Dayax dalnuurshe oo soo saray Heesti Ugu qalisaned Galmudug

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019  3 роки тому +398

    Sanadguuro wacan galmudug. 2021💙💚🇸🇴

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 5 років тому +585

    GalMudug❤Hobyo❤Cabudwaaq❤
    Guriceel❤ My dhiiga❤
    Dumashi Dayax wan Ku salamay🙏

    • @amrannuur9596
      @amrannuur9596 3 роки тому +10

      Bqoradda galmudug nasra cdy

    • @mariambela3389
      @mariambela3389 3 роки тому +17

      cabudwaq anaa awowoyasheda kasujedan

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 2 роки тому +2

      @@mariambela3389 Nasra na ilmaheeda kasoo jeedaan😍

    • @abshirojama210
      @abshirojama210 Рік тому

      Hobyo ina hooyo dhulgeyged

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019  5 років тому +1137

    Thnk you so much all somaliweyn specially reer galmudug gabdheyda abtiyaashood &habar yaradeed allh idin xafido much love galmudug teamdayaxdalnuurshe plz subscribe my UA-cam channel dayax studio Thnk u 💪💪💪💖💙💚

    • @talizoapdiraxman493
      @talizoapdiraxman493 5 років тому +5

      Sidookale wll dayax

    • @Cudoon2020
      @Cudoon2020 5 років тому +8

      Thanks dumashi

    • @safainuabdi2507
      @safainuabdi2507 5 років тому +8

      Dayax dumashigeen Tnx in badan dhiiga Noga shaqysisay 😁

    • @ilwadqurux2879
      @ilwadqurux2879 5 років тому +14

      Boqor Baa tahay hodan habaryar yasheeda ban kujiraa viva galmudug ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @ismailhidig343
      @ismailhidig343 5 років тому +4

      Wax kale sxb 🔥🔥🔥🔥❤❤

  • @mursalmohamed5204
    @mursalmohamed5204 5 років тому +410

    Dayax inuu cadaw badan leeyahy inta og hadana dayax uu ka guuleystan gacanta ha soo taagto dayax vivi wll fanan qalbi fcn aya tahay

  • @anisatiiali5656
    @anisatiiali5656 5 років тому +245

    Wiil reer galmudug aa jeclaahy iigu duceeya in asi ilaahay calaf iiga dhigo🥰🥰🥰❤caruurtayda mustaqbalka abahood like dhac haligu siiyo inta aqrisato❤🥰🥰💉

    • @salmaaxmed8327
      @salmaaxmed8327 3 роки тому +7

      Alle haku darrO Abyo dadkaas wa gesiyaL lahupo❤💯

    • @degancadeey9456
      @degancadeey9456 Рік тому +1

      aniga caliweyn wiil la dhaho dakada ilaalin jiray intii cabdulilaahi yusuf imaan saleeban ah allena calaf iguma dirin

  • @hodanabdullahi358
    @hodanabdullahi358 5 років тому +185

    caadaado dhulka aabahy hargeysa idinka soo salamm💞💞

    • @Anuusha.
      @Anuusha. 5 років тому +1

      Hodan ❤👏

    • @hodmanmohamedahmed7172
      @hodmanmohamedahmed7172 5 років тому +1

      🥰🥰

    • @ummumaahirsaid8699
      @ummumaahirsaid8699 5 років тому +2

      @hodan abdullahi waan kaa qaadnay gabadheena❤❤

    • @hodanabdullahi358
      @hodanabdullahi358 5 років тому +1

      @@ummumaahirsaid8699 umac xppti

    • @galmuduggirl7900
      @galmuduggirl7900 5 років тому +1

      Hodan Abdullahi Masha allah cadaado walaalaheen nolaada 👏🏽👏🏽👏🏽🥰👑👏🏽❤️🌹🙌🥰😍🥰🌹🎈❤️ from hobyo godan 👏🏽🥰🎈❤️😍👑🌹

  • @sadakgaafow9200
    @sadakgaafow9200 5 років тому +248

    Ilahy dartiis iigu dhooba inta mogadisho joogto like saara
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdalleomar2154
    @abdalleomar2154 5 років тому +487

    Galmudug Hanoolaato💪💪❣❣💕

    • @idilabdi586
      @idilabdi586 5 років тому +4

      Ceelbuur dhulkeygii ahaa

    • @anisoabdi6308
      @anisoabdi6308 5 років тому +2

      Viva ceelbuur❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @faizaabdi6674
      @faizaabdi6674 5 років тому +2

      Ceelbuur 💝❤️💋

    • @leila14jimale28
      @leila14jimale28 5 років тому +3

      Ceel dheer seen u sugayey qoorta i jabtay

    • @abdalleomar2154
      @abdalleomar2154 5 років тому +1

      @@leila14jimale28 hhhhh 😁😂😂

  • @zack6859
    @zack6859 5 років тому +206

    Habar Gidir Family 👊❤ One Love 💕

  • @noname1507
    @noname1507 4 роки тому +34

    Ar caabudwaaq yaaka joogo😭😭😭😭 ani lee miyaa😢😔 laa Somaliweeyn waan idin salaamy iyo dadkeega Galmudug am galgudud💪💪🙏

  • @S_Siman2188
    @S_Siman2188 5 років тому +51

    Rer Galmudug ma ahi wana jeclan jiray lkn malmahan si dacad ah Dhanka iyo Galmudug aya jaceyl ii walaya tlhi😂😂 love u rer Galmudug ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @indhouroon5649
    @indhouroon5649 5 років тому +87

    M.a anigoo Rer punt land aad baa idin salamayaa jir oo jooga dariska xalaasha ah ❣From Garowe 💚allow dhidibada uhay Galmudug 👏

    • @fartuundaahirmaxamed2048
      @fartuundaahirmaxamed2048 5 років тому

      Thngs hapipti 😍😍😍😍

    • @hanaaqurux6787
      @hanaaqurux6787 5 років тому

      Indho uroon aamiin Thnk u xbbti Allaha ku sharfo nolow ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @abdymohammad2419
      @abdymohammad2419 5 років тому

      Wwwwwmash aallh😪😪🧟‍♀️🧟‍♀️🧟‍♀️🕴️🕴️🕴️🕴️🕴️🕴️🕴️💑💑💑👌👌👌👌💖💖💖💖💖💖💖💖💖🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡💝💝💝💜💜💜💜💓💓💓💓💓💓💛💛💛💙💙💙💙💙💙💙💚💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️💟💟💟💟💟💟🖤🖤🖤💜💜💜💜💜💔💔💔💔💛💛💛🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @indhouroon5649
      @indhouroon5649 5 років тому +1

      @@hanaaqurux6787 sido kle qali

    • @indhouroon5649
      @indhouroon5649 5 років тому

      @@fartuundaahirmaxamed2048 adaa mudan alpi❤💋

  • @ayanahmed8433
    @ayanahmed8433 5 років тому +44

    Dayaxu ma Damo cirkana kama dago hadii aad reer galmudug tahay like ha ila dhaafin rabow dhibada u haay galmudug 🙏💚

  • @booqortoyoogadenreercabdil7136
    @booqortoyoogadenreercabdil7136 3 роки тому +40

    Reer abtigay Galmudug HG hooyodey macan reerkodaa much love ❤️🥰😍

  • @sadakjb247
    @sadakjb247 5 років тому +54

    Reer Galmudug ukaca wllkin dayax Siyana Hestan Sharafteda ❤️❤️🇸🇴

  • @shukriabdiqadir5952
    @shukriabdiqadir5952 4 роки тому +85

    Ninkii hela gabar hg siiba sacad wuxuu helay jana duni the Queen of the world 👸👸👸💑💑❤💘❤❤💖💖💥💥👑👑

    • @abdirahmaansacad1184
      @abdirahmaansacad1184 3 роки тому +4

      Wllo waxaan ku farxaa markaan arko wiil aba gabadh reer galmudug from SOMALILAND noolada reer galmudug

    • @abdirahmaansacad1184
      @abdirahmaansacad1184 3 роки тому +1

      reer galmudug noolaad guul ayaan ini rajaynayaa

    • @nagimohamud481
      @nagimohamud481 3 роки тому

      @@abdirahmaansacad1184 Thanks wllkey welcome galmudug 😍😍

    • @ahmedhirsi3695
      @ahmedhirsi3695 2 роки тому

      waaw anaa eh

  • @deqiinappe9454
    @deqiinappe9454 5 років тому +45

    Galmudug celbuur fmly burjiko🇩🇯

  • @talizoapdiraxman493
    @talizoapdiraxman493 5 років тому +105

    From burco love wlalhy galmudug waxa ay kucaantahy caldheriyo hobyoy kucaantahy cabudwaq wisil bay kucaantahy ceelbur balan baly kucaantahy 😍

  • @wayelkajaqafsada3142
    @wayelkajaqafsada3142 5 років тому +55

    Anigu nin reer galmudug ah ban ahay waliba nin reer caabudwaq waana kaaga mahadcelinaynaa dayax keep going bro

    • @hassanmohamedahmed3785
      @hassanmohamedahmed3785 3 роки тому

      @@durmarbilaa19 hee maahan miyaa neh 😂

    • @saiidomohamed4146
      @saiidomohamed4146 3 роки тому

      @@hassanmohamedahmed3785 waa iskamagac shegasho un balse kamataliyo mamulka galmudug

    • @nazliahmed1194
      @nazliahmed1194 3 роки тому

      Cabduwaq lama shegin🤣🤣dhaladka unba lo hesaya no marti

    • @saiidomohamed4146
      @saiidomohamed4146 3 роки тому +1

      @@nazliahmed1194 yaa marti ku ah quruxey mise afsomaliganad saanni ugaranayn umarti waxkalad uataqan

  • @lajecleydaahmed1704
    @lajecleydaahmed1704 5 років тому +202

    Inti guracel ka so jedo dhiig hada leydihin like igu sharfa love galmudug♥️♥️

  • @abdifitahaadan3224
    @abdifitahaadan3224 5 років тому +437

    hadaa tahay reer Galmudug like saar❤👈👈

  • @samiromuhiyadin5039
    @samiromuhiyadin5039 5 років тому +162

    Xaradheere😍gobtii habargidir allow iidaaay

    • @galmuduggirl7900
      @galmuduggirl7900 5 років тому +3

      From hobyo 👏🏽👏🏽👏🏽👑👑😍😍😍😍❤️❤️❤️ walaalaheen reer xaradheere 😍👑🥰🎈💕❤️👏🏽💃🌹🙌💃💃💃

    • @sumeyaadanjuneydy8517
      @sumeyaadanjuneydy8517 5 років тому +2

      Amiira muxudin al landheeriyaah love from gaaljeceel we love u wallah❤️❤️❤️❤️🌹

    • @sacdiyosimn846
      @sacdiyosimn846 5 років тому +2

      Xrdhrr my meeshii aan ku dhashay

    • @jellyextra5568
      @jellyextra5568 3 роки тому +1

      My tolkeey xaradheere❤️❤️❤️❤️

    • @izaqueen711
      @izaqueen711 3 роки тому +1

      My dhiiga xarardher💓💓💓💓

  • @luckymohamed2030
    @luckymohamed2030 5 років тому +120

    Cadaado🔥🔥❤💖 dhulkeyga io Dadkeyga❤❤💋🔥🔥💖

  • @jamalmohamed1030
    @jamalmohamed1030 5 років тому +41

    Hadaa tahay reer galmudug like ta ha ila dhaafin viva Galmudug ❤

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 5 років тому +22

    Wixi reer ceel buur ah kalaya halkan ❤️❤️ ceelbur💪🖐❤️

  • @libaaxaduurkajiifa9722
    @libaaxaduurkajiifa9722 5 років тому +23

    Farhia the boss lady waan ku salamay queen hadii aad comment gayga aragto adiga iyo saygaada dayax mesheda kawada family ku dayasho mudan

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 5 років тому +72

    😭😭😭😭😭 heestan awal wn wayay manta anba helay rer galmudug my beautiful country nd my blood dhigeygu dhulka hadu lu dhaco galmudug buu qoraya ❤️❤️❤️❤️ wixi sacd ah like dhac igu siya rer batigey cayr maxamedna adinka like dhac igu siiya my future husband salaebana like dhac igu siya 😂😂😂😂

  • @farhiathebosslady9070
    @farhiathebosslady9070 5 років тому +502

    I like that my husband thnk u💋💖

  • @birimofood1146
    @birimofood1146 5 років тому +21

    Inta xarardheere ka soo jeedo like ha ila dhaafina 😍😍😍

  • @fatushbea5793
    @fatushbea5793 5 років тому +19

    M.a heesteeni galmudug dhulkeygii wacnaa viva galmudug dhul udug thank u dayax dalnuurshe ❤❤❤❤❤💋💋💋

  • @deepraichand8304
    @deepraichand8304 5 років тому +34

    Who ever missed galmudug like 🇸🇴🇩🇯

  • @inaasshirwac3810
    @inaasshirwac3810 5 років тому +104

    Wayway team dayaxumademocirkanakamadego guul😘😍

    • @maxamedhamadi9942
      @maxamedhamadi9942 5 років тому

      Dayax bro wan ku tag yara hor mar ayan ku rajeyna midka ad hada gartey 100 jibarkisa waxan ahay tag yariyashada midka ugu horeya 1 wan cadowga cagta hoos

    • @ciiltirahasanadka1008
      @ciiltirahasanadka1008 5 років тому

      Dayaxu ma damo cirkana kama dago from galmudug sacad rer qurdhale abti rumaad waryaa seedi jwb

    • @mohachina9915
      @mohachina9915 5 років тому

      dayax dalnuurshe waaw Mshllh

    • @jasminali150
      @jasminali150 5 років тому

      Masha Allh dayax dalka nuurka my dumashi Qali Ah 💖🙏🙏🙏

    • @faaisacadoowcabdi
      @faaisacadoowcabdi 5 років тому

      Asc and

  • @filsanhani7829
    @filsanhani7829 5 років тому +74

    Duxii cabudwaq intaa kaso jedo hi iso daha nacala sheydan kuyale halo kaco galmudug💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @maryanruun511
    @maryanruun511 5 років тому +39

    Cadaado dhulkyga iyo dadkyga reer abtiyaalkyga Allah idhowro

  • @luqmanjanuzaj3565
    @luqmanjanuzaj3565 5 років тому +39

    Inta somali ah waxan ka codsana please xamar inu ilahey qarax ka jojiyo inta xamar jecel like isara allow xamar dhipka ka kor qaad

  • @sabirabas3145
    @sabirabas3145 5 років тому +16

    Viva Galmudug Dayaxa Muqdisho Mahadsanid Libaax Baa Tahay Guuleyso😍

  • @nafisanaftaa2963
    @nafisanaftaa2963 5 років тому +34

    Hobyo ❤️❤️💯💪🏽rabow dhidibada u hay ameen 💯🙏🏽

    • @galmuduggirl7900
      @galmuduggirl7900 5 років тому

      Hobyo bilan 🥰🌹🌹👑👑😍❤️❤️💕💕🥰🥰👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽💃💃🎈🎈❤️❤️❤️🙌🙌🙌🙌🙌👏🏽👏🏽👏🏽🌹🌹💃

  • @sucaadcrahman6420
    @sucaadcrahman6420 5 років тому +57

    Halki layga beray galmudug
    Caro udgon guricel janad
    Galkacyo dhulki gesiyada
    Hobyo dhul barwaqo horumar ban idin rajena❤❤❤👏👏👏👏👏❤❤❤❤ inti galmudug hormarta jacel like 👇👇👇

  • @adnamohamed2335
    @adnamohamed2335 5 років тому +2

    Hadaan ahay gabdh reer hargayda waxan leeyahay reer galmudug hablyo hablyo ale sanadkan sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo Ku gaadh rabi wax didhiba idimatuso

  • @queendihama717
    @queendihama717 5 років тому +37

    Dayaxu madamo cirkana kama dago viva dayax allah ku xifdiyo walalkey😍❤💖💓💖💖👌🧡

  • @hassantaatiko1079
    @hassantaatiko1079 5 років тому +144

    Wagareey Wagar Hada Reer Galmudug Hadeysan Dayax Taallo Udhisin Hada Waa Godob Ee Ogaada Likena Dhag Isaga Siiya mahaan Ajar allaha Idinka Siiyee

    • @mkhmahamud2394
      @mkhmahamud2394 5 років тому +2

      Gabadh baan siinee maxaa kale nio 🤣😂 jid ha nagu furin eebow

    • @sofadaha4173
      @sofadaha4173 5 років тому +1

      Boqorad ayu naga qaba talo ugu filan farhia dumashi wn ku jacelnhy hada nahnay rer galmudug❤❤❤

    • @laylanoor8912
      @laylanoor8912 5 років тому

      Naga sugo ayaan leenahay taaalo waan soowadnaaye

  • @alihazzan6127
    @alihazzan6127 5 років тому +120

    Galmudug🍏 intii u xiistay like dhac kusiya

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 років тому

      ALI Showqi wll MCn subscribe igu caawi

  • @amalabdurahman932
    @amalabdurahman932 5 років тому +7

    Galmudug allow dhidibada u aas aamiin. ❤❤❤ galmudug

  • @akhayaarofficial7269
    @akhayaarofficial7269 5 років тому +58

    Like isaara team dayax dalnuurshe my favorite girl farxiya the boss lady salaan iga gaarsiiya

    • @maqtuubmaxamad1691
      @maqtuubmaxamad1691 5 років тому

      Cayuuni Yutuub Wad iska firatay le wll Meysha wax so dhig Hadi kale wan ka baxayna dadka aniga isku Runti

    • @fadumaqalif6051
      @fadumaqalif6051 5 років тому

      Waaw dayax dumashi afkaga cano macaan lagu qabay

  • @nafisanaftaa2963
    @nafisanaftaa2963 5 років тому +14

    Home sweet home Galmudug🔴🔵⚪️ fanankeena dayax thanks inbadan ❤️💯my qali dumar hooyadeen Farxiyo bossledy ❤️💯

  • @qalbixabxab3847
    @qalbixabxab3847 5 років тому +36

    Inti HG saleban ah like isra inta sacad siciid ah neh reply iso gala 💖💪💖💖
    dulka wacan galmudug allow dhidibada uhaay 💖💖💪💪💖💖

  • @mukhtaryare5086
    @mukhtaryare5086 4 роки тому +11

    Galmudug Forever Insha allaaah Salaam From Af Barwaaqo

  • @hamdihashi9828
    @hamdihashi9828 5 років тому +32

    Dheeftiyo guusheey hanteen Ceelbuur.......❤
    Galmudug one ❤💪 we are together forever😍😘

  • @vizzelo9909
    @vizzelo9909 5 років тому +6

    Galmudug ❤️allow dhowr
    Viva reer galmudug ❤️ dhamaantood hormar wacan insha allah galmudug oo baraartay oo barwaaqo noqotay

  • @ayanmohamed6089
    @ayanmohamed6089 5 років тому +8

    Dhanke xaradhere tahay dhayaha ku farxe bal eeg legend dumaashi dayax ❤❤❤❤

  • @Degan15
    @Degan15 5 років тому +22

    Hadaan nahay Abgl Farmaajo wuu naga badiyay waayo Hg ayuu mashquuliyay balse waan kasoo kabsan soonaa
    VIVA Galmudug hirshabeele xamar caday allow ii dhowr dadkeygii😘😘😘♥️

  • @ahmedhassanali5044
    @ahmedhassanali5044 3 роки тому +6

    from Ceeldheer io mareeg dhuL waceysle cade ah ❤️ galmudug noolaada🇸🇴🙏

  • @g3_wa
    @g3_wa 3 роки тому +11

    Habargidir reer galmdg laik❤👑

  • @ayaanxasan2054
    @ayaanxasan2054 5 років тому +11

    5 soomaali inta jecel like I Saar. Love galmudug 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋🙏🙏🙏❤💪

  • @mohameddahir130
    @mohameddahir130 5 років тому +9

    gab dhaheeynu furcadi ayeey kuu nooleeyaan ama furcadi ayeey kaaga taqulusaan mayaqaanaan laalaab (viva team dayax)

  • @rashkastudio1385
    @rashkastudio1385 5 років тому +22

    Keep goin pro dayx dalnuurshe❤❤❤❤❤🙏

  • @ifraahmohameddaganmohamed1803
    @ifraahmohameddaganmohamed1803 4 роки тому +8

    Galmudug hormar wacan ayaan idin rajeeyay insha allaa💙⚪💚

  • @monashire1040
    @monashire1040 5 років тому +6

    Cadaado iyo hobyo dhulkii awawyaashey💕
    Dayax sharaf korkaga ha ahaato seedi fanaan buuxa🔥

  • @ladanabdulahi6952
    @ladanabdulahi6952 4 роки тому +2

    guricel aaa ina ada raba iso duceya walega jira meshas my love wan ku so socda insha alh mhdnisd dayax

  • @duranabdo90
    @duranabdo90 5 років тому +6

    Dheeftiyo guushay hanteen
    Guriceel dhabbaddii sariyo
    Bal dheeho Cadaado bilan
    Barwaaqo dhex buuxda eeg.
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abshirmedia3638
    @abshirmedia3638 5 років тому +16

    Wooow
    M.a Galmudug
    Keep going Dayah

  • @sumyoasalaad9918
    @sumyoasalaad9918 5 років тому +5

    hees macan dayax wad u hagar baxday sediyashaa dariskena wangsan reer galmudug❤✌

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb 3 роки тому

      Dayax reerkiisa Galmudug ayey ka Soo jeedaan. Gobolo ayey ku leeyihiin. Maxaa kaa qaldan Soo baro

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 5 років тому +30

    Axsan hees Galmudug 😍 👏 Thanks Al Fanaan Dayax Dalnuurshe ❤️ 👏 from Ceelbuur iyo Galhareeri iyo Bargaan iyo Wabxo iyo Derri ❤️😍

  • @shareefabdulle765
    @shareefabdulle765 5 років тому +21

    Guriceel ❤ much love bro

  • @abdirizakshidane2215
    @abdirizakshidane2215 5 років тому +4

    Axsan hee galmudug dhulkeygi ❤
    Dayax dalnurshe & farhia bosslady & hani sharf wa idin taganahy❤🙏

  • @sahroyusuf6069
    @sahroyusuf6069 5 років тому +5

    Wiil gabar la siisto waad tahay dumashi wa no hagar baxde viva galmudug state ❤❤❤😍😍

  • @samiranuur7052
    @samiranuur7052 5 років тому +5

    Masha Allha dayax io xaaskisa io hani guleysta asxbta reer galamudg my dhiiga🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @farhanmohateam2717
    @farhanmohateam2717 4 роки тому +6

    Wara hadoosa dayax qabi lahayn farxiyo yaa hees saan umcn nooqaadi lahaa😘😘😘waraaa taalo halooga dhiso meelahan meel kamida🤣🤣
    .guricel🔥awooda💪🏿
    Galkacyo🔥geesinimada🤛
    Cadaado🔥talada❤

  • @shamsutdore5169
    @shamsutdore5169 4 роки тому +11

    ❤️Galmudug ❤️ my beautiful state may Allah bless my land ameen🙏

  • @farxiyopasto4252
    @farxiyopasto4252 5 років тому +5

    My dhiigaa galmudug aloow dhoowr Dhulka wacan galmudug dayax thnx wilkeenoow ❤❤👌👏👏🙏🙏

  • @Iqruudsh
    @Iqruudsh 5 років тому +7

    Am proud to be Girl from Galmudug❤️❤️❤️❤️😍😍😍

  • @amaalmohamed1152
    @amaalmohamed1152 4 роки тому +2

    2020ka yaa daawana stay home ku jira from America dumaashi dayax big respect I hope inaa U S A noogu timaado 🙏

  • @anwearabdulaahimahenderanw1445
    @anwearabdulaahimahenderanw1445 5 років тому +10

    Dayax legend fanka mogdisho

  • @zacimaspurs9100
    @zacimaspurs9100 3 роки тому +4

    Ayyy cabudwaq mgldi ay sxbtey ka timid ❤

  • @abukarmoalim6374
    @abukarmoalim6374 5 років тому +19

    Firs one plz like igu qabta inta reer galmudug ah dayax wuu idin hagar baxay wlhi horay usoco fanankeena🇸🇱🇸🇱

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT 5 років тому +9

    Big Legend Dalnuurshe.
    Much Love Galmudug
    Im Puntlander ✌

  • @hamdiabdirahman5311
    @hamdiabdirahman5311 5 років тому +7

    We love galmudug Iam from Hobyo godan❤🔥😊💯

  • @cabdulaahiqasiirofficial8864
    @cabdulaahiqasiirofficial8864 5 років тому +29

    Hadaad reer galmudug tahay like isaar subscrib ii gu dar

  • @wararkaciyarahacalamka7844
    @wararkaciyarahacalamka7844 5 років тому +5

    Masha Allah quruxlowga an dunida ujeclahay iyo hesihisa iyo my duma farhio iskuwara cadowka cagta hostisa inti ilajecel dayax like isara

  • @maxamedhamadi9942
    @maxamedhamadi9942 5 років тому +10

    Dayax dulnuurshe boqorka codka fanan an tag yaro hor mar wcn cadowga cagta hoos wadani inta fanan somaliya ah waa midka an ugu tag yaro boqorka codka dayax

  • @munodhaqane5786
    @munodhaqane5786 5 років тому +67

    Inta hani sharaf Snapchat keeeda kala socoty Like dhac igu siiiya❤️❤️❤️

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 5 років тому +3

    Dumashi farxiyo calanka galmudug way ku nuuraysaa inay reer galmudug tahay qurux deedan ka arkay

  • @hiddoshabeel8120
    @hiddoshabeel8120 5 років тому +6

    Hees iyo badh wlh Thank uu our boy dayax dalnuurshe realy hestan waan ladhacy🇸🇴💪💪💪 allow idiga iyo farxiyana dhidibada idiin haay🙏🙏🙏

  • @salmaanabdi9309
    @salmaanabdi9309 4 роки тому +2

    Ruuxii cabudwaaq hobyo iyo guruceel maandhaafine dhabti dhabtii wadnahey kutaal dhulka wacane galmudug allow dhidabada uhaay😊😀☺ Habargidir💪💪💪💜💛💚

  • @monaosoble1568
    @monaosoble1568 5 років тому +22

    Sweat home cabudwaaq❤️

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 5 років тому +5

    Masha allah Hadaa naHy dhalinyarada galmudug Thank u Baanu ku leenahay Nin Caruurtiisa walidiintoda amaani wayay matihid❤❤❤❤

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 5 років тому +5

    Dayaxoow seedi akteena sharaf iyo cisi kaleh baad tahay cadawga u noloow viva galmudug

  • @abdirahmanalinour3734
    @abdirahmanalinour3734 5 років тому +12

    fanaankeena qaranka dayx dalnuurzhe keep going bRo

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 роки тому +8

    DHULKEYGA GALMUDUG 💚🤍💙 From Sheekhaal Loobage ❤👊

  • @maanjama
    @maanjama 5 років тому +3

    Mshllh reer glmudug wllahy from garawe

  • @abdullahimaxamedcali3164
    @abdullahimaxamedcali3164 5 років тому +14

    Xaradheere my home❤

  • @aaminamohamedawale4950
    @aaminamohamedawale4950 5 років тому +11

    My dulkaygii galmudugtayda dalnuurkiisa waa asiibtay alow dhowr galmudug❤❤💪💪❤❤❤❤😍

  • @kawsariinakordahap1355
    @kawsariinakordahap1355 5 років тому +9

    Wadnehey kutaal,dhulka wacan *GALMUDUG* Allow dhidibada uhaay 😓♥️
    Dadkeyga one love 😘😘

    • @axmadabdiedebyeelo8014
      @axmadabdiedebyeelo8014 2 роки тому

      My gababeyda familkeda iqllaas sharaf tolke ayka guricel axsan al fanan dax

  • @insaaniofficial
    @insaaniofficial 5 років тому +3

    Tii Jubbaland ayaa iyadana Dabka saaran
    Inkaston Gabar siin lkn Somalinimada iyo isaga oo dhankaga soo jeda Gobalada Jubbland
    Galmudug Gobalkeyga Labaad 💗💗💗💗💓💓💓

  • @sumayamohamed5540
    @sumayamohamed5540 5 років тому +17

    celbur wixi murusade like 😍😍😍💖💖❤

  • @nafisaahmed9310
    @nafisaahmed9310 5 років тому +2

    Halkii aaan kudhashay een kuso barbaray Galmudug allow dhidibada utaaag, heestan wainey 1m garta with in one week .. thnk u dayax ....

  • @ogadengirl25og56
    @ogadengirl25og56 5 років тому +6

    I love galmudug hobyo thank you dayax 🌷🌷🌷🌷🌷

  • @hibodahir5604
    @hibodahir5604 5 років тому +10

    Dalka nuurkiis keep going wll🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dalmarkiikoofficiallchanne5883
    @dalmarkiikoofficiallchanne5883 5 років тому +81

    ilaa hada Ma arko
    Qof like isaara
    Nacalaa shaydaan kuyaale
    Like iigu gurmada
    Gabadh ayaa itiri hadii aad 200 Like hesho maanta waan is guursanaynaaye
    iga dhisa meesha

  • @rayaanaragsan3633
    @rayaanaragsan3633 5 років тому +6

    Team dayaxu ma damo cirkana kama dago
    Reer galmudug salaan boqortooyo
    From burco ❤👄💋💋