Sheekh waan kula talinayaaye muslimiinta ha isku dirin aakhiradaada ha baabiin qabiil qabri kulama galayo waĺlaah Dadka diinta u sheeg in ay isku naartagayaan وتكتموا الحق وأنتم تعلمون
Nacaska indha yarka ee in dhaa yar yar ka bidhq bidhiqsan muu garan cida ka soo barkicisay waa caruurtii aad soo waasheen laakiin ilaahay baa ku indha tiray oo been baad sheegaysid ceerigaabona ku soo noqon maysaan ilaahay idinkuma soo celiyo
Kani waa ixtisaam dagaal ooge ah,waar bal noo cadee cida leh ceerigaabo waadigan goodiyaayee yaa majooratiya ee ceerigaabo gudaheeda degan,aniguwaxaan ku talin lahaa waar ninkii ceerigaabo guri ku lehoow nabad baa kuu dana hadii lagu dagaalamo oo aad qabsan kariwaydo gurigaagii sidaasaad ku waayi adoo khasaare kalena qaba eetoltol layna gurigaagii iskaga soo noqo.
hh mise kuwi maarkayy ciro fuuklayy xilka ismoodayy dad xora oo awood helayy ee matadad ku weerary goobaha ganacsiga maanta po lagu dul fadhiyo waxab harti ha baryin
Suldaan Saciid waxaan ka sugayney sidii Garaad Jamac g Cali " galla dagaalka" Saasna ku Hogaansho dagaalka: maanta Warsangale tol iyo taagba waa Haystaan waa in ay ka fa'iidaystaan
Maashaaallaah guuuuuuul inshaaallaah HARTILAND + DAAROODLAND. ❤❤❤
guul iyo gobanimo ssc khaatumo waxan leenahay warsangeli wain cerigaabo xoog lagu galo iyo sharaf hartiyo dhan
Sheekh waan kula talinayaaye muslimiinta ha isku dirin aakhiradaada ha baabiin qabiil qabri kulama galayo waĺlaah
Dadka diinta u sheeg in ay isku naartagayaan وتكتموا الحق وأنتم تعلمون
5ducß7
kuwa 80 jirka soo qixiyay wacdiga usheeg
Rabiyoow DulmiiLe Dulmigiisa KuCeli Aamiiiiiiiiiiiin Yaa Allaah Yaarabi☝️
Aamiin Aamiin Yaa Rabi Dulmilow Allow Dulmigiisa Ku ceeli Aamiin Aamiin Yaa Rabi
Asc ax waa wax laga xumaado😢
Hanbalyo 😊👑👑👑❤️👑👏
Guul iyo gobanimo dowlada pundland iyo ssc khaatumo iyo juboland gedo ❤✅️💯🥰😍🥰
Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan urusamale xarash qaran amiin 🤲📿❤️❤️✅️❤️💯
Waxan rajeeyn guul calanka baluga somaliweeyn🇸🇴❤️❤️❤️👏
Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤
maashaa Allah GUUL GUUL GUUL SSC IYO warsangali.❤❤❤
34 sano ka hor xagee buu joogay adaygaasi halkuu ku maqnaa ha aado that is only
Guuul Guuul iyo gobonimo dhamaan harti weyne aamiin aamiin yaarabi, midnimaa Awood lagu yeeshaa ee niman yahaw darood eega mar walba dhibaatada guud ee khatarta galinaysa noloshiina
Wax garad hadalka siduu yahay udhiga ayaad tahay. Nooloow walaal.🙏.
Aamiiiiiiiiiiin
Guul,guul
Absolutely 💯 agree with you ❤❤
Odayga hadalkiisa nama maqashii soo soo daa haddii aad hayso
Guul ceerigaaboiyo iyo maamulka ssc oo ka tallin doona inshaa allaah
Gardaradan daarood wadaa waxaanay lahayn ku doonayaan walee jabbaa kagaadhi doona kibirkaa
dhulbahante iyo warsangeli midnimo kugala cerigaabo meesha ciyaar mataale
Nacaska indha yarka ee in dhaa yar yar ka bidhq bidhiqsan muu garan cida ka soo barkicisay waa caruurtii aad soo waasheen laakiin ilaahay baa ku indha tiray oo been baad sheegaysid ceerigaabona ku soo noqon maysaan ilaahay idinkuma soo celiyo
hh inaad abdan waa wax caadiya markayy nabda aheed inaad maato weeartan oo canbayaal dhacdan iyo markayy fuin coladaaded noqty inaad ooydan waa dahqankina
Ceerigabo soomaliland wa xeero isaaqa waye. 🫡
Hadaad nabadii diideen daroodow waa eedi doontaan
Waala Isla dhicinayaa walaale
Ceerigaabo Hartiyow
Gacan bir ah ayay u baahan tahay,
Mar haddii la diidey in nabad lagu wada degganaado.
Ilahi kacs oojoji munafiqma
Absolutely horay ban u shegay waxan waa cadow ilahay nacladay waxaa wajibah in lagu jihadoh Argagixisadah iyo kuwah lah socdah
Dhulbahante ayaa soo barakiciyey not iidoor.
Nabadu hoyadiin ku wasa bisinkaa biyo noqoy waxad radinaysana rabi idinku celi ha idinka abaal mariyo kuna babaa
Kani waa ehelu naar dagaal ooge ah
Kani waa ixtisaam dagaal ooge ah,waar bal noo cadee cida leh ceerigaabo waadigan goodiyaayee yaa majooratiya ee ceerigaabo gudaheeda degan,aniguwaxaan ku talin lahaa waar ninkii ceerigaabo guri ku lehoow nabad baa kuu dana hadii lagu dagaalamo oo aad qabsan kariwaydo gurigaagii sidaasaad ku waayi adoo khasaare kalena qaba eetoltol layna gurigaagii iskaga soo noqo.
Nabad nabad shuushow bax
comentiga caawa wax iskaga heloo adigu ma dab uun baad sii shidi
Ceerigabo haribaaleh isaq baaleh lakin anaaleh masoconaso
IDOOR DAD SHULKOODA MA QASAB AYEEY KU QABSAN WAA YAABE
Nin Ragi Waa og yahay waxaa kasoo bixidoona Doqona Loo sheegi maayo
Mahadsanid
Me too farxad
Yaa ka soo barakiciyay?
Waxa ka soo barakiciyay adiga iyo innamada yaryar ee khamriga ka soo dhargay.
hh mise kuwi maarkayy ciro fuuklayy xilka ismoodayy dad xora oo awood helayy ee matadad ku weerary goobaha ganacsiga maanta po lagu dul fadhiyo waxab harti ha baryin
Suldaan Saciid waxaan ka sugayney sidii Garaad Jamac g Cali " galla dagaalka" Saasna ku
Hogaansho dagaalka: maanta
Warsangale tol iyo taagba waa
Haystaan waa in ay ka fa'iidaystaan
waa warsan gali iyo dhulbahante isa soo raaca xadka waa la, soo xidhayaa ama ooy ama dhuus agagixisada waa la, soo af jarayaa
Riylanow 25,08,2023 Mad iloodeen fanlanow 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
Odaygaa go aankiisa
NIN RAGIHINA WAAGARANAYAA
NACASNA LOO SHEEGIMAAYO
UJEEDADIISA
Dhulbahante taada ka tali oo ka hadal
Way ka qomamayindonaan ku ku qory iyho kuwa kasooqixyayba !!!!!!!
Diinta ilaah yaad meelkaga dhacday diinlawe
QOXOTIGAA AYAA. ABID
Yaahu Cuqdad Xamar kama baxdo Miyaa Reerkanu Colaadii Hawiye iyo Daar,ood Dhex Martay Waxa Ka danbeysay cuqdadii Ka dhalatay Colaadas inad Itopian Noso Kaxeysten ilowshiyo Dhow oo Nabar Mar ku dhacay Xasuusan ogaa Adeer Anagu Colaadui 1991dii Xasuustena Wan ka Godsy Colaadii 2006KII Aad itopianka Nogu so Kaxeysten Xasuustedu Waanaga Go,day Rag wax Iska Dhacshay ayan Wada Nahay Adinkase Cadaw Noso Kaxeystay
Ceerigabo waxey kadhigantey isaaqo laascano yidhaahda wangaleynaa dadkan hadey udhasheen meysoobaneyen reer gasa weybaneen wayeen dhelkodii weyna kumitideen aydoo laduqenayo kuwna bilaashbey ugasobaxen
Ay ay dhalay baad aduu waliba cunsuriya waxa iska kaa dhalay doofaar iyo eybaa iskaa dhalay
❤❤❤❤
Waar calaacal badanaa
Adigu fitno walaatahay isma laha bidhaantaada iyo hadalkaagu ilaahay ka xishood o umada islaamka ah iskudirin
Waar dadka ha isku dirin munaafaq yahow tusbaxana iska dhig ilaahay dadka Hakaa qabto
Dabka,soo,gali,soomaali,way,maxaad,ku,biirin,hore,ayaad,ugu,xaartaye
Idoorku warkoodu waa cadyahay ceerigabo hadii Harti deegan ku ahaanayo maamulka Somaliland bay hoos joogayaan maxaa dadkii qaxay la'gudboon?
Kani iimaankaa ku yar waayo wuxuu ka hadlaa inta dabka baansiinta ku kordhinaysa
ooyaa kabara kiciyay dhulbah
ante ayaa barakiciyay oo lawaydiinayaa
munaafaqyohaw dadka ha isku dirin
Soomaaliya kamidtey
CRGB ogoow beenni
Dhamaaty
Niyow baryahan qolyaha daarood waxaad mooda inay caruur u sheekaynayaan.
Niyow waligiin dhulka idinka uunba laydinka qaadi jiray hadana waa laydinka qaadaya.
30 sano oo danbe ayaad amusnan doontan.
Somali gumaysi shisheeyaha jecel somalida ka carara waa idinka laakin walee oohin ayaad ku danbay
Tubax beena ayaad sidataa colaadna waad ku baaqaysaa Allaha kaama aqbalo allaha ayaan kuu baryee
Acuudu bilaahi minashedaani Rajim Acuudu bilaahi minashedaani Rajim
Sixiroole abaagdhe SNM 😱 jaasuuska 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Walaahi Allaha wuu ku waydiin doonaa Maalin an maanta ahayen allahaaga ka baq
Kitaabka ilaahey beenta
Kadaa dadka xaqooda aad dhacdey udaa hadiikale waad arki weyna dhacasnayan
@@ahmedabdi9368
Waaryaa dadka ma adaa
Gumeysanyaa oo qarankas
Qaawan ee labada tuulo
Degan ayaad Ku kuqasbi
Sandule cidina kuqaadanm
Meyso cidna lamaqasbo
Weliga dhaaro ama sixir afuuf suqaarka. Qaranka
Badhida weyn suqaarka
Sonkor kudar😂