CALI ZAKI HEES WALAALNIMO AH / AROOSKA HIBAQ GOBAD IYO JIMCALE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 чер 2023
  • Ereyada: ABWAAN SIDIIQ JIIR
    Laxanka: CALI ZAKI
    MUSIC: BULSHAAWI

КОМЕНТАРІ • 2,9 тис.

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Рік тому +1105

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️👈🏻

    • @hashimhashim4563
      @hashimhashim4563 Рік тому +9

      ❤️❤️❤️❤️

    • @shamisibrahim9451
      @shamisibrahim9451 Рік тому +6

      😊

    • @user-iv5tj4pl8v
      @user-iv5tj4pl8v Рік тому +7

      ❤❤❤❤❤

    • @maryanmohamed8982
      @maryanmohamed8982 Рік тому +1

      💋💋💋💋🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍

    • @nimcodheeman8172
      @nimcodheeman8172 Рік тому

      لهلخلب😮 أخ

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому +63

    heestan inta ay qiiro gelisay ama la ooyay is muujiya bal walalayaa wa duco ameen banau leenahay

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 місяців тому +376

    Hadaad U jeedo magaca neBigeena Muhammad
    Like saar😢❤❤❤❤

  • @hanniomer3497
    @hanniomer3497 9 місяців тому +169

    hadaad u jeedo magaca nabigeene maxamed like saar😢😢😢

    • @hanniomer3497
      @hanniomer3497 9 місяців тому +3

      ❤❤❤❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 1:44

    • @fyussaf2341
      @fyussaf2341 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @missladiishpae
      @missladiishpae 3 місяці тому +2

      Scw scw

    • @DaganXasan-tu9cf
      @DaganXasan-tu9cf 2 місяці тому +3

      ​@@missladiishpae😊

    • @kheyrekheyre4343
      @kheyrekheyre4343 Місяць тому

      Scw scw scw scw

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 Рік тому +339

    Heesta baydka iga qiiraysiyay 🥺Nabdigaan ka jeclaa waligayba marwo reer leh inad noqotaye ku nagaw aqalkaga walaalo walaalnimadu macana 🥺🥰

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 Рік тому +78

    Hibaaq qofka hal malin arka jeclaanya wlhi ka wrn qofka meel kala noool wa nasab magaceeda gobaad iydu ka turjumya❤

  • @farxiyoismaaciil436
    @farxiyoismaaciil436 11 місяців тому +72

    Hibaaq waa qof nasiib badan walhi ❤ m.a😊

  • @munasarmuxudinahmet0395
    @munasarmuxudinahmet0395 7 місяців тому +26

    Habeen saaama layl aan soo jeedny ani walalday cfatx iyo cabaaz heestan izka dhageesanyn anago izla soo jeednay 3deenuba hanoo fiina wallaayl 😢😢
    3:00

  • @user-yp2kr8ho2e
    @user-yp2kr8ho2e Рік тому +60

    Ali Zaki anigii ayaaba iga oo siisay wllo waxa dareemi karo wlltinimada qiimaheda qofki yaqanaa❤ miss you my brothers

  • @IsraAxmed-rt8lh
    @IsraAxmed-rt8lh Рік тому +122

    Hibaaq gobaad wallahi waa gabadh nasiib badan walaalo cali zakiyow ilahy nagama kaa qaado wallhi wan kugu faanaa hadan nahay hablaha rer somaliland ilahy ha noo kiin daayo dhamaan inamada rer somaliland oodhan wan jecelahay in sha Allah wallo mcn mar uun baan idiin iman doonaa in sha Allah wallo mcn❤❤❤❤❤

  • @muhiimabdilaahi2586
    @muhiimabdilaahi2586 9 місяців тому +11

    Walhi ma arg fanan ka qalbi fcn😢😢❤

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 9 місяців тому +22

    Heesta waa heeta keliya eenku ilmeeyo markaan dhegeysto wa is bedelaa wallo qaaliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HodanAliHashi-rx2ig
      @HodanAliHashi-rx2ig 8 місяців тому

      😢😮😂😅❤❤❤❤❤❤❤❤💕💕💕💕💕💕💕💕 1:59 💕

    • @user-bo9mg2qx6v
      @user-bo9mg2qx6v 7 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cadegudevlogs
    @Cadegudevlogs Рік тому +118

    Ninka aan fanaaniintà ugu jecelahy CALI SAKI. Qof walalnimada qiimeeya. Keep going brather

  • @tasniimmohamed7
    @tasniimmohamed7 Рік тому +66

    Hiibaq iyo cali zaki waa daad isku Hooyo iyo Aabo ah hal walid wada dhaleen walltinimo waa waheel😢❤ Waan qiroday ruunti❤😢

    • @asmaomar9769
      @asmaomar9769 Рік тому +1

      Ali

    • @tasniimmohamed7
      @tasniimmohamed7 Рік тому +3

      @@asmaomar9769 Cali iyo Ali waa isku miid Ali keliya Xarafka C aaya laga rebay Lkn magacisa waa Cali👍

    • @fatmazahra9441
      @fatmazahra9441 Рік тому

      Ma walalo dhab ah baa asxaab Ayan modaye?

    • @tasniimmohamed7
      @tasniimmohamed7 Рік тому +2

      @@fatmazahra9441 Haa waa Walallo dhaab ah isku Hooyo iyo isku Aabo aaya dhalat

    • @miskiahmedsirad9
      @miskiahmedsirad9 Рік тому +6

      Ali zaki io hipaaq wa asxaap e ma,ahn wllo isku school ayey ahaayeen wna sxp hada

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 10 місяців тому +32

    Wow very emotional song so beautiful ❤❤❤❤❤ ducada Allah ha kuu aqbalo Walal Hibaaq qobaad congratulations

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 11 місяців тому +7

    Waa nafteyda naftaadu walaalo..
    Ha naafoobin intaadka ifka joogto walaalnimadu qurux badanaa❤❤

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Рік тому +46

    intan heestan ooyday ama qiirootay is muujiya walee wa hees qalaiya oo ka timi qalbi run sheegay ilahow aroos barkaysan ka yeel ameen ameen ameen ameen ameen aameen ameen

  • @nimcohassan7268
    @nimcohassan7268 Рік тому +208

    Waa xidhiidhka Kaliya aan dhamaan walaalnimadu hibaqq Walahi Waa Qof nasab Qof ka Maalin qudha arka ayaa ba iska jeclanaya inantas ixtiraamkeda iyo wanaageda ❤

    • @bashiirbashka8870
      @bashiirbashka8870 Рік тому +12

      Gabdhaheena somaliyeed dhamaantood Kuma jirto gabar xun marka ay haysato wll ladareena ilaashada markastana waxa xun kala taliya guusheedana ku farxa markastana kufaano ilaahay ha idin xafido gadhaheena somaliyeed❤❤

    • @MUBAARIGBunni-hz4nr
      @MUBAARIGBunni-hz4nr Рік тому +2

      JACEYLKAYGII 😂

    • @hodanali5483
      @hodanali5483 Рік тому +2

      ❤❤❤😂😂😂

    • @MUBAARIGBunni-hz4nr
      @MUBAARIGBunni-hz4nr Рік тому +2

      @@hodanali5483 IZLANTAYDI

    • @faatimacabdiraxmaan2816
      @faatimacabdiraxmaan2816 Рік тому +2

      ​@@bashiirbashka8870 0000j=

  • @zakariaadandahir2698
    @zakariaadandahir2698 8 днів тому +4

    1:47 malin qamis ahh July 2024
    On day i will re check ✔️ it 😮😢
    Abyo iptizam, Gabadey Asiyo, Gabadey Hanan . Waa idhin tawi donaa ❤😢

  • @user-qc5jd6dn2y
    @user-qc5jd6dn2y 11 місяців тому +6

    Xidhiidhka aan dhamaan ilaa dhimashada.uun ku kala tegaysaan waa xidhiidhka wllnimo ❤

  • @Ziihuu14307
    @Ziihuu14307 Рік тому +50

    Aduunka wllnimada ugu jeclahay qof aan si wllnimo isku baranay waligey ma hilmaami doono😢😢😢❤❤

  • @pricess1772
    @pricess1772 Рік тому +29

    Waxa labeerto dad ayaah ugu qalisan hibaaq gabadha wanaga badan abalkaah ugashay waligood ilawi mahayaan ali zaki wiil qalbi jilicisan ❤❤❤😢

  • @PKPOI3
    @PKPOI3 8 місяців тому +4

    Ilaheey iga ma qaado walashey mcn LEYLA HASSAN MAHAMUD❤ HOOYO LABAAD BEY II TAHAY❤

  • @samatardiriye1226
    @samatardiriye1226 7 днів тому +1

    Heeestn malin iyo Haben walalhy u qaaado
    Illhw ady amandda yihn😢

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 Рік тому +36

    Ma shaa Allah heestani weey itaabatay guleeyso Ali Zaki 🎉❤🏆🌹

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 Рік тому +50

    Beautifull song aad bay eega qiiraysiisay maxaa yeelay waxaa qalbigayga ku abuuran qiimaha walaalku leeyahayhibaaqay noloshaadu hawaarto amiin❤❤❤

  • @SadioSheikh
    @SadioSheikh Місяць тому +1

    Wlhi hestan markan maqlo wan qirodhaa cali zaki wan kugo fanaa abowe

  • @NalkaNalka-wi5vd
    @NalkaNalka-wi5vd 4 дні тому

    Ax walaalnimo macaan markd hyzto walaal qaran buuxa noqo❤😢

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 Рік тому +47

    Wllnimada mcnkeeda qofka aan haysan baa garanaya all ha isku kiin daysto 🥰❤️‍🔥❤️

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому +27

    heestan waxay ka ahaatay qalbi ka run sheegay walaalnimo waxaana ku baxaysa codki ugu macana Ali zaki guulayso Hibaaqna ilahay ha u qablo ilahayna isha xasid ha ka hayo kuwa xasarada ooga wa xasidin rabi ha ka qbato fidnadooda

  • @fatumamohamed2304
    @fatumamohamed2304 Рік тому +14

    Nothing beats Somali music 🎉❤

  • @nasraaxmed6598
    @nasraaxmed6598 Місяць тому +5

    Maash Allah ❤

  • @khadraaxmed5944
    @khadraaxmed5944 Рік тому +189

    "Hibaaqay noloshaadu ha waarto..."ayuu ooyey Cali Zaki walalo ♥️💯

  • @Khaalith_ilkacase
    @Khaalith_ilkacase Рік тому +19

    Sidii ugu wacneyd u mujisey garab istaag iyadon wllsha aheyn oo ah garabkaga midig ilahey ha kuu daayo hambalyo hibaaq❤ pin😮

  • @asmaloveofficial2896
    @asmaloveofficial2896 8 днів тому +1

    masha allah❤❤ hadad uu jeedo magacaa nabiigena Muhamed like saar❤❤❤

  • @nasranour8776
    @nasranour8776 11 місяців тому +1

    Wllnimo waa dahap bal eeg siday u fahantay in oo oyayoo😢 oy labtaa o galisay illhay ha isku kiin Waayo 😢❤😢

  • @yaasiincabdi-yp8hb
    @yaasiincabdi-yp8hb Рік тому +78

    Hadii Aad iga danbeyzo aad dawaneyso heestan oo garaytay 1.7M Si WllTimo ah Love igu saar🤞

  • @boqoradapuntland9819
    @boqoradapuntland9819 Рік тому +29

    Masha allh Dadka kaliya ee aan ka barty wllalnimada qiimaheedaa 🫂🫂 Nolol waarta iigu noolaada Ali zaki' Hibaaq gobaad ,A/jibar gcalie io Salah sanaag wllaltinmo buuxda❣❤

  • @user-hz3dm3gt7v
    @user-hz3dm3gt7v 21 день тому

    ❤❤Hibaaq iyo seygeeda Allaha isku waarsho Heestana in the record ban galshay dhankeyga

  • @Zaynab_033
    @Zaynab_033 6 місяців тому +7

    Heestaan waxaa dhageetaa markastooon Dhiiragaliyo walashay❤😢 taasoo igu hooyo iyo igu aaabe eheen😢 Wlhi kuwa ila dhashay ayadaa ka jeclahy🫂
    Hadii uu nabar gaaro jirkaaga
    Adigoo nixin baan naxayaaye
    Ha naafoobin intaad ifka jogto😢❤
    Ilaahayoow murugta iyo walalka iiga ilaali waxay jeceshahna iigu rumeey😢❤

  • @niciimacilmi-4597
    @niciimacilmi-4597 Рік тому +36

    aadon niixinban naaxaya waa qadariin haalkii u saraysay mansha allaah waa daad isjecel o isku farxsan cali yaran waan fiilay inaay saas iyo siika waynba aayku samen donto wll alle haisku kiin simo❤

    • @Salaado-nm1zl
      @Salaado-nm1zl Рік тому

      😊😊❤❤❤❤❤😊🥲🥲🤗🤭❤❤❤😊😊❤💙❤😊💢🤩😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdinajiib4886
    @abdinajiib4886 Рік тому +30

    5 gabdhood iyo hal wiil ayaa ila dhashay adunkana walidka ka sagoow ayagan ogu jeclahay wlhi😭😭♥️

  • @shucaybyare1661
    @shucaybyare1661 7 місяців тому +3

    waa heestii ugu horeesay aan la ooyey😢😢😢😢😢😢

  • @FadumoAbdi-sf9pk
    @FadumoAbdi-sf9pk 11 місяців тому +11

    Wow brother and sister goals Mashallah your mother is proud lady!!!!!

    • @faraxcabdi5843
      @faraxcabdi5843 11 місяців тому +1

      Nacas dhaadhaan nabigeenasuuban kusali

  • @Two_pac_shakur_63
    @Two_pac_shakur_63 Рік тому +49

    Niyad Baan Hadlayaaye Walaal, Noloshayda Waxaa iiga Muhiimsan, Taada Oon Wax Nusqaana Lahaanin😥❤️🌏

  • @ibramovicpogba1469
    @ibramovicpogba1469 Рік тому +13

    My Best Male Artist after Mohamed Bk
    Wa nadhiif qalbigaga Walalo❤ A.Zaki
    Hibaaqay nasiib ba ledhahay walahi❤

  • @user-sl1qe3zm1f
    @user-sl1qe3zm1f 11 місяців тому +10

    My brother cali zaki❤❤❤

  • @HANANMOHAMMED-pz5nq
    @HANANMOHAMMED-pz5nq 8 місяців тому +1

    A brother is the one who protcts you😂❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @salmacabdi2724
    @salmacabdi2724 Рік тому +32

    Mashallah waatan walaal tinimada dhabta ah ee lagu sheegaba alle haysukin daayo intay nololi jirto I have never seen this songs beautiful songs 🎵 ❤️ my fovirite singer alizaki 😍 walaalnimo 😍❤️

  • @sacdajaamac-ck5qt
    @sacdajaamac-ck5qt Рік тому +25

    Hibaaq alle ducada haw aqblo Waayo wllkeed oo si niyad Ah ugu hesay Waan ilmeyqy ❤❤❤😊

  • @user-ef8sv9uz5e
    @user-ef8sv9uz5e 8 місяців тому +1

    Ali Zaki ❤❤❤❤❤ masha Allah abowe

  • @khadijahfarah5427
    @khadijahfarah5427 10 місяців тому +9

    Allahumma bariq...nothing beats brother hood in this life❤❤

  • @Catiifo-gl4en
    @Catiifo-gl4en Рік тому +18

    Waa kaaa haayaa heesta walaalnimada sharaf ku nolow my favorite fanaan ali zaki 😢❤️

  • @abdirahmanhassan7570
    @abdirahmanhassan7570 Рік тому +33

    Today is 26/6/2023 time is 8:40am Monday beautiful another day walalnimo wa wehel wlhi ❤ allow qof walbo Muslim ah muradkisa usahal yarabi 🤲🤲❤❤ somalia hanolato ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴 remember day

  • @zakariaadandahir2698
    @zakariaadandahir2698 8 днів тому +1

    Waa Nadhif qalbigagi wllo❤
    Naxrista raba kugu beri wllo 😢❤
    Nasab baa tahay ann lahureynin
    Iptizamey Nolashadha haa waarto ❤😭Abyo
    2:00 am at umma university Night 🌙

  • @Fay80
    @Fay80 10 місяців тому +6

    Walaalo is jacyle 😢waa iga ooyisay anigoo idin garaneen reer heeso ma ahi lknse heestan waa i tabtay Ilahay ha isku kiin dayo il xun idma arkto.

  • @axmeddaanshood662
    @axmeddaanshood662 Рік тому +13

    😭😭😭😭 wale hees way dhaftaay raganiimo iyo. Wallnimo iyo dreen bad mujiisay wallkayow. Nollow hambalyo. My indeero hibaaq gobaad iyo seedigay jumcale. ❤️❤️❤️👏👏😘😘🙏🏻🙏🏻🙏🏻😭

  • @user-ui7pv3cj2q
    @user-ui7pv3cj2q Рік тому +21

    Waa nadiif qalbigaagu walalo 😢
    Wax kasta aad jeceshahay walalka la jeclow ❤

  • @alcadaalachannel3675
    @alcadaalachannel3675 Рік тому +11

    A brother indeed and other brother when come sorrow and hapiness ❤

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 9 місяців тому

    Wah Cali zaki heesaha walaalnimada kudheereeyaa wllhi

  • @adnoyuusuf5567
    @adnoyuusuf5567 Рік тому +34

    I can't stop my tears, wallaalo walboo is jecel allaha isku daayo.🤲😭❤

  • @CaashaAxmed-xd9mj
    @CaashaAxmed-xd9mj Рік тому +8

    Walalku maha kan hoyda iyo abha dhalen oqudha qof ksto nxriis iyo wng ku mujiya frxdna ku siiya wa wllka😢sxbtinimo wllnimo ❤

  • @user-gr5tj2iq2c
    @user-gr5tj2iq2c 8 місяців тому +1

    nasib uma yelan walal fcn oo walal idhaho 😢😢

  • @user-ld6do3hi6t
    @user-ld6do3hi6t 9 місяців тому +1

    Gurig walashey Anfac anigo mArTi ku ah kenya , Nairobi an dageysanaya 😢6saano kadib hada is helneey alx hestaana AYADHA ii shidi jirteey

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Рік тому +222

    Ali zaki he is such a gorgeous man , I thought he was not crying for that moment. His eyes broke up with tears of joy... masha Allah we have to pray all of them ❤ . It's really a priceless time how much he express his love with sister hibaaq, I can't hesitate to say Hibaaq Gobaad you are so lucky to have such a brother like him in your life...
    😢 .. I can't get over to watch this whole video over and over again 🎉

    • @mahatahmett8982
      @mahatahmett8982 Рік тому +6

      amiin ❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍😍💘💘💘💘💘💝💝💝💝💖💖🦹‍♀️

    • @zapirahmed-bh7pq
      @zapirahmed-bh7pq Рік тому

      Q

    • @mandeeq-fh6ox
      @mandeeq-fh6ox Рік тому

      ​@@mahatahmett8982 😢

    • @dayaxomacalin4350
      @dayaxomacalin4350 Рік тому +4

      Yeah, for sure, she is so lucky to have such friends . I pray you let that friendship and brotherhood exist in your lifetime. hibaaq gobad

    • @theonlydiamondyouknow
      @theonlydiamondyouknow Рік тому +1

      @@dayaxomacalin4350 اللهم امين

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Рік тому +22

    Masha Allah hibaaq iyo jimcaale Hambalyo hambalyo wiil iyo caano gabadh iyo caano 🤴👍❤

  • @ShukriCqani
    @ShukriCqani 2 місяці тому

    Walaa wakujclah❤❤❤❤😊😊😊😊

  • @nasramacun6490
    @nasramacun6490 4 місяці тому +1

    2024 people listening to this in Ramadan Tap in 💖

  • @ilyhqneys3638
    @ilyhqneys3638 Рік тому +16

    Best song wlhi walinamada dhabta ah qimeheeda qofyaqan uun na dareemaya ali zaki hore u soco wll ❤❤

  • @subeertiger4628
    @subeertiger4628 Рік тому +101

    Best song
    Voice=%100
    Music=%100
    🖤🥰🖐️

  • @Kiinmuxumad-fo7or
    @Kiinmuxumad-fo7or 3 місяці тому +1

    Ma. Walaalnimo❤❤❤❤

  • @jamilamahamed7462
    @jamilamahamed7462 8 місяців тому +3

    A brother is the one who protects you, you make me remember my brother, brother i miss you wherever you are❤😢❤❤❤

  • @boqoradagalmudug9582
    @boqoradagalmudug9582 Рік тому +32

    Walhi hibaaq waa qof wanagsan walalo fican ilahey ku siyay ❤❤

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 Рік тому +5

    Cali zakiyow walhi walaal qof qiimo badan ayaaa tahey walaashana aad ayaa u jeceshey rabi ha isku kiindaayo inta nolosha ka dhiman 🥺🥺
    Hibaaqey nacabkaa ma libaysto rabi reerkaga hakuu adkeeyo adna 🥺❤

  • @user-fv8gs1ti8n
    @user-fv8gs1ti8n 9 місяців тому +2

    Iga naziip pdn hibaaaq anigu wax wiil aH Ila ma Dhalan mna paran wiil sidan oo kle aH🥺🥺🥺

  • @Somaliofficaill
    @Somaliofficaill 2 місяці тому

    Cali zaki wad iga oohisay 😢 allow walal la.aan hana badin

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad8874 Рік тому +5

    Niyad baan hadlayaaye walaalo
    Noloshayda waxaa iiga muhiimsan
    Taada oon wax nusqaana lahaanin😢
    Waa naftayda naftaadu walaalo
    Haddii uu nabar gaaro jirkaaga
    Adigoon nixin baan naxayaaye
    Ha naafoobin intaad ifka joogto
    Hibaaqeey noloshaadu ha waarto
    Hibaaqeey nasiibkaa ma xumaado
    Hibaaqeey nacabkaa ma libaysto
    Oo shaydaan gurigaa ka naaran
    Nabdigaan ka jeclaa waligayba
    Marwo reerle inaad noqotaaye
    Ku nagoow aqalkaaga walaalo
    Waa nadiif qalbigaagu walaalo
    Naxligaanad aqoon walaalo
    Naxariista rabbaa kugu beeree
    Nasab baad tahay aan la hurayn
    ❤❤❤❤
    Inay qoray heestu igu kalliftay 13 gabdhood baa ila dhashay allaha ini daayo

  • @khadraqueensaxane9369
    @khadraqueensaxane9369 Рік тому +69

    Best song of the year 😭😭❤❤❤

  • @mohadeeq5038
    @mohadeeq5038 9 місяців тому +3

    Mashaalaah❤😢😊🎉caishomcaanhibaaqe

  • @jblack4552
    @jblack4552 8 місяців тому +6

    This song got me in my feelings 😢

  • @umuambiya8851
    @umuambiya8851 Рік тому +4

    Waligey waxa noqotey fananki ugu qimaha badana ee abid tageero nolow sharafow ❤❤from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @UbaxQurux1990
    @UbaxQurux1990 Рік тому +4

    Bilowga heesta aanba ku ooyay😢😢 walaalnimo 😭😍❤️❤️ wlshey najax iyo najmo aduunka idiin jeclahay ❤❤❤❤

  • @lovelyunicorn610
    @lovelyunicorn610 10 місяців тому +1

    Maasha alah walaalka sidaas ayaa loo garab istaagaa

  • @user-wk2bs3vr8e
    @user-wk2bs3vr8e 4 місяці тому

    Gabadh kasta oo haysta wiil ama gabadh waaleheda ama hoyo iyo aabe waad iga nasiib badantahay😭😭😭😭😭😭

  • @OsmanroblehMouna-ud6cu
    @OsmanroblehMouna-ud6cu Рік тому +14

    J suis de Djibouti 🇩🇯🇩🇯 j ne sais comment l écrier en Somalie mais c ma vraiment plu et elle a vraiment de la chance de vous avoir comme des frères j vous souhaite du bonheur et inchallah vous alliez vous voir en paradis

  • @hudaabdullah4173
    @hudaabdullah4173 Рік тому +5

    MASHA ALLAH 💯 another level wlhi ali zaki 5 days iyo 1m hore u soco wll🎉qof qalbi wanagsan leh tay wll tinim0 dadki ibaray tin cadwgina cagta hosted waku salmaya wll cali from burco gobolka raga❤👑🤴🏻🙌💗🫀🥺🤗

  • @SaiddaherFadila-rv1qo
    @SaiddaherFadila-rv1qo 10 місяців тому

    Wlky dareen waalal nima aya kuu gashaay walahi wll hamplyo wlky mcn iyo wlshey hibaq adiyo cali zaki

  • @CabaasCraxmaan-ti2ve
    @CabaasCraxmaan-ti2ve 4 місяці тому

    calizaki ilaahay hakudaayo. hibaaq noolow😢❤❤❤❤

  • @saltachannel1833
    @saltachannel1833 Рік тому +13

    ali zaki fanaan lama dhihi karo wa dhirigaliye dhalinta u nool❤❤❤❤🕊️

    • @Fey337
      @Fey337 6 місяців тому

      Ko❤

    • @MaryanHassan-gd3wk
      @MaryanHassan-gd3wk 4 місяці тому

      ​@@Fey337sghjj😅😊😊🎉😢😮😮😅hhzddoo0

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 Рік тому +7

    Nabdigaan ka jeclaa waligaayba
    Marwo reer leh inaa noqotaaye
    Ku nagoow aqalkaaga walaalo
    Waan ilmeeyay walaalhi❤❤😢

  • @user-yr4be7kh1s
    @user-yr4be7kh1s 2 місяці тому

    Walaalahy adduunka.ugu jeclahy ❤allow ii xafit😊

  • @user-iw6np8ut6g
    @user-iw6np8ut6g Рік тому

    Ala wuu oyayay miskin yar walashii hibaq❤🎉

  • @Quruxbdn
    @Quruxbdn Рік тому +6

    Ayyy mashallah nasiib badnaa gabdhan 😢❤ilaahow gurikeeda ubarakeey 🥹🤲🏽

  • @aminroblehdouhour5668
    @aminroblehdouhour5668 Рік тому +7

    I liké this song ❤😢😢 from Russie 🇷🇺*🇩🇯

  • @gypu9869
    @gypu9869 Рік тому

    Hiibaq iyo cali zaki waa daas isku Hooyo iyo Aabo ha hal walid wadaa dha❤😢😢😢😊

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 Рік тому

      Ma hubtaa aabo iyo hooyo inay wada dhaleen.

  • @user-we9sn7ye9p
    @user-we9sn7ye9p 10 місяців тому

    Duco.fanan ilama aha inla.aqbalayo lakin cali Zeke sxb tinimadaan kababrtay nin adag seki❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 Рік тому +10

    Masha Allah TabarakAllah Hibaq reerkaagda Alaaha ku barakeeyo isku nastoo isku nagaaga

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Рік тому +6

    Masha Allaah Hibaaq Hambalyo abayo walalo ku garab tagan marxalad walibod kujirtid hadey thy farxadadii arooskada iyo murugadadaba wad heysataa Allaha isku kiin deysto
    Ali Zaki walal kudayasho mudan illintada farxada kuimaday qalbayadeney sameysay 😭🥰❤️🙏

  • @IsmailHazard
    @IsmailHazard 5 днів тому

    Another level is the best in your brother

  • @MaxamedYuusuf-lv2tn
    @MaxamedYuusuf-lv2tn 2 місяці тому

    ❤waw qali ayey tahy wll tinimada