Umad somaliyeed wax la idhaa ma jirto, somalidu waa dad aan aqoon dawladnimada casriga ah, waxa la sugaaba waa inta Somaliya lagu kala darayo Ethiopia iyo Kenya, Somaliya sii jiri mayso, juqraafiga geeska Africa waa la badalayaa oo Ethiopia waxay noqon dontaa dal badda cas iyo indian ocean ka qaata ugu yaraan 1500km
Ali ceerigabo wuu ka dhacayaa.laascanood Waa tuu ka hadli jiree….mise hadii harti guul ka gaadhi laha wad ka hadli layahyd.ali abdirisaq yabarow iga sheekeyey hada ka hor ali ma shegaaaas?
Adma aan kuu maahmaahee Habar fadhida lagdin la fudud. Waxaa ku dhaama ninka dagaalka ka saadaaliyey waayo ififaalihiisii ayaa run noqde. Adiguse been iyo faataa ayaad la fadhidaa. Ninkan yaasiin la leeyaheyna mid baan dhihi lahaa. Si fiican baad u naageysee Mushxaradana ku dar.
ciidamdii nuyuu boliska ee aad daarood libaaxyada ku sheegyasay anaga oo araba ayaa cunay oo ugaadhaynay gebigoodiiba kaalay maydkooda wax ka gur ay yaw aygu kalajirini duliyaw qabyaaladu madax martay
@@CarsaanyoFarey xamar hadduu daarood madaxwayne ka noqon wayo dawlad somali wada ledahayna jiri mayso hurdada ka toos Hawiye qabyaladda daarood ma barine macallinka qabyaaladdu wa hawiye 1991 iyaga marki dawladdi jamahaduhu wada rideen qabyaalad ,boob hantiyeed o ila hadda socota iyo xasuuq bilaabay , Ciidanka itobiya ad c/laahi yuusuf ku calamadisanna so arag cali max,ed geeddi o ku faanaya kana xun in wax qabadkiisa keenista ciidanka itobiya in c/lahi yuusuf lagaga sheego
This program is so entertaining xita hal halqad ima dafin believe me
Hore usocda
*Xasan sheekh waa faysal Cali waraabe oo madaxwayne ah*
Walaalkay cali xaraare hargaysa ayaan kaa soo salaamayaa ❤
Sanbalooshe iyo Cali Balcad waxay heystaan Passport ka Ethiopia.
Thnks ali Harare iyo yassin
Axmed waa run hadlay waana ragnimo hadlay runti.
Waa ku salmay cali xarare illahay dambigeen ha cafiyo
Waa qorshe qaramada midobay wilsha iyo gabdhah ka shaqeeyo baa hore u sheegay mid baa riri guri gii aan dhisa naayay wax yar baa iiga dhiman
Waan jeclahay barnaamijkaan
Waa mahadsantahiin xoogaa aanaga qosolsiiseen @@@
Siyaasiyiinta somaliyeed waa daalimiin wadankana 40 sano dhibaato naguhaayaan ilaaheey hanaga qabto
Shacabka soomaaliyeed baa daalimiiin ah waayo shacab xun madax xun baa lagu salidaa
@@axmedaxmed5455absolutely!!! 😢😔
Africankaasi maaha nabad ilaaliyaal lacag bay rabaan
Mahadsant walaalkey cali xaraare iyo yasin ❤❤❤❤❤
Hassan waa nin caqliyaadka ummada soomaaliyeed caayaya
Umad somaliyeed wax la idhaa ma jirto, somalidu waa dad aan aqoon dawladnimada casriga ah, waxa la sugaaba waa inta Somaliya lagu kala darayo Ethiopia iyo Kenya, Somaliya sii jiri mayso, juqraafiga geeska Africa waa la badalayaa oo Ethiopia waxay noqon dontaa dal badda cas iyo indian ocean ka qaata ugu yaraan 1500km
Nabadu waa Muhiim! Curadka Somali dhibay waa Qabyaalad Qudhun ah! Ogow in Nabi Maxamed CSW adeerkii Gaalnimo ku dhintay! Ogow in TimoCade yidhi Dugsi Malaha Qabyaaladi Waxay Dumiso Mooyaane! Walaalayaal Qabyaalad laysku dilo Diida! Waa if iyo Aakhiroba seeg dagaal Qabyaalad ! Allow badbaadi Umada Somaliyeed meel kasta oo ay degto Aamiin
Qabiil bay caabu daan waa runta qof iyo qori
😂😂cali xadhaadhe waa iga qosliyay Hassan sheekh waa wataa isagaa markhaati isu ah,
Caliyow
Sxb
Maad I hire garaysid
Meelkasta wariye qarsoon baa kuujooga
Anig bal rochester MN
Aan kaga soowarameeh
I hire gareeh
Tarag ful mise sharci malihid show
Illahow Somali caawi yaa rabbi 😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Subxaanalaah
Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Okay
Asc Somaliweyn..
25 & 11kun Askari Waxay ilaa liyaan Madaxda Dalka & Dadka Xarashaya.
Amison ,Ethopia, baarlamaanka dan waxay ugu jirta somalia sidaas ah.
*Imisa itoobiyaan ah ayaa madax ka ah Somalia* ? Maxaa xal u ah shacabka?
Asc Ali iyo yaasin aad iyo aad baad u mahadsaidiin
Absolutely
Waa dunoohow saa
arab tv ogden
Minii la yaabo yaasinka.
Dad aan colaad ka dhaaman oo rabshado moye aqli kale malahan.
Allow amuraha sahal.
thanks for the jokes about useless wars never ending
Kaftanka siyasada ad iyo ad Alan utagera
Cali wax kale iska dhaafe ma habaar ayaa bilawday ceerigaabo war iga sii
SXB KAA ; MULAC LA SOO XIDHIIDH FADLAN !
Waan kugu raacsanay Ethiopia
Way joogin
Aliyow kasoo hadal ceergaabo
VIVA cabdalnuur Alaaleh Allatuug SAMAROON
Awdalbaa Nabada caliyow ilaahay ka baq
XUSEEN MACALIN LATALIYA MADAXWEYNAHS KELIYA MAAHAN EE GUFOOMIYAHS DHALINTA CUSLAATEY BUU XAMAR KA YAHAY
Yasiin dhaga diish salm sxb forza dhagadish🎉😅
Ragga somali da waxay isku dilaan wa jaadka cunaa. Wa high.
Dds qabiil ma aho kadaa waa dowlad degaan
Aadban idin salamaya cali iyo Yasin
war agon yar waxa is hayan xawadle oo dhan ma ah waa qolo ka mid ah cali madaxweyne oo la yirahdo Xasan muuse
Ka fogoow ninkan yaasiinoow 😅😅😅
Somalia cunaqabadeyntii hubka waa laga qaaday dawlada Somalia waa in ay dhisataa ciidankeeda ay iyada isku dashadaa
Mogadishu waxaay joogta iyado dhar CAD ah taasan ku dara tirada.
Ali ceerigabo wuu ka dhacayaa.laascanood Waa tuu ka hadli jiree….mise hadii harti guul ka gaadhi laha wad ka hadli layahyd.ali abdirisaq yabarow iga sheekeyey hada ka hor ali ma shegaaaas?
Kkkkkkkkkkkkkkk yaa haye bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi waryaarehee xagee loosocdaa
waad nagu soo daahiseen arimaha somalida waa waali
Adeer wuu iska saaranyahay hadaba ilaa hada qishkaas muu fahmin dheguhu kuxidhme 😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤👍
Waan baadhaya ee waan Ku siin doona. Miid aad labaa jeer Ku ceelisay.
Sanbalooshe iyo Cali Balcad waxay haystan passport diplomatic ethiopian
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk cali xaraare lacagu waa qaadasho dheh
Wadanka tuuga gacanta ku hyso
❤❤❤
Adma aan kuu maahmaahee Habar fadhida lagdin la fudud. Waxaa ku dhaama ninka dagaalka ka saadaaliyey waayo ififaalihiisii ayaa run noqde. Adiguse been iyo faataa ayaad la fadhidaa. Ninkan
yaasiin la leeyaheyna mid baan dhihi lahaa. Si fiican baad u naageysee Mushxaradana ku dar.
calow maxa dhacey oo uga hadli la'dahay Ceergaabo dagalada ka socda mise iidoor baad ka baqeysaa
Mayee marka dagal runa harti u dhan tahay dhaco ayuu ka hadli doona ha dag dagin
Qabyaaladiiste Cali xaraare hab siyaasadaysan ayuu wax walba kuu dhex marinayaa
Meel kasta somalia dagaal ka socda qabyaalad miya hadu sheegay
Xassan waa maqaatiga nool oo isku marqaati furo..markuu hadlayo af carabi ayuu ku hadlaa, hadalkuu dhahayo cagsigiisa haloo fahmo.
RAASKAMBOODI ILAA RAAS CASAYR QABIILADA DAGA WA COLAADAYSAN YIHIIN
Ac
Dagalada qabailka kasocda ya ka dambeya???
Waxa ka dambeysa koxda damal jadiid oo Raba iney helan mudo kororsi & tugonimo
Qof & cod wa fashilmay
Somalia tashada mesha dawladi kama jirto
Qabiil walbo tashada isdifaca oo hubka gata
😢😢😢😢😢😢Mahadsanidiin
Cali hareri waa qoloma ?
Ado somaliya hadalkeda aya kowalatay warikalee mahaysiid qazaa mad kawarantit
Aan ku saxee
Ogaadeen iyo Arab dheh
Ceerigaabo suldaankaa kala balamay miyaa kama hadashide
Abti imaka waxad noqotay qabyaladayste
Haye
xasan sheekh hadhaco tuug tuug dhalay weeyan dalkiina wuu burburiyay
Garguurte waa nin miskaxiyan u xanuunsan ma ahan qof caafimaad qaba
Somali asag ka Caafimad Qabo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
الحقيقه😂😂
wxni caqli malha dhamanten wlhi victim qabiil aya nhy
kii diinta bartey wa qabyaldiste
kii maadiga bartey waa qabyaldiste
kii handicapka ahaa waa qabyaldiste
doqonta ma oga qiimaha midnimada leedahay doqontu ma oga qiimaha dhulkooda 😢😢😢😢😢
bes aniga somali wan ka bxyaa
Sxibayal hoteyi husocda
Waxaan soo jeedin lahaa soomaali heshiin maayaani wadamada jarka ah hagu daro
ciidamdii nuyuu boliska ee aad daarood libaaxyada ku sheegyasay anaga oo araba ayaa cunay oo ugaadhaynay gebigoodiiba kaalay maydkooda wax ka gur ay yaw aygu kalajirini duliyaw qabyaaladu madax martay
Maxaad uga hadliwayday sanaag dagaalada kasocda, waliba waa gobolkii aad kasoojeedday???
Next episode wye
😅😅😅ammaanta somalid way la degdegtaa
Somali waa khasare
dowladnimo
haka sugin
Numberka waad kuu qaldaantay
waa loogu tala galay xasan xabaalo qote ayaa laayay ciidankii soomalia
Cali xaraaraw waxaad u gabyaysaa isaaq oo aad leedahay waa sii waalanaysaan miyaaa
Waxaan sheegayaa inaan dagaal marnaba aanu xal ahayn somaliyeey ilaaa goorma ayaad is dilaysaan ilaaa goorma ayuu caqligu idin shaqayn doonaa
Waxa aa sheegayso haddii runtahay gado haddii ay lacag qaataan oo aaney dagalamin waa niman rag a ciyarta waa fahmeen
War niman yahaw alshabaab niman kaan mad madaw ayagaaba alshabaab ah
in u cali xarare qof xun yahay waxad ku fahmaysa wuxu xayaysiiya dhaqaatir beenlow ah oo dadka lacagta ka dhaca iyo shirkado tuugin ah oo masaakinta lacagta ka dhaca yaaabka adunka
😂😂😂😂😂
Waa yaab wlhi
Phd phd yutuber matahay
Yaasin ducaale barnamijka kama maarmo caloow
Aliyow adi iyo Yasin walah Hassan iyo idinka wad isku dib qabtan
Hadal talo iyo wano waxba kumaqato anagina wanku dib qabna inta u sidi nin walan udaqmayo
Omg
Mumin Adan iyo habagir ayaa maqli jiray. Lakiin Waxaa igu cusub. Leelkase iyo sacad ayaa dagalamay
Ceyr saleban saruur meshas maba dagaan weligodna ma imaan ee waa sacad uun
Agoonyar& Xawaadle
Sacad & Leelkase
IsaaQ & Ogaadeen
Adeer Bal is waafahi
isaaq iyo ogaadeen jifooyin malahan miyaa
Caliyow jifooyinka iyo beesha waad taqaanaayee Cadaalad samee
Oo hada cali muxuu yidhi waa saxane intaa uu sheegay
Cali Xaraare Xasan Shiikh Kabaha Ayuu la Dulmaray Etoopia iyo Kaba Qaafkeeda Balse Adigu Waad ka Xuntahay Sida Xasan Shiikh U Bahdiley Etoopis iyo Kabqaadkeeda Ee Adigu Hadaad Awood leedahay Etoopia Soo Geli Somaliya Sidii Cabdilashi Yuusuf Sida loo Galayna Caalsmka Ayas Jaamacado Ku Dhigta ❤
Xasan dhiiqo wax kabaha lala dul maro wuu yahay, duliyohow, qabiilku xanuun ku noqday 👎🏽
@@AsiyaBerger
Xasan wa qof baniadam ah khalad iyo sax labadaba wu leeyahay lkn daaroodow xamar side madaxwayne uga noqon kartan mar danbe eleen hawiye virus 🦠🦟 kii qabyaalada waad bartene
Ogow Somali qabiil iyo qoftona magajin Karo lkn wadajir Aya wadan lagu noqda right 👍
@AsiyaBerger DR Xadan Shiikh Etoopia iyo Kabaqaadkeedii Kabaha Ayuu la Dulmaray Ee Aasiyoy Oohinta Qarso Somalilana Wuu ictiraafayaa DR Xasan Shiikh irirsamaale Waa inuu Sadex Dawladood ku Yeeshaa Geeska Afrika Guul irirsamaale
@@CarsaanyoFarey xamar hadduu daarood madaxwayne ka noqon wayo dawlad somali wada ledahayna jiri mayso hurdada ka toos
Hawiye qabyaladda daarood ma barine macallinka qabyaaladdu wa hawiye 1991 iyaga marki dawladdi jamahaduhu wada rideen qabyaalad ,boob hantiyeed o ila hadda socota iyo xasuuq bilaabay ,
Ciidanka itobiya ad c/laahi yuusuf ku calamadisanna so arag cali max,ed geeddi o ku faanaya kana xun in wax qabadkiisa keenista ciidanka itobiya in c/lahi yuusuf lagaga sheego
Galgaduud inte itibian ka joogan
Ciidamada Ethiopianku meelwalba ayeey joogaan. Now you know.
Cali qabyaaladii ku qaadatay kuma dhinto maad arag gala dagaalka
Caliyow ogaadeen ayaa doonaybinay dhul isaaq usoo durkay. Bal maxay doonayaan miyaanay dulmi ahayn. Dhulkooda ha joogaan
30-ka Tibxood Ee Reer Tuullobuuryaqab