DIIN AHAAN IYO ILBAXNIMO WAXAA AH IN GABADHA INTAAN LA BIXIN LA WAREESTO. waan ka xumahay in Gobaad ay dhaxda ka baxday labadii wiilna aan midkooda ooro u noqon. Waa gabar la khasaariyey❤❤❤
Marka hore waan ku salaamay marka xigtana waad mahadsanthy wll lkn sheekadu maydhamaatay wll mise qayb baa dhiman wlhi waan ka helay ee noo soo badii wll waliba waqtigu sidan ha u badaani Sheekoonyinka dheedheer waan xiiseeyaa anigu😅
Fantastically educatives based on great cultural Somali way in handling complex strange situations & moving forward & solving problems amicably,needs to be written as novel or litreture book in school, thanks for the brilliance of the author,
Shakadu runtii wa dhacdo lafilan karo slkn mcaan keedu waxuu ahaa in gabadhaasi hay ogaato wixii kadanbeeyay oo dhan inay maqashaa iyo dareen keedu wuxuu ahaa may ka qooma maysay mise way kufarax sanayd ilayni wixii kadanbeeyay wax sahlan muu ahayne
facebook.com/profile.php?id=100065169572433&mibextid=ZbWKwL Flow Naso Dhaha
hh
We lve u bro horay u soco
Aaway dhamystirkeediii taliye
Jawaaaab
@@liibaancadde1313 Buugaba Wali Masoo Bixin Masuul
@@Footballgame123450😊😊p0
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad
❤❤❤(ﷺ)❤❤
Scw
Scw
Scw
DIIN AHAAN IYO ILBAXNIMO WAXAA AH IN GABADHA INTAAN LA BIXIN LA WAREESTO. waan ka xumahay in Gobaad ay dhaxda ka baxday labadii wiilna aan midkooda ooro u noqon. Waa gabar la khasaariyey❤❤❤
Ajashu muddy leedahay😢
Maashaallaah Aad Baadumahadsantihiin Adiga iyo qoraaga sheekadaan Noosoobadiya wll Aadbaan ufahmaynaa luuqaddeena hooyo Waa Soomaali Qurux Badan Maashaallaah mahadsanid wll 👍🌹💕💕👍🇸🇴❤️🇸🇴🌹👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
wow sheeko xikmadaysan..🫡
noo soo badi sheeko dhaqameedyadda..
Raadi sheekada oo soo dhamaystir wll halkay ku dambayso gabadhaasi
Waaw sheekada seed u soo jeedisay aad bay u macaantahay❤
Masha allah aad ayada u mahadsantahay sida wanaagsan aad nogu so gudbisay noso badii walaal 🥰
Bismillahi raxmani raxiim
Waba nasiib daro wayn 😢
Wow. Plz Moulid iyo Aktorayasha kale filimkan xasasad bu nugudile wale
Gobaad waa gabar dabaal jecel sideydoo kale ☺️☺️☺️☺️☺️
Hhhhhhh ma qosli karro
@@SayidcaliCabdulahi-ro5bk yaa ku dhahay qosol
Hhh guuleed WiiL gobaad jecel siday soo kale 😅
Waa sheeko dhaqameed cajiiba ah mahadsanid sxb
Mahadsanid sxb sheeko cajiib ah noo soo badi wll
M.a Si wacan Baad nogu so Gudbisay Wll Hadaysan Dhamaan Noso Gudbi Qeybta Xigta Ado Mhd sn Huno
Mahad said sxb sheekadan was sheeko xiiso Leh ee noobsoo dhameystir part 2 an ka sugeynaa in Sha allaah
Doob dareen baa dilay waa oraah run ah
Marka hore waan ku salaamay marka xigtana waad mahadsanthy wll lkn sheekadu maydhamaatay wll mise qayb baa dhiman wlhi waan ka helay ee noo soo badii wll waliba waqtigu sidan ha u badaani Sheekoonyinka dheedheer waan xiiseeyaa anigu😅
Haa Masuul Sheekada Waa Buug Marka Buugaas Insha Allah Sweden Iyo Website Ka Laashin Ayuu Kasoo Bixi Doonaa
Keep goin wll horay u soco aad ayan oga helay shekooniyn ka soomalideena iyo dhaqankeena❤❤❤❤
walhi waa qiso xanun badan labadii dhalin yaro wee is dilen😢
Dhibta intaa le eg waxaa keenay wax waydiin la,aanta gabadha la iska meheriyay
mujahid sheeka kle bilowgeeda falkeeda noo gal💯💯🥰🥰🥰
Waan Bilaba Insha Allah Sheekeeyin Badan Insha Allah Bishan 🙏
Gabeyga idile❤
Mahadsanid
Qaladkas mahad aaleh
Wow best story our cultural ❤
Waxan in badan ku maqanaa inan dhageysta xasuustii Orlando madaxu iga galey bro
Heer sare! Halkaa ka sii wad. Mahadsanid
Horta qofna ilaahay quruxda uma dhamaystiro kow dheh inadeer 😂😂😂
Ax caku iyo jacelka❤
Walahi waa sheko xiiseleh qebtedi labad kasugeynaa sxb
Maanshaa Allaah Sheeko aad umacaan tii labaad noolasoo dhaqso
Wa jecalhy shakad badiyah
Shekoyinkan wa jeclhy wlhi gacalo Io gayan cml wye
O’ oooo, caafimaaha
Sheko iga dheh ❤❤❤ so dhamesti
Mansha alllah xasus bay igu ledahay sheekadan
Niyohow saaxiib waa sheeko xiiso badan ee bal wax kale kasoo raaadi haday macquul tahay ❤
Insha Allah Waan Isku Dhex Wadaaa
Ax ax ax wlll waaaaaaw
Ma sha Allah walalo sheekooyinka sheeko dhaqameedka ah fadlan soobadi
❤wwww soo dhameys tir sxp wa sheeko daaweysan
Shekooyin cajiib ah Masha Allah ❤❤❤
Qaybtii 2aad waa sigaynaa installed alaah
Gees xiran waa maxay
Geesa Xir Waaye Waa Gabar La Qabo Oo Aan Ninkeeda La Joogin
Walibo diidayso😊
It was amazing story keep going brother
❤❤
4:25 🎉
Wa sheko mcn bdan😢❤
Haaf maxaa looga dhigay lkn. Abwaanka ku laabo dheh
Qormada iyo buuga ee dhameystir 🙏🙏
@@cabdixakiimmaxamadcali923 Buuga Ma Dhama
oo gobaad waa dhiigya cab ragii waa ay laysay
Qurxinta afsamaliga Xaal sii saaxiib
Walal sheekadu madhamestir bay leedahay waxaan dareemayaa qabyo inay tahay😢❤
Haa Buuga Wali Soo Ma Bixin
Wll dhameeystir gubaad sheeykadaas noo dhameeeystir
Insha Allah
Aaway qeeybtii labaad
Mashallah waa Sheeko aad u Quito badan 😢
Waa sheeko macaan oo aan aad ugu helay runtii wax kabadan hal saac ayuu video socday ma aana dareemin waana video ugu horeeyay ee aan arko channel kaaga aniga channel waxaan ku doortaa cod hadii lawaaayo tayo laakin adiga cod + tayo isku darsatay Guuleyso walaalka❤❤❤
Mahadsanid Masuul
Sheekadu deegankee bay ka dhacday
Xaarxaar bay ka dhacday😂😂😂😂😊
Wlhi xasuus igilisy lox❤❤❤❤❤❤😢😢
Mahadsanid
Sxbow shekada qeybtii labaad goor ay iga dhamatay maba ogi qeybti hore
Sheeko faneed dheh
Wr caano hele aaway dhamaystirkeedii
Doob gaamuray
Buuga Haso Baxo Bal
Ka waran bal dulmiga iyo dhibaatada iyo kibirka soomaalidii hore ilaahow adaa jaahilnimo iyo diin la aan naga soo gaadhay alx.
@xasansalad7014 jaahilnimada qabiilka dulmiga iyo is cadaadinta ee dhaqanka somaliyed maanta na wali sii jirta miyay kula quman tahay bowe
Nio shekooyinkii hore wan ka helaa
Waan Ogahay Sidaaas Ayaanba Usoo Geliyay
From audio somali library😊🎉
Mahadsanid wll 💯
Fantastically educatives based on great cultural Somali way in handling complex strange situations & moving forward & solving problems amicably,needs to be written as novel or litreture book in school, thanks for the brilliance of the author,
Taladaweefycantahy😮😢❤
Sheeko macaan😊
Best history Baliga maxaa lagaa wadaa sxp
Waa Meel Biyaha Ay Galaan Xiliga Roobku Da'o
@@QarniJoog102
Thanks Sxp
Mesha biyaha ay ku Kiran waye walal
Haa lkn ani waxan u garana marku robka do meshey biyaha galan
@@xasanyare123-py1lz Haa Waa Meel Xiliga Roob Da'o Biyuhu Galaan Mudana Ay Ku Jiraan
Ragu darnenka iyo damaCa kasiman kk
Waaw maasha allahh
Masha Allah walaahi
Dheekadan qeybteda 2ad away
Amazing story mahadsanid brother
Many many thanks
Shekada masha meeku dhamaty wllo
Maya Ee Buuga Wali So Bixin Waa Hor Dhac Uun
Shekadii intey ku dhamatey
Sheeekadan hadanay dhaman sogali wllo qaybta labad wanku sugaynaaa
Buuga O Dhan Sooma Bixn Tan Kale Kuwa Kale Oo Cajiib Ah Ayaan Bishan So Gelina Insha Allah Hadii Buugaan Jel Ogaadeen Dhamado
Shekada dhamadkeda away dee
Asc
Sheekada qaybteeda labaad noo so dira
Madhama Sxb
Waaw❤
Ala jecliya ShekeyiNka SoMaLiDa😅😢
Doob gaamuray maxaa laga wadaa??? Ma single moo ku duqoobay ninka
Doob Waa Nin Aan Xaas Laheyn
Gaamuray Na Waa Xoogaa Ayuu Yahay Wax Raaagay Camal Waaye Doob Nimadii Ayuu Ku Raagay Ku Daahay Cml
Ereyo bdn oo aaan lagaraneen ayaa sheekada kabuuxa mida kale sheekada dhamaad malahan miyaaa oo gobaad reerkeeda ma usoo laabatay mise gaariga ay raacday ayey sheekada kudhamaatay
Erayada Waa Lagu Sheega Sxb Tan Kale Buugaan Intaas Ayaan Ka Arkay
@@QarniJoog102 kheyr aaan dhamaaneen Allah kusiiyo wllkey
Balo ku gurisay ku guursanlahaa weeye
Wow ❤❤
Sheekada qaybteedii 2 baad baanu rabnaa wll❤️🙏🏼
Buuga Barbaariye Ayaad Ka Helee Insha Allah Wali Maba Soo Bixin Waa Hor Dhac
@@QarniJoog102 markay so baxdo xagan so gali part2 insha’alllah
Shakadu runtii wa dhacdo lafilan karo slkn mcaan keedu waxuu ahaa in gabadhaasi hay ogaato wixii kadanbeeyay oo dhan inay maqashaa iyo dareen keedu wuxuu ahaa may ka qooma maysay mise way kufarax sanayd ilayni wixii kadanbeeyay wax sahlan muu ahayne
Wooow ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ woow
dmefinitely
Waaaaaaaaw❤❤❤❤❤
Saan saan tu waamaxay wll
Raad Ka
Xita filimka meel Oo ku dhamado ayo leyahay lkn shaqo an dhamat laheen ayaa 1saax iyo ka badan dhagesray gawadhi xage ku dambeysay baal no sheeg
Nio buugan Waa Hordhac Wali Masoo Bixin
Qeybtii. Labaad aaway sxb gormee so bixii
Walow qadartu qorneyd hadana musiibadaas waxaa sababay gabadha aabaheed maxaa yelay hadow weyndii lahaay gabadha doqeda saas ma dhacden
Qaybtii labaad ee sheekadu meeday
Buuga Ma Dhanna
part 2 please
Malahan Intas Le Arkay
What a story
M. A❤🎉❤
From audio somali
Gobad xagekudambeysi?p2
Aney Ila Joogta Hada
@@QarniJoog102 shekada nosodamistir 🤣🤣
@@mohamedbillow8828 Buuga Ayaan Wali So Bixin Haduuu So Baxo Insha Allah Waa Balan Waan Soo Gelin
@@QarniJoog102 InshaAllah
@ qarni joog , jaale wan ku salamay shekadan war bar go' weli miyusan buuga qebihisa kale so bixin?.
Maya Walhi Insha Allah
Kkkkkkkkk doob saxaroole, isiiiiiiii sisinta iimey kusoco libaax
Magaca Miya Ku Cajab Geliyay
Sxb sare 2 caano maal maxalaga wadaa 😮😮
2 maalmood ama cisho
Mahadsanid
Waaa
❤❤❤❤
Adeer qaytedi labad meeday
Buuga Barbaariye Ayaa Laga Helaa Iyadoo Dhan Lama Wada Duubi Karo