DAYAX DALNUURSHE JAWI CAASHAQ SANADGUURADA AROOSKA DAYAX DALNUURSHE IYO MARWADIISA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 645

  • @Casayrrr
    @Casayrrr 5 років тому +2

    Ishii bugtaay ku bikaacso
    Wa lamane is jecel ma jirto sabab igu kalifaysan inaan erayo xun ku tuuro ileen ma waaliyee dadka xanusanayana alla ha shafiyo

  • @catirrasta4919
    @catirrasta4919 5 років тому +15

    Hani shuluqey inta ila argty like isara😄😃🤣🤣

    • @مريممحمد-ر4ب
      @مريممحمد-ر4ب 4 роки тому +1

      😃😍😍😍😘😘😘😘😘🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍

  • @MaganVideoProduction
    @MaganVideoProduction 5 років тому +51

    Waa markii ugu horeeysay 20sano kadib fanaan jaceylka wax kayaqaano helnay 😂😂

  • @ayaancabdulahimahamed9440
    @ayaancabdulahimahamed9440 5 років тому +123

    War dayaxow farxiyo hoyada aye u katay gym u dir balbaalar caadi ah waye inta ila aragtay like iguqabta

  • @hodanali5163
    @hodanali5163 5 років тому +45

    Jaceylka midoobay
    Cidii kumashquusha
    Maxkamad halasaaro
    😍👫❤️ beautiful family sanado badan wada jooga Insha alkah 🙏

  • @lalamo6370
    @lalamo6370 5 років тому +1

    This boy is trying too hard why is he downlow..

  • @saabirboy5519
    @saabirboy5519 5 років тому +15

    dayaxo labo sano aya sanad guriradi arooskaga igu ak diganosa anine wali iskabulo😢😢😢ilaheyo mid san cml no sahal kuligen wixi iskabulo😩😩 ani cml hda tahay like ta iska saar😬

  • @bitterorsuschenal4213
    @bitterorsuschenal4213 5 років тому +9

    Maaahalla allow isku daa anigana dayax o kale isii xasiidiintan comments bixinaya kabaxa mesha ama mashallaa dhaha niyohow dayaxoow wiil Ku wayaaay😂😂😂

    • @saabirboy5519
      @saabirboy5519 5 років тому

      Bitter Or Süß ani iyo adi

    • @asmaali662
      @asmaali662 5 років тому

      Alle hysudayo nolol warta inzha Lah

  • @somalisongs2459
    @somalisongs2459 5 років тому +93

    Lamanihii qarniga

    • @dheemanmaxamed4476
      @dheemanmaxamed4476 5 років тому +2

      Guledwo gufaco mxa ku xigaya

    • @mahatosman297
      @mahatosman297 5 років тому +2

      Ma ka maseersanthy😂😂😂😂
      Anyway dayax is better than you
      Can imagine how he's beat up all stars single 😂😂😂😂
      Anyway he's the best

    • @jannahcali5363
      @jannahcali5363 5 років тому +1

      Gulled Zimbabwe jirta have wlhy

    • @saamiyomaxamed5186
      @saamiyomaxamed5186 5 років тому +1

      Guuleed Simba

    • @kky7354
      @kky7354 5 років тому +1

      Guuleed Simba asrh

  • @kinghirmooge8551
    @kinghirmooge8551 5 років тому +49

    haday niyadada ku jirto inad xafladan mid lamid aha sameysan donto sanadgurada arooskada like waxana ku rajeyna mid

    • @fathiayoussouf9687
      @fathiayoussouf9687 5 років тому

      Roman reigns Roman reignd KB KB you are a girl 20 hi schoolxzzfghd

  • @xilojano7590
    @xilojano7590 5 років тому +11

    Ha waaro jacaylku
    Alle hodan cabdiraxman cml idinkuma salido
    Bro Dayax N duma farxiyo congrats..

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 5 років тому

    Subscribe isar waxi iga danbeya

  • @nuraabdi1951
    @nuraabdi1951 5 років тому +2

    Dadka kala nasiib badan dayax dalnuurshe waa kaa sidii dayax u iftiimaya inta jaceylkataageerta like iisaara.

  • @adammohahussein7167
    @adammohahussein7167 5 місяців тому +1

    Hestan waxay igu ledahay xasuus sanadku waa 2019 jamacada waxaan ahay semester 5 subax anoo class ka dahsan oo roob daayo ayaan bajaj helay waxaan somaray bar class kadaha San darawalka waxaan ka cod saday inuu joojiyo kadib waxaan usheegay iney naraaci karta waan qadnay ayda macad ayey niganeysay
    Number ka ayaan ka qortay waxaa nadhax maray xiriir eed uqurux badan iyo kalsooni lkn ismanan calfan hada 3 caruur ayey ledahay still walwalnimada meysan dhamaan wali

  • @fuadtatabte4582
    @fuadtatabte4582 5 років тому +9

    Farxiyo inay 2 dhashay wa laga dareemayaa yaa ila arka

  • @zamzamsaleban1935
    @zamzamsaleban1935 5 років тому +1

    Laman qamuska wax hampalyo to hampalyo an laso kii kaiirn lascdo taaldi qaamuska aya idiiku so mariinaya haeada msh allh

  • @aziiz94
    @aziiz94 5 років тому +2

    Gabdhaha somalida ayado qalanjo reer qureesh u eg marki la guursado kadib hal cunug e dhasho wxe isku badale fuusto kutubeey wa sababta ninka naag kle ula guursanayo 💔 big love gabdhahena somaliyed 🇸🇴💙 lkn plz bariiska bdn ansalaato ku badala anagana an idin xambaarne 😘😂

  • @malmo4235
    @malmo4235 5 років тому +1

    Sheekadan Waa tii mursal muse khadra silimo beerka ugala baxay Ee isagoo naaga kale dhabarka ku sita armaa la arkaa kkkkkk ragu Waa masiibo soo degdegta

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 5 років тому +1

    Duubista balanbaalis studio waan ku Qancay

  • @jamalfarah4822
    @jamalfarah4822 5 років тому +5

    Ninkaan wuxuu igu kalifayaa inaan xabad Arooso ✔️✔️✔️✔️

  • @somalib0y695
    @somalib0y695 5 років тому +27

    waaaaw dalka nurkisa like igu caawiya inti iga dambeyso

  • @haniyemohamed3024
    @haniyemohamed3024 5 років тому +2

    MAsha allah isku wara farxiya iyo dayax hanbalyo hanbalyo hanbalyo sanad guro wacan niin ado kale nag hesha nasiib leh nag adiga oo kalna niin hela nasib leh masha alllah alx farxadan oo kale wn haysda Ana wixi reer lehna inu haysdan rajana inta haysana ay helan inta haysata alle ha uu siyadiyo like ha ila dhafina

  • @hassankaafi6506
    @hassankaafi6506 5 років тому +30

    Sacad iyo majeerteen ninkii guursada wallle dhibaa heysto adey shaqo kaa dhiganayaan maharsaneysid waa lakalama xanaqan

  • @Princess-ij6eg
    @Princess-ij6eg 5 років тому +5

    Masha Allah masha Allah yaa Allah never separate them 😍😘😍

  • @You.m685
    @You.m685 5 років тому +5

    Rer batiyo that's not the only to show your xaas love go home wasaq aaqax

  • @anfacbeauty3333
    @anfacbeauty3333 5 років тому +2

    Woow lamaha an kala dhicin cimri dheer iyo cafimad Allaha idin siiyo 😘😘😘🥰🥰🥰❤️❤️❤️ha guuleesto jaceelka inta is jecel Allaha isku daayo

  • @sundussaalax4810
    @sundussaalax4810 5 років тому +8

    Dayaxoow balamaha iska kala yaree adoo mid kale la socda ayuunba lagu arkiye nin somaliyeed baad tahaye
    Hays moodin raga aduunka
    Sida dumarka beenta loogu sheegad taqaanane

    • @saabirboy5519
      @saabirboy5519 5 років тому

      Layla Salah wlhi wa cayse mida kale niman ilahe masibin marka abahe 31. sano ayu qaba hoyade mxo nag kale u arosi wye😬marka nimankan dhan ma ahan ok🤓

    • @sundussaalax4810
      @sundussaalax4810 5 років тому

      @@saabirboy5519 ragii hore wllo qiimay lahayeen xata haday gabadh kale guursado way wada dhaqan jireen reerahooda lkn hada maya reerkiisi hore markaasu colaad horle u qaadaya taana maaha wax illahay rali ka yahay

    • @saabirboy5519
      @saabirboy5519 5 років тому

      Layla Salah ha wan arke lakin qaar le wye ado nolol mcn o romatic lakuguso koriyr adne nolashas cml aya radine sax marka 😆😆☝🏼dayax wixi u dambeyo ma ogi lakin nin ilmisa iyo xaskisa kufanoyo mansha allah wye

  • @sumayahassan7258
    @sumayahassan7258 5 років тому +21

    Gabdhaha kuhaaya dayax cml hanoqdan nimanka anagu inaa farhia cml noqono horta naftiina usheega kkkk

    • @swada5018
      @swada5018 5 років тому

      Fasuqa laguma daydo ee dadka wanagsan aya lagudaydaa

    • @ayaanjaamac4043
      @ayaanjaamac4043 5 років тому

      Xaymge

  • @princesszagal23
    @princesszagal23 5 років тому +6

    khadr biladii fanan nimo ayuu qadey. dayaxna tiii aabo nimo farqi wayn aya udhaxeyo love u dayx😍😍

    • @suleeqochannel8519
      @suleeqochannel8519 5 років тому +2

      Mnsha alllh dayax waaagiihore mataageerijidhin lkn family quruxda badan ayaaan kunecelaaday nin hakaaa ahaado dayax

  • @abdifatahrashidabdi7583
    @abdifatahrashidabdi7583 5 років тому +3

    Manash alalh famliy dhamaystiran allaw cadawgiina cagta hoosteda gee alalh ha idin xifdiyo 😍😍😍

  • @xalimo2416
    @xalimo2416 5 років тому +1

    ninkasta naagtisa quruxsata wlhi masha alh isku waara abid dad lagu daydo a tihiin 😘😘❤❤❤

  • @kowsarkowsar7238
    @kowsarkowsar7238 5 років тому +2

    Manshaaaaaaaaaaaaaaaaaaa allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah ha guuleeeeeeeeeeeeeeeeeeeysto jaceeeeeeeeeeeeeeeeeeeeylka hambaaaaaaaaaaaaaaaalyo dayax iyo farxiyo💕💕💕💕💕💕💕💕🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 5 років тому +10

    xabadka shuluqa dayax woo burshe😢😂😂😂

  • @iqroilwadqurux3193
    @iqroilwadqurux3193 5 років тому +4

    m.a dad isku faraxasan ilhey haa i sahalo anigan😂

  • @boqoradasomalilan1825
    @boqoradasomalilan1825 5 років тому +3

    masha alla masha alla hambalyo sanadano badan farxaad kuu waara lamaana qaniga ❤❤❤💋💋💋💋💋🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷👏👏👏👏👏😍😍😍😍😍😍😍

  • @luuloomar7480
    @luuloomar7480 5 років тому +3

    The best romantic dalka nuurkiisa iyo farhiyo iskuwaraa waligena hampalyo abowe msh allh allow idin dhowro 💖💖😍😍😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖💋💋😍😍😍❤❤❤

  • @abdirahmanabtidoon3426
    @abdirahmanabtidoon3426 5 років тому +3

    Dayaxow heesta sowti abwan xamse xadari ku yidhi malahid i dhaf 😆😃😆😃

  • @luulmahamed5209
    @luulmahamed5209 5 років тому +2

    Ilaahow iskukiindaa wlhi waan uriyaaqa romantic waaye dalka nuurkisa iskunuuresan ilahow iskuwaartan maano wiifto idinka hay aaaaaamin

  • @maryanmuqtar7116
    @maryanmuqtar7116 5 років тому +2

    Nin iyo bara 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @YMXPRODUCTIONCO
    @YMXPRODUCTIONCO 5 років тому

    Tol hadaa thiin subscribeta igu Caawiyee aan wx isku tarnee subscribta ha igu Ciilina

  • @farhiyamohamudmohammed8127
    @farhiyamohamudmohammed8127 5 років тому +2

    Mansha allha
    Farhiya waxan uso jediin haday farin taydu gadho inay way cayishay ee isku so celi sidadi hore

  • @nimcoahmed6854
    @nimcoahmed6854 4 роки тому +1

    Waaw mansha Allah dayax dalnuushe iyo farxiyo waan idin jecelnahay kudayashaad mudantihiinhiin mansha Allah

  • @hanaabdirizak4344
    @hanaabdirizak4344 5 років тому +2

    mshlh isku wara ubad kheyr leh alle ha idin siiyo kuwa hysatana ha inaka ka dhigo isha cadowgu ini ka dadan

  • @aragsanahmed6667
    @aragsanahmed6667 5 років тому

    Ha waaaro jecelkiina dayax farhiya

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Рік тому

    offcourseeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee.yarta

  • @iamsk1899
    @iamsk1899 5 років тому

    Lamahana qarniga isku waara abid
    Kudaysho ayaad mudantihiiin

  • @beenboodemedia7099
    @beenboodemedia7099 5 років тому

    Kan doqon miyaa ama ana mooda war marwaan yare heestiisa dhaaf sameeyso heeso xoola tahey

  • @ayanahmed8948
    @ayanahmed8948 5 років тому +24

    2 sano gudahooda habar uu ekatahey butac noqotey anyway nolada 🤩🤩 farhiyo nag nool nag sacad sas lagu yaqanaa ninkii dadkii xumaa oo laa socdey inta kaa jartey ey dawo uu marisey oo sanad walba iyada lre uu hesaa fankisa dhaan iyadaa isku koobtey abayo waan kugu racsanahey

    • @abdullahimasuulside411
      @abdullahimasuulside411 5 років тому +2

      Qosol iguma harin mahadsanid

    • @ayanahmed8948
      @ayanahmed8948 5 років тому +2

      😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdullahimasuulside411
      @abdullahimasuulside411 5 років тому +4

      @@ayanahmed8948
      Gabar miya tahay ama wiil√jawab macan

    • @ayanahmed8948
      @ayanahmed8948 5 років тому +2

      @@abdullahimasuulside411 gabar 😉

    • @raqad4642
      @raqad4642 5 років тому +3

      Ayan Ahmed dhal culumo weeeye dayax iyada fan iyo fusqi iyo is cadeyn bartay naaya wiilka ha u gafin meeel uu dad xun lansocday majirto intay jaceyl iyo nolal farxad leh ay kaheshay wiilka shiikhaaal kamaysan hesheen dadka qaaar huuush

  • @raqad4642
    @raqad4642 5 років тому +1

    Kkkkkk walaahi dayax iyo farxiya waa best romantic couple in somalia 🇸🇴 ilxun idinma aragto shiikhaal iyo sacad awalba jaceylka caaan bay ku ahayeen reer galmudug ❤️❤️❤️😀 Masha allah dhaha

  • @amaalsulub2588
    @amaalsulub2588 5 років тому +2

    jacelku istus mahan waa sidii cilmi boodhari

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 5 років тому

    Fananinta Somaliyed naga islamet ay kuxoqdan markay hesayan lakin ninkan xaskisa u kuxoqda 😁😁😂😂😂😂🤣🤣🤗🤗🤗🤗 cafwan guys

  • @bureeqomohamed6795
    @bureeqomohamed6795 5 років тому

    ninkan iyo naagtan maxishoodan miyaa

  • @samaahirlovesheekhal3428
    @samaahirlovesheekhal3428 5 років тому +11

    hmlpiyo hmlpiyo Dumshi adn poqorkii ila dhshy💚💚💚💙💙

  • @faayahmed8979
    @faayahmed8979 5 років тому +23

    Nin aan aamino la,nahy dayax markaa arko farxiyo ka maseraa isku waraa m.allha 😍😍😍

    • @khadijohassan1667
      @khadijohassan1667 5 років тому

      Waxba haka maserin jecelka bananka lagu jilo waxaa kaga fican midka ku qaaska ah adigo o shacbixinina inaa laga daremo ilahay haku siiyo nin baari ah sida nabikena xasaskisa u ilaalin jiray dhankeda islam ka ah

    • @fardowsomohamed5762
      @fardowsomohamed5762 5 років тому

      Ninaanaaminolanahydayaxmarkaarkofarxiyokamaseraaiskiqaraamaallh

    • @shadiyaosman9978
      @shadiyaosman9978 5 років тому +2

      away dadkii dhahayay waa qaniis o ilmaha ninkala dhalay qanis laba cunug ma dhala bal melkale u sariyhe sidi kikale wacal uga dhigten lkn waxan huba in u yahay abo fican farxiyana tahay hoyo wanagsan mucaradki away

    • @shamismaxamed2720
      @shamismaxamed2720 5 років тому

      War dayax kudaysada well niin maka ayan lahaloya

    • @nalkakaada6327
      @nalkakaada6327 5 років тому

      wey buuxan nin aad aaminto kow nafdaata ku kalsoomow iyo allah wakiil kadhigo

  • @hhwalal
    @hhwalal 5 років тому +2

    Waxkle asxbt haleygu qabto like

  • @caashoeezabeela5730
    @caashoeezabeela5730 5 років тому +1

    Jaceylku hawaaro😍😘

  • @zeynomer8236
    @zeynomer8236 5 років тому +1

    Marke is guursanayen dad isla eg bee ahayen imikana inanka la.moodaa inu yaryahy! Cakuye buurnaan 🤨🤨 is qabo walashey oo jalaqsantaada kusoo laabo

  • @daarutaqwa6235
    @daarutaqwa6235 5 років тому

    SIRNAAGEYD LAQAMA SAL GAARO
    Beri aya nin waxa uu isku dayay inuu sirta naagaha wax ka ogado waa uu tgy wxn uu aaday baadiye ama miyiga sidd utaqaninba mrks aya waxa uu arkay gbr wu utgy wa zalamay waraysi dheer ka dib wuxu yiri walaley wxn raba inn suaal ku waydiyo gbrti wxy tiri soodaa mrksu wuxu yiri waxa ladhaha (sir naageed lagama salgaro ) wxn raba inad wax iga tusto say tiri wax yar bn ka tusayaa ee kalay mrku sas uguso dhowaday bay intay isku duubtay tiri (wuuuuuw wuuuuuuw war dad ma joogo miyaa war ikaaalayoooooy wuuuuuw )dadki dagsimada dagana ama ku ag dhowaa oo dhan baso orday ninki wala qabtay oo la bucbuceyay mar ksa gbrti lagu yiri war mxa ku helay say tiri (waa ikufsan lahaa)ninki waa yaabay war waa beenteed war ana ni shegya ee iwaraysta mrksu yiri wr walaley mxd saas igu glysa madan qof muslima ahyn danbi aanan lhyn dusha hyga saarin plz dadkan ada fhmye wax fhnsi mrksy ku tiri (war sooma aad donayn inad sirta naagaha wax ka ogato ninki baa yiri (haaaaahaaaaaa )say tiri taasi tusaale haku noqoto by 😃😃😃😃😃😃😃
    Like & subscribe iisaar mhdsnd

  • @cadeymuu7
    @cadeymuu7 5 років тому

    Last year xflada ay dhigteen sanadguurada arooskood tana kashidan kana buuuq yar intii igu racsan xafladana kaheshay like iiisaaara

  • @aliisastyle8192
    @aliisastyle8192 5 років тому

    Iska jclhy labadan lmane Dayax and my dum Farxiya cadeey
    iskuwaara abidkin
    dadka leh farxiya hoyadis cml bay noqoty qrxdeda iyo frxdeda baad u quudhi la dihin kwrn manta haday caato xun ahan laheed mxd ku nacnac laydaheen
    farxiya dayax💋💋💋💋💋❤❤❤❤💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋❤💋❤❤❤💋❤❤❤💋💋💋❤❤👄👄👄👄👄we love u

  • @djdjdjdjxidjdjd3866
    @djdjdjdjxidjdjd3866 5 років тому

    Farxiyo weycayishy folxumeenoqotay owsley qalNjo aheed

  • @nabiila_mohamud
    @nabiila_mohamud 5 років тому

    Ninkaga Cadeyso maxuma Apaayo Lkn Waxa loo shidaa Moviega Laadiriinta kabuuxan Not Kuwa jacelka kliya ah Si Uu Unaqdo nin ad adag Hdl Adag iyo Karti leh😅😅😅 Wx xun maa sheegay

  • @madashaaqoon-wadaag3371
    @madashaaqoon-wadaag3371 5 років тому +9

    waaaw qofaan farxiya aheyn kuguma ogin dayaxow isku waara apid ehelkii farxada.....

  • @alihussein2528
    @alihussein2528 5 років тому

    Masha allh farxada allha idin siyadiyo

  • @haweeyomahamed4190
    @haweeyomahamed4190 5 років тому +3

    Masha Allah illhey ha idin xafido 💋❤❤❤🤘👌

  • @kinghirmooge8551
    @kinghirmooge8551 5 років тому +3

    farhiya qof iska afgaban dhib badneyn

  • @qaalidumar3725
    @qaalidumar3725 5 років тому

    Kuwani waa naga badbateeen markasta social media maxaa hortaagay caruurtooda may ku quudiyaaan lacagtay burburinayaaaan 😏😏😏😏

  • @abdikariiimhaydar2203
    @abdikariiimhaydar2203 5 років тому

    Apooow heesti lagu bahdilay o Nin kale la siiyey ayu si qadayaaa shttt kani wa nanaab akhas Tana warerisay nacaska😏ma heestu adunka ka wayey u dhiig ninka hestiisa doqonow🙏🏽😅Nin ka indho adag ma jiire

  • @CashaJaabir
    @CashaJaabir 5 років тому

    Kaale see u qadeeye dhagahiisa...oo dabadana ma cadeeye (fakir)..aniga oo dumar saas maba isku qadeenkari midibkeega walaahi inaan jecleen inaa badalow. Midibka madowga cudur badan ayuu kaa badbadinaaya Laakiin dadka ma oga..why the white skin pple was end up getting skin cancer because their skin is so weak.

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 5 років тому

    Farxiyo dhuubnida kuqurxaneyd hada wafurtay balbalar noqotay eniwy iskuwara dayax and farxiya

  • @habonali7822
    @habonali7822 5 років тому

    Waaaw alle haiskukin daaayo farxad kuwaaara walAalo

  • @ishwaqahmed900
    @ishwaqahmed900 5 років тому

    Inta lais jecel yaahay baa guryaha lala joogah idinkooh dacad kahadlayah maisleedihiin xogaa waxa kujirah jacayl xogaa bugah✌ 😂😂😂

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Sababadansacabbadan.nonsesesessese waxbadan baaa layga kaaa yaqaaan absuttly hablaha dhigey heedheh princeswseseeeee tii kujurtay naaaago dumaaaar haween nonsesesessesese

  • @umunawaaf7582
    @umunawaaf7582 5 років тому +18

    Xaskiisa hadoo jecelyahay moo gurigeeyda ku amaano horta aniga cadowgiisa ma ehi alaah isku daayo lkn saan waa laga fiicanyahay maraa dheereyn ayadoo heeseyso waa la arkaa dayaxow ku heeyso

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare2587 5 років тому +2

    Mncha Allh isku waraH lamanaHa QarnigaH

  • @gabadhaheerdarawiishlascan7365
    @gabadhaheerdarawiishlascan7365 5 років тому

    cajiib wiilkan wax fiican bu sameynaya tolow nimanka bas e somliida ee shaqo shoqo uun dumar koda nafta uga jarey dayx ha kudeydan ilhow iskiinda

  • @keedkafanka4337
    @keedkafanka4337 5 років тому

    Hal suaal yaa iga jawaabi karo sababta gabdhahayn hilibka si dhaqsi ugu foolo ?
    Wlh 20 jir waxad modaa 40 jir war sidaan isku dhaama habiinka bastada iska daayo qodaar cuno kuwa qurbah jogaan ayaa ajanib la yaban markay arkaa jeer ayaa modaaa waaa ka xishohaysaa in aad la marto magalada

  • @xayatiqalbi9245
    @xayatiqalbi9245 5 років тому

    labis ogama jeedo kkkkk

  • @bilanafrah5289
    @bilanafrah5289 5 років тому

    Naagtan ninkan wey badashay o wey cadesay 1mid unba u dhiman mayiiq mayiiq nimadan jil jilaaca ah in ey kasarto o ey naaxisyo Gmyna iga geeso

  • @nimcomohamed5234
    @nimcomohamed5234 5 років тому

    Mzha Allh Lamanahygah Nolozha Aad baan inugu fanaaa

  • @hassannassir2928
    @hassannassir2928 5 років тому +2

    Siday ila tahay qofka kaliya ee daacada ka ah faqashtu hhhh waa kan yar iska daaya xaasidnimada waa waxa dalkiina burburiye qabxadaa tihiine dayax ka hadha faqash fooqal faqash

    • @ilyasilgrande4571
      @ilyasilgrande4571 5 років тому +2

      Hassan nassir faqash yaa la dhahaa maxaa waaye micnaheeda hhhhh wlh reer waqooyi funny waaye iska noolaada oo buurahaas isaga jira ilaa qiyaamaha sonaliweyn wa diideene inaga ayaa somalida kle raadin doonna markaan awoodeenii soo celino insha allah

  • @muusehh5250
    @muusehh5250 5 років тому

    Rasuulku wuxuu yidhi scw nnkh qofkii qoom shabaha waa kamid haa waan hubaa in dumar badani ku taamayaan in maalin uun xaflad tanoo kale ah loodhigi doono aadna u jecelyhiin inay arakaan lkn su,aashu waxay thy xaflada aad dhiganaysa mathy mid sunaha suubanah scw waa faqsan?

  • @abdixafiidhayle1137
    @abdixafiidhayle1137 5 років тому +1

    2 sano 2 cunug awooo kuwaan da.boobsiis waaye may qooley miii 🤔🤔🤔🤔🤔

  • @nasteexo404
    @nasteexo404 5 років тому

    Kuwaan wee isku washeen qash jaceelka istus tuskaa jeceel dhab ah maba ahan sanad. Guuro dadaba daysiga reer galbeedka iga dheh walee muqdusho wala halaabah

  • @luliyosman3341
    @luliyosman3341 5 років тому

    Labadan wa naxur beleen qali lula kulahaa magaceyga iidhig duliyahoo kkkk

  • @basi5860
    @basi5860 5 років тому

    Wiilasha sheekhaasha halguursado kuwaas ayaa jaceelka kasayo

  • @mustaphaaliahmed1476
    @mustaphaaliahmed1476 5 років тому

    MNCH ALLAH TO YOUR FAMILY, INTA IDIN HADHAYNA VARXAD KU WAARA LKIN INADER QUDHAC MINADA IZK DAA DHAHA NINKAN INTU SIDI HABLAHA IS CADEYEY HADANA SHASHADAHA CALAMKA ISASO DHIGAYA NAAGTAN YARNA SUUQA SO GELISAYE NAGA DHAMOWDEE HANOSO CELCELINE KABA WEYNTAHAYE

  • @cabdixaliim8364
    @cabdixaliim8364 5 років тому

    maseer igu dileen inaan iska barajeyo lamanaha qarniga cadawgina unolada faraxdina alaha idin siyaadiyo

  • @caaisholuul3599
    @caaisholuul3599 5 років тому

    midaan bacweenaha ah maxay usoo gashe dhexdooda like asxaabey kkkkkkk

  • @faiza_nuh
    @faiza_nuh 5 років тому

    Marwo marwalba masraxa saaran hadey uur ledahy iyo hadii kalaba lagu dulniikinaayo Waa midaan layaabay ajaniibti cml Ayaa Lo dhaqmayaa Dad Muslim ah oo dhaqan leh ayaanu nahy dumarka soomaali hadaanu nahy yaana ka tagin diinteena iyo dhaqankeena

  • @faidali7745
    @faidali7745 5 років тому

    Dayax habaar baan kuu soo diray maalin walba xaflad iyo jaceyl aa soo duibee saa anakane buuq nagalisay iyo ninkaas magaartid oo jaceyl uu kasaa

  • @itsmebalqiis8960
    @itsmebalqiis8960 5 років тому

    WAARHEDHE NAGTAADA WAAQSIIGEEDA FUUR DHEEH WAA WAJII MACBUUSAAD

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 5 років тому

    Ar sowtan gabadhii dhaqaaqi la' hambalyo hambalyo.

  • @farxiyamaxamed1435
    @farxiyamaxamed1435 5 років тому +2

    Maasha allaaah famili kudayasho mudan alle hay din xafido

  • @Hibaq2turntt
    @Hibaq2turntt 5 років тому

    Hani sharaf nagta buuran indha adgaa so ma aheen daraad waxay caaynaysay farxiyo maxay so doontay ilawsha dhawaa ma umulbaa hhhhh

  • @alfananmustafyare7683
    @alfananmustafyare7683 5 років тому

    SANADGUURADA AROOSKA DAYAX DALNUURSHE IYO MARWADIISA

  • @samiraziman2310
    @samiraziman2310 5 років тому

    Ar farxiyooy waxaa saan ugu balaaratay mxaa dayax ugu hagranee maa siisid

  • @ayanabdiwali2667
    @ayanabdiwali2667 5 років тому

    Arsee ufaraxsanyhiin kawarama dad wanaag isku jecel mamooda jaliinka adinkaa wadiin wallhi ar aaqiro saan maa loo ilowaaa

  • @hasanomar1227
    @hasanomar1227 5 років тому +1

    Waxan kaa nin Ah Hadii kale magafe gacsnta Haku dhigooo 😂😂😂😂😂

  • @شيماءمحمد-ي2ه
    @شيماءمحمد-ي2ه 4 роки тому

    Wlhi waa ku farxa family sidan iskugu faraxsan markan arko ilahay ha isku daayo intii single ahana ilahay mid kolkoliya ha siiyo sida dayax oo kale