@MendiBiff miyaadan ogayn inaanu CARAB nahay? Dadkaas aad u jecelnahay…. Waanu ku khasbanahay jacaylka Carabta….. Nabi Maxamed SCW ayaa ka dhashay… soow maad ogid???? Get to know.
Dhul carbeed iyo dhul yahuud shaqo kuma lihinee bal keena aan utashano marbe kis laga sii qaadanayo, tan kale carab ayagaa gacmahooda isku dhameeyay yahuud iyo reer galbeedna kabaha usido waqti ha iskaga lumina. Ilahey ha ugargaaro umada muslimka ee masaakinta ah
Dad bada 😂 oo soo qoraayo wareysidan😂 nuucan😂 ah waan jeclahay waxan idin sheegayaa yarkan Al-Jazeera kama dawan cilmigan ee buugta la ga qoray Syria iyo barigadhex ayuu soo aqristay marks😂 aqrisa buugta tarikhada waxa ay kaa dhigtaa sheekeeye Aad wanagean ama tarikhyahayn😂hadad jeceshahay sidaan in Aad u sheekeyso buug badan aqri ?
Diinta sobaro Libah Hassan ibn Ali he never returned his leadership willingly fear Allah say the Truth He was poisoned by muawiyya and history says it not You chiill secondly JAZAKALLAH Akhii how you discribed without biaseness ❤🎉
@IslamicAtlas After the death of Imam Ali (peace be upon him) in 40 AH, Imam Hassan made a treaty with Muawiya to prevent further bloodshed and preserve the unity of the Muslim Ummah. The treaty had specific conditions, including that Muawiya would not appoint a successor after him, leaving the matter of leadership to the Muslim community. It also stipulated that the rights and safety of the followers of Imam Hassan and the family of the Prophet (peace be upon him) would be respected and that justice would be upheld according to the Quran and the Sunnah. However, Muawiya violated the terms of the treaty. He appointed his son Yazid as his successor, disregarding the agreement that leadership would not be hereditary. Additionally, Muawiya worked to undermine the supporters of Imam Hassan and engaged in actions that betrayed the principles of justice and equity outlined in the treaty. Imam Hassan was later poisoned, reportedly at the instigation of Muawiya, who sought to remove any potential challenge to his authority. It is said that Muawiya bribed Ju’da bint al-Ash’ath, one of Imam Hassan’s wives, to carry out the poisoning. This act is seen as part of Muawiya’s broader strategy to secure his rule and eliminate opposition.
Somaliya 126sano ayeey qalalaaso kujirtaa. 33sano o digaalo ah 21sano o militari ah 72sano o gumeeste ah 126 sano waaye . Dunida iyo afrikaba lagama sohelayo dal intaa qalalaaso kujiray halka dunida kale badankeed nasatay.😮. ... waa in dadka lakiciyaa.
This is very complicated qofwalba oo wax bartay wuu fahmi karaa soomalida waa emotional community laab lakac baan waxwalboo naloo sheego duuduub ku qaadanaa
Suuriya dal weyn oo dhibaato ku ah Israel ayuu ahaa libaaxyadii reer Asad geesiyaal ayay ahaayeen. Lkn wahaabiyo argagaixiso ah oo Israel ku shaqaysto ayaa dhibaateeyay.
Israel maanta ayey ugu walwalbadantahay hada yey bilawday inay Hubkii reer asad inay burburiso iyado ka caqbsi qabte xogaga suiyiinta inay gacanta u galaan Waa tan so dhaqaaqday o timid 30 km meel u jirto dimishiq
Masha Allah ustaad-ka xalqooyiin kale bariga dhexe iyo caalam-ka intiisa kale nooga keen taxliilkiisa waan ku haysanaa.
MashAllah si wacan ayuu u sharaxayaa
Warasiyada ustaadka aad noogu soo badi ❤
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊u😊😊u😊
Nice 👌 Taxliil ❤Thnks Hanoolaato and Ustaadka
Noo so baadi ustaadkaaan
Hanoolaato ❤
Masha allah nin dhalinyara ah oo aqoon leh allh ku ziyadsho ustaad
Maanta ustaad weyn soo fadhiisisay m.a asad wehliye allaha idin barakeeyo dhamaantiin ❤
Welcome 🙏
Nin weyn aya keentay
Taxliiilki oo qof ah masha Allah
Khabiir siyaasadeed
Masha allaah sifiican ayuu uga faalooday taariikh badan na bartay allaah ha xafido ❤
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمؤمنين
Hanoolaato asad waheliye noo soo badi please
Very intelligent person thanks ❤❤❤
ASC Asad Waan jeclahey wareysiyadis Nin qalibadan oo dakiya Mashala ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mashllah will wax badaan aqriyaay waya somalida wax ma aqriso
Masha alaah. Plz ayaanle waraysida Ustaad Asad aad noogusoo badi
ManshaaAllah, how did he know all this ❤️
Machallah
Rabbiyooow magantaada na geli!
🌿🌿🌿🌿🌽🌽🌽🌽🌽🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿
23 million weeye mudane iska sax
Aad baan u jeclahay waraysiyada. Asad wehliye he is well educated good job ayaanle please noo soo badi
Ayaanle noo soo bari arimaha siiriya waliga jeelkii sidnaaya 👍🏾 thanks
😂😂😂 somalida carab jacel aa dilaayo 😂
@MendiBiff😂😂😂😂
@MendiBiff miyaadan ogayn inaanu CARAB nahay? Dadkaas aad u jecelnahay…. Waanu ku khasbanahay jacaylka Carabta….. Nabi Maxamed SCW ayaa ka dhashay… soow maad ogid????
Get to know.
@@Really2025 Nio jahil ba tahay
❤❤❤❤❤❤❤
Dhul carbeed iyo dhul yahuud shaqo kuma lihinee bal keena aan utashano marbe kis laga sii qaadanayo, tan kale carab ayagaa gacmahooda isku dhameeyay yahuud iyo reer galbeedna kabaha usido waqti ha iskaga lumina. Ilahey ha ugargaaro umada muslimka ee masaakinta ah
Ninkan waa taariikh yahan mnsha alh
Suria😢
Asad waa tagay waa wax fiican laakin ogaadda Syriyadaan cusub waxay noqondoontaa mid Israël iyo Mareekan gcantu ku hayso oo aan wax awooda lhyn sida King Abdullahi Jordan iyo Mxamud Cabaas sidaas waa in aan ufahanaa!!
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Macaawiye masiibuu ahaa
Munaafiq
Saxaabi ayaa caynaysaa jaahil yahow
Dad bada 😂 oo soo qoraayo wareysidan😂 nuucan😂 ah waan jeclahay waxan idin sheegayaa yarkan Al-Jazeera kama dawan cilmigan ee buugta la ga qoray Syria iyo barigadhex ayuu soo aqristay marks😂 aqrisa buugta tarikhada waxa ay kaa dhigtaa sheekeeye Aad wanagean ama tarikhyahayn😂hadad jeceshahay sidaan in Aad u sheekeyso buug badan aqri ?
Asad wehrliye waa nin khabiir ah waa ninkii ugu horeeyay ee si academic ah uga hadlay xaalada bariga dhexe ee soomaali ah ee aan arkay
I AM SO PROUD OF YOU 2.
FINALLY DAD AAN DHAGAYSAN KARO.
Waxaan ku daalay dad hadlaya oon garanayn waxay sheegayaan…
Allaha inoo Xifdiyo. Labadan.
Free Palestine 🇵🇸 ❤
Diinta sobaro Libah Hassan ibn Ali he never returned his leadership willingly fear Allah say the Truth He was poisoned by muawiyya and history says it not You chiill secondly JAZAKALLAH Akhii how you discribed without biaseness ❤🎉
He gave it up willingly because the prophet predicted that he will make peace between 2 Muslim groups.
@IslamicAtlas ..can you please ask chatgpt or read Sahih hadith what happened and next was hussein and how it all started from muawiyya Thanks bro
@@FieldOfRichesFarm bro waxaad sheegaysid maanta baa iigu horrayso aan maqlo. I looked it up and he gave it willingly in a treaty
@IslamicAtlas After the death of Imam Ali (peace be upon him) in 40 AH, Imam Hassan made a treaty with Muawiya to prevent further bloodshed and preserve the unity of the Muslim Ummah. The treaty had specific conditions, including that Muawiya would not appoint a successor after him, leaving the matter of leadership to the Muslim community. It also stipulated that the rights and safety of the followers of Imam Hassan and the family of the Prophet (peace be upon him) would be respected and that justice would be upheld according to the Quran and the Sunnah.
However, Muawiya violated the terms of the treaty. He appointed his son Yazid as his successor, disregarding the agreement that leadership would not be hereditary. Additionally, Muawiya worked to undermine the supporters of Imam Hassan and engaged in actions that betrayed the principles of justice and equity outlined in the treaty.
Imam Hassan was later poisoned, reportedly at the instigation of Muawiya, who sought to remove any potential challenge to his authority. It is said that Muawiya bribed Ju’da bint al-Ash’ath, one of Imam Hassan’s wives, to carry out the poisoning. This act is seen as part of Muawiya’s broader strategy to secure his rule and eliminate opposition.
thanks ustad wa in dhalinyarada losodhisa tarikhda ankudharo ustad sadam omadax weyne kuhigeyn ah Aya hafid iyoi madax weynihi Iraq waqtigas kuheshiyen inleysku sharp Iraq suriya omarba mid nododo madax weyne iyo madax weyne kuxigen o sidas sadam daqada ugo baxo
Bank Dawlada suuriya wxa loogu tagay 2,2bilyan lkn somalia madaxtooyadii iyo wasaradahii waa la fuqfuqsaday
War ninkaan waaba mucjiso caadiya. Taarikhahaan oo kale ayaa umada anfacaayo ee intaad qabyaaladaan nala dagtay iyo siyaasiyiinta daaroodka eed ceebahooda raadiso naga dhaafto waxa aan aqoon iyo taariikh kafaaidayno noosoo tabi.thanks
M A wlhi ustadkan waa qabiir wana jclahay moqlucyadisa ee nosobadi mahadsanid
Somaliya 126sano ayeey qalalaaso kujirtaa. 33sano o digaalo ah 21sano o militari ah 72sano o gumeeste ah 126 sano waaye . Dunida iyo afrikaba lagama sohelayo dal intaa qalalaaso kujiray halka dunida kale badankeed nasatay.😮. ... waa in dadka lakiciyaa.
Walaalo ka waran hadaad Reerkiina la soo hadashid?? Si kale hadaan u dhaho, dhinacaaga ka XALLI raadka dhibaatada…..
Hanoolaato hadda ayaad keentay wax la fahmi karo?
Sheekadaas waa sheekada ree binu umaya sameeyeen cali waxaa dillay mucaawiy wax Ayana laayeen dhaaman hellkii rasuulka csw sheekad ninkan akhrinaayo waa sheekad reer binu umaya qoreen markay baabbi iyeen helladii rasuulka csw
This is very complicated qofwalba oo wax bartay wuu fahmi karaa soomalida waa emotional community laab lakac baan waxwalboo naloo sheego duuduub ku qaadanaa
Suuriya dal weyn oo dhibaato ku ah Israel ayuu ahaa libaaxyadii reer Asad geesiyaal ayay ahaayeen. Lkn wahaabiyo argagaixiso ah oo Israel ku shaqaysto ayaa dhibaateeyay.
Shukran NIn wax bartey❤🎉
😂😂😂 heedha iska aamus wax ma ogide
Israel maanta ayey ugu walwalbadantahay hada yey bilawday inay Hubkii reer asad inay burburiso iyado ka caqbsi qabte xogaga suiyiinta inay gacanta u galaan Waa tan so dhaqaaqday o timid 30 km meel u jirto dimishiq
Haddaad wahaabiyo SaaS dhan u necebtahay oo aad ka doorbidaysid shhico
@@cabdaladaahir8539 Yahuuda ayada ayaa aasaastay wahaabiyadda wayna ogtahay in ee xagjir yihiin lkn markay islaamka kale ku dhameeyaan ayay ayakana dhamaynaayaan
Arimahaas waa reer galbeedka oo garoomo dagaal ka sameeysanaya wadamo islaamka ah si muslimka dhabarka looga jabsho.
Odayga taariikha WAX KAMA OGA WUXUU KASHEEKEYNA BEEN
Taariikhda uusheegey
CARABTA IYO DIINTA ISLAAMKA WAA 2DA DIINTA ISLAAMKA BAABI'YAY; DIINTA ISLAMKA WAXAY KU DHISAN YIHIIN XOOG AAN OGOLEYN DOORASHO, SADAAM, QADAAFI IYO XAADIDUL ASAD WAXAY AHAYEEN DERBIGA BIRTA EE YUHUUDDA EE KA HOR JOOGA KHALIIJKA; XUKUNKA GAALADA HAYA EE SACUUDIGA 😂😂😂😂😂
Ayaanle xusen iyo shekadii asli
Aad iyo Aad tariikh
Siyaasadaha aduunkaba waxay selefiyo kusoo koobtay suni iyo shiico.
Ayaanle maxaa lagaa dhagaysan qof liitaad tahaye
Asc
Wcs
Asc
Alx waxaan kasoo jeeda Asharaaf bin Hassan
Reer Marka Cadey wadanka Somaliya
Carab fiqireed 😂
@yuusufxareed7625 kkk Somaliya dhan ayey kasoo jedaan carabta fiiri tariqda jamacatul carabta weydii Somaliya wey ku jertaa jamacada carabta
@@yuusufxareed7625😂
Sidaya xabsiga maxaan ka ogaan karnaa ayaanle qabiir u raadi.
Maxaa ka baran karnaa ka Soomaali ahaan waxaa dunida ka dhacaayo si aan nabad u helo oo beylahda na uga baxno
Hadda ayaa la qabsaday xaalka suuriya
Ras Kambooni ceebtii ka dhacday inooga soo diyaari barnaamij.
Asad waa mahadsanyahay
Suuriya hal bog ayuu kusoo koobay.
Mohamed jolani lama dhihi jirin e magacisi hore wa Ahmed Sharac
Ninkan waa khabiir waraysiyadiisa badi shoodhe
Christian ka iyo muslinka isku ilaah miyey aaminsanaayeen. Maxaa isku diray? Christiankii kahoreeyay nabi maxamed gaalo miyaa? Maxaa muslimiinta isku diray miyeysan isku diin ahayn waxaan waa laguwareerayaa hadaan baaray waa waxwada complicated ah
Lacnatu laahi calayk been badanaa waxan la waraysanayaa ,shabaab miyaa wuxu
Kkkkkk
Ayaanle haduu farmaajo dagay uu iska dhaafay afaaraha somalia badba deeq halagu bixiyee
Ninkan macluumaad badan ma haayo Xaafid Al Asad isaga ayaa bixiye Buuraleyda Jowlaan
Ustaad asad wehliye nosoo badi falanqeyntiisa.
Asc