waa sheeko-dhaqameed aad iyo aad u qurux badan una qiimo badan, dhinacyo badana taabanaysa haday noqoto: Suugaan,Sooyaal, Deegaan,Aqoon, Aniga lkn waxa aad ii soo jiitay siday Soomaalidii hore ee waliba qarnigaa fog noolayd u yaqaaneen Sir-doonka iyo xog-raadinta iyo daba-galka wararka iyo xogaha ciday marka yagu u arkayeen cadow ee gulufta colaadeed ka dhaxaysay!!! siduu Ninkaasi u soo basaasay ee u dhex galay reerkaa ay is hayeen waxay mudantay in lagu dhigto oo lagu barto Jaamacadaha ama goobaha lagu barto arimaha Sir-doonka !!! Mahadsanid wll Qarni-joog🙏 soo badi Sooyaalkii hore ee ummadeena Soomaaliyeed ✅
Dhaqnka Soomaalida ayaa ku sallaysan dawladnimo, weliba reer miyaga waana Sooyaal fognahay. Inkastoo la qarriyo taariikdeena balse way soo bixin maalin uun.
Mnsha allah codkiisa dartii wqti dheer bn ku xiranahay Video walbana anoo dhadhansanaya ayuu iga dhamadaa . Shaqada ayaaan ku dhageystaa wlhy gooray shaqadu iga dhamaato wan garan wayaa hde waa 10 saac shaqadaydu markii jimcaha laga reebo
Mj iyo warsan galo baa tarikhadan dhex nartay Sheekan filim dhamystir oo dhaqan ka turjamaya waa laga sameynkara qaabkey uqorantahy❤2016 ban akhristay m
walal waan ku salamay waxa aan kaa codsanaya in aad nooso deyso taarikhaha guuled ee soomalia sameysay xiligi axmad gureey iyo dhaqanka suuban ee somalia
Somalia ayaad iska jeceshiin xiligaa wax somalia la yidhaahaa ma jire teeda kale somalia dal la odhan jiray aanu hadaba jirin lkn wixii lagu midoobay uu ahaa Reboblic of of somalia yay kaa khaldamin sanaag waa somaliland
Saaxib aad baad u mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad sheekooyinka noogu soo xushid lkn waxaan filayaa inaad ku noshahay miiyga amba aad waqti Badan ku soo qaadatay guuleeso saaxib
Asalaamu calaykum Dhamantiin waxaxaan rajee nayaa in aad muuqaalkan sifiican u daawateen oo aad dhameesateen aniga Mahad ahaan waan daawaday sifiican ayaan u daawaday Marka aan dha meestay sheekadan aad ka iyo aad ka u quruxda badan" Waxaa ii soo baxday in sheekadan maanta in ay a naga Na la had leeso Aan ku fahan sii yoo sida ay inoo la had leeso Ninkan la yiraah do Koora dadab Waa jaajuuus ama sir doon Waa nin is ka dhigay maskiin,Doqon,Jaahil,Xoolo,Iyo nin aan caqli laheen Intaas oo dhan waxuu u sameeyay in uu reerkiisa u jaajuuso Reer ka le Maanta koora dadab waxaa la mid ah OROMO oo si ka dhigay sa in ta uu koora dadab iska dhigay, OROMO waxay u dhaqmaan sida uu koora dadab u dhaqmay Sheekadan waxay aad u shabah daa Oromo" Ugudan been tii Oromo waa jaajuusiin waxayna jaajuus u yihiin Dalkooda itoobiya Oromo waxay maanta dagan yihiin Deegaanada Qardho sanaag bosaaso Garowe mudug Awdal Burco Hargeesa Cabudwaaq Gedo Sool Nugaal Bari Muqiisho Carmo dhusamareeb kismaayo Boorama intaas oo dhan ayay dagan yihiin way na dhax galeen waxay barteen Awoodeena iyo awoodarideena 1991 Ayay aheed markii ugu horeesay ay oromo soo galaan deegaana deena Ama dalkeena Maanta marka ay na dhax galeen oo ay nabar teen ayay Damceen Badeena Mafoga Marka ay nagu soo duulayaan ee Dig too naada OROMADAN AAD MOO DAY SAAN DAWAR SADAHA WAA SARAAKIIL SIRDOON AH 𝗢𝗥𝗢𝗠𝗢 𝗪𝗔𝗔 𝗞𝗢𝗢𝗥𝗢 𝗗𝗔𝗗𝗔𝗕 𝗘𝗘 𝗙𝗜𝗜𝗝𝗜𝗚𝗡𝗔𝗔𝗗𝗔
@qarniJoog102 Marka ugu horaysa inta qabyaalada marka laga tago Waxa ku jira wax badan oo qisada ah sida is barashada baxwal iyo daydan iyo jclkii ciyaalnimo 1:38
Flow Isoo Dheh facebook.com/cabdisalaam.xusencali?mibextid=ZbWKwL
0
Golden Voice waxad moodaa Qarni joogow inad goob joog aheyd sidad sheekada udhigeyso thanks brother ❤
waa sheeko-dhaqameed aad iyo aad u qurux badan una qiimo badan, dhinacyo badana taabanaysa haday noqoto: Suugaan,Sooyaal, Deegaan,Aqoon,
Aniga lkn waxa aad ii soo jiitay siday Soomaalidii hore ee waliba qarnigaa fog noolayd u yaqaaneen Sir-doonka iyo xog-raadinta iyo daba-galka wararka iyo xogaha ciday marka yagu u arkayeen cadow ee gulufta colaadeed ka dhaxaysay!!!
siduu Ninkaasi u soo basaasay ee u dhex galay reerkaa ay is hayeen waxay mudantay in lagu dhigto oo lagu barto Jaamacadaha ama goobaha lagu barto arimaha Sir-doonka !!!
Mahadsanid wll Qarni-joog🙏 soo badi Sooyaalkii hore ee ummadeena Soomaaliyeed ✅
Dhaqnka Soomaalida ayaa ku sallaysan dawladnimo, weliba reer miyaga waana Sooyaal fognahay. Inkastoo la qarriyo taariikdeena balse way soo bixin maalin uun.
My favourite channel qarni joog mahadsanid walaal 🥰🥰🥰
Golden voice 😍Noso badi wall waliba sheekoyinkii hore❤️😭
Wcs taliye aad baad umahadsantahy caawoo dhan baan sugaynay ugu dambayn waa helnay m.a ❤❤❤
Wcs inshallah tani waan dhamaysan doona
Mnsha allah codkiisa dartii wqti dheer bn ku xiranahay Video walbana anoo dhadhansanaya ayuu iga dhamadaa .
Shaqada ayaaan ku dhageystaa wlhy gooray shaqadu iga dhamaato wan garan wayaa hde waa 10 saac shaqadaydu markii jimcaha laga reebo
Mj iyo warsan galo baa tarikhadan dhex nartay
Sheekan filim dhamystir oo dhaqan ka turjamaya waa laga sameynkara qaabkey uqorantahy❤2016 ban akhristay m
Buuga Oo pdf Ah Meel Aan ka heli karo Ma garanaysaa bro.
Thanks mate, alwas respect ✊
Keep going best teacher❤
Thanks qarni joog
Wacalley kuma sallaam❤😊🎉🎉🎉🎉🎉innaa dhameysto ayaa rajeeynaa sheekAdan maadaama aan dhameystay sheekadii gayaan iyo gacal mahadsanid wllkei
walal waan ku salamay waxa aan kaa codsanaya in aad nooso deyso taarikhaha guuled ee soomalia sameysay xiligi axmad gureey iyo dhaqanka suuban ee somalia
Nio buugta inoo soo badi talent Soo gudbin fcn baad masha allh
Wll booga dhalbaalada qur aan ka noosoo gudbi lanbarkaaga nooreep
Lanbarka wasapka iso qor sxp
Aan wax kaa faa iidee
Wcs wll m.a hadadba nosolabatey sodhawow ❤❤❤
Buuggan qoraagii lahaa ma oggola in la duubo, mar kale haw celin , mahadsanid.
Baxwal iyo baydan
Mansha allh afkeenu waa hidan sida taariikhdeenuba u tahay hodan
Waa sheeko aan inaba caadi aheyn ❤🎉🎉
Shekeyonkan cml waka helaa lpx
Qaybta kuxigta waa goorma sxb.
Inadeer wada mahadsantahay
Mahadsanid wllo
Somalia ayaad iska jeceshiin xiligaa wax somalia la yidhaahaa ma jire teeda kale somalia dal la odhan jiray aanu hadaba jirin lkn wixii lagu midoobay uu ahaa Reboblic of of somalia yay kaa khaldamin sanaag waa somaliland
Walaal noso badi sheekadan midaan raadinayay buugeeda
Buugaan PDF ahaan halkeen kaga heli karaa zhp
Ciise maxamuud iyo warsangeli weye lkin Qardho Cisman maxamuud ba dege mxq qaldan
Cajiib buugan 5 jeer ban akhriyey lakiin Mar wlba xisihiisa igma go'ayo❤
Buuga inbdn akhriyey😂
ABAYO XGEEN KA HELAA
Wlhi zxp sheekooyinkaaga aadbaan ujecelahey lkn sheekadan inaba caadi maaha Fadlan part 2 ku soo xigsii iyada ugu horeysii
Wacalley kuma sallaam❤😊
Ruqiyo So Dhawaw
Saaxib aad baad u mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad sheekooyinka noogu soo xushid lkn waxaan filayaa inaad ku noshahay miiyga amba aad waqti Badan ku soo qaadatay guuleeso saaxib
Haa Sxb
Mahdsanid walaalo.
alanini maxatahay❤ ninjiro sxp❤
Asalaamu calaykum
Dhamantiin waxaxaan rajee nayaa in aad muuqaalkan sifiican u daawateen oo aad dhameesateen aniga Mahad ahaan waan daawaday sifiican ayaan u daawaday
Marka aan dha meestay sheekadan aad ka iyo aad ka u quruxda badan"
Waxaa ii soo baxday in sheekadan maanta in ay a naga Na la had leeso
Aan ku fahan sii yoo sida ay inoo la had leeso
Ninkan la yiraah do Koora dadab
Waa jaajuuus ama sir doon
Waa nin is ka dhigay maskiin,Doqon,Jaahil,Xoolo,Iyo nin aan caqli laheen
Intaas oo dhan waxuu u sameeyay in uu reerkiisa u jaajuuso Reer ka le
Maanta koora dadab waxaa la mid ah
OROMO oo si ka dhigay sa in ta uu koora dadab iska dhigay,
OROMO waxay u dhaqmaan sida uu koora dadab u dhaqmay Sheekadan waxay aad u shabah daa Oromo"
Ugudan been tii
Oromo waa jaajuusiin waxayna jaajuus u yihiin Dalkooda itoobiya Oromo waxay maanta dagan yihiin Deegaanada
Qardho sanaag bosaaso Garowe mudug Awdal Burco Hargeesa Cabudwaaq Gedo Sool Nugaal Bari Muqiisho Carmo dhusamareeb kismaayo Boorama
intaas oo dhan ayay dagan yihiin way na dhax galeen waxay barteen Awoodeena iyo awoodarideena
1991 Ayay aheed markii ugu horeesay ay oromo soo galaan deegaana deena Ama dalkeena
Maanta marka ay na dhax galeen oo ay nabar teen ayay Damceen Badeena
Mafoga Marka ay nagu soo duulayaan ee Dig too naada
OROMADAN AAD MOO DAY SAAN DAWAR SADAHA WAA SARAAKIIL SIRDOON AH
𝗢𝗥𝗢𝗠𝗢 𝗪𝗔𝗔 𝗞𝗢𝗢𝗥𝗢 𝗗𝗔𝗗𝗔𝗕 𝗘𝗘 𝗙𝗜𝗜𝗝𝗜𝗚𝗡𝗔𝗔𝗗𝗔
Saxiix
Sunaari Manaa.
Ilaa iyo maalinka maanta ah
Waxaanu isu xagxaganeynaa waa qabkaas iyo kibirkaa,
Asc ustad maad mahadsantahay wll subaxa hore markaan shaqada soogalo ayaan dhageystaa asagoo meel fiican iimaraayo ayuu go,ay waan sugeynaa prty2
SAAXIB WAAN KA HELAY HABKA AAD SHEEKADA AAD UWARINEYSID
Ninkaas raad wanle waa iga qosliso sheekadiisu😂😂😂😂
Sxb waadku mahadsantahay lkn taariikhaha way wada kala dhimanyihiin waa codsi ee soo dhamays tir iinshaa allaah
Lkn wll malin kasta noosoo dhig plz
SHEEKADAN SIDAAD UWARINEYSID WAA HAB CAJIIBA
Mowduuca waad kabexeysaa
Codkaaaga alle ha kuu barakeeyo❤
Baadiyo miyaad joogta wll😅 ragii dhaqanka ilaali ayaa ka dhax muuqdee
Qofki Ugu Horeyay Oo Qiyaasa Inaan Baadiyo Joogo
Soo geli sxp qaybta 2aad
Togagaa Dhuudo ito yibaayil u dhaxeeya waa togag waa wayn waa tagay !!
Zhb bugan nosoo dhameee radis ban u ahaye
Wr zxb waad nagu badh goysay ee noola so dhoqso
Asway qeebtii 2aad
Buugan wa La joojiyy
@@QarniJoog102 maxaana shekada lee dhmee noh😞
@@TasnimOsman Yarki Buuga Lahaa Iga Codsaday Inan Joojiyo
Saxib buugtan oo pdf
Prt 2 aaway
Jiscin dheh 😂
Waa Isku Mid Suxul Iyo Xusul Waaye Marka Sidaad U Taqaan Muhiim Mahan
Waan nasiib badnaan lahaa hadaan joogi lahaa markuu dhaqanka soomaalidu ahaa mid badhax Tiran oo lagu faano , balse maanta waa laga faanaa.
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Qaybtii 2 aad meeye
Qeybta labaad 😢
Buuga intii u horaysay oo dhan baad ka booday zxp ee mar hadaad buug bilaabayso si buuxa u bilow una dhameee zxp 8:54
Buuga Xooga Qabil Ayuu leeyahy
@qarniJoog102
Marka ugu horaysa inta qabyaalada marka laga tago
Waxa ku jira wax badan oo qisada ah sida is barashada baxwal iyo daydan iyo jclkii ciyaalnimo 1:38
@@somproduction5167 Maya Aniga Wax Aan Faah Faahin Ahayn Maarag Iyo Gogoldhig
qaybtii labaad waad la raagtee ku soo dhakhso dee
❤❤❤❤❤
Ismaciil mire
Qaybtii labaad away gudomiye
War Soomaalidu khaa’insanaa bal maxaa u geeyay koora dadab. Yaab!!!!!!
CISHQI IYO COLAAD m sidaan ayay ku dhammaaty mise waa billow sheeko saan ku dhammata ma arage
Wa Qeybta 1aad
Qaybtii labaad
Cheekadi Mariam iyo ayoo
Baydan magacaas waligay mamaqal
Reer Kofura Tahay
Sxb qeybtii 2aad so daa
Xakee BugaagtaaN laka Helaa plz
Muga Disho Wall
horta miyaad qofki ladhijiray kooradadab magaciisa dhataa waa cumar golay ooka soojeeda beesha harti abgaal gaarahaan saleemaan caroone muuse suul harti abgaal cismaan miyaad ifahan teen nooh dadka kalabarta nooh
@@hassanmuxudin-fi1yk WhatsApp Kaaga Iisoo Qor
Waraa qeebta 2 ee doob gaamuray aaway ilaahada lama arag
Sxb Buuga Ayaanba Wali Toos Usoo Bixin Intaas Waan So Xaday
Qarnijog qaybaha kale ee shakada nogusoo dhaqso wll. Thanks
Qebta labada so fasax sxb wan sugi la ahay
Sheekado qeeyb labaad malaga miyaa ina adeer
Waa Ledahay Balse Buuq Ayaa Ka Jira
Sxb intay wax ka badan ma sugi karno, hore noogu soo daaa qaybta labaad
Maya Buuqaa Ka Jiro Buuga
@@QarniJoog102 zhb sidiisa noogu soo gudbi
Wacalley kuma sallaam❤😊🎉🎉🎉🎉🎉innaa dhameysto ayaa rajeeynaa sheekAdan maadaama aan dhameystay sheekadii gayaan iyo gacal mahadsanid wllkei
Wacalley kuma sallaam❤😊
Ismaciil mire
❤❤❤❤
Wacalley kuma sallaam❤😊