba isku kay ag dhigtay. Abti

  • @suleimannuur3538
    @suleimannuur3538 Рік тому +1

    Naagtas ya I keena

  • @user-fw3xi4tn2d
    @user-fw3xi4tn2d 7 місяців тому +1

    Sacid qalinle hesta

  • @hooyomcn7503
    @hooyomcn7503 3 роки тому +3

    Wwwww kip goin nin culus

  • @vampireshots
    @vampireshots 4 роки тому +2

    Inta farhad side kentay waa salaaman tihiin

  • @abdifatah_bashir
    @abdifatah_bashir 4 місяці тому +1

    Heestan qiimahedi iyo zharafteediba Sicid yarow zhp kor ayaad u qaaday walabi walahi codkii raga ee loogu talo galay ayaad ku qaadaysaa legend

  • @fadxiaxmed3996
    @fadxiaxmed3996 4 роки тому +5

    Abti xasan ganey ugeeya isku magaalona wey joogaane 4 heeso raga dhaafiya ha u dhiibee

  • @muminadahking5234
    @muminadahking5234 3 роки тому +1

    Alla ya cisak alfanan yar da yar top ♥️

  • @kudhansomali4503
    @kudhansomali4503 3 роки тому +1

    Somaliyey erayada heesta mawaxaa lahaa xasan ganey masa maxamed cali kaariye

  • @axmedomar7771
    @axmedomar7771 4 роки тому +5

    War Inader Gacaliye Ninku Wa Xasanka Qarniga Qodhyo Xeraale

  • @abdirahmaansaidm8848
    @abdirahmaansaidm8848 Рік тому +1

    Siciid Qaliinle Legenda 2023 ☝️like sar

  • @sikeeysaamiyare5613
    @sikeeysaamiyare5613 4 роки тому +2

    Boos keeddhigtay ❤❤❤

  • @saamimohamedshariif8009
    @saamimohamedshariif8009 3 роки тому +1

    Wlh heesaha samatar wax kalaad ka dhigtay legent 🙏🏻🙏🏻

  • @chamkozapdi4834
    @chamkozapdi4834 2 роки тому +1

    Mar waxaan idhaahdaa
    Rag naftiisa mooye
    Maaree dhibaatoo
    Mintitoo isdiidsii
    Muhashana iska ilow
    Marbaan malaha beenta
    Mulkiyoo maryo u xidhay
    Maa weeliyaayoo
    Laakinse aan maqanahay
    Intaasoo mar xaladood
    Anigoo kasoo maray
    Ma huraan dhulkeeniyo
    Manaxaanka caashaqa

  • @hamdahassan8976
    @hamdahassan8976 4 роки тому +2

    Fanaankayga qalinle

  • @sharmakedigeed6564
    @sharmakedigeed6564 4 роки тому +10

    Heesta laxankedana waxaa leh xasan aadan wuxuuna kushegay waraysigii abdizalaan herari

  • @ahmednurali4156
    @ahmednurali4156 3 роки тому +15

    I just listening an emotional song for marqaan I never forgotten to respect

    • @ahmednurali4156
      @ahmednurali4156 3 роки тому +3

      All those who got nervous about my comments I apologise to you please I am sorry

    • @tripplec7320
      @tripplec7320 3 роки тому +1

      For travelling

    • @Coolguy-tb9mu
      @Coolguy-tb9mu 11 місяців тому +1

      ​@ahmednurali4156 yooo same here u dont have to feel sorry we the best madaxa na furan 😊

  • @guleidjirde2535
    @guleidjirde2535 4 роки тому +5

    Hasan aadan labaad baa inoosoo dhashay

  • @faadumacabdiomar620
    @faadumacabdiomar620 Рік тому +2

    Best 👌 song

  • @caanocraxmed8958
    @caanocraxmed8958 3 роки тому +3

    Siciid qalinle legend

  • @sihamaxmed7204
    @sihamaxmed7204 4 роки тому +1

    Cod macaana mashaalah

  • @user-tb8ri9dn2w
    @user-tb8ri9dn2w Рік тому +1

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 роки тому +1

    VIVA NABADSHIGA

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Рік тому +1

    Nice heestaan erayadeeda wxaa iskalahaa ahn abwaan maxammed cali walash (kabo cune) oo reer puntlnd ahaa

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 10 місяців тому

      muran malaha ereyadu waa abwaan xasan xaaji cabdilahi xasan ganey alle cimriga iyo caafimad kaba haw dheereeyo oo hargeisa dagan

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @drsamiishaquruxsan4036
    @drsamiishaquruxsan4036 4 роки тому +1

    Siciid Qalinle inderky

  • @amiinmohomuud9214
    @amiinmohomuud9214 4 роки тому +2

    Siciid qalinle wuu la dhigayaa

  • @hanadibrahimxassan2284
    @hanadibrahimxassan2284 2 роки тому

    Hees weyaan

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 4 роки тому +1

    Legend

  • @faranjifaamoosofficiall7994
    @faranjifaamoosofficiall7994 4 роки тому +15

    ANUU WAXAAN QIRSANAY XASAN AADAN INUU DHIBCO DHEERYAY SICIID QALINLE YAA IGU RAACSAN

    • @abdyhrsy7899
      @abdyhrsy7899 4 роки тому +3

      FARANJI OFFICIAL niyoow miyaad cayaaraysaa? Ma Xasan Baashe ayuu gaadhii karaa?

    • @faranjifaamoosofficiall7994
      @faranjifaamoosofficiall7994 4 роки тому

      @@abdyhrsy7899 ANIGA WAA RAYIGAYGA SXP

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 3 роки тому +2

      @@faranjifaamoosofficiall7994 adiga way kula noqon karta lkn xaqiiqda samatar lama gaari karo waliba inan kani aad buu iskugu dayaya su u gaaro but still ninkaas lama gaari kro

  • @CamelCorps
    @CamelCorps 3 роки тому +2

    Maalmaha qalooca 1981 ilaa 1991 lakin dadku jacayl ayay u haystaan🤣🤣🤣🤣 wax magarato ahaha mawjadaha laga garaacayo ma fahamsana

  • @dacaadcalicabdi
    @dacaadcalicabdi 7 місяців тому

    12:50

  • @abdiqadir229
    @abdiqadir229 2 роки тому

    Marbaan mudanta ciidanka ah cadaw iga mahoobiyay
    Murugadeed la ooyaa
    _________________________
    ILAAHAW IIGA GARGAAR
    KHANIISIINTA LIITAYASHA
    AH OO NAFTAYDA SIXIRKA MARADKA AH UGU DAWGALAY WAANA IGA BAQAAN EE IGAMA XISHOODAAN ILAAHAY IIGAMA XISHOON OO WAA KHANIISIIN LA YASO NUGAAL BAAN DARAADOOD UGA SOO BAXAY MARKII AAN
    HIIL WAAYAY AWOOD
    WAAAYAY IYAGOO AADMIGA DHEXDIISA
    IGU WAREEGAYA AMA HA YAQAANEEN AMA YAY AQOON WAXAY NAF IYO MAAL IYO FICILBA KU BIXINYAAN IYO WAKHTI
    INTABA INAY AADMIGA
    INTIISA FIICAN TUSAAN
    FAAXISHADA SIXIRKA AY
    IIGA GAYSANAYAAN QAWL IYO FICILBA ILAAHAW IIGA GARGAAR MAR KALE IYO MAR SADEXADBA BY.CABDI QAADIR QAYLO WAYNE

  • @ubahmusa546
    @ubahmusa546 4 роки тому +1

    😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @keiseahmed6914
    @keiseahmed6914 2 роки тому

    machalah

  • @zulthanamohamad8308
    @zulthanamohamad8308 Рік тому

    Alla inanku codwayna

  • @abdiazizmohamed5279
    @abdiazizmohamed5279 4 роки тому +1

    1-Wiilka waxaa ka maqan shaxshaxdii kulaylki iyo gariirki xasan aadan
    2. Waa wiil dhalinyaro ah inuu bulshada isagu wax kusoo kordhiyo ayey ahayd oo heeso isagu leeyey Soo qaado Lkn inuu fanaan nool heesihisa bulshada la wadaago may ahayn
    3. Keep going nice voice near xasan aadan 👏🏽

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 3 роки тому

      Ereyo wacan iyo bulsho wngsanba waa dadkii hore

  • @husseinawjama6034
    @husseinawjama6034 4 роки тому +2

    intaas oo marxaladood
    anigoo kasoomaray
    mahuraan dhulkeeniyo
    maxaanka caashaqa
    ayaan maanta kahorow
    ma hiigaanku igu dhici

  • @aminaayaanabdullahi1092
    @aminaayaanabdullahi1092 4 роки тому +5

    👌😍

  • @deeqocabdule8102
    @deeqocabdule8102 4 роки тому +5

    Wlalakey subscribes isaar

  • @omartarabichannel1025
    @omartarabichannel1025 3 роки тому +1

    Rd

  • @nuurcaynush6173
    @nuurcaynush6173 3 роки тому +2

    Codka waa halaasi wiilka lkin musiga heesta lakufsaday wlhi inta ila aragtay farta taaga🖕🖕

  • @khadradagan2173
    @khadradagan2173 4 роки тому +2

    Yaaaa Tapay zidayda hipaaq gopaad nazapkii reer hargayza gapadha kaliye Ku jirTa dayax band hipaaaq wll aduun

  • @abdifatah_bashir
    @abdifatah_bashir 4 місяці тому

    Heestan qiimahedi iyo zharafteediba Sicid yarow zhp kor ayaad u qaaday walabi walahi codkii raga ee loogu talo galay ayaad ku qaadaysaa legend