Hadii ceerigaabo la weeraro laaska aynu galno. Hadii ay soo qaadaan weerar warsangali aynu ka ilaalino dhulbahante inuu soo raaco magaaladana ciidanka ha lagu soo celiyo jiidana hala joogo way u qaybsami karaane
Ma heli kara group 100 wiil dhalinyaro somalilander dhab ah naftooda Hurayaal ah qaata tobabar heer sare ah oo wax maal aduunyo Rabin jaawaab dag dag ah ayaan idin ka rabaa waridaad fans.
Isaaq waa in uu diyaar noqdaa .
Hubkiina ciidankii iyo calankiina ilaashada .
Reer sheikh isaxaaq saanag ilashada
Gudi Garxajis 😂 Nabad bila Shurood ah 😂
@Xasmas waxa nabad la dhaho ma jirto
@@Beru700 Gudi Garxajis u sheeg Huwan kalkal ah
Garxajis matihid muunafaq@@Xasmas
@Beru700 ceerigaabo is next January 19 2025 meelkasta darood Idina xigo xabad ka fisha
Issaqow meel walba halaa diyaar noqdoo waqooyii iyo bari💪, Viva Somaliland💚🤍❤️
Beesha isaaq dhul keeda ha ku ekaato 👋
ADNA. DHULKAAGA. KUEKOOW. SOOMAALILANA. XUDUUDEEDA. WAYSOO. XIDHAYSAA. WAXKASTOOY. KUQAADATO. ANAGA. FAQASH. WAXBA. NAGAMA. GALIN. LAAKIIN. DHULKA. SOOMAALILAN. TAAKO. KAMIDA. ADEER. KAMA. TAGAYNO. HADAAN. XABADI. NAGA. HADHAYN
@@Ifraax-h5l qurixey maxaa dhacay 🤣
War nimankaa laascaanood iyo daaroodka ceergaabo edebta bara isaaqow weynagu fidayaane
ربي يحفظك ويحميك يا بلادي ❤❤❤❤
الله يحفظك كمان
Waataad isaaq kalla dhishey ee ha callaacalin
GEESI WARIDAD ILAAHAY CAQLIGA HA KUU DAAYO👍👍👍👍
Isaaq haduu ceergaabo difaaci waayo burco berbera hargeisa ayaa loo soo socdaaye ogaada
Barbara iyo hargiesa safe. Burco difacaa
Anaguna hadaanu isaaq nahay waxaanu nihay diyaar dalkayaga iyo dadkayaga iyo dhulkayga waanu difaacaynaa dhamaantayo anagu dagaal waanu naqaan cidi noogama sheekayso we are ready 👍 one ☝️ love ❤️ jamhuuriyada barakaysan ee somaliland guul iyo gobanimo 💯👌
Wasida wa xaqiiiq
right
Yes sir 👏
Axdii ma leh yaan la amiinin
Isaaq dhoohane dagaalku inaguu inagu socdaadaaye qoyihiina diyaar haydiin ahaado daarood dhul aanay lahayn ayey raadinayaan ogaada
History repeating, I am sick and tired of Isaaq iyo talooyinkan adayshaa ee marba ciidanka ku ciyaaraya ufff😡
Oo yaa ugu futo xun we're one isaaq right now
Issaq are not one
@Xasmas faqash ka haren miyaa tahay we are one
@@moabdi3860 Gudi Garxajis u sheeg iyo Saladintaa H.J
@@moabdi3860 🔥🔥SPSA🔥🔥
WAXAA LA INAGU MASHQUULINAYAA DHULBAHANTE IYO WARSANGERI. XIRSINA JABUTI AYUU KULA SHIRAYAA XASAN SH. S/LAND BUU IIBINAYAA.
Waa run walaahi😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Waywada socdaan waxa jabuuti kasocda iyo dagaaladan laynagusoo qaaday kaaga darane xukuumadii ladoortay xukuumad xirsibay noqotay nin aan inoo dhaaranbaa dalkeenii wareejinaya isagoo heshiiskii etopiy iyo soomaalilaan kacararaya iyo aqoonsiga mrikan inoo sheegay
Waridaad lagen waaniskacelinanaa inshlh guuuuuuul Somaliland
Midnimo dagaal baalagu galaa guul ciidankaqaranka jamuuriyada soomalilaan 🎉🎉🎉🎉
Dhaman dagaalka ha lagalo reer sh isaxaaq
Waa in dhaqaalaha ay guraan ganacsatadu waa in layska celiyaa gardarada hana la diyaar garoobo
Ciidamadii ayaa ciil la badayaa reer Somaliland meel bay ka xanuunsanayaan. Ciidankii dedaalay ayey merl xun ku wadaa. Allaah ha sahlo
Buuhoodle io laascanood ma hooyada baa leh sosoco wxd kaheshad leedahy teeda kle wxas adu waridaadow qolbad kaga jirta oolacagna wada kasamaysa wxba haiskadhigin nin isaaqnimadu kuwaynthy.buuhoodle io sool io dhamaan dhullalka harti waqooyi way oga dhamaty somaliland.orod oo kahadal xirsi io Xassan sheekh wakuwa jabuuti kuwada hadlayee 😳🥱🥱
Gudi Garxajis way kaa soo Tashaniynsaa Arintaa Ceerigabo 😂😂😂😂
Kulmiye waa tii lagu diidanaan dhibtii dhacday waxay sugaynaa isbedeldoonkii
Muusa Biixi Baa Faraha ka Bixiyey Sool Bari Oo Ciidanka SLN Ku Dhihi Jirey Xabad Haku Ridina Hueanta ❤
Hadii ceerigaabo la weeraro laaska aynu galno.
Hadii ay soo qaadaan weerar warsangali aynu ka ilaalino dhulbahante inuu soo raaco magaaladana ciidanka ha lagu soo celiyo jiidana hala joogo way u qaybsami karaane
Isaaq iyo harti waa kalatageen isku maamul ma ahaanayaan
Isaaq do hear me., OK if you hear me be ready ❤
WARIDAAD. WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wasidaasi xaqiiiiq weyan reer sheekhisaaqa waa in uu diyaar noqdaa guuuuuuuul insha Allah 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
G36 ♥️waa diyar badhan ayanba rabnayee😅
Waa run labadaa hadal ee midna galadagaalku yidhi midna garaad warsan gali laakiin cidii qaadan lahayd meeday dawladuna way hurudaa oo cirro uu ishuurinayaa oo waa umul afartan baxaysa .fifa. isaaq.💪💪
Quruxeey ciro sidii muuse kabaa kasoo carari maayo
Why are you lamenting as jealous women ihave not chance to answer my wife 😂
Waridad you see things from year a head, I totally agree with you.
Dagaalkan ictisaam oo isaaq ka midyahay ayaa wada Inamada yaryar yaan lagu dhamayn meesha. Somaliland Allah haw gargaaro.
WAA. RUNTAA. LIBAAX
MADAX WAYNE ARINTAN HA FUDAYDSAN ADAN KU DOORANE
DALKA CADAWGA KA DUFAAC
🙏🙏🙏🙏
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉guul iyo gobanimo somailand insha Allaah
Waridaad TV ninrageed ninrageed dhalay ku soco
Si wadajir ah ayaa dagaalka loogalayaa insh
Walahi wa isku mid subxanalaa
Inago midaysan bi idnilaah❤❤❤❤❤❤
Guuuuul soomaliland guuuuul masha allah guuuuul 💪💪💪💪👍👍👍💚💚🤍🤍❤️❤️
Waridad ba ka hadhay HJ wax run sheega dadkii kale ictisaam iyo buurmadow baa iibsadey oo Somaliland ka horkeeney!
HJ ma joogto ee isaaq iyo daarood ayay joogtaa, wax fahan
Somaliland guul iyo gobanimo Amiin Amiin Amiin insha Allaah
Igu soo ord maaha way soo qaadi Islam alleh geesi badan baa udiyaara gardaro wade ma guulaysto dhankastu kasoo wareego way jabayaan
Nin lagu seexdow ha seexan
Geeeesi qaaran keep going ❤❤❤❤❤❤
Maanta darood bari waa diyaar .
Ujeedka ugu wayne ee laga leeyahay waa in sanaag xoog lagu qabsado .
Sanaag lascaanood oo kale maaha maydkoda kubadanaya
Ani ciilbaidilaya😭😭😭😭😭😭
Ma heli kara group 100 wiil dhalinyaro somalilander dhab ah naftooda Hurayaal ah qaata tobabar heer sare ah oo wax maal aduunyo Rabin jaawaab dag dag ah ayaan idin ka rabaa waridaad fans.
Waar waxan leyahay dhamaanteen reer somali land oo dhaan haan diyaar garowno ciidan iyoo shacab baa guul guul guul S.land insha Allah 😢😢😢🎉😂❤
Waridaad Mujahid guulayso
Xukuumada ayaa kula socota tii horena wey kula socotey shekadan markaa waxan ku leyhy shacabka idinku tashada odayaasha iyo xukuumada iska ilaaliya hadii kale waydun ka qoomamaeyn
We are agreeing with you that it is the solution of the situation right now yes 👍 it’s
Anagu 9bilood ayaanu laascaanood kudagaalamaynay markaasa layidhi muuse waa dagaal ooge mudaduu kukorarsanayaa maantana dalka difaaca idin kayeelimaynee adkaysta😅😅😅😢😢😢😂😂
Ninkii baxaaya indhahaa casaada sanadkan daarood naftooda ayey ku khamaarayaan
Xildhibaanada baa jooga shirka dee dagaal way udiyaar garoobeen reerku lkn isaaq wuu foorara wlhi yaab🤔
waridaadtv wllo wada xiqaaday reer sheikh isaaxaq wala tagay ma hagagsan wadan dan kama laha😡😡😡😡
Reer sheikh isxaaq hadaan nahay dagaal midaysan Ayala galaynaa
Ceerigabo bari xageed gaysay is coming 🔜
Sol waa gobol ka tirsan Somaliland
waa weerar Ethiopia haday Jabisso somaliland dhamaan somali way ku daysay kililka waa Ethiopia soamlia Ethiopia ayaa ilaalissa maaanta hadii loo ogalado sharciyan somaliland waa u dhamaatay waliba somali ayaa loo isticmalayaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Geesi waridad❤❤❤❤❤
Waridaa Dow. Xirsi iyo XASAN sheekh kahadal
Xirsi waa shakhsi aan dawlada awood kulahayn waanan iska qaban karaa lkn cadawgan isasoo urursanaya
Maxey lagahadli xirsi iyo xasan sheekh Wa cadowgii ugu ween Somaliland wa lawadaogyahay + ciro, burburka Somaliland ayey kufarax saanyihin
YAA. MAXIRSI. BAAN. AWOOD. LAHAYN. YAAD. USHEEGAYSAA. WAALAOGYAHAY. WUXUUHALKAA. UJOOGO. IYO. CIDA. DIRATAYBA. WAXAY. MALEEGAYAANA. WAY. CADAHAY. MOOGII. BAY. KA. TAKHALUSAYAAN. WAANA. SZX. RUNTII. WAAYO. DADKANI. DHULKAN. KUNOOLI. WAA. WAXMA. GARATO. DOQONIIMADU. BIYO. DHIGATAY. GUMAYSIGAY. JECELYIHIINE. HAWSHAQEEYAANE. DAA
Waridaadow dadkan aad lahadlayso dhago malaha😂
Caykaa Waaye..Allah ha Sahalee..
Waar dadka yaan laysku dhufan Naar bay galayaan wixii carab iyo lacag iyo xoog kaga qayb qaata waa la dhimanaya god cidla ah ku sugaya cibadaysta
Difaac baa laga galay ceerigaabo.koonfurteeda iyo barigeeda
Asc walaal soma ugid 😢guubabadada in aad dad iskuleyneyso Muslim ah
Waad fiicantahay laakiin wadani imika ayuuba huwan Djibouti kula shirayaa xirsi iyo c/rasaaq khaliif iyo xasan sheekh ayuu shir uga socda Djibouti waliba ceerigaabana in gacanta Somaliland laga saaro ayaa la donayaa waa sababta cidanka qaranka 70Km mel ujirta loo geeyay suga maalmaha soo socda
WAAR CIIDANKU YAANU YEELYN HAADI KALE HADHOW HAA CABADYNE REER CEERGABO 😮😮😮
Xage ba loga sarey jiidey sii fadhiyan e oo waxay si kulalayan fiqifuliye❤
Wellcome hadii awood ledaxin welcome nacaladye
Garaad maha waxan ee waa garaadlaawe runtii!!
👍 1aad
Bal waxaynu eegaynaa nimanka ceerigaabo fadhiya ee huwanta gudaha
Dagaalkani waa xalaal dhuulkagi iyoo dalkaagi baa lago soo dulayi wanna xalaal dagalku naftada iyoo maalkaga waa inaan difacano S.land jiir oo joog insha Allah 😢😢😂❤
Haa biqlayso somali meel ay joogtaba dagaal iyo qarjaajac ayay la noilyihiin allow sahal amuraha
WAA RUUNTE DAROOD DAAGAL MOOYE WAXA KALE MAA MAARYAN😮😮
Wa runta isaaq diyaar ha nooqdaan
Wlll dawlada la og in la soo galo sanaag wayna u baneyeen madama xadkiiii ciidamadi laga rarey
warxba igama galin dagaalkay u boayaan lakin laahow umadayada middee oo bogoodda burcad isku mari !!!!!!!!!!!!! from saylac city
Wadani kursiga waxaya ku badasheena ceerigaabo qarankii godabuu ku dhacaye
WLEE reer Somaliland wx waad usheegty run law reer fadhiga ha lakaco oo cadawga Somaliland wa in meel lasaaro ee markastba usoo buya
Waad mahdsantahay MMr shaarub mar labaad yaan layna dagin
Dhulbahntena nabad baanu haynaa bay ka leeyihiin sool waar nimankaa warkoodi dagaal weeyaan idinku diyaar ahaada hubkaa idinka kolay kala wareegayee
Sool ,Sanaag , togdheer bari Al daaroodiyah
isaaq waqooyi galbeed iyo togdheer galbeed
Zxp wax ina midaaynkara waa saldiinteena yaguna disti waayn bay dulfadhiyaan xaga dacaamka
warya adiga iyo wiilakaga dagar ma galeyasane yad gubeyasan ilahay ka cabaso umada Allaha kala qaboojiyo Yan leenahay Aamin
Beryahan mee ciidankeenii madublamaasbaa waydii majaajile waridaadwariddddddxdddddddddddddddddddddddddd mahadsanid
Haku daalin huwanta gudaha ee wadani iyo ictisaam iyaga dalkaba kala jaraya tii laas dhiigna iyaga wadey tan mantana ee ceerigaabo iyaga wada haku daalin ee rer walboow degaan kaga oodo cidanka qarankana sidii ayaa lo shir qooli xaalku waa halis
Ku wano qadan mayaan reer somaliland
Maamulkii kumel gadhka ahaa ayaay 6 bilood uga hadhsantahay - sanaag la’anted maamul jiri maayo ! Laakin Isaaq wuu hurda 🥱😴💤
Diyaar noqda xaga kalena Kilalkii lixaad iyo ismaamul gaara isaaq ha samaysto hadiikale
CAARE NAXAA GEEYEY CEERIGAABO MAAN CIIDANKA QARANKA LAGA SAARIN CIROW CIIDANKII GOOJE CADE JABUSEY HADANA CIIDANKII BAAD KA SAARTRY CEERGAABO
🔥🔥🔥SPSA🔥🔥🔥
inta aqliga u saaxibka ah uunba fahmaya doqona cidi usheegi mayso walaahi
Adeeto Hakeen Kala soo hadlaa
Guul somaliland dilyaar baanu nahay💚🩶❤️🫡🫡🫡
Walaala waa hawala iyo balama hore loo galaye ayaa la fulinayaa wadani waa ogayiina kursiga haduu Ciro ku guulayasto inuu siiyo Ceerigaabo
Warsan gali jusoodhaqsada mulkiyadaha guryihina faro kutiriska ah ee cerigabo si aanu ula waregno
War heedhe SOMALILAND arrimi dibada waa la aasay o jabuuti iyo Somalia ayaa laysu dhibay
War kakaca fadhiga reer sheekh isaxaaqow duli baadtihiin dhegweena
Midnimo Inshaa