"Mucjisadii Qorigii labada Dhuumood lahaa ee ay isticmaalayeen Ururkii Xisbullaahi"Halgamaa Maydal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 січ 2024
  • Waayojoog; " Mucjisadii Qorigii labada Dhuumood lahaa ee ay isticmaalayeen Ururkii Xisbulaahi"Halgamaa Yuusuf maydal
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 86

  • @adilgoud3588
    @adilgoud3588 5 місяців тому +3

    Allah Cimriga Iyo Caafimaad kaba Ha Kuu Barakeeyo Walaal Yuusuf ❤

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 3 місяці тому +1

    Waaan ku salaamay adeero mujaahid yuusuf maydal waan ku faraxsabahy noloshaad ilaahay caafimaadka iyo cimrjgaba ha kuu barkeep cadwga somaasliland ha idinka naxaaan waxay idinka qaadayaan majirto afkaad ciida u darteen masntana anagaaa idiin nool kaalintayadaznu qaadanaynaa adeero waxaan talo ku soojeedinayaa I sanduuq taaakulo loo furo shicib iyo dawladba kaa soo lagu caawinayo inta ka nool mujaahidiintii snm intii dhimatay caruurtoodii iyo ehelkoodii lagu caawiyo ayaan soo jeedinayaaa ee walaalyaaal sxbaal ila qaata arinkaas

    • @mohamedfath2020
      @mohamedfath2020 Місяць тому

      Indr Waa Arrin Fiican Wallhi Lkn Maanta Dawlad Baynu Nahay Dawladuna Doorka Ugu Weyn Bay Kafayn Kartaa Caalamka Raggan Oo Kale Dawladoodaa Tiro Koop U Samaysa Iyo Aqoonsi Oo Daryeesha

  • @abdikaniahmed3961
    @abdikaniahmed3961 4 місяці тому

    Muaahid yuusuf maydal adeer Allah ha ku xafido dadka iyo dalka abaal baad usoo gashay dhigagiiii baad na siisseee guulayso

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 5 місяців тому +5

    Barmaamijka Waayo joog nala ogow libaax wAA Barmaamijka qiimalee Mahadsanid

  • @mohamedfath2020
    @mohamedfath2020 Місяць тому

    Muj Yusuf Maydal Cumar❤ Karama Allahu Wajhak

  • @AbdirazakDadaal.official
    @AbdirazakDadaal.official 5 місяців тому +7

    Mujaahid yuusuf maydal waa ragiiy nabadaa aynu ku naloonayno keenay ilaahay kaso kaw waad ku mahad santay mujaahid 🎉❤

    • @ksc8298
      @ksc8298 5 місяців тому

      Hooyadaa Mujahideen kawas

    • @somaliland4ever484
      @somaliland4ever484 4 місяці тому

      @@ksc8298
      Kawaran hadii aynu
      Adiga hooyadaa ku fadhiisino?

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 5 місяців тому

    Illahay ha u naxariisto yaa rabii mujaahidiintii Snm geesiyaashii dhulkooda u horey naftooda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maanto oo ciidan iyo lacag iyo hotumar gaadhay cidna biyo u kanan mayno

    • @defensegeneral9893
      @defensegeneral9893 5 місяців тому

      Maxeeey mujaahid ku yihiin cadowga Somalia ee amxaarada ey u shaqeynayeen oo soo hubeysay ineey dumiyaan dowlada somalia, waa waxa hada ka dambeyo 30 sanno oo dagaal sokeeya ag

  • @guutaalemohamed4299
    @guutaalemohamed4299 5 місяців тому

    Barmaamuuja waayo jooga waan la socda si dhaw weliiba mujahid faysal maydaal waa raga aan ugu jecelahaay waayo joogoodii markaay ka waramayaan waana ruun sheg mujaahiidku cimrii dhereer iyo cafimaad dheer mujahiid

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 4 місяці тому

    Alle anoo kaadayo cafimdan alle hakugu deeqo wsJigisa aya ka muqata inuu libax yahy 😮

  • @abdullahihussein6225
    @abdullahihussein6225 5 місяців тому +2

    Halgamaaa qori gubty burcaan ku arkay 2010. Allah maxaa rag tan ku dayacmay.

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 5 місяців тому +3

    Walee soomaalidu waa cajiib meelkasta oo ay joogaan cuntooyinka dadyawga kale way ka shakiyaan/wiswisaan waar biluu qaansiir ku jiraa yaa gawracay iwm.

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 5 місяців тому +1

    War saxiib ibraahim koodbuur xagee ku dhintay taariiqdiisa
    Ka sheekeeya

  • @user-wp3zg8ot8g
    @user-wp3zg8ot8g 5 місяців тому +3

    RAGII DAWLADII DAAROOD KU GABAN JIRAY QAAWIYAY HAWIYE AB IYO SNM ISAAQ 🎉🎉WALAHAY RAG BAY AHAAYEEN ETHIOPIAN MAY SOO KAXAYSAN LAAKIIN HUBAY KASOO QAATEEN HALKA DAAROOD ETHIOPIAN KASOO KAXAYSTAY ALLA FULAYSANAA REERKAASU WAA NABARKA SOMALI KU YAALA😂

    • @user-fv3vr7mq6b
      @user-fv3vr7mq6b 2 місяці тому

      Kkkkkkkhhhhh

    • @hasanbashir2945
      @hasanbashir2945 4 дні тому

      Hawiye abgaal kulahaa 😂😂😂 MA abgaal dagaal yaqaane barigaa nimankii SNM ugurmaday ee ilaa farjano Nala joogay woqooyi ee Dahir yare lahaa ee GENERAL Caydiid lahaa , Gassawa lahaa ,korneyl shabell lahaa , GENERAL GORGOR LAHAA EE LAHAA GENERAL AFDOOJIYE LAHAA WAA HG 75 BAA JIDHAAH ABGAAL DAGAALAMAYA MARKIN XAMAR KA HOR.

  • @ahmedmohamedyasin7945
    @ahmedmohamedyasin7945 5 місяців тому +2

    Dowladii gaalada ahayd IYO Gaal La Joog tii Ragii Dumiyay Cimri dheerer Allah haydin siiyo amiin Aakhiro halkii roon in sha Allah

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh 5 місяців тому

      Gaal iyo qaniis iyo qawmuluud idinkaa abid lahaa. Waligiin idinkaa jeclaa gaalo. Gabayga NAAQUSNIMO ee Sayidka ayuu ku sii sheegey 136 sano ka hor.

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 5 місяців тому +1

    Mujaahid waad salaamantahay adiga iyo wariyuhuba

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 5 місяців тому +5

    Daalim Qaa,inul wadan ahboo dalkiisi u soo raacay Gaalo inaad Mujhaad oogu yeertaan ciqaabteeda waad heleysaan
    Inshaa Allaahu

    • @fuadmohamud4801
      @fuadmohamud4801 5 місяців тому

      Udu gaal raac ba te ha hadlin

    • @ahmedmohamedyasin7945
      @ahmedmohamedyasin7945 5 місяців тому +1

      Waxaad Ilowday inay Ziyad Dowladiisi ahayd Gaalo iyo Gaal La Joog waxa sabab ah Culimadii la laayay iyo Qurankii La Dafiray
      Ninkastaoo Snm Qalbigood iyo Allah Og

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 5 місяців тому

      Yaan afka gus lagaala dhicine ka bax meesha yuhuud yohow xunka ahi

    • @user-wp3zg8ot8g
      @user-wp3zg8ot8g 5 місяців тому

      HOOYADAABU USOO QALAB QAADANAYAY SI UU U WASO AAKHIRKIINA WAY WASEEN HADANA DHASHOODII AYAA IDIN SUGAYSA😂😂😂

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g 5 місяців тому

    Khaain wadan

  • @allaahuakbar6762
    @allaahuakbar6762 5 місяців тому

    Muj yuusuf maydal keep goin inadeer

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 5 місяців тому

    Mujaahid yusuf maydal,mahadsanid

    • @shaficali5991
      @shaficali5991 5 місяців тому

      Mujahid mawaxad utaqanin dhiig somaliyed in ladadiyo marna oromo marna amxaaro marna urur samale la sheegto. Shame on you Heego way idin ceebeysey sanadkan wlahey hubkini iyo ragini wad somacasalameyseen itiin so hadheyna Oromo ayad tihin ayey heego idin dhahdey.

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 5 місяців тому

      @@shaficali5991 adeer anagu GRX Ayaan nahay soomaali dhalad

    • @Hasnktal
      @Hasnktal 5 місяців тому

      Diinta ayaa siqalooca idin gashay barta diinta mujaahid wuxuu yahay

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 5 місяців тому

    SNM hadda ma SLM ayaa loo badalay?

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 5 місяців тому +1

    halganka soomaalida dhaxal wareejiyay ee lagu goblamay ayaan u aqaaan
    anoo ah dhashii halagamayaasha waxba kamaanu dheefin

    • @mohamodmohamod3574
      @mohamodmohamod3574 5 місяців тому

      Ka daa odhan adeero waxbadan baa halgankaa laga faa,iidey nabad iyo xorriyad wax loo dhigaa ma jiraan.
      Malaa caruur baad ahayde in ragga guryaha lagala baxaayey iyadoo haybsooc iyo isaaq baad ka dhalatay lagu dilaayo ama jeel looga buuxiyey miyaadan maqal?
      Waxaa la yidhi rag ciil cadaab ka dooray baa la yidhi ragga cadaadis iyo ciil baa halkas geeyey.
      Wixii ilaahay u qoray ayaa ku dhintay ,wixii ka noolina xorriyad bay ku nool yihiin. Alxamdu lillaa.
      Waxaa jirta in ragggii smm ee dagaalka galay iyo kuwii dhintay agoontii ay ka tageen iyo inta ku naafowdey ee welli ka nooli in aanay welli helin xuquuqdii ay dalka ku lahaayeen ,taasina waxaa hagraday xukuumadihii dalka u kala dambeeyey oo khaladkeeda leh inay saxaan arrintaasina looga baahan yahay.

    • @somaliland4ever484
      @somaliland4ever484 4 місяці тому

      Malaha Garac baad ahayd?
      isa soo Baadh

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 5 місяців тому

    ABRIL AYAY YIMAADEEN HAWD ETHIOPIA KU 1982

  • @user-fv3vr7mq6b
    @user-fv3vr7mq6b 2 місяці тому

    Daarood walalayaal isaaq eedaysaan in ay dumiyeen dawladdii soomaaliyeed ssdf idinkaa lahaaye anaguna deegaankaga xoreynee ciyaarta naga daaya dawladda waa la wada dumiyee

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 5 місяців тому +4

    SNM IS GARXAAJIS 🦁🦁🦁🦁🦁

  • @gureyhamze
    @gureyhamze 5 місяців тому

    Gaashaamo iyo walwaal waa 119 km 1 saacad 46 min

  • @axmedadam6563
    @axmedadam6563 5 місяців тому +1

    Cajiib

  • @muussagal2719
    @muussagal2719 5 місяців тому

    Sharwadayaashii cadawgu ku shaqaysanjiray tan iyo ingiriiskii hadana badayadii iyey donayaan inay gumaysi sïiyan qoomkani gumaysi jecelaa somali nimadooda iyuu shiki kujiraa wakuwaa oromo sheegtay

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 4 місяці тому

    Mujaahidka isaaq sheegaan illaa hadda waan fahmi la,ahay diintay u dagaalameen , halkay ku shihiideen sookun nala nurmaya dadka ay mujaahidka ku sheegaan

  • @abdillahibasheabdi4904
    @abdillahibasheabdi4904 4 місяці тому

    Kuwaniba amxaaro ayey la joogeen saw maaha

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 5 місяців тому

    Waxan dadka ka daaya dhulbahantaa inagaga tagee ma samaroonbaad daasad utumaysaan

  • @axmedshugri8553
    @axmedshugri8553 5 місяців тому +2

    Salan Sare C/qani iyo Mujahid Yusuf C/lahi Cumar Farax.Jaah(YUSUF MAYDAL) INABTIGAY MUJAHID CIMRI DHEER IYO CAQIDO TOOSAN AAMIN AAMIN ILAHAY HAW NAXARISTII MUJAHID ISMACIL WUXUU KU SHIHIDAY MAGALADA BURCO 1988 GUDA GALKII DALKA MUJADID ISAMACIL CABDI AADAN FARAX.JAAH(MUJAHID SAHRA AXMED) WAXAY ILMADEER AHAYEN YUSUF MAYDAL

    • @husseinmohumed282
      @husseinmohumed282 5 місяців тому +1

      Mujaahid ismaaciil yare (sahra axmed) wuxuu ahaa gaandhariyadii ama ridayaashii jabhadu ku dhaadan jirtey nin shiish yahan ah oo haadka samada duulaya la heli kara xabada ayuu ahaa.
      Magaca sahra axmed waxaa loogu bixiyey heesaha fannaanadii sahra axmed ayuu qaadi jirey.
      Sidaan filayo magaalada burco ayuu ku dhintay alle haw naxariistee.

    • @Hanad2976
      @Hanad2976 5 місяців тому

      Sahra axmed muyuu noolyahay?

    • @axmedshugri8553
      @axmedshugri8553 5 місяців тому +1

      @@Hanad2976 Ilahay Haw Naristee Burco Ayuu Ku Shihiday Bro

    • @axmedshugri8553
      @axmedshugri8553 5 місяців тому

      @@husseinmohumed282 Waa Runta Walalo 1988 Ayuu Burco ku Shihiday

    • @axmedshugri8553
      @axmedshugri8553 5 місяців тому +1

      @@Hanad2976 Maya Wllo

  • @abdixukun9046
    @abdixukun9046 5 місяців тому

    Cantara baqash

  • @user-or5ce2yl3k
    @user-or5ce2yl3k 5 місяців тому

    😂

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 5 місяців тому

    Khaain baad ahayd adi iyo kuwii u adeegayay xabashida

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 5 місяців тому

    Digsigaa wuu u baahnaa ciidanku Naasir Kolombiyow😂

  • @abdihakimmussa9544
    @abdihakimmussa9544 5 місяців тому

    qofka wax dhegaysta ayaa ka fahma badan qofka hadlaya, wxn ka wadaa "wxd tahay weriye fiican" hambalyo

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 4 місяці тому

    So padiya

  • @mohamedfarah1269
    @mohamedfarah1269 5 місяців тому

    Damiir laawayashii xabashidu ku adeegan jirtay bad thy mujaaahid ma tihid wajigiin gubay adiga iyo midka bidaarta weyn ee ku wareysanaya fulayiin bad aheydeen xabashidu ku adeegato oo maxasta kudhax gambada..khashin fowqul qashin..😮

    • @user-wp3zg8ot8g
      @user-wp3zg8ot8g 5 місяців тому +1

      HOIYADAABAY USOO QALAB QAADANAYEEN SI AY U WASAAN AAKHITKIINA WAY WASEEN😂😂😂

  • @saadxaaji2211
    @saadxaaji2211 5 місяців тому +1

    Ninkan taxane ka same waa Ragi waayaha badan ee SNM uso joogay
    Mise INAGI maaja 😂😂😂😂

  • @qodobadakawararka
    @qodobadakawararka 5 місяців тому

    Nin wax Fiican ka shekeeynayo ayow isku haystaa naclad dusha alla kuu saar adiga iyo kuwii kale ee dalkaan saan ka dhigay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 місяців тому

      Dalaka wax sidanka dhigey dadqalkii siyad Barre ee xukunka boobey ee dalwadi shacabaka doorety madaxweynheedi cabdi rashiid diley ee xukunkii uubobey waa siyaad baree yadhi aniag kaligey wadanak xukumya qofkii igu fakir duwaandana waa dil ee dadki dilka ka deyn waayey xukunkiina dhiibi waayey kolkaa dakd a jaahada noqdy siyaad barre ku qasabey doorsho aay doorteen ma ahaa

  • @faysalibrahim584
    @faysalibrahim584 5 місяців тому

    Kolay laandherahi waa Gx 😂

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 5 місяців тому +2

      Cuqdad iyo ciic la soo doono dee meesha!!! Horta Isaaqa kaleba ma soo qoraan HAWABAR AWAL ARAB HABARJECLO AYUUB AMABA TOLJECLO, lkn meel walba waxad la taagan tihiin garxajis! Yaa idin gumaystau oo aad magacan ka dhaadhicinaysaan ileen in uu magaciinii yahay waanu ognahaye?

    • @somaliland4ever484
      @somaliland4ever484 5 місяців тому

      @@Footballgamer1589
      Faanka dee udaa ma dagaalbay
      Wax ka yaqaanaan 4 ayay
      Snm ba kuleryihiine 😂
      Reeraha aad u tirisay Waa
      Wada snm ayaguse 4 bay tirsadaan

  • @user-rg9eq3jt6n
    @user-rg9eq3jt6n 5 місяців тому +1

    Ninka odhanaaya mujaahidna mujaahidna. Waxaan leeyahay. Waar diinta Ciyaarta halaga daayo

  • @user-rg9eq3jt6n
    @user-rg9eq3jt6n 5 місяців тому +1

    Horta horta snm inlaga sheekeeyo dadku maxay kaga soo cel celiyaan madagaalkii beder ayey moodayaan
    Waar soomali uunbaa isdishay cidii doontaa hagar darnaatee

  • @ksc8298
    @ksc8298 5 місяців тому

    Been badanaa 😅

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 5 місяців тому

    Ninkani waxa uu magac dhabay mujaahid maydal dhulkii geelaygu daaqijar ee aan kasoo caraabin jiray

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 5 місяців тому

    ninkaa.yuusuf.waanin.jecel.dadka.qaarbaar.afsoomaligoda.lamafahmo.meelahaqaar.lakin.yuusuf.waxaadmoodaa.inuu.macalin.ahaanjiray.hadalkakudeeqsiinaya.
    .waana.waana..awoodahalle.bixiyo.dakaqaar.baa.moodaya.inuudhaculusyayay..asaasokale.maaha.sidaa.waa.codlibaaxle.yuusuf.raaliha.iganoqdo.waa.hagamaa.waxbadan.og.bilaacadifad.ah.waana.masuul.aad. aankuu.salaamaya.adigiyo.wariya.dagan.eedadka.kadhexgalin.waraysigaga

  • @user-by7jk5it2n
    @user-by7jk5it2n 5 місяців тому

    Mujaahid wax badan u so maray dalka

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 5 місяців тому

    Mujaahid qaaliya ayaad soo qabatay caawa waa mujaahid yuusuf maydal cumar, wuxuu ka mid ahaa mujaahidiintii ku dhaawacmay dagaalkii burco-durey oo dhacay 17.10.1984kii.
    Taariikho badan ayuu hayaa mujaahid yuusuf ilaahay cimrigiisa ha dheereeyo.

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh 5 місяців тому

    Aar beenta dadka ka daaya. Maalinba mid ayaa Soobaxa beef hor leh sida. Maanta maxaad ka haysaan? Siyaad Barre waxaa wax ka dumiyey Ogaadeen iyo Majeerteen. Madaxtooyo, xabsi, iskool, wadooyinka gobolada isku xidha, waxaa idiin dhisay Siyaad Barre. Maanta harGAYSa ayaad afartan afartan idinkoo isku qaniiisaya iyo schooladii qawmuluuudka ee Anderson Cooper.

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 5 місяців тому

    War soomaali weey idinla yaaban tahay cuqdad ayaa idin dishay

  • @xaajishiineaxmednuur
    @xaajishiineaxmednuur 5 місяців тому

    Mujaahid Ana waxan ka yaabay sidii aydin ufulisen hawlgalki JABINTII JELKA MADHEERA ee uu mujahid LIXLE idin hogaminaay

    • @qodobadakawararka
      @qodobadakawararka 5 місяців тому

      Mujaahid kulahaa asaga iyo caaydiid iyo kale oo badan naarta ayaa sharaab looga dhigi doonaa
      Wiligeen ma cafin doono kuwa wadan dhisan magac iyo mansab dunida ku lahaa heer kaas gaarsiiyey

  • @cabdijibriil5874
    @cabdijibriil5874 5 місяців тому

    Mu.jaahid.isaaq.waawada.lixle

  • @ahmedmohamedyasin7945
    @ahmedmohamedyasin7945 5 місяців тому

    Dowladii gaalada ahayd IYO Gaal La Joog tii Ragii Dumiyay Cimri dheerer Allah haydin siiyo amiin Aakhiro halkii roon in sha Allah