Ina ader marka so.kacdo rabi umahadceli nafta kugu so celiayay kadibna khayr ku bilow dhagahada habeenkina sido kale khayr ku dhameso habenkada adkarna aqriso waa iga talo walaltinimo 🌹
@@AbdinasirAbdulhiHuseinkama dheerid gabar maxamed gorgaarte ayaa tahay wiil.ina gorgaarte ee hg eh Allaha kuu sahlo oo wanaagsan Allaha iski kiin barakeeyo
I like marka Xamdi Bile ay leedahay: dad maqaam leh iyo magac waa maalintoodii, dadaan magan aheeyn martina aheeyn oon doqon matalin waa malintoodii. I am proud of you sister.❤️🙏
Dad maqaam leh iyo magac waa maalintoodii,Dadaan magan aheen marti aan eheen oo Doqon matalin waa maalintoodii.Maansha Allah Thanks Faniina Reer Galmudug Guulaysa my dhiiga❤❤❤❤❤
Mansha alahhhh galmudug Viva habar gidir dadka kaliye taageero waa dad alla sharaf iyo karaamo Ku manaystay guuuulaysta walaalayaaal reer galmudug from duriyada
Dad aan magan ahayn Marti aan ahayn oo doqon matalin waa maalintoodii bees bay ogoshahay heestan dad aan taageero reer galmudug from jigjiga gabadh direed
Duriyada isaaq iyo Habargidr maxa Ka dhaxeyo dadka siban iskaga dhawnahy comment Dhan wa Somali land Isaaqow wan idin wadanaa Anaga madaxa na furan mar walba viva Galmudug 🦁💪💪
@@xagaaydag Kkkkkk HG uun miyaa Galmudug Degto😂😂 War Aan ku siiyo From Harti🆎️🇺🇿🇭🇹💪 Galmudug ma dego Laakiin Waxaa Dego yaraan keeya Waceesle cade🆎️💪 Galmudug Waa maamulka Daarood iyo Hawiye iyo dir ka dhaxeeyo LOVE like community intaba waan sii yay Waceesle cade Dartood Dhashii Galcad iyo xaradheere iyo in kale oo badan Dhul 🆎️🇭🇹🇺🇿💪
@@sadaqcr6410 kkk wallhi dar alla udalantahay waakas madax haka noqdaan hal tuulo yaaris be kadagan mr ab ee marti waaye dadka haka waalin maskinow🥱🥱🤣🤣🤣🤣
Hambalyo my dhiiga Hg reer Galmudug 14 ka August 2022 10 million views hala gaarsiiyo heesta qarniga. Dad maqaam leh iyo magac waa maalintoodii midan magan ahayn marti aan ahayn oo doqon matalin waa maalintoodii.💙❤❤
Dhulka galmudug SaFar baan ku maray waa horre anoo muqdisho usocda, dal iYo dad kobcaya aYaY ahaaYeen alle Ha barakeeyo walaalahay From Hargeisa♥️👋
Hadalada aad adeegsatay wa another level mahadsanid walal
Galmudug wa iska jeclahay wlhi love ban idinku ahay ilmaderayaal from somalilad nin isaaqo habar awala malaha dee love kuba wa dhinaca habraha😂😂
Madaxa nafuran 🤣🤣🤣
Habarta dhinacan idinka soo jirta waa habargidir😂❤
@@nasirmoali 😂😂😂
🎉🎉🎉
And iyo and ina abti❤❤❤❤❤❤❤❤
Heestaan subixii markaan hurada ka soo kaco waa daartaa.
Markaan jaamacada u socdo waa dhageestaa
Markaan ka imaado oo dharka iska baxiyo waa daartaa
Markaan qadeenayo waa daartaaa
Markaan seexanayo waa sii shitaa
Heestaa waa iwaashey oo bilaahiya mana ihi reer galmudug.
From deriska puntland waa iska jeclahey galmudug dhiiga ❤ 😍 💖
🥰🥰 saan aa ku tahe galmudug lpx 🥰
Galmudug vs puntland = Walaalnimo
Ina ader marka so.kacdo rabi umahadceli nafta kugu so celiayay kadibna khayr ku bilow dhagahada habeenkina sido kale khayr ku dhameso habenkada adkarna aqriso waa iga talo walaltinimo 🌹
@@naciima7117 walaashey qaaliya waa kaaga mahadcelinayaa wanaada isheegtey waana kaa qaatey.
😂😂😂anaguna wn idin jecelnahy dariskeena xalasha we love rer putland ❤️❤️
Heestan ,waa mida ugu shidan oo maamul gobleed loo qaaday, reer galmudug guulaysta from puntland ❤🇸🇱
Feysaladen
6tit9t
Hy9uiou
3min aay dhaftay like dhab dheh😂
ggggggggggggggggggggggggggg
Hello hawiye and gal mudug from.isaaq hargeisa madaxa nafuran hampalyo hg from goobti hargeisa 😍
Ayyyyyy reer galmudug dad aan jeclhy allah idin xafido i.a xajiga mustqblka🥺 from gljecel samow🐫❤️
Aggah hees jaceyl ayaan u haystay awal. Waa idin salaamay reer Galmudug we love you 😍. Saying hi from Jigjiga.
Thanks huno🖤
Heestan si inana caadi ahayn bay isoo jiidatay from somaliland
guul guulmudug🥰🥰
Thanks wll🥰🥰
Rer Galmudug abtiyashEy aan jeclhy gar iyo gardrabba WA idin watA
wiiL aad abtiyaL utihiin From mjertenia 😍👊💪❤️😘👑👏✋
Wan ku jecel nahay tolkii Banu nahay
Hbo mcn❤💪
Majeertenia❤❤
guuleyso habo ❤❤❤
Abti
Viva habar gidir one love Runtii gob iyo nasab baa tihiin from dhulbahante ❤️❤️Galmudug one love
Darwiish nasab Kaamila❤
Habar gidir kaliya malahan wllo where's Mr
Mahadsanid walal anaguba waan idin jecel nahay reer dhulmahante
@@umaymoooomaar2423 Mr Maa Aasaasay Galmudug Mr Mj Daaarod Meeshas wee Ku dhibanyihin🤭🤫
Galmudug hamblayo
Viva HG dadka somali ugu qiimaha badan from Hargeysa
Iris samalenimo ina ader.
@@jamha3683 åå0ååååå
❤❤❤❤
Waan ku wataa sxb
❤❤❤❤❤❤❤❤
Walhi Niman hg ahayn dharkayga u dhigan mayo allow calaf igu dar hg idin jecliyaa dadkaygow from madhibaan
Mahadsanid abaayo mcn waan kuu rajaynayaa inaad calfato ❤❤❤
In sha allah midka ugu wanagsan I sha llah walshayda
❤❤❤❤❤
M.a Allah's kudhowro 💋 ❤❤❤
@@AbdinasirAbdulhiHuseinkama dheerid gabar maxamed gorgaarte ayaa tahay wiil.ina gorgaarte ee hg eh Allaha kuu sahlo oo wanaagsan Allaha iski kiin barakeeyo
HAMBALYO Hamblyo Galmudug dhashi h.gidir #geesiyadii_Caydiid_iyo_ _ggalaal iyo rw rooble geesiyada Somalia wll jaarka nhy
#From_hoyga_dhaqala_somaliland_berbera❤❤❤🎇🎇
Thanks
Hambalya Hambalyo💚💖Reer Galmudug somaliland💞💗✋
Waan kaa qabnaa wllo thankz dad gob ah ayaa tihiin s.land
duriyada
Hello 🥰💦
From Djibouti madax na fuuran, hambalyo walal nahayn Galmudug 💪💪
Amniga gotan waxa ilalinaya wilal jabutiyan ah thanks
Hambalyo reer galmudug waxa tihiin maamulka aan ugu jeclahy somalia horumae wcan walaalayal from Gobolka raga
❤❤❤❤
Reer Galmudug Hambalyo Hambalyo Habar gidir walahi waanu is ka jecel nahay from SOMALILAND
Thnks bro
Shugran wllo 💋❤anaguba wa idin jecelnhy❤alaha idin shrfo
Duriyada xalaasha madaxad noo saarantihiin❤️
Ruun iskuma jeclaan ee eedab yeesha dadkiina gees ka raaca heesa iyo faanka naga daayaa
@@iftiinkaifka5867 Adigu ma tahid reer galmudug cidaas ayaa loo hambalyeey
Iska jecelahy galmudug bilaa sabab from Somaliland ❤️
Somaliland wlaalkood waa galmudug abaal wayn bay ku leeyihiin umadda Somaliland ku nool ma ilaawi karo wlaalhayo hg
@@Frhkulmiye 21
Anagaba sido kale walal karaamo korkaga Ha ahaato
@@ilkacaseahmed7501 mahadsanid wllo
Sidokale annaguna waan idin jecelnahy
I like marka Xamdi Bile ay leedahay: dad maqaam leh iyo magac waa maalintoodii, dadaan magan aheeyn martina aheeyn oon doqon matalin waa malintoodii. I am proud of you sister.❤️🙏
Hambaliyo dadkii aan ka beermay 🥰 cadaado dhuusa mareeb guraceel caabudwaaq galkacya hobya xarardheere ceel buur hambaliyo reer galmudug 🥰
Barasho wacan malinta Galmudug 14 ougust. Ana waa 18 may Somalilnd.
Viva Habargidir
Thanks pro viva Somaliland
Thank you bro
Wllnimo galmudug io somali land
Viv isaaq dhal gobeed thanks from Galmudug
Kalama harno
Heestan runtii waan jeclahay.!!.
im not from Galmudug Somalia , guul baan idiin rajaynayaa From Hargeisa Somaliland 🤩
Reer ayeeyday galmudug From Somalilnd allow barakee 🥰👋
thanks wll guulayso
Allaha ku dhawro ayeeyo
😍😍😍
Dhulki Reer hoyadeey Alle Ha Idin Sharfo From Canada Asal reer hargesaawi
Madaxaa na furan zhp
abti thanks
Habo Allah haku xifdiyo
Viva HG walalahayaga dhabta from Hargeisa
Wow , State---ka kaliyee somalia kmidee rer somaliland dhab u Jecelyihiin waa kan "Gal-mudug" viva habarta qudhe nga degan somalia wa hbr--gidir ❤💚🙏
Habrahay afar ku yihiin miyaa
Qosol waynaa🤣🤣🤣🤣🤣
@@mahdiyaelmi3693 kkk kkk wd iga qoslisay wllo haa waa hbrta kliye xga iyo somalia nga jirta 😂 mrka dushnu iska ilshna hoostnu iska jecelnahoo hdad aragto Hargeysa wd ybi sidnu isugu qooshano kkkk ad bn kuso slmya Mahdiya 🖐 💓
@@libaaxasomaliland1066 🤣🤣🤣 meshan habro la.an nagu dishay marka hde sas tahay casimadayda 2 ad wa ina boqda mar 🤣👊
@@xamdicabdulahi2299 💋 ❤ xmdi adunba nga mqn hargeysa iyo hbruhu hbn iyo mlin ways arostaan 🤣 wllhi anigygaa kula hdlya mrky ii noqoto rer somalia hbrgidir wax an ahyn ima maraan ileen runta fiicane an kasi qosliye wliba wax iskga macan hbruhu mrky ishelaan wba " ice-cream vanilla with strawberry 😂😂
@@xamdicabdulahi2299 noo kaalay xmdi anigna aad isii kxaysatide kk aan csimdyda lbd ana mar so arkee kk ishqiyasak
Habargidir hada nahy madaxa nafuran waan miirkacne🥰😂💪❤
Madaxaaa kuguran
Madaxa na furan😂😂😂😂
6 Months , 6 Million ku gaartay heesta , wax kale dadkeyga from gaaljecel ❤
Gaaljecel Samoow waa tollkeen love from Cadaado.
Galjecel 🥰 dhiga dhuxa
From galkacyo
Hambalyo from puntland
Wlshey🥺
reer somaliland meesha waa joogan soo dhawada walal from wiil hg
war waan yabanahay aniguye soomaalilnd heestu ma soomaalinad miya loo qaday 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Galmudug kaliya salaan gobeed
@@najaxhidigmaxamedwarsme439 ngbbbbvpf7p8ie67or55kb
@@abdiriximmukhtar8718 zsbj
@@AFDiini1722 sxb hana necbadan lkn dhiig baa ka dhexeeya isaaq iyo habar gidir wallo si dhab ah iska jecel waa kuwi siyaad bare lagday
Hapliyo reer Galmudug from Koonfur Galbeed 🇦🇿
Love 💘
Tageero aan u away galmudug
Koonfur galbeed
Dad gob ah dadkii oo ka dhashay cabdiqaadir soobe Allah unaxariistee
Iyo halyeeyo kale oo dalka soomaray
Difaaca Qaranka Salaan Sare
@@مريمسالمين Adeer key zoobe Allah Yarxama
Reer somaliland waan idinka haynaa hamplyada walalehen wa idiin jecelnhy from gabar h.g ....🦁👊💪🤺
Hadaanu reer Hargaysa nahay yaa Galmudug nagu soo dara I LOVE HABARGIDIR
Halka habar ee koonfur idiin joogta baanu nahay.❤❤ Jecliyaa reer hargeysa Mogadishu baan kaa soo salaamayaa abaayo.
@@marufabdiwarsame1638 Qadaadwayn inta kala ka soo go'a
Viva Habargidir From Saruur Kingdom like haila dhafina markey garto 7Million 💪💪🔥
Yariinkii Madarkicis Hiraab"Saruur❤👑 boqortooyo❤❤👑👑❤
Qofkastoo Somali ah Kingdom buu leeyahay. Ana waxaan kaa salaama Cabdifitaax kingdom
❤️❤️❤️
Maanta Madaxaa nafuran.
Prof. MD.Xasan Sheekh Guul❤
7 .8 Million❤
@@SocialMediaYoutu 09
Galmudug habar gidir big love from Somaliland♥️❤️♥️❤️🇸🇴
Dad aan baqan dahab iyo xariir ah qabyaaladna ka xaadhan wllhi bilaahi waa dadkan ugu jecelahay Somali meel ay dagto habar gidireey wiil maydin igu darsan uma xumi Naag isaaq oo sacad muse ah oo idin jecel from janadii galbeed hargaysa 💚🗯❤
Laadhera nimadi oo gabara sodhowow qaali wiil geesiya iyo gayinaba daba wadiyar ee xogaa xasiid ah gebileyga soqaad💋❤😁
@@sagalahmad7989 xasiid iyo garawba galmudug baan idin ku keenaya idin ku xabad igu darsada waani salaamay hablo🖐🖐🖐🖐
@@Frhkulmiye ❤❤❤❤❤❤❤❤
@@sagalahmad7989 anaaba kuu diyaara ka warn canada ayaan kasoo salmayaaa🙏🙏
@@abdirisakisse4277 mashaa Allah soo dheere
Dad maqaam leh iyo magac waa maalintoodii,Dadaan magan aheen marti aan eheen oo Doqon matalin waa maalintoodii.Maansha Allah Thanks Faniina Reer Galmudug Guulaysa my dhiiga❤❤❤❤❤
Mansha alahhhh galmudug Viva habar gidir dadka kaliye taageero waa dad alla sharaf iyo karaamo Ku manaystay guuuulaysta walaalayaaal reer galmudug from duriyada
Dhashii Genaral caydiid
Hg geesiyadii soomali
From somaliland😍😍
Nasab nasab dhalay thanks poqortooyo💞
Thnks Zxp
@@Ali-uh4lo sandalad baa tihiin walaahay Hg dad ka gobsan noloshay ma arag runtii waa dad goaan leh Rabi run iyo rag yaqaana ah
Hg waa dadka ugu geesisan somali
Xushmad baan idiin haynaa ❤❤❤❤
@@jibriilsiciidjabro3320 thanks pro runtii reer Somaliland waan jeclahey waa geesiyaasha geeska waana wllheen Same blood pro👏🌹❤🌹💟💖💝⚪💕💚
Nasab hg nimo
Laba legend aya iska helay xaqiiqdii
Zakariye kobciye
Xamdi bilan
Waqal kama marna woow sanad guuro wacan dadkeygow
Hambalyo reer galmudug 14aug 2022 haweiye iyo daarood inta meeshaa dagtaba waan Hambalyay nayaa siiba hg reerka aan somalia u jecelahay jira oo jooga dal iyo dad nabada idinkusoo duceyanayaa from hargaysa duriyadii ❤🤍💚
Burco ayaan ugasoo hampayaynayaa galmud wadnaa qaybtiisa weeye viiva galmud from Somaliland
Gobolka raga we love you wlhi ❤
Reer galmudug one love forom somaliland ❤🤍💚 waamaalintii tiirka loomudee magacii gal mudug uusoomudhbaxay
Viva habar gidir💙
waayabay ciidankii xashiishada ee reer hargaysa sheekadoodii
From k.galbeed 🇦🇿 hampaliyo reer galmudug guulaysta wllayal❤😊
Meshaa farxiya fiska ayaan uga jeedaa wlee waa madal ia iskugu wada yimid waa hlkii sakariye kobciyee madaxaa nafuran mantoo klee hamblyo reer galmudug❤️👏
Hees macnbay waliba qoor qoor u qaaday oo lawada ciyaaray odaygi way kaga ciyaarsiisay
Waxan aan halkan ka salmayaa Dadka reer Galmudug gar ahaan Hablaha reer galmudug From Borama Samaroon😀
Wanka qadny aqoonti iyo dadnimadi soomaalidee samaroon siciidka ahaayow❤😄👏
😇 SALAMULLAH
Borama hogya aqoonta
Waad mahadsan tahay walaalkeey
Samaroon qudhun
Ree galmudug waxa cadadatay in ey 18 Millionen yihiin 👏❤️
Jecliyaaaa Galmudug iyo gobtii HG love from Hargeisa ❤️🤍💚
We love u too🥰🙏🙏
Mahadsanid walaal sidoo kale we love u Gobtii isaaq ❣️😘
.
Hg keliya maha mr baa la leh saas u ogow
Walaal habar gidir kaliyah malahan anigoo habar gidir ah waxaan ku dhahaayaa galmudug waxaa iskaleh reer galmudug oo dhan inta qabiil oo Dagan galmudug ayaa iskaleh. Ha kala saarin dadka walaalaha ah. Mahadsanid ha noolaato somaliland
Hambalyo galmudug dariskeeena
From puntland💚⚪💙🇸🇱
ᴛʜɴᴋs sɪs
Nasab 😍
يا كيف امستو
Hw are you
Dhilo faqsh hambalyo lagama rabo
Dad aan magan ahayn Marti aan ahayn oo doqon matalin waa maalintoodii bees bay ogoshahay heestan dad aan taageero reer galmudug from jigjiga gabadh direed
oww hapipti👑😩 tnxs waan ka qabna 😍
misra Abdirahman abwanadena istaas waaba inta lagareebay iyo inkaloo kasii macaneed lkn dadka qaraa u arkaya faan balse waaa xaqiiq jirta mrahaada wanka qabnaa somali galbeed insha allah maaliney noqtaba hg ogaden iswata amxaro injiray way ka xoreynayaan isnsha allah maliney noqotaba waa arkee aydoo adis ababa leysku heysto idimka alle
@@sherifdahir1667 Shukran wll ilaahay hanagu simo
Galmudug
Waxan Arkay Hablo Badan Oo Qurux badan oo Huwan Calanka Galmudug
Shaw Galmudug ba Waa Quruxdii oo Maamul ah 😂😍
Salaan sare Habargidireey
😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kkkk wanka qaadany ina adeer ❤
kkk gabdhu qurxun aa war danbiya gashay istaqguraleyso🤣
Inta mesha ka maqana ka sii daran abwane ani cml😃❤💋
Waa sax Quruxdii oo maamul ah weeyaan😘😘❤❤Salaan lamida abwaani😘😘👑
@@xalimocabdi2316 nayaa cuqdada Galmudug gabdheheena waad ku dhimanaysaa dayax muuqda sacabo luguma qarinkaro indhahaa mclin ah😏😏🤣
Duriyada isaaq iyo Habargidr maxa Ka dhaxeyo dadka siban iskaga dhawnahy comment Dhan wa Somali land Isaaqow wan idin wadanaa Anaga madaxa na furan mar walba viva Galmudug 🦁💪💪
Same blood that's all we love them
Jah 10M inay heesteena gaarto ku faraxsanahy from wiil Duduble
Xordage
heestani wey imartay reer gaalkacyo waa idin salaamay from gobolka ragga
@@Frhkulmiye mahadsanid wllo amiira qurux one love
Wan ka qadnay wll from sacad 🥰
From somaliland hees way dhaatay tani waa waxa kle🔊🎼
Walaalaheena Somaliland mahadsanidiin Alle ha idin xifdiyo from galmudug.
تتانتتتلللللبل❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Viva habagidir hanoolaato waa dad aan kusoo dhax koray waana jeclahay waan dad aan jeclahay hormarkooda from xawaadle viva hawiye
Hawiye nimo 💪 ❤❤❤
Mabruuk reer galmudug 💚🤍💙dadka keliye ee aan taageero u ahay one love dhiiga
From somliland 💚🤍❤
Mahadsanid inadeer qaali much love from Galmudug ♥️♥️♥️
Mahadsanid jamuuriyada barakaysan
somaliland reer ayeyedey one love ayeeyo arab guulane waa dhigeyga
Masha Allah galmudug waay waa NAFTA waay allow karameey dhulka sharaft badan iyo dadka reer galmudug
Waxa ubahal ah in reer somalind aad noo jeceylyihin allow no gobta somalilnd
Waxaan arag nay sanadkaan iyo sanadkii hore shacabka galmudug in ay ismuujiyen oo ugu shidnaayeen iyaga guul galmudug♥️🇸🇴♥️👈
mudug uun baan ka tageera somalia sababto ah caydiid ba ka dhashay guulaystaa
Gobonimo+wllnimo🤝
🎉 24🎉❤❤❤
Madaxa ina furan Reer galmadug
Hambalyo hambalyo from Somaliland 🥰
ᴛʜɴs ᴢxᴘ
@@ahmedmataan +qq+qq
Congor
Rrsddthjoi
No yidod
Galmudug geesiyadii somaliyeed dadkii hiilka .iyo hoodaba lahaa , dadkii gobanimada jeclaa guulaysta tolkay from isaaaq hargeisa s.land.
Wan ku faraxsanahay in ilahay ka dhigay walalkay ahna gacantayda midig
Q
Viva rabi naxaariisti jano rabi naxaariisti jano haka rabi naxaariisti jano haka famliga iyo famliga rabi
@@xaliimaaxmed9560
Sgllff6to
Lpllp
War guusha koobka maamul gobaleedyada kadib qofkii xagaan imaade liketa hala idhaafin guul galmududg🎉❤❤❤
Madaxaa nafuran 🚬💨
"Maantoo kale madaxaa na-furan!" Ustaad Kobciye & Hamdi bilan waan idinka heynaa hees maqaam sare leh. Hambalyo Galmudug, sanad guuro wacan! 😊🧡
L
❤❤❤💚💚💚
Mahdsanid wall
.
Waan Salaamayaa Abtiyaashay Galmudug from Puntland.
Waan ku salaamney habaryer we love puntland💗💗
This song crossed over👏👏👏madaxaa na furan!! Zakariye Kobciye is underrated abwaan!!
Yes
100% underrated
Dadka kaliyah ee fanaanin ku filan haysta waa somaliland iyo galmudug♥️
Inakstoo kuwa Somalialand ay naga badanyihiin hadana afarteena xabaa naga waalaya
@@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 4 xabo mahee cid naga fanaanin badan Somali kuma jirto
@@amaanimohamud7473 galmudug anaka iskaleh qaali ♥️
Kkkkkkkk
Ree somali land dad madhafsado from hg wan idin wataa💝
ManTo KaLeNa Madaxa Na Furan Dee Galmudug Love From Burco💚❤🗯 TariiKh DaDKi LaHa HG 🤯
Wa idnwadana gobolka raga❤hj,hy😂
Viva reer galmudug from raggii heestan dadka baray oo kala kacshay koonfur galbeed🇦🇿🇦🇿🇦🇿
😂Dadka baray kulaha heestan wee kala kacsaneed waligeed hada wax kala kicin kartiin af may baa kala kicin leheydeen oo adinka idin soo dhaafin
Hhhhhhhhhh kala kacsaday maxa kawadaa😂
Viva Galmudug from Bacadwayne
Madaxdii sure Qubays
From Reer Xaaji Madaxaa Na Furan
Dhiiga galmudug nimo hawaarto
thanks gobtii aya tahay al sacad
Maalintii Galmuduuuuuug ayay maanta tahay
Muraaqoodayeey waan miyir baxee Salam Galmudug from Sanaag gobolkii Saldunada ❤️
Viva Somaliland we all love you from deep heart Of HABARGIDIR
312sanothetheew2thethetheqq
Thanks 29/jan/24 malinti galmudug koobka gobolada ay ku guulaysaty hanbalyo from hargeisa
❤
We Love ❤️ you too 👍👍👍👍
Love you ❤
Hambalyo Hambalyo shacabka Reer galmudug from Jamhuuriyadii barakaysan ee Somaliland
Waaw gobanimadii oo qofa wa tan
Thanks 👍
Duriyada dadka somali ugu jeclahay thanks ilma aderyaal
Thanks gob inuu isaaqu yah xasdna ahayn
Wan idinka gudooney gobanimadii oo dal ah somaliland dad aan jeclhy
Reer galmudug dadka kle ka saamen badan Gob gob dhashay💚💙🤍
Soo ma aha galmudugnimo ❤❤
Wow nice 👍👍👍 music I can't stop watching this video.......am from ajuuuuuran kingdoms
Hambalyo galmudug ❤from reer Somaliland❤❤❤❤❤❤
❤️
Love you to from galmudug
ᴛʜɴᴋs sɪs
😍😍😍
Dgrurhd
Hmplyo G.mudug laga yaab the one and only legend waqal wstudio keep going bro
Heees usoqad bro
Hees karl iyo laab ah wadso qaday khalidow
AL FANAN HEES GALMUDUG BAA KA SUGENA MISE NAGUMA HEESATID
Thnks fanaankeena
Al fanan qaalid wan kutagernaa ee hees nosooqad nh
Viv Galmudug Weliba i was Ex Reer dhuusamareeb Casimada Actuel) galmudug From Hargeisa Noolaada Sacad iyo salebaan iyo cayr Ragedii
Keyse Maxamedhgi gabadha hamdi ah yey tahay dee koley ilmaa tahay hamdi waa sarur wa katagtay iyo duduble hg ba hadad shegto is raaci lakiin lagu qaban mayo hadad habarta wax kataqan
War heestan xageey igaga dhuumatay. Wax galmudug quseeya imaba dhaafane 😂. Madaxa na furan bishaan oo dhan ❤️❤️
Maalintii Galmudug
Ayay maanta tahay
Muraaqoodayeeee
Waan miirkaceeee
Madaxaa na furan
14ugust soo baxaday heestaan
Maantoo kalaaa
Dareen muqda iyo
Muxibiyo kalgacal
Ku xusnaa mugweyn
Waa maalintii iiiiiiii
Hirka loo mudayyyy
Magacii Galmufug
Soo muuq baxayyy
Madaxaa nafuran i love you Galmudug
Anaga dhan madaxa nafuran
Meel walba na furan😂😂
@@jrinho172 war kadaa 😂
@@jrinho172 🤣🤣🤣
Hibir gidir geesayaal somaliyed wan idin salaamay.
From somaliland gaar ahana laandheeryasha isaaq ee garxajis ahaa
Sdkle dadaa ujeclhy isaaq❤
Mahadsanid dhiigeyga nooloow walaal Qaali
Adeer ,Soomali oo dhan baa laandheera ah hambalyada ku koobnow inaga daa, faanka from Gaashamo hy,
@@ghazalihussein7990 maxay tahy maserka dumarka lugu ogaye 😏
Tanks wll 🙏🥰
Heestan waaa hees cajiib ah
From somaliland
Hanbalyo Hanbalyo
Ayaan leyahay waad ismujiseen
Magaciin hajiro Viva HG
Kobciye siduu rabuu fanka ka yeeshay
Erayo iyo laxan🔥🔥💋
ina Doorsalaanow ila heesaha wa dhageesata
Isma ogi markani isma ogi meelaan marayaba ma ogi wlhi Ugu dambayn Waan guulaysanay🎉🎉🎉❤❤❤
Guuleyso HG!!!!
Viva Habargidir 🎉🎉👏👏🤩🤩
Hambalyo hambalyo gobtii reer galmudug hg waanu idiin taganahay💚🤍💙💚🤍💙💚🤍💙🥰🥰💯
thanks khadra we love somaliland
Thanks Al duriya
Love-galmudul from guricel🇸🇴
Hambalyo reer Galmudug
From somaliland
❤❤❤
Maantoo kalena madaxa na furan,na furan anaga madaxaa na furan
Hambalyo reer Galmudug, From Hargeisa Somaliland
Habar gidirey
Walalayaal GOBOLKI RAGA ayaan idinka so ducaynaya. Burco ❤🎉🎉
HAMBALYO galmudug 💙💚🇸🇴👍
Big legends
Abwan,alfanaan,laxamaysteSAKARIYE KOBCIYE&ASTURAN XAMDI BILAN 💚💙❤️
Galmuduug idiin jeclnahay from hargeyza somaliland ♥️💯🥰
sidokle wll mcn duriyadii wlhi anaguba waan idin jecelnahay 💚♥️🤍💯💋
❤
Asc
Walalaheen Habraha Somaliland Adban usalaamayaa From HG kk
wasiirka cadaalada somalia yaa ku bartay heestaan i from guraceel 🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩🤩 love you galmudug
Habar gidir waan idin wata from Dir nin isaaqa♥️
Hambalyo galmudug❤ we love you from hargeisa hambalyooo❤😂🎉
Thanks wllo❤️💚🤍
Heesta kaliya ee maamul gobaleed loo qaaday ee 10+ million Views gaartay🇸🇴💪❤
Viva Galmudug
Macnaheeda HG laandheere bananka ku dhacay
Waa gaartay😍
@@xagaaydag Kkkkkk HG uun miyaa Galmudug Degto😂😂 War Aan ku siiyo From Harti🆎️🇺🇿🇭🇹💪 Galmudug ma dego Laakiin Waxaa Dego yaraan keeya Waceesle cade🆎️💪 Galmudug Waa maamulka Daarood iyo Hawiye iyo dir ka dhaxeeyo LOVE like community intaba waan sii yay Waceesle cade Dartood Dhashii Galcad iyo xaradheere iyo in kale oo badan Dhul 🆎️🇭🇹🇺🇿💪
@@sadaqcr6410 kkk wallhi dar alla udalantahay waakas madax haka noqdaan hal tuulo yaaris be kadagan mr ab ee marti waaye dadka haka waalin maskinow🥱🥱🤣🤣🤣🤣
3.2Millions My Pio Habargidir Only
Layaab layaab waqalka🔥
Zakariye kobciye and hamdi bilan🔥
Hambalyo galmudug 14 August🔥
❤ From Hargeisa❤
Noolaada
Masukida furinle ciltere
Hambalyo my dhiiga Hg reer Galmudug 14 ka August 2022 10 million views hala gaarsiiyo heesta qarniga.
Dad maqaam leh iyo magac waa maalintoodii midan magan ahayn marti aan ahayn oo doqon matalin waa maalintoodii.💙❤❤
Waa la gaarsiyye apyoh 💖
Hg 💪🎉
Hamplaya dadkaygii galmudug from ceelbuur murusadanima ❣🙏
Haamalyo hambalyo GALMUDUG
Maasha allah galmud gobonimo ayaan idiin rajaynayaa hadaanu nahay somaliland gaar ahaan xisbiga wadani soo dhawaada walaalayaal hanbalyo hanbalyo sanad guuro wacan maansha allah
Thnks soomali land idinjeclinaa🤍❤
Guul walalaha Somaliland ♥️
ᴛʜɴs ᴍᴜᴅᴀɴᴇ
Thanks reer wadani
Xisbiga wase afkagun ku hadal kulmiyanu naho wanu idin wasi hadad buuq bilawdane
Reer galmudug dad aan aad jeclahay ii noolada jira oo jooga cadowgiin ma aflaxo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Hambalyo galmudug from lander 💚💭❤