Qodabka ah muslimiintu waa walaalo waa i soo jiitay wayo dagaalka falastiin haneen aana u ducayn ma seexdo aad baana ula tacaadufaa, lkn dagaalka yukrayn ka socda waa isku mid in laga takhaluso iyo in kle makala jecli
Faaideyn. Sanadka Hijrigu waxa uu ku xidhanyey, tirsiga Dayaxa ama Lunar calender. Taasina dadkii dayaxa hore u tirsanjirey, ee islaamka hagayey. Halka dadkii islaamka kusoo biirey, ee iyaguna tirsanjirey, Qoraxda, ama Solar systemka iyaguna Hijri, qoraxeed beey isticmaalaan. Tusaale: tirsiga hijriga Iran waa 1403, halka carabtana ka tahey 1446.
ASC sheekhoow why you always tell negative things about Somali president and never the progress he is trying to achieve What about jabot where the whole country is owned by one man and 2-3 women?!
illahay hana waafajiyo wanaaga (Waxaa biyo kama dhibcaana qof aan wanaagsamayn inuuna wanaag helayn) wanaag markaan samayso uun baa illahay ina waafajinayaa wanaag kale.
Jazaakallaaah sheekh Abdiraxmaan Muftigeena Caalimkeena illahoow ku barakeee.
Masha Allaah, jasaaka Allaah khayr Sheikh
Daawada raashinka dhacay kaliya haday naga baarinlahaayeen waan uducayn lahayn.
JANADA ALLE HANAGU KULMIYO SH. CABDIRAXMAAN GUULAYSO XAFIDULAAH
Shiikh cabdiraxman bashiir waad mahadsantahay xayakallah waxbadan ayan Ka faa.idnay
Sheekh Allahh ku xafdiyo Quulal xakh walow kaana mur Culumada ayaa Qaar badan intaas aan ka hadlin
Sheekh Abdirahman waa runtaa masha allah Bravo
Maasha
Sheeekh Abdurahman Bashiir Alle cilmiga Iyo caafimaadka Hakuu Barakeeeyo waa sheekha kaliya Eee Cilmiga Diinta Islaaamka Ku sawira Waaqiciga Nolosh❤🎉
Mahadsanidii🎉 Sheekheena 🎉❤& Suxufigeena weyn 🎉❤
M.a shiiq Abdiramaan alla run.badanaa illahay maskax.daada hakuu barakeeyo wasax hadalkiisa
❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah sheikh abdirahman
ilhy haku xifdiyo shekh
Masha allha sh Allh ku barakiiyo
Sh Abdiraxmaanoow iska yaree waraysiyada asd Youtubarada iyo dadka asd siinaysid , arinkaasi kuumamiifna , markasd mudo joogtid waraysi aad uxiisobadsy siidaa !
ALLE HKU XAFIDO SH CABDURAXMAAN GUUULAYSO
Asc. Wax barta iyo wax bare maasha allaah
Ilaahay.haku.barekeyo.cimi.ayaa
Ku.jira
Fadlan ,sheeq c/raxmaan allaah haku barakeeyo
Waxaad tidhaahdaa siday illatahay dheh
Mxaad dhibsatay?
Qodabka ah muslimiintu waa walaalo waa i soo jiitay wayo dagaalka falastiin haneen aana u ducayn ma seexdo aad baana ula tacaadufaa, lkn dagaalka yukrayn ka socda waa isku mid in laga takhaluso iyo in kle makala jecli
Masha allah
Maasha allaah
Allow nooga dhig sanad khyre qaba
Shiicada wuxuu aaminsan yahay in ay muslimiiin yihiiiiiim
Kadibna
Xogmaal media waxan idinka codsanlahaa in aad sheekha maalin uu inoo falan qeeyo buuga THE WAR ee ninka maraykanka ahi qoray.
Macha Allâh
Maasga alaah aniga waxaan xiiseeyaa sci-fi movies waxa shiiqa uu ka haflayo anoo qur aan aqrinayo ayaan arkay
Cadceydu ma duurto way joogta dayaxu ma duuro, dhulku ma duuro way joogaan. Giyamaha ILLAHAY waxu cadceydu ku simaya baada.
Waaxi dhacaya alle ayaa ku calim ku aah ee muslaminta alle ha uu kalmeyo
🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿😭😭😭😭
DADKA MASKAXDODA WAA MUCJISADA ILAHAY E SI CAQLIGOODA KU HABOON ULADHAQAN AMA ULA IMOOW WAXA HADA DUNIDA KA SOCDO O KALE. ...
Sheekhu waa ooyi gaadhay ,aadna uu uga xumaday waxay siyasiyinta iyo ganacsatadu samaynayan
Waxay ku danbay doontah xornimo taam ah Ilaahay idankiis Alaahu Agbar
❤
Madaxda carbeed ma Muslim ayaa laodhankaraa sawkuwa intii sunnadu kamuuqatay xasuuqay
Faaideyn.
Sanadka Hijrigu waxa uu ku xidhanyey, tirsiga Dayaxa ama Lunar calender. Taasina dadkii dayaxa hore u tirsanjirey, ee islaamka hagayey.
Halka dadkii islaamka kusoo biirey, ee iyaguna tirsanjirey, Qoraxda, ama Solar systemka iyaguna Hijri, qoraxeed beey isticmaalaan.
Tusaale: tirsiga hijriga Iran waa 1403, halka carabtana ka tahey 1446.
Ma sxbaa in aan ka tagano hijiriga oo aan qaadano mid umad kale leedahay
Shiiqow Siyad bare ninkii mustaqbalkena kucayaarey intuu wadanka heysan karo waa heestey
Xataa markuuyaabey raisul wasaare umagacaawey cumar carta qaalib markey wax uso can waaydey ilaa wexii uu dhesey uu cuney
Ma cidba ila daaweneysa 😂🙄
Somali waala gumasta raga waa rag lakeensaday
DADKAADA MARKEE GAAJO YIHIIN LAGAAJOO BALSE AYAGOO QANI AH HALA GAAJOON HANA GAAJEEN. ...SOMALI.XIGTO WAAYE WAANA GOB E CADOW AYA HELAY.
HEESTI EHEED SKXIRKII MADOOWA
WAXA AAY RUN NOQONAYSAA MARKA SANADKAAN DIGAALO LASHEEGO O CAADI EHEEN WAX HADLO O BANAANBAXO LAWAAYO. ..
TURKIDA NAFTOODA AYEEY U HUREEN IN XILKA MILITARI QABANIN ILEEN NABADA IYO BARWAAQADA AYEEY MACANKEEDA KUJIRAAN WAAYNA DIFAACANAYAAN . ... ANAGANA AYADOO CADOW LAGU YAHAY AYAA AAMUSAN NAHNAY WAA IN DADKA SI XEELAD DHEER LOO KICIYAA KAAN HOOS UGU SHEEGNE QARSANWAAYOOW NASIIBKAA. ...
Waxan raba ina ogadu gortu yiri putin 30k ciidan ino 300 ciidan ka furty mesha ku yiri San bal iny xaqiq thy ogade
Sax
Somaliland shiikhow meesha kuma jito
Somalia ey Ku jirta wllo
Ma sheekh baa mise waa cilmaani
Cilmaaniyada qof diidan sidee cilmaani ku joqonaya 😮
Xassan shiikh bilowga sanadka rag sanaayaa, lkm dhamaadkiisa cirib xumaa 🤮
Duuraan maxa waaye
Waa erey asalkiisu yahay afka carabiga يدور uu wareegayaa
Odaygaan waa oday af dheer oo meelo badan ka hadla. Mana jecla inow. Djubooti wax u sheego anagoo og inow kaligii. Kaligii. Taliye ka taliyo jabuuti
UA-cam ka raadi waa mucaradka ugu weyn ee kalihi taliha
Selman ??? Somali matihida qudhun qqbiila qudhan le 😡
ASC sheekhoow why you always tell negative things about Somali president and never the progress he is trying to achieve
What about jabot where the whole country is owned by one man and 2-3 women?!
Maasha allaah